{"id":6632,"date":"2022-05-02T08:55:55","date_gmt":"2022-05-02T05:55:55","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=6632"},"modified":"2022-05-02T08:58:15","modified_gmt":"2022-05-02T05:58:15","slug":"akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-munaasabadda-ciiddul-fidriga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-munaasabadda-ciiddul-fidriga\/","title":{"rendered":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo Shacbiga Soomaaliyeed ugu Hambalyeysay Munaasabadda Ciiddul-fidriga"},"content":{"rendered":"<h4><em>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa maanta oo ku beegan 2\/5\/2022 waxa ay ugu hambalyeesay dhammaan ummadda Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga, taasi oo maanta ay tahay maalintii koowaad ee dabaaldegga ciiddaas.<\/em><\/h4>\n<h4><em>War qoraal ah ka soo ka soo baxay xarunta dhexe ee AGA ayaa Alle looga baryey shucuubta Islaamka ah, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed in uu ka aqbalo soonkii iyo cibaadadii wanaagsanayd oo ay soo guteen intii lagu guda jiray bishii barakaysnayd ee Ramadaan, iyada oo qoraalkaasi loogu rajeeyay in sannadkaan, kiisa kale ay ku gaaraan nabad iyo horumar.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Ugu dambayntii, warkaasi ayaa looga codsaday dadka Soomaaliyeed farxadda Ciidul Fidriga awgeed in uu qof kasta gacan ka geysto farxad-gelinta dadka tabaaleysan.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Ciidda loo yaqaanno Ciidul Fitriga ayaa waxa ay ka mid tahay labada ciiddood ee uu Alle siiyay ummaddaha Islaamka ah.<\/em><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa maanta oo ku beegan 2\/5\/2022 waxa ay ugu hambalyeesay dhammaan ummadda Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga, taasi oo maanta ay tahay maalintii koowaad ee dabaaldegga ciiddaas. War qoraal ah ka soo ka soo baxay xarunta dhexe ee AGA ayaa Alle looga baryey shucuubta Islaamka ah, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":6633,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[17,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo Shacbiga Soomaaliyeed ugu Hambalyeysay Munaasabadda Ciiddul-fidriga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-munaasabadda-ciiddul-fidriga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo Shacbiga Soomaaliyeed ugu Hambalyeysay Munaasabadda Ciiddul-fidriga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa maanta oo ku beegan 2\/5\/2022 waxa ay ugu hambalyeesay dhammaan ummadda Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga, taasi oo maanta ay tahay maalintii koowaad ee dabaaldegga ciiddaas. War qoraal ah ka soo ka soo baxay xarunta dhexe ee AGA ayaa Alle looga baryey shucuubta Islaamka ah, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-munaasabadda-ciiddul-fidriga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-05-02T05:55:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-05-02T05:58:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/Eid-Mubarak-Wishes-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"900\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"508\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-munaasabadda-ciiddul-fidriga\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-munaasabadda-ciiddul-fidriga\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo Shacbiga Soomaaliyeed ugu Hambalyeysay Munaasabadda Ciiddul-fidriga\",\"datePublished\":\"2022-05-02T05:55:55+00:00\",\"dateModified\":\"2022-05-02T05:58:15+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-munaasabadda-ciiddul-fidriga\/\"},\"wordCount\":140,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Featured\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-munaasabadda-ciiddul-fidriga\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-munaasabadda-ciiddul-fidriga\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-munaasabadda-ciiddul-fidriga\/\",\"name\":\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo Shacbiga Soomaaliyeed ugu Hambalyeysay Munaasabadda Ciiddul-fidriga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2022-05-02T05:55:55+00:00\",\"dateModified\":\"2022-05-02T05:58:15+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-munaasabadda-ciiddul-fidriga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-munaasabadda-ciiddul-fidriga\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-munaasabadda-ciiddul-fidriga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo Shacbiga Soomaaliyeed ugu Hambalyeysay Munaasabadda Ciiddul-fidriga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo Shacbiga Soomaaliyeed ugu Hambalyeysay Munaasabadda Ciiddul-fidriga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-munaasabadda-ciiddul-fidriga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo Shacbiga Soomaaliyeed ugu Hambalyeysay Munaasabadda Ciiddul-fidriga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa maanta oo ku beegan 2\/5\/2022 waxa ay ugu hambalyeesay dhammaan ummadda Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga, taasi oo maanta ay tahay maalintii koowaad ee dabaaldegga ciiddaas. War qoraal ah ka soo ka soo baxay xarunta dhexe ee AGA ayaa Alle looga baryey shucuubta Islaamka ah, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed in [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-munaasabadda-ciiddul-fidriga\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2022-05-02T05:55:55+00:00","article_modified_time":"2022-05-02T05:58:15+00:00","og_image":[{"width":900,"height":508,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/Eid-Mubarak-Wishes-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-munaasabadda-ciiddul-fidriga\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-munaasabadda-ciiddul-fidriga\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo Shacbiga Soomaaliyeed ugu Hambalyeysay Munaasabadda Ciiddul-fidriga","datePublished":"2022-05-02T05:55:55+00:00","dateModified":"2022-05-02T05:58:15+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-munaasabadda-ciiddul-fidriga\/"},"wordCount":140,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Featured","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-munaasabadda-ciiddul-fidriga\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-munaasabadda-ciiddul-fidriga\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-munaasabadda-ciiddul-fidriga\/","name":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo Shacbiga Soomaaliyeed ugu Hambalyeysay Munaasabadda Ciiddul-fidriga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2022-05-02T05:55:55+00:00","dateModified":"2022-05-02T05:58:15+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-munaasabadda-ciiddul-fidriga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-munaasabadda-ciiddul-fidriga\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-munaasabadda-ciiddul-fidriga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo Shacbiga Soomaaliyeed ugu Hambalyeysay Munaasabadda Ciiddul-fidriga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6632"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6632"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6632\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6636,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6632\/revisions\/6636"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6633"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6632"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6632"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6632"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}