{"id":6649,"date":"2022-05-14T13:44:25","date_gmt":"2022-05-14T10:44:25","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=6649"},"modified":"2022-05-23T13:48:40","modified_gmt":"2022-05-23T10:48:40","slug":"akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-hobolkiii-maxamed-cabdow-saalim","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-hobolkiii-maxamed-cabdow-saalim\/","title":{"rendered":"Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Hobolkiii Maxamed Cabdow Saalim"},"content":{"rendered":"<h4><em>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee, hobolkiii Soomaaliyeed ee Maxamed Cabdow Saalim oo 14\/5\/2022 ku geeriyooday magaalada Hargaysa.<\/em><\/h4>\n<h4><em>\u201cInnaa lillaahi, wa Innaa Ileyhi raajicuun. Waxa aan tacsi u diraynaa qoyska, qaraabada iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Alle ha u naxariistee, Marxuum Maxamed Cabdow Saalim oo ka mid ahaa kooxdii Iftin ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Bar-baarinta\u201d ayaa lagu yiri war-saxaafadeed ka soo baxay xarunta AGA.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Akadeemiyada AGA ayaa Marxuumka Alle uga baridey in uu hoygiisa ka yeelo Jannatul Fardowsa, samir iyo iimaanna uu ka siiyo qoyska, ehelada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Marxuumka ayaa ka mid ahaa fanaaniinta caanka ah ee ku heesi jirey afafka kala duwan, sidoo kalana waxa uu ahaa macallin wax soo baray dad badan oo Soomaaliyeed.<\/em><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee, hobolkiii Soomaaliyeed ee Maxamed Cabdow Saalim oo 14\/5\/2022 ku geeriyooday magaalada Hargaysa. \u201cInnaa lillaahi, wa Innaa Ileyhi raajicuun. Waxa aan tacsi u diraynaa qoyska, qaraabada iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":6650,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[17,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Hobolkiii Maxamed Cabdow Saalim - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-hobolkiii-maxamed-cabdow-saalim\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Hobolkiii Maxamed Cabdow Saalim - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee, hobolkiii Soomaaliyeed ee Maxamed Cabdow Saalim oo 14\/5\/2022 ku geeriyooday magaalada Hargaysa. \u201cInnaa lillaahi, wa Innaa Ileyhi raajicuun. Waxa aan tacsi u diraynaa qoyska, qaraabada iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-hobolkiii-maxamed-cabdow-saalim\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-05-14T10:44:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-05-23T10:48:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/280236113_333913732219737_4994918556632226540_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"690\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"794\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-hobolkiii-maxamed-cabdow-saalim\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-hobolkiii-maxamed-cabdow-saalim\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Hobolkiii Maxamed Cabdow Saalim\",\"datePublished\":\"2022-05-14T10:44:25+00:00\",\"dateModified\":\"2022-05-23T10:48:40+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-hobolkiii-maxamed-cabdow-saalim\/\"},\"wordCount\":154,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Featured\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-hobolkiii-maxamed-cabdow-saalim\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-hobolkiii-maxamed-cabdow-saalim\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-hobolkiii-maxamed-cabdow-saalim\/\",\"name\":\"Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Hobolkiii Maxamed Cabdow Saalim - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2022-05-14T10:44:25+00:00\",\"dateModified\":\"2022-05-23T10:48:40+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-hobolkiii-maxamed-cabdow-saalim\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-hobolkiii-maxamed-cabdow-saalim\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-hobolkiii-maxamed-cabdow-saalim\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Hobolkiii Maxamed Cabdow Saalim\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Hobolkiii Maxamed Cabdow Saalim - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-hobolkiii-maxamed-cabdow-saalim\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Hobolkiii Maxamed Cabdow Saalim - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee, hobolkiii Soomaaliyeed ee Maxamed Cabdow Saalim oo 14\/5\/2022 ku geeriyooday magaalada Hargaysa. \u201cInnaa lillaahi, wa Innaa Ileyhi raajicuun. Waxa aan tacsi u diraynaa qoyska, qaraabada iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-hobolkiii-maxamed-cabdow-saalim\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2022-05-14T10:44:25+00:00","article_modified_time":"2022-05-23T10:48:40+00:00","og_image":[{"width":690,"height":794,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/280236113_333913732219737_4994918556632226540_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-hobolkiii-maxamed-cabdow-saalim\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-hobolkiii-maxamed-cabdow-saalim\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Hobolkiii Maxamed Cabdow Saalim","datePublished":"2022-05-14T10:44:25+00:00","dateModified":"2022-05-23T10:48:40+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-hobolkiii-maxamed-cabdow-saalim\/"},"wordCount":154,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Featured","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-hobolkiii-maxamed-cabdow-saalim\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-hobolkiii-maxamed-cabdow-saalim\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-hobolkiii-maxamed-cabdow-saalim\/","name":"Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Hobolkiii Maxamed Cabdow Saalim - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2022-05-14T10:44:25+00:00","dateModified":"2022-05-23T10:48:40+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-hobolkiii-maxamed-cabdow-saalim\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-hobolkiii-maxamed-cabdow-saalim\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-hobolkiii-maxamed-cabdow-saalim\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Hobolkiii Maxamed Cabdow Saalim"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6649"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6649"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6649\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6653,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6649\/revisions\/6653"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6650"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6649"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6649"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6649"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}