{"id":6776,"date":"2022-06-22T08:48:07","date_gmt":"2022-06-22T05:48:07","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=6776"},"modified":"2022-06-22T09:39:12","modified_gmt":"2022-06-22T06:39:12","slug":"mangalool-milicsi-kooban-suugaanta-cismaan-dubbe-2022","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/mangalool-milicsi-kooban-suugaanta-cismaan-dubbe-2022\/","title":{"rendered":"Mangalool Milicsi Kooban (Suugaanta Cismaan Dubbe, 2022)"},"content":{"rendered":"<h4>Buug suugaaneedkan Mangool uu curintiisa iyo ururintiisaba leeyahay, Wasiir, Qoraa, Hal-abuure, Md Cismaan Obokor Dubbe, waa saynsaab sida 100 maansood, hadda waa <strong>boqol<\/strong> maansood.<\/h4>\n<h4>Qoraha oo <strong><em>hordhaca<\/em><\/strong> ku sharraxaya magaca buugga waxa uu leeyahay: magaca buuggu waa <em>Mangalool<\/em>, oo kooban labada eray ee kala ah <em>Man<\/em> iyo <em>Galool<\/em>. \u2018Man\u2019 Soomaali ahaan waa ubaxa kiisa cad ee ka baxa dhirta qodaxdlayda ah sida galoolka, qudhaca, maraaga\u2026. ikk. Sidaas darteed, <em>Mangalool<\/em> waa mankii galoolka ama ubaxii ka baxay geedka galoolka.<\/h4>\n<h4>Waxa uu ku iba-furmayaa buuggu, maanso la yiraahdo: \u201c<strong>Dhulka waayo noo joog<\/strong>\u201d oo ah codsi iyo duco loo dirayo hooyada, waxa uu ku soo abyoomayaa isla maanso baafinaysa hooyada lana yiraahdo: <strong>\u201cKummee hooyooy, kummee?\u201d <\/strong>oo ah maanso qiiro badan.<\/h4>\n<h4>Intaas dhexdooda waxa ku jira <strong>98<\/strong> maansood oo ka hadlaya wax kastoo nolosha iyo waayaheeda ku saabsan. Waa maansooyin kuligood taabanaya dareenka, dadka iyo degaanka Soomaaliyeed.<\/h4>\n<h4>Masalan aan milicsanno sida uu dareenka u sifeeyay buuggu, waxan soo dhufan karnaa dhawr maansood oo la xiriira qalbiga iyo jacalka, sida ee \u201c<strong>Jacaylka iyo billowga Tignoolajiyadda<\/strong>\u201d, 9aad; \u201c<strong>Geedka Caashaqa<\/strong>\u201d, 62aad iyo \u201c<strong>Hinqasho<\/strong>\u201d, 98aad.<\/h4>\n<h4>Maansooyinka degaanka ka hadlaya aad bay uga badan yihiin buugga dhexdiisa, masalan magaalooyinka sita magaca maansooyinka qaarkood: Ubaxii Jammaame, 3aad; Isha Ceerigaabo, 10aad; Wajaale iyo Wardheer, 19aad; Inantii Ceelbuur, 39aad ikk.<\/h4>\n<h4>Buugga oo ku qoran erayo nuxur leh, mar waa taariikh, tusaale maansada Dalkii Mandela, 33aad, waxa ka horreeya taariikh kooban oo Mandela iyo halgankiisa dulamaraysa; marna waa tilmaan maansada Mayay, 18aad.<\/h4>\n<h4>Gudaha boqolka maansood dhexdooda kama gayoonaysid. Qofba wax baa taabta e, maaansada sida gaarka ah ii damqisay waa geeraarka <strong>Laba Geed<\/strong>, 41aad. Waa qaddiyad xanuun badan. Maansadu waxay ku hadlaysaa afka wiil loo garbaduubay gardarro loona soocay haybta uu yahay darteed.<\/h4>\n<h4>Gabagabada waxaan qoraha buugga Mangalool leeyahay, waad ku mahadsan tahay, in aad noo hal-abuurtay maansooyinkaas quruxda iyo toolmoonida badan. Sidoo kale, Md Cismaan Dubbe, waad ku mahadsan tahay in aad mar labaad isu xilsaartay hal-abuurkaagii oo aad noo hal qortay. Mar saddexaadna waxaan si gaar ahaaneed kaaga mahadnayaa, in aad buugaagga ii hibaysay.<\/h4>\n<h4><strong>\u00a0 \u00a0 \u00a0 W.D<\/strong><\/h4>\n<h4><strong>Seynab Ugbaad<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Buug suugaaneedkan Mangool uu curintiisa iyo ururintiisaba leeyahay, Wasiir, Qoraa, Hal-abuure, Md Cismaan Obokor Dubbe, waa saynsaab sida 100 maansood, hadda waa boqol maansood. Qoraha oo hordhaca ku sharraxaya magaca buugga waxa uu leeyahay: magaca buuggu waa Mangalool, oo kooban labada eray ee kala ah Man iyo Galool. \u2018Man\u2019 Soomaali ahaan waa ubaxa kiisa cad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":6781,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[19],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mangalool Milicsi Kooban (Suugaanta Cismaan Dubbe, 2022) - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/mangalool-milicsi-kooban-suugaanta-cismaan-dubbe-2022\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mangalool Milicsi Kooban (Suugaanta Cismaan Dubbe, 2022) - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Buug suugaaneedkan Mangool uu curintiisa iyo ururintiisaba leeyahay, Wasiir, Qoraa, Hal-abuure, Md Cismaan Obokor Dubbe, waa saynsaab sida 100 maansood, hadda waa boqol maansood. Qoraha oo hordhaca ku sharraxaya magaca buugga waxa uu leeyahay: magaca buuggu waa Mangalool, oo kooban labada eray ee kala ah Man iyo Galool. \u2018Man\u2019 Soomaali ahaan waa ubaxa kiisa cad [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/mangalool-milicsi-kooban-suugaanta-cismaan-dubbe-2022\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-06-22T05:48:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-06-22T06:39:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/286529216_2526248280844847_1553735689824670789_n-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"771\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"699\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/mangalool-milicsi-kooban-suugaanta-cismaan-dubbe-2022\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/mangalool-milicsi-kooban-suugaanta-cismaan-dubbe-2022\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Mangalool Milicsi Kooban (Suugaanta Cismaan Dubbe, 2022)\",\"datePublished\":\"2022-06-22T05:48:07+00:00\",\"dateModified\":\"2022-06-22T06:39:12+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/mangalool-milicsi-kooban-suugaanta-cismaan-dubbe-2022\/\"},\"wordCount\":341,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Hal-abuurka &amp; Suugaanta\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/mangalool-milicsi-kooban-suugaanta-cismaan-dubbe-2022\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/mangalool-milicsi-kooban-suugaanta-cismaan-dubbe-2022\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/mangalool-milicsi-kooban-suugaanta-cismaan-dubbe-2022\/\",\"name\":\"Mangalool Milicsi Kooban (Suugaanta Cismaan Dubbe, 2022) - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2022-06-22T05:48:07+00:00\",\"dateModified\":\"2022-06-22T06:39:12+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/mangalool-milicsi-kooban-suugaanta-cismaan-dubbe-2022\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/mangalool-milicsi-kooban-suugaanta-cismaan-dubbe-2022\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/mangalool-milicsi-kooban-suugaanta-cismaan-dubbe-2022\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mangalool Milicsi Kooban (Suugaanta Cismaan Dubbe, 2022)\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mangalool Milicsi Kooban (Suugaanta Cismaan Dubbe, 2022) - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/mangalool-milicsi-kooban-suugaanta-cismaan-dubbe-2022\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mangalool Milicsi Kooban (Suugaanta Cismaan Dubbe, 2022) - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Buug suugaaneedkan Mangool uu curintiisa iyo ururintiisaba leeyahay, Wasiir, Qoraa, Hal-abuure, Md Cismaan Obokor Dubbe, waa saynsaab sida 100 maansood, hadda waa boqol maansood. Qoraha oo hordhaca ku sharraxaya magaca buugga waxa uu leeyahay: magaca buuggu waa Mangalool, oo kooban labada eray ee kala ah Man iyo Galool. \u2018Man\u2019 Soomaali ahaan waa ubaxa kiisa cad [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/mangalool-milicsi-kooban-suugaanta-cismaan-dubbe-2022\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2022-06-22T05:48:07+00:00","article_modified_time":"2022-06-22T06:39:12+00:00","og_image":[{"width":771,"height":699,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/286529216_2526248280844847_1553735689824670789_n-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/mangalool-milicsi-kooban-suugaanta-cismaan-dubbe-2022\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/mangalool-milicsi-kooban-suugaanta-cismaan-dubbe-2022\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Mangalool Milicsi Kooban (Suugaanta Cismaan Dubbe, 2022)","datePublished":"2022-06-22T05:48:07+00:00","dateModified":"2022-06-22T06:39:12+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/mangalool-milicsi-kooban-suugaanta-cismaan-dubbe-2022\/"},"wordCount":341,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Hal-abuurka &amp; Suugaanta"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/mangalool-milicsi-kooban-suugaanta-cismaan-dubbe-2022\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/mangalool-milicsi-kooban-suugaanta-cismaan-dubbe-2022\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/mangalool-milicsi-kooban-suugaanta-cismaan-dubbe-2022\/","name":"Mangalool Milicsi Kooban (Suugaanta Cismaan Dubbe, 2022) - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2022-06-22T05:48:07+00:00","dateModified":"2022-06-22T06:39:12+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/mangalool-milicsi-kooban-suugaanta-cismaan-dubbe-2022\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/mangalool-milicsi-kooban-suugaanta-cismaan-dubbe-2022\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/mangalool-milicsi-kooban-suugaanta-cismaan-dubbe-2022\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mangalool Milicsi Kooban (Suugaanta Cismaan Dubbe, 2022)"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6776"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6776"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6776\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6779,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6776\/revisions\/6779"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6781"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6776"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6776"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6776"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}