{"id":6782,"date":"2022-06-25T08:20:54","date_gmt":"2022-06-25T05:20:54","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=6782"},"modified":"2022-06-25T08:28:33","modified_gmt":"2022-06-25T05:28:33","slug":"toddobaadka-dhaqanka-ee-laashin-oo-lagu-qabtay-magaalada-aarhus-ee-wadanka-denmark","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/toddobaadka-dhaqanka-ee-laashin-oo-lagu-qabtay-magaalada-aarhus-ee-wadanka-denmark\/","title":{"rendered":"Toddobaadka Dhaqanka ee Laashin oo lagu Qabtay Magaalada Aarhus ee Wadanka Denmark"},"content":{"rendered":"<h4><em>Caasimadda labaad ee wadanka Denmaag, magaalada Aarhus waxa ka qabsoomay bandhig-dhaqameed ay soo qaban-qaabiyeen jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Aarhus iyo Hooyga Raadraaca Dhaqanka iyo Suugaanta ee LAASHIN. Wuxuu ahaa bandhig buugaageed iyo bandhig dhaqameed is huwan isla markaana Soomaalida Aarhus aysan u kala harin.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Bandhigga oo soconayay muddo toddobaad ah, billowdana 15-ka bisha juun 2022, isla markaana la soo afmeeray 20-ka juun 2022. Bandhigga waxa ka soo qeybgalay dhammaan qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed kuna nool caasimadda labaad ee Denmaag, maagalada Aarhus.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Sidoo kale bandhig-buugeedka iyo bandhig-dhaqameedka isku lammaannaa waxa hadallo kala duwan ka jeediyay guddoomiyayaal iyo wakiillo ka kala socday dhammaan xisbiyada waaweyn ee ka dhisan waddanka Denmaag. Waxa kale oo madasha ka hadalay 4-ta wadaad diimeed ee ugu sarreeya waddanka Denmaag mid ka mid ah, ahaana midka ka wakiilka ah caasimadda labaad. Waxa kale oo ka hadlay Sheekha ugu sarreeya Soomaalida Aarhus.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Hooyga Raadraaca Dhaqanka iyo Suugaanta ee LAASHIN waxa bandhigga uga qeyb-galay: 5-mudane oo wakiil ka ahaa hooyga intiisa kale. Waxa hoggaaminayay qaban-qaabada iyo isku dubba-ridkana iska lahaa guddoomiyaha guud ee LAASHIN Xuseen Maxamed Cabdulle (Wadaad). Qorayaasha meteleyay bahda LAASHIN waxay kala ahaayeen:<\/em><\/h4>\n<h4><em>Guddoomiye: Xuseen Maxamed Cabdulle (Xuseen Wadaad),<\/em><em>Wakiilka LAASHIN ee waddanka Noorweey, Barbaariye: Bashiir Cali Xuseen Wakiilka LAASHIN ee Finlaan\/Finland, barbaariso, qoraa: Nimco Maxamed Nuur, <\/em><em>Wakiilka Iswiidhan\/Sweden qoraa Xasan Cabdulle Calasoow \u201cShiribmaal\u201d iyo <\/em><em>Al-Fannaan: Cabdi Baaddil Ibraahim<\/em><\/h4>\n<h4><em>Wuxuu ahaa bandhig-dhaqameed ay Soomaalida Denmaag ay kusoo bandhigeen awooddooda hiddo-dhaqameed oo dhan walbaba laheyd, Soomaaliduna aysan u kala harin gebi ahaanba. Waxa kale oo madasha qeyb ka ahaa: Fannaaniin kale oo Soomaaliyeed, waxaana ka mid ahaa:<\/em><\/h4>\n<ol>\n<li>\n<h4><em>Farax Kaftan<\/em><\/h4>\n<\/li>\n<li>\n<h4><em>Deeqo Holand<\/em><\/h4>\n<\/li>\n<li>\n<h4><em>Axmed Weyne<\/em><\/h4>\n<\/li>\n<li>\n<h4><em>Cabduqaaddir Shigshigaaye<\/em><\/h4>\n<\/li>\n<li>\n<h4><em>Abwaan Cali Qaajo iyo qaar kale oo badan.<\/em><\/h4>\n<\/li>\n<\/ol>\n<h4><em>Wuxuu ahaa bandhig dhinac walba laga dhisay, bulshada Denmaagna ay ka soo qeybgaleen, gaar ahaan hoggaanka xisbiyada, wadaaddada, guddoomiye-gobaleedyada iyo inta badan dadka daneeya arrimaha dhaqamada dadyowga.<\/em><\/h4>\n<h4><strong><em>Dhanka warbaahinta:<\/em><\/strong><\/h4>\n<h4><em>Dhanka Soomaalida waxa joogay muuqbaahiyaha Qaranka Soomaaliyeed (SNTV) iyo weriyayaal ka socday oo ay hoggaamineysay: Sahra Maxamuud Cali. Sidoo kale waxa joogay: Muuqbaahiyaha Soomaalida daanishka (Dansom TV). Waxa kale oo joogay inta badan warbaahinta waddanka Denmaag, joornaallada, iyo idaacadaha waddanka.<\/em><\/h4>\n<h4><strong><em>Bandhigga buugaagta:<\/em><\/strong><\/h4>\n<h4><em>Mareegta iyo madbacadda LAASHIN waxay soo bandhigtay: dhowr iyo labaatan buug ay madbacaddu ay soo saartay sannadihii ugu dambeeyay. Waxqabadka iyo hadafka LAASHIN waxa si qotodheer uga hadlay guddoomiyaha LAASHIN Xuseen M. Cabdulle \u201cWadaad\u201d barbaariye Bashiir Cali Xuseen ayaa isaguna ka hadlay waxtarka aqris-qoraalka afkeenna hooyo.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Barbaariye Bashiir wuxuu farta ku fiiqay muhiimadda taranka erayadu ay afkeenna u leeyihiin iyo sida ay lama huraan u tahay; \u201cIn Af-soomaaliga marka la qorayo laga ilaaliyo afafka kale ee lagu barxayo\u201d. Wuxuu si gaar ah farriin ugu diray qorayaasha Soomaaliyeed oo iyagu xil gaar ahaaneed uu saaran-yahay.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Qoraa Xasan Shiribmaal ayaa isaguna tilmaamay muhiimadda suugaantu u leedahay kobcinta afka hooyo iyo sida ay lama huraan u tahay suugaantu. Barbaariso Nimco Nuur ayaa iyaduna ku dheeraatay: \u201cIn ubadka Soomaaliyeed lagu ababiyo afkooda hooyo\u201d.<\/em><\/h4>\n<h4><em>\u00a0Sidoo kale waxay soo bandhigtay; madal interneetka ah oo ubadka Soomaaliyeed si fudud ay afka iyo aqriska uga baran karaaan. Waxa kale bandhig-dhaqameedka heeso iyo hadalka ka jeediyay fannaan Cabdi Baaddil Ibraahim, kana tirsan bahda LAASHIN.<\/em><\/h4>\n<h4><strong><em>Heesaha:<\/em><\/strong><\/h4>\n<h4><em>Bahda Fannaaniinta Soomaaliyeed oo daafaha qaaradda Yurub isaga kala yimid ayaa heeso qiiro leh bandhigga ka qaaday, heesahaas oo u badnaa heesaha waddaniyadda. Sidoo kale fannaan Bashiir Cali Xuseen ayaa hees cusub kusoo bandhigay madasha, heestaas oo aad loogu riyaaqay, lana magac-baxday: \u201cMuqdhisho\u201d.<\/em><\/h4>\n<h4><strong><em>Dhaqanka:<\/em><\/strong><\/h4>\n<h4><em>Bandhig-dhaqameedka waxa lagu soo bandhigay ciyaaro kala duwan aadna u xiiso badan, sida ciyaarta dhaantada oo dhallinyarada Soomaaliyeed ee Denmaag ku dhashay ay kusoo bandhigeen ciyaar aad u qurux badan, ayna la dhaceen dadkii martida ahaa ee aan aheyn Soomaalida oo aad ugu riyaaqay wacyiga hiddo-dhowr ee bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ku nool caasimadda labaad ee Aarhus.<\/em><\/h4>\n<h4><strong><em>Gunaanad:<\/em><\/strong><\/h4>\n<h4><em>Guud ahaan bahda LAASHIN waa madal u taagan hormarinta afka, hiddaha, dhaqanka iyo suugaanta Soomaaliyeed, waxaana ka go\u2019an inay gaarsiiyaan ummadda Soomaaliyeed meel walba oo ay dunida ka joogaan.<\/em><\/h4>\n<h4><em>\u201cAf-cilmi ah ma jiro, balse, waxa jira bulsho afkeeda af-cilmi u rogta\u201d.<\/em><\/h4>\n<h4><strong><em>W\/D: Maamulka LAASHIN<\/em><\/strong><\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-6784\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/FB_IMG_1656020330520-1-696x522-1-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/FB_IMG_1656020330520-1-696x522-1-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/FB_IMG_1656020330520-1-696x522-1-150x113.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/FB_IMG_1656020330520-1-696x522-1-600x450.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/FB_IMG_1656020330520-1-696x522-1-560x420.jpg 560w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/FB_IMG_1656020330520-1-696x522-1-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/FB_IMG_1656020330520-1-696x522-1-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/FB_IMG_1656020330520-1-696x522-1-265x198.jpg 265w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/FB_IMG_1656020330520-1-696x522-1-530x396.jpg 530w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/FB_IMG_1656020330520-1-696x522-1.jpg 696w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-6785\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/FB_IMG_1656020351064-300x225-1.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/FB_IMG_1656020351064-300x225-1.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/FB_IMG_1656020351064-300x225-1-150x113.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/FB_IMG_1656020351064-300x225-1-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/FB_IMG_1656020351064-300x225-1-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/FB_IMG_1656020351064-300x225-1-265x198.jpg 265w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-6789\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot_20220623-235926_Gallery-135x300-1.jpg\" alt=\"\" width=\"135\" height=\"300\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-6783\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/61bb1c65-d26f-46e8-b9f4-a2687b4c20b6-1.jpg\" alt=\"\" width=\"169\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/61bb1c65-d26f-46e8-b9f4-a2687b4c20b6-1.jpg 169w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/61bb1c65-d26f-46e8-b9f4-a2687b4c20b6-1-150x266.jpg 150w\" sizes=\"(max-width: 169px) 100vw, 169px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-6787\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/IMG-20220615-WA0012-297x300-1.jpg\" alt=\"\" width=\"297\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/IMG-20220615-WA0012-297x300-1.jpg 297w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/IMG-20220615-WA0012-297x300-1-150x152.jpg 150w\" sizes=\"(max-width: 297px) 100vw, 297px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-6788\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot_20220623-234318_Facebook-232x300-1.jpg\" alt=\"\" width=\"232\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot_20220623-234318_Facebook-232x300-1.jpg 232w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot_20220623-234318_Facebook-232x300-1-150x194.jpg 150w\" sizes=\"(max-width: 232px) 100vw, 232px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-6783\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/61bb1c65-d26f-46e8-b9f4-a2687b4c20b6-1.jpg\" alt=\"\" width=\"169\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/61bb1c65-d26f-46e8-b9f4-a2687b4c20b6-1.jpg 169w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/61bb1c65-d26f-46e8-b9f4-a2687b4c20b6-1-150x266.jpg 150w\" sizes=\"(max-width: 169px) 100vw, 169px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Caasimadda labaad ee wadanka Denmaag, magaalada Aarhus waxa ka qabsoomay bandhig-dhaqameed ay soo qaban-qaabiyeen jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Aarhus iyo Hooyga Raadraaca Dhaqanka iyo Suugaanta ee LAASHIN. Wuxuu ahaa bandhig buugaageed iyo bandhig dhaqameed is huwan isla markaana Soomaalida Aarhus aysan u kala harin. Bandhigga oo soconayay muddo toddobaad ah, billowdana 15-ka bisha juun 2022, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":6791,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[17,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Toddobaadka Dhaqanka ee Laashin oo lagu Qabtay Magaalada Aarhus ee Wadanka Denmark - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/toddobaadka-dhaqanka-ee-laashin-oo-lagu-qabtay-magaalada-aarhus-ee-wadanka-denmark\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Toddobaadka Dhaqanka ee Laashin oo lagu Qabtay Magaalada Aarhus ee Wadanka Denmark - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Caasimadda labaad ee wadanka Denmaag, magaalada Aarhus waxa ka qabsoomay bandhig-dhaqameed ay soo qaban-qaabiyeen jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Aarhus iyo Hooyga Raadraaca Dhaqanka iyo Suugaanta ee LAASHIN. Wuxuu ahaa bandhig buugaageed iyo bandhig dhaqameed is huwan isla markaana Soomaalida Aarhus aysan u kala harin. Bandhigga oo soconayay muddo toddobaad ah, billowdana 15-ka bisha juun 2022, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/toddobaadka-dhaqanka-ee-laashin-oo-lagu-qabtay-magaalada-aarhus-ee-wadanka-denmark\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-06-25T05:20:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-06-25T05:28:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/288803970_3197613707147819_7170389853893610345_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"695\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"411\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"5 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/toddobaadka-dhaqanka-ee-laashin-oo-lagu-qabtay-magaalada-aarhus-ee-wadanka-denmark\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/toddobaadka-dhaqanka-ee-laashin-oo-lagu-qabtay-magaalada-aarhus-ee-wadanka-denmark\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Toddobaadka Dhaqanka ee Laashin oo lagu Qabtay Magaalada Aarhus ee Wadanka Denmark\",\"datePublished\":\"2022-06-25T05:20:54+00:00\",\"dateModified\":\"2022-06-25T05:28:33+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/toddobaadka-dhaqanka-ee-laashin-oo-lagu-qabtay-magaalada-aarhus-ee-wadanka-denmark\/\"},\"wordCount\":674,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Featured\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/toddobaadka-dhaqanka-ee-laashin-oo-lagu-qabtay-magaalada-aarhus-ee-wadanka-denmark\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/toddobaadka-dhaqanka-ee-laashin-oo-lagu-qabtay-magaalada-aarhus-ee-wadanka-denmark\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/toddobaadka-dhaqanka-ee-laashin-oo-lagu-qabtay-magaalada-aarhus-ee-wadanka-denmark\/\",\"name\":\"Toddobaadka Dhaqanka ee Laashin oo lagu Qabtay Magaalada Aarhus ee Wadanka Denmark - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2022-06-25T05:20:54+00:00\",\"dateModified\":\"2022-06-25T05:28:33+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/toddobaadka-dhaqanka-ee-laashin-oo-lagu-qabtay-magaalada-aarhus-ee-wadanka-denmark\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/toddobaadka-dhaqanka-ee-laashin-oo-lagu-qabtay-magaalada-aarhus-ee-wadanka-denmark\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/toddobaadka-dhaqanka-ee-laashin-oo-lagu-qabtay-magaalada-aarhus-ee-wadanka-denmark\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Toddobaadka Dhaqanka ee Laashin oo lagu Qabtay Magaalada Aarhus ee Wadanka Denmark\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Toddobaadka Dhaqanka ee Laashin oo lagu Qabtay Magaalada Aarhus ee Wadanka Denmark - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/toddobaadka-dhaqanka-ee-laashin-oo-lagu-qabtay-magaalada-aarhus-ee-wadanka-denmark\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Toddobaadka Dhaqanka ee Laashin oo lagu Qabtay Magaalada Aarhus ee Wadanka Denmark - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Caasimadda labaad ee wadanka Denmaag, magaalada Aarhus waxa ka qabsoomay bandhig-dhaqameed ay soo qaban-qaabiyeen jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Aarhus iyo Hooyga Raadraaca Dhaqanka iyo Suugaanta ee LAASHIN. Wuxuu ahaa bandhig buugaageed iyo bandhig dhaqameed is huwan isla markaana Soomaalida Aarhus aysan u kala harin. Bandhigga oo soconayay muddo toddobaad ah, billowdana 15-ka bisha juun 2022, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/toddobaadka-dhaqanka-ee-laashin-oo-lagu-qabtay-magaalada-aarhus-ee-wadanka-denmark\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2022-06-25T05:20:54+00:00","article_modified_time":"2022-06-25T05:28:33+00:00","og_image":[{"width":695,"height":411,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/288803970_3197613707147819_7170389853893610345_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"5 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/toddobaadka-dhaqanka-ee-laashin-oo-lagu-qabtay-magaalada-aarhus-ee-wadanka-denmark\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/toddobaadka-dhaqanka-ee-laashin-oo-lagu-qabtay-magaalada-aarhus-ee-wadanka-denmark\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Toddobaadka Dhaqanka ee Laashin oo lagu Qabtay Magaalada Aarhus ee Wadanka Denmark","datePublished":"2022-06-25T05:20:54+00:00","dateModified":"2022-06-25T05:28:33+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/toddobaadka-dhaqanka-ee-laashin-oo-lagu-qabtay-magaalada-aarhus-ee-wadanka-denmark\/"},"wordCount":674,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Featured","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/toddobaadka-dhaqanka-ee-laashin-oo-lagu-qabtay-magaalada-aarhus-ee-wadanka-denmark\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/toddobaadka-dhaqanka-ee-laashin-oo-lagu-qabtay-magaalada-aarhus-ee-wadanka-denmark\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/toddobaadka-dhaqanka-ee-laashin-oo-lagu-qabtay-magaalada-aarhus-ee-wadanka-denmark\/","name":"Toddobaadka Dhaqanka ee Laashin oo lagu Qabtay Magaalada Aarhus ee Wadanka Denmark - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2022-06-25T05:20:54+00:00","dateModified":"2022-06-25T05:28:33+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/toddobaadka-dhaqanka-ee-laashin-oo-lagu-qabtay-magaalada-aarhus-ee-wadanka-denmark\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/toddobaadka-dhaqanka-ee-laashin-oo-lagu-qabtay-magaalada-aarhus-ee-wadanka-denmark\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/toddobaadka-dhaqanka-ee-laashin-oo-lagu-qabtay-magaalada-aarhus-ee-wadanka-denmark\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Toddobaadka Dhaqanka ee Laashin oo lagu Qabtay Magaalada Aarhus ee Wadanka Denmark"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6782"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6782"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6782\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6792,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6782\/revisions\/6792"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6791"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6782"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6782"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6782"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}