{"id":678,"date":"2018-08-18T14:10:56","date_gmt":"2018-08-18T14:10:56","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=678"},"modified":"2018-08-18T14:17:52","modified_gmt":"2018-08-18T14:17:52","slug":"qoraa-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-soo-jiitay-ka-qeyb-galayaasha-bandhiggii-buuggaagta-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/qoraa-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-soo-jiitay-ka-qeyb-galayaasha-bandhiggii-buuggaagta-muqdisho\/","title":{"rendered":"Qoraa ka Tirsan Akadeemiyada AGA oo Soo Jiitay ka Qeyb-galayaasha Bandhiggii Buuggaagta Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Bandhiggii buuggaagta Muqdisho oo intii u dhaxaysay 15-17 Agoosto 2018 ka socday magaalada Muqdisho ayaa noqday \u00a0midkii ugu sareeyay ee lagu qabto gudaha G\/Banaadir, waxaana ka soo qeyb galay qorayaal caan ah oo si weyn looga yaqaano gayiga ay Soomaalidu degto.<\/p>\n<p>Hadal jeedinta qorayaashaasi ayaa\u00a0 aheyd mid \u00a0si gaar ah \u00a0loo xiisaynayay, fadhi ka mid ah \u00a0fadhiyadii hadal jeedintoodu aad loo jecleystay \u00a0waxaa ka soo muuqday ruug-caddaa\u00a0 ka tirsan Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ahna Gudoomiyaha Somalipen ee laanta Koonfurta Soomaaliya qoraa sare Al-ustaad Cabdi-naasir Yuusuf Macallin, kaasi oo ka mid ahaa qorayaashii lagu casuumay carwadaasi.<\/p>\n<p>Al-ustaad Cabdi-naasir oo Hadal jeedintiisa\u00a0 aad loola dhacay ayaa ka qeyb galayaashii carwadaasi la wadaagay\u00a0 macluumaad ku saaaabsan buuggiisa cusub ee la yiraahdo Xikmadda Nolosha, waxaana uu caddeeyay inuu buuggaasi \u00a0xambaarsan yahay macluumaad isugu jira Xikmad, Murti, Ila-qosol iyo sheekooyin ku saabsan Tobban (10) ka mid ah hal-doorada saameynta ku leh ummadda Soomaliyeed.<\/p>\n<p>Mar uu qoraagu ka sheekaynayay doorka ay Somalipen ka qaadan karto waxbarashada dadka waa-weyn oo ay hayso Akhris\/Qoris la\u2019aanta \u00a0ayaa carrabka ku dhuftay \u00a0Somalipen inay haatan \u00a0gacanta ku hayso qorshayaal wax lagu barayo dadka waa-weyn, isagoo dhanka kale ku dheeraaday soo bandhigida dadaalka ay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ugu jirto daryeelka iyo horumarinta afka Soomaaliga iyo hal-abuurkiisa.<\/p>\n<p>Gaba-gabadii fadhigaasi\u00a0 ayaa sacab\u00a0 waxaa lagu sii sagootiyay qoraaga buugga Xikmadda Nolosha Al- ustaad Cabdi naasir Yuusuf Macallin\u00a0 xilligii uu ka soo degayay\u00a0 masraxii uu ka hadlayay.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-671\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/39404717_1984801118238631_2860272915750846464_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/39404717_1984801118238631_2860272915750846464_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/39404717_1984801118238631_2860272915750846464_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/39404717_1984801118238631_2860272915750846464_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-672\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/39308197_1677019639094440_1427020008130609152_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/39308197_1677019639094440_1427020008130609152_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/39308197_1677019639094440_1427020008130609152_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/39308197_1677019639094440_1427020008130609152_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-673\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/39266607_1983115695073840_5591314272769540096_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"719\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/39266607_1983115695073840_5591314272769540096_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/39266607_1983115695073840_5591314272769540096_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/39266607_1983115695073840_5591314272769540096_n-768x575.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-674\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/39162717_1980515168667226_7793147596574294016_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"540\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/39162717_1980515168667226_7793147596574294016_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/39162717_1980515168667226_7793147596574294016_n-300x169.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/39162717_1980515168667226_7793147596574294016_n-768x432.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Bandhiggii buuggaagta Muqdisho oo intii u dhaxaysay 15-17 Agoosto 2018 ka socday magaalada Muqdisho ayaa noqday \u00a0midkii ugu sareeyay ee lagu qabto gudaha G\/Banaadir, waxaana ka soo qeyb galay qorayaal caan ah oo si weyn looga yaqaano gayiga ay Soomaalidu degto. Hadal jeedinta qorayaashaasi ayaa\u00a0 aheyd mid \u00a0si gaar ah \u00a0loo xiisaynayay, fadhi ka mid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":673,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qoraa ka Tirsan Akadeemiyada AGA oo Soo Jiitay ka Qeyb-galayaasha Bandhiggii Buuggaagta Muqdisho - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/qoraa-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-soo-jiitay-ka-qeyb-galayaasha-bandhiggii-buuggaagta-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qoraa ka Tirsan Akadeemiyada AGA oo Soo Jiitay ka Qeyb-galayaasha Bandhiggii Buuggaagta Muqdisho - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Bandhiggii buuggaagta Muqdisho oo intii u dhaxaysay 15-17 Agoosto 2018 ka socday magaalada Muqdisho ayaa noqday \u00a0midkii ugu sareeyay ee lagu qabto gudaha G\/Banaadir, waxaana ka soo qeyb galay qorayaal caan ah oo si weyn looga yaqaano gayiga ay Soomaalidu degto. Hadal jeedinta qorayaashaasi ayaa\u00a0 aheyd mid \u00a0si gaar ah \u00a0loo xiisaynayay, fadhi ka mid [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/qoraa-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-soo-jiitay-ka-qeyb-galayaasha-bandhiggii-buuggaagta-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-08-18T14:10:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2018-08-18T14:17:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/39266607_1983115695073840_5591314272769540096_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"719\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/qoraa-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-soo-jiitay-ka-qeyb-galayaasha-bandhiggii-buuggaagta-muqdisho\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/qoraa-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-soo-jiitay-ka-qeyb-galayaasha-bandhiggii-buuggaagta-muqdisho\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Qoraa ka Tirsan Akadeemiyada AGA oo Soo Jiitay ka Qeyb-galayaasha Bandhiggii Buuggaagta Muqdisho\",\"datePublished\":\"2018-08-18T14:10:56+00:00\",\"dateModified\":\"2018-08-18T14:17:52+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/qoraa-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-soo-jiitay-ka-qeyb-galayaasha-bandhiggii-buuggaagta-muqdisho\/\"},\"wordCount\":244,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/qoraa-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-soo-jiitay-ka-qeyb-galayaasha-bandhiggii-buuggaagta-muqdisho\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/qoraa-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-soo-jiitay-ka-qeyb-galayaasha-bandhiggii-buuggaagta-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/qoraa-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-soo-jiitay-ka-qeyb-galayaasha-bandhiggii-buuggaagta-muqdisho\/\",\"name\":\"Qoraa ka Tirsan Akadeemiyada AGA oo Soo Jiitay ka Qeyb-galayaasha Bandhiggii Buuggaagta Muqdisho - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-08-18T14:10:56+00:00\",\"dateModified\":\"2018-08-18T14:17:52+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/qoraa-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-soo-jiitay-ka-qeyb-galayaasha-bandhiggii-buuggaagta-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/qoraa-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-soo-jiitay-ka-qeyb-galayaasha-bandhiggii-buuggaagta-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/qoraa-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-soo-jiitay-ka-qeyb-galayaasha-bandhiggii-buuggaagta-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qoraa ka Tirsan Akadeemiyada AGA oo Soo Jiitay ka Qeyb-galayaasha Bandhiggii Buuggaagta Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qoraa ka Tirsan Akadeemiyada AGA oo Soo Jiitay ka Qeyb-galayaasha Bandhiggii Buuggaagta Muqdisho - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/qoraa-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-soo-jiitay-ka-qeyb-galayaasha-bandhiggii-buuggaagta-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qoraa ka Tirsan Akadeemiyada AGA oo Soo Jiitay ka Qeyb-galayaasha Bandhiggii Buuggaagta Muqdisho - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Bandhiggii buuggaagta Muqdisho oo intii u dhaxaysay 15-17 Agoosto 2018 ka socday magaalada Muqdisho ayaa noqday \u00a0midkii ugu sareeyay ee lagu qabto gudaha G\/Banaadir, waxaana ka soo qeyb galay qorayaal caan ah oo si weyn looga yaqaano gayiga ay Soomaalidu degto. Hadal jeedinta qorayaashaasi ayaa\u00a0 aheyd mid \u00a0si gaar ah \u00a0loo xiisaynayay, fadhi ka mid [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/qoraa-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-soo-jiitay-ka-qeyb-galayaasha-bandhiggii-buuggaagta-muqdisho\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-08-18T14:10:56+00:00","article_modified_time":"2018-08-18T14:17:52+00:00","og_image":[{"width":960,"height":719,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/39266607_1983115695073840_5591314272769540096_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/qoraa-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-soo-jiitay-ka-qeyb-galayaasha-bandhiggii-buuggaagta-muqdisho\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/qoraa-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-soo-jiitay-ka-qeyb-galayaasha-bandhiggii-buuggaagta-muqdisho\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Qoraa ka Tirsan Akadeemiyada AGA oo Soo Jiitay ka Qeyb-galayaasha Bandhiggii Buuggaagta Muqdisho","datePublished":"2018-08-18T14:10:56+00:00","dateModified":"2018-08-18T14:17:52+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/qoraa-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-soo-jiitay-ka-qeyb-galayaasha-bandhiggii-buuggaagta-muqdisho\/"},"wordCount":244,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/qoraa-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-soo-jiitay-ka-qeyb-galayaasha-bandhiggii-buuggaagta-muqdisho\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/qoraa-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-soo-jiitay-ka-qeyb-galayaasha-bandhiggii-buuggaagta-muqdisho\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/qoraa-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-soo-jiitay-ka-qeyb-galayaasha-bandhiggii-buuggaagta-muqdisho\/","name":"Qoraa ka Tirsan Akadeemiyada AGA oo Soo Jiitay ka Qeyb-galayaasha Bandhiggii Buuggaagta Muqdisho - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-08-18T14:10:56+00:00","dateModified":"2018-08-18T14:17:52+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/qoraa-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-soo-jiitay-ka-qeyb-galayaasha-bandhiggii-buuggaagta-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/qoraa-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-soo-jiitay-ka-qeyb-galayaasha-bandhiggii-buuggaagta-muqdisho\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/qoraa-ka-tirsan-akadeemiyada-aga-oo-soo-jiitay-ka-qeyb-galayaasha-bandhiggii-buuggaagta-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qoraa ka Tirsan Akadeemiyada AGA oo Soo Jiitay ka Qeyb-galayaasha Bandhiggii Buuggaagta Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/678"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=678"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/678\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":680,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/678\/revisions\/680"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/673"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=678"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=678"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=678"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}