{"id":6582,"date":"2022-03-30T17:04:52","date_gmt":"2022-03-30T14:04:52","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=6582"},"modified":"2022-04-03T17:08:35","modified_gmt":"2022-04-03T14:08:35","slug":"madaxa-tababbarrada-aga-oo-bandhigga-buugta-banaadir-ka-soo-jeediyay-sida-uu-qoraagu-ugu-hiillin-karo-afkiisa-hooyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxa-tababbarrada-aga-oo-bandhigga-buugta-banaadir-ka-soo-jeediyay-sida-uu-qoraagu-ugu-hiillin-karo-afkiisa-hooyo\/","title":{"rendered":"Madaxa Tababbarrada AGA oo Bandhigga Buugta Banaadir ka soo Jeediyay sida uu Qoraagu ugu Hiillin karo Afkiisa Hooyo"},"content":{"rendered":"<h4><em>Madaxa tababbarrada Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga AGA Cabdullaahi Shiikh Cabdi (Gacanka), oo 30\/3\/2022 ka hadlayay bandhigga buuugta Banaadir ayaa ku dheeraaday marxaladihii uu soo maray qalinka iyo sidii ay shalay afka ugu hiilliyeen odayaashii ehelka u ahaa afkeenna hooyo.<\/em><\/h4>\n<h4><em>\u201cDadka suugaanteenna hodanka ah iyo hal-abuurka wax ka qoray waxaa ka mid ah Allaha u naxariistee <strong>Aw-Jaamac Cumar Ciise<\/strong> oo kontanaadkii jeebkiisa iska maalgeliyey si uu u soo uruuriyo suugaanteenna, waxaa kale oo aan xusi karnaa <strong>Yaasiin Cismaan Keenadiid<\/strong>, sidoo kale waxaa ka xusi karaa oo ka mid ahaa dadkii qalinkooda ugu hiilliyay afkeenna hooyo <strong>Shire Jaamac Axmed<\/strong> oo buug af Soomaali ah qoray xilli uusan afkeenna hooyo qornayn\u201d ayuu yiri Macallin Gacanka oo intaasi raaciyay maqaawiirta kale ee la\u00a0 xusi karo in uu ka mid yahay <strong>Faarax Maxamed Jaamac (Cawl)<\/strong> oo isaga qoray buugga &#8220;<strong>Aqoon-darro waa u nacab jacayl&#8221;<\/strong> oo lagu tilmaamo buugaagtii ugu horraysay ee af Soomaali lagu qoro.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Madaxa tababbarada AGA oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay qorayaasha abaalka loo hayo in uu ka mid yahay qoraa, suugaanyahan <strong>Axmed Faarax Cali (Idaajaa)<\/strong> oo ah suugaanyahan isagoo kale uu aad inoogu yar yahay.<\/em><\/h4>\n<h4><em>\u201cWaxaa xusid mudan, isagana oo aan laga tagi karin <strong>AUN Dr Maxamed Daahir Afrax<\/strong> oo ahaa nin ku caan baxay qorista sheeko fanneedda iyo gorfaynta suugaanta, waxaan ka tagi karin isagana oo afkaan abaal badan geliyay <strong>Prof. Cabdalla Cumar Mansuur<\/strong> oo ah isha maanta uu afkeenna ku taagan yahay hadday noqoto taariikh iyo cilmi-baarisba\u201d ayuu mar kale yiri Macallin Gacanka oo caddeeyay intaan yar in uu u soo qaatay tusaale balse ay badan yihiin dadka afkeenna hooyo qalinkooda ugu hiiliyay.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Madaxa tababbarada AGA ayaa ugu dambayntii sheegay in akhriska badan in laga faa`iido waxyaabo badan, waxaana uu soo jeediyay in lagu dadaalo sidii dhaqan looga dhigan lahaa akhriska.<\/em><\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-6583\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/276312712_370405101648385_2442077409788534869_n-300x182.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"182\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/276312712_370405101648385_2442077409788534869_n-300x182.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/276312712_370405101648385_2442077409788534869_n-1024x622.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/276312712_370405101648385_2442077409788534869_n-768x466.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/276312712_370405101648385_2442077409788534869_n-150x91.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/276312712_370405101648385_2442077409788534869_n-600x364.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/276312712_370405101648385_2442077409788534869_n-696x423.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/276312712_370405101648385_2442077409788534869_n-1068x649.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/276312712_370405101648385_2442077409788534869_n-691x420.jpg 691w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/276312712_370405101648385_2442077409788534869_n.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-6558\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/277525411_4751434998315677_6246511627179336743_n-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/277525411_4751434998315677_6246511627179336743_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/277525411_4751434998315677_6246511627179336743_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/277525411_4751434998315677_6246511627179336743_n-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/277525411_4751434998315677_6246511627179336743_n-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/277525411_4751434998315677_6246511627179336743_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/277525411_4751434998315677_6246511627179336743_n-630x420.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/277525411_4751434998315677_6246511627179336743_n.jpg 960w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-6549\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/277110258_4751435071649003_3001790584252221819_n-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/277110258_4751435071649003_3001790584252221819_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/277110258_4751435071649003_3001790584252221819_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/277110258_4751435071649003_3001790584252221819_n-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/277110258_4751435071649003_3001790584252221819_n-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/277110258_4751435071649003_3001790584252221819_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/277110258_4751435071649003_3001790584252221819_n-630x420.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/277110258_4751435071649003_3001790584252221819_n.jpg 960w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-6552\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/277308181_4751434798315697_5948296616924029346_n-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/277308181_4751434798315697_5948296616924029346_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/277308181_4751434798315697_5948296616924029346_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/277308181_4751434798315697_5948296616924029346_n-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/277308181_4751434798315697_5948296616924029346_n-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/277308181_4751434798315697_5948296616924029346_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/277308181_4751434798315697_5948296616924029346_n-630x420.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/277308181_4751434798315697_5948296616924029346_n.jpg 960w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-6553\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/277310366_4751435274982316_9157543736966986854_n-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/277310366_4751435274982316_9157543736966986854_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/277310366_4751435274982316_9157543736966986854_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/277310366_4751435274982316_9157543736966986854_n-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/277310366_4751435274982316_9157543736966986854_n-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/277310366_4751435274982316_9157543736966986854_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/277310366_4751435274982316_9157543736966986854_n-630x420.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/277310366_4751435274982316_9157543736966986854_n.jpg 960w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-6557\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/277463468_4751435374982306_2172393719652032038_n-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/277463468_4751435374982306_2172393719652032038_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/277463468_4751435374982306_2172393719652032038_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/277463468_4751435374982306_2172393719652032038_n-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/277463468_4751435374982306_2172393719652032038_n-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/277463468_4751435374982306_2172393719652032038_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/277463468_4751435374982306_2172393719652032038_n-630x420.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/277463468_4751435374982306_2172393719652032038_n.jpg 960w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxa tababbarrada Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga AGA Cabdullaahi Shiikh Cabdi (Gacanka), oo 30\/3\/2022 ka hadlayay bandhigga buuugta Banaadir ayaa ku dheeraaday marxaladihii uu soo maray qalinka iyo sidii ay shalay afka ugu hiilliyeen odayaashii ehelka u ahaa afkeenna hooyo. \u201cDadka suugaanteenna hodanka ah iyo hal-abuurka wax ka qoray waxaa ka mid ah Allaha u naxariistee Aw-Jaamac Cumar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":6583,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[17,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxa Tababbarrada AGA oo Bandhigga Buugta Banaadir ka soo Jeediyay sida uu Qoraagu ugu Hiillin karo Afkiisa Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxa-tababbarrada-aga-oo-bandhigga-buugta-banaadir-ka-soo-jeediyay-sida-uu-qoraagu-ugu-hiillin-karo-afkiisa-hooyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxa Tababbarrada AGA oo Bandhigga Buugta Banaadir ka soo Jeediyay sida uu Qoraagu ugu Hiillin karo Afkiisa Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxa tababbarrada Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga AGA Cabdullaahi Shiikh Cabdi (Gacanka), oo 30\/3\/2022 ka hadlayay bandhigga buuugta Banaadir ayaa ku dheeraaday marxaladihii uu soo maray qalinka iyo sidii ay shalay afka ugu hiilliyeen odayaashii ehelka u ahaa afkeenna hooyo. \u201cDadka suugaanteenna hodanka ah iyo hal-abuurka wax ka qoray waxaa ka mid ah Allaha u naxariistee Aw-Jaamac Cumar [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxa-tababbarrada-aga-oo-bandhigga-buugta-banaadir-ka-soo-jeediyay-sida-uu-qoraagu-ugu-hiillin-karo-afkiisa-hooyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-03-30T14:04:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-04-03T14:08:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/276312712_370405101648385_2442077409788534869_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"656\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxa-tababbarrada-aga-oo-bandhigga-buugta-banaadir-ka-soo-jeediyay-sida-uu-qoraagu-ugu-hiillin-karo-afkiisa-hooyo\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxa-tababbarrada-aga-oo-bandhigga-buugta-banaadir-ka-soo-jeediyay-sida-uu-qoraagu-ugu-hiillin-karo-afkiisa-hooyo\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Madaxa Tababbarrada AGA oo Bandhigga Buugta Banaadir ka soo Jeediyay sida uu Qoraagu ugu Hiillin karo Afkiisa Hooyo\",\"datePublished\":\"2022-03-30T14:04:52+00:00\",\"dateModified\":\"2022-04-03T14:08:35+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxa-tababbarrada-aga-oo-bandhigga-buugta-banaadir-ka-soo-jeediyay-sida-uu-qoraagu-ugu-hiillin-karo-afkiisa-hooyo\/\"},\"wordCount\":308,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Featured\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxa-tababbarrada-aga-oo-bandhigga-buugta-banaadir-ka-soo-jeediyay-sida-uu-qoraagu-ugu-hiillin-karo-afkiisa-hooyo\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxa-tababbarrada-aga-oo-bandhigga-buugta-banaadir-ka-soo-jeediyay-sida-uu-qoraagu-ugu-hiillin-karo-afkiisa-hooyo\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxa-tababbarrada-aga-oo-bandhigga-buugta-banaadir-ka-soo-jeediyay-sida-uu-qoraagu-ugu-hiillin-karo-afkiisa-hooyo\/\",\"name\":\"Madaxa Tababbarrada AGA oo Bandhigga Buugta Banaadir ka soo Jeediyay sida uu Qoraagu ugu Hiillin karo Afkiisa Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2022-03-30T14:04:52+00:00\",\"dateModified\":\"2022-04-03T14:08:35+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxa-tababbarrada-aga-oo-bandhigga-buugta-banaadir-ka-soo-jeediyay-sida-uu-qoraagu-ugu-hiillin-karo-afkiisa-hooyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxa-tababbarrada-aga-oo-bandhigga-buugta-banaadir-ka-soo-jeediyay-sida-uu-qoraagu-ugu-hiillin-karo-afkiisa-hooyo\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxa-tababbarrada-aga-oo-bandhigga-buugta-banaadir-ka-soo-jeediyay-sida-uu-qoraagu-ugu-hiillin-karo-afkiisa-hooyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxa Tababbarrada AGA oo Bandhigga Buugta Banaadir ka soo Jeediyay sida uu Qoraagu ugu Hiillin karo Afkiisa Hooyo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxa Tababbarrada AGA oo Bandhigga Buugta Banaadir ka soo Jeediyay sida uu Qoraagu ugu Hiillin karo Afkiisa Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxa-tababbarrada-aga-oo-bandhigga-buugta-banaadir-ka-soo-jeediyay-sida-uu-qoraagu-ugu-hiillin-karo-afkiisa-hooyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxa Tababbarrada AGA oo Bandhigga Buugta Banaadir ka soo Jeediyay sida uu Qoraagu ugu Hiillin karo Afkiisa Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Madaxa tababbarrada Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga AGA Cabdullaahi Shiikh Cabdi (Gacanka), oo 30\/3\/2022 ka hadlayay bandhigga buuugta Banaadir ayaa ku dheeraaday marxaladihii uu soo maray qalinka iyo sidii ay shalay afka ugu hiilliyeen odayaashii ehelka u ahaa afkeenna hooyo. \u201cDadka suugaanteenna hodanka ah iyo hal-abuurka wax ka qoray waxaa ka mid ah Allaha u naxariistee Aw-Jaamac Cumar [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxa-tababbarrada-aga-oo-bandhigga-buugta-banaadir-ka-soo-jeediyay-sida-uu-qoraagu-ugu-hiillin-karo-afkiisa-hooyo\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2022-03-30T14:04:52+00:00","article_modified_time":"2022-04-03T14:08:35+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":656,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/276312712_370405101648385_2442077409788534869_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxa-tababbarrada-aga-oo-bandhigga-buugta-banaadir-ka-soo-jeediyay-sida-uu-qoraagu-ugu-hiillin-karo-afkiisa-hooyo\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxa-tababbarrada-aga-oo-bandhigga-buugta-banaadir-ka-soo-jeediyay-sida-uu-qoraagu-ugu-hiillin-karo-afkiisa-hooyo\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Madaxa Tababbarrada AGA oo Bandhigga Buugta Banaadir ka soo Jeediyay sida uu Qoraagu ugu Hiillin karo Afkiisa Hooyo","datePublished":"2022-03-30T14:04:52+00:00","dateModified":"2022-04-03T14:08:35+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxa-tababbarrada-aga-oo-bandhigga-buugta-banaadir-ka-soo-jeediyay-sida-uu-qoraagu-ugu-hiillin-karo-afkiisa-hooyo\/"},"wordCount":308,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Featured","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/madaxa-tababbarrada-aga-oo-bandhigga-buugta-banaadir-ka-soo-jeediyay-sida-uu-qoraagu-ugu-hiillin-karo-afkiisa-hooyo\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxa-tababbarrada-aga-oo-bandhigga-buugta-banaadir-ka-soo-jeediyay-sida-uu-qoraagu-ugu-hiillin-karo-afkiisa-hooyo\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxa-tababbarrada-aga-oo-bandhigga-buugta-banaadir-ka-soo-jeediyay-sida-uu-qoraagu-ugu-hiillin-karo-afkiisa-hooyo\/","name":"Madaxa Tababbarrada AGA oo Bandhigga Buugta Banaadir ka soo Jeediyay sida uu Qoraagu ugu Hiillin karo Afkiisa Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2022-03-30T14:04:52+00:00","dateModified":"2022-04-03T14:08:35+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxa-tababbarrada-aga-oo-bandhigga-buugta-banaadir-ka-soo-jeediyay-sida-uu-qoraagu-ugu-hiillin-karo-afkiisa-hooyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/madaxa-tababbarrada-aga-oo-bandhigga-buugta-banaadir-ka-soo-jeediyay-sida-uu-qoraagu-ugu-hiillin-karo-afkiisa-hooyo\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxa-tababbarrada-aga-oo-bandhigga-buugta-banaadir-ka-soo-jeediyay-sida-uu-qoraagu-ugu-hiillin-karo-afkiisa-hooyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxa Tababbarrada AGA oo Bandhigga Buugta Banaadir ka soo Jeediyay sida uu Qoraagu ugu Hiillin karo Afkiisa Hooyo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6582"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6582"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6582\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6586,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6582\/revisions\/6586"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6583"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6582"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6582"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6582"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}