{"id":6573,"date":"2022-04-02T20:04:20","date_gmt":"2022-04-02T17:04:20","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=6573"},"modified":"2022-04-02T20:12:57","modified_gmt":"2022-04-02T17:12:57","slug":"akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeysay-bilashada-bisha-ramadaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeysay-bilashada-bisha-ramadaan\/","title":{"rendered":"Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo Ummadda Soomaaliyeed ugu Hambalyeeysay Bilashada Bisha Ramadaan"},"content":{"rendered":"<h4><em><strong>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA)<\/strong> oo ah xarun aqooneed loo abuuray daryeelka iyo horumarinta Af-Soomaaliga iyo hal-abuurkiisa suugaaneed ayaa ugu hambalyeeysay guud ahaan muslimiinta caalamka, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan ee 1443 ee Hijiriyada islaamka.<\/em><\/h4>\n<h4><em><strong>War saxaafadeed<\/strong> ka soo baxay Akadeemiyada AGA ayaa lagu iftiimiyay kheyrka iyo fadliga ay leedahay bisha Ramadaan, waxaana war saxaafadeedkaasi Alle looga baryay in uu naxariis iyo nimco ku manneysto shacbiga Soomaaliyeed.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Ugu dambayntii, Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga waxa ay dadka Soomaaliyeed ku guubaabisay in ay is-cafiyaan oo ay u kaalmeeyaan walaalahooda dan-yarta ah, maadaama ay jiraan dad badan oo tabar yar ah, una baahan in la caawiyo.<\/em><\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-6574\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Ramadan-kariim-300x208.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"208\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Ramadan-kariim-300x208.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Ramadan-kariim-150x104.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Ramadan-kariim-218x150.jpg 218w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Ramadan-kariim-600x417.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Ramadan-kariim-696x483.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Ramadan-kariim-605x420.jpg 605w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Ramadan-kariim-100x70.jpg 100w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Ramadan-kariim-200x140.jpg 200w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Ramadan-kariim.jpg 720w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-6577\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/download.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/download.jpg 225w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/download-150x150.jpg 150w\" sizes=\"(max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo ah xarun aqooneed loo abuuray daryeelka iyo horumarinta Af-Soomaaliga iyo hal-abuurkiisa suugaaneed ayaa ugu hambalyeeysay guud ahaan muslimiinta caalamka, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan ee 1443 ee Hijiriyada islaamka. War saxaafadeed ka soo baxay Akadeemiyada AGA ayaa lagu iftiimiyay kheyrka iyo fadliga ay leedahay bisha Ramadaan, waxaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":6574,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[36,17,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo Ummadda Soomaaliyeed ugu Hambalyeeysay Bilashada Bisha Ramadaan - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeysay-bilashada-bisha-ramadaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo Ummadda Soomaaliyeed ugu Hambalyeeysay Bilashada Bisha Ramadaan - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo ah xarun aqooneed loo abuuray daryeelka iyo horumarinta Af-Soomaaliga iyo hal-abuurkiisa suugaaneed ayaa ugu hambalyeeysay guud ahaan muslimiinta caalamka, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan ee 1443 ee Hijiriyada islaamka. War saxaafadeed ka soo baxay Akadeemiyada AGA ayaa lagu iftiimiyay kheyrka iyo fadliga ay leedahay bisha Ramadaan, waxaana [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeysay-bilashada-bisha-ramadaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-04-02T17:04:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-04-02T17:12:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Ramadan-kariim.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"500\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeysay-bilashada-bisha-ramadaan\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeysay-bilashada-bisha-ramadaan\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo Ummadda Soomaaliyeed ugu Hambalyeeysay Bilashada Bisha Ramadaan\",\"datePublished\":\"2022-04-02T17:04:20+00:00\",\"dateModified\":\"2022-04-02T17:12:57+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeysay-bilashada-bisha-ramadaan\/\"},\"wordCount\":112,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"2014\",\"Featured\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeysay-bilashada-bisha-ramadaan\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeysay-bilashada-bisha-ramadaan\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeysay-bilashada-bisha-ramadaan\/\",\"name\":\"Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo Ummadda Soomaaliyeed ugu Hambalyeeysay Bilashada Bisha Ramadaan - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2022-04-02T17:04:20+00:00\",\"dateModified\":\"2022-04-02T17:12:57+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeysay-bilashada-bisha-ramadaan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeysay-bilashada-bisha-ramadaan\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeysay-bilashada-bisha-ramadaan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo Ummadda Soomaaliyeed ugu Hambalyeeysay Bilashada Bisha Ramadaan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo Ummadda Soomaaliyeed ugu Hambalyeeysay Bilashada Bisha Ramadaan - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeysay-bilashada-bisha-ramadaan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo Ummadda Soomaaliyeed ugu Hambalyeeysay Bilashada Bisha Ramadaan - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo ah xarun aqooneed loo abuuray daryeelka iyo horumarinta Af-Soomaaliga iyo hal-abuurkiisa suugaaneed ayaa ugu hambalyeeysay guud ahaan muslimiinta caalamka, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan ee 1443 ee Hijiriyada islaamka. War saxaafadeed ka soo baxay Akadeemiyada AGA ayaa lagu iftiimiyay kheyrka iyo fadliga ay leedahay bisha Ramadaan, waxaana [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeysay-bilashada-bisha-ramadaan\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2022-04-02T17:04:20+00:00","article_modified_time":"2022-04-02T17:12:57+00:00","og_image":[{"width":720,"height":500,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Ramadan-kariim.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeysay-bilashada-bisha-ramadaan\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeysay-bilashada-bisha-ramadaan\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo Ummadda Soomaaliyeed ugu Hambalyeeysay Bilashada Bisha Ramadaan","datePublished":"2022-04-02T17:04:20+00:00","dateModified":"2022-04-02T17:12:57+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeysay-bilashada-bisha-ramadaan\/"},"wordCount":112,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["2014","Featured","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeysay-bilashada-bisha-ramadaan\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeysay-bilashada-bisha-ramadaan\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeysay-bilashada-bisha-ramadaan\/","name":"Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo Ummadda Soomaaliyeed ugu Hambalyeeysay Bilashada Bisha Ramadaan - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2022-04-02T17:04:20+00:00","dateModified":"2022-04-02T17:12:57+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeysay-bilashada-bisha-ramadaan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeysay-bilashada-bisha-ramadaan\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeysay-bilashada-bisha-ramadaan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo Ummadda Soomaaliyeed ugu Hambalyeeysay Bilashada Bisha Ramadaan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6573"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6573"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6573\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6581,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6573\/revisions\/6581"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6574"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6573"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6573"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6573"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}