{"id":644,"date":"2018-08-14T19:28:23","date_gmt":"2018-08-14T19:28:23","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=644"},"modified":"2018-08-14T19:34:30","modified_gmt":"2018-08-14T19:34:30","slug":"gudoomiyaha-akadeemiyada-aga-oo-casho-sharaf-u-sameeyay-madaxda-laamaha-akadeemiyadaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiyada-aga-oo-casho-sharaf-u-sameeyay-madaxda-laamaha-akadeemiyadaas\/","title":{"rendered":"GUDOOMIYAHA AKADEEMIYADA AGA OO CASHO SHARAF U SAMEEYAY MADAXDA LAAMAHA AKADEEMIYADAAS"},"content":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa habeenkii xalay oo ku beegnaa 13\/8\/2018 waxa uu casho sharaf u sameeyay hawl-wadeenada Akadeemiyadaas ee magaalada Muqdisho iyo \u00a0Wakiilada Aga\u00a0 ee dalka gudaha iyo dibadda.<\/p>\n<p>Munaasabadii cashadaasi oo si weyn loo soo agaasimay\u00a0ayaa ujeedadeedu waxay aheyd sidii loo yeelan lahaa kulan \u201cBulsheyn\u201d ah oo ka duwan kulamadii caadiga ahaa, waxaana cashadaasi \u00a0oo aad loo jecleystey la \u00a0la isku dhaafsadey fekrado u badnaa sheekooyin isugu jiray \u00a0taariikh, kaftan, xikmado, maad iyo qaar ka mid ah dhacdooyinka xiisaha badan ee mararka qaarkood ka dhex dhaca bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliiga Prof. Maxamed Daahir Afrax oo halkaasi ka hadlay ayaa caddeeyay \u00a0in bahda Aga ay tahay hal qoys oo ku mataaneysan illaalinta, daryeelka iyo hal-abuurka afka Soomaaliga, waxaana ku nuux-nuuxsadey\u00a0inuu\u00a0 ku faraxsan yahay inuu \u00a0magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyo Wakiilada laamaha Akadeemiyadaas, isagoo intaasi ku darey inaaney Aga illoobi doonin habeenkaas qaaliga ah.<\/p>\n<p>\u201cSaaxiibayaal waxaan idiinkugu \u00a0hambalyeeynayaa imaatinkiina Caasimadda, farxad iyo macno gaar ah ayay inoo leedahay kulanka aan caawa halkaan ku wada qaadanay, dhawaan waxaan filayaa inaad dib ugu laaban doontaan goobihii aad \u00a0\u00a0ka timaadeen, safar salaamo iyo Alle \u00a0inuu samo\u00a0 idinku celiyo\u00a0 ayaan idiin rajaynayaa\u201d ayuu si kalgacal \u00a0leh u yiri Prof. Afrax oo dhinaca kale xubnahaasi u dul-marey hawlaha baaxadda leh oo ay ku guulaysatay \u00a0Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga.<\/p>\n<p>Wakiilka Laanta Aga ee \u00a0Waqooyiga Ameerika Macallin Saciid Saalax Axmed, Wakiilka K\/Galbeed Prof. Maxamed Cali Kalaay iyo Wakiilka Puntland aqoonyahan Maxamed Sheikh Xasan Afguriye (Xukun) oo iyaguna madashaasi ka hadlay ayaa sheegay\u00a0 Gudoomiyaha Aga inay uga mahadnaqayaan casho sharafta uu u \u00a0sameeyay,\u00a0iyagoo balan-qaaday inay sii dar-dar galin doonaan hawlahooda.<\/p>\n<p>Ma aha markii ugu horeysay \u00a0oo ay Aga casho sharaf \u00a0u samayso qaar ka mid ah xubnaha Akadeemiyadaas ee ku kala sugan dalka gudahiisa iyo dibadiisa.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-645\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/39249626_246160486014520_7441732397457997824_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/39249626_246160486014520_7441732397457997824_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/39249626_246160486014520_7441732397457997824_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/39249626_246160486014520_7441732397457997824_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-646\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/39239744_451038258715010_2886736764767043584_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/39239744_451038258715010_2886736764767043584_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/39239744_451038258715010_2886736764767043584_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/39239744_451038258715010_2886736764767043584_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-647\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/39120549_706257003042011_5908814593345454080_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/39120549_706257003042011_5908814593345454080_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/39120549_706257003042011_5908814593345454080_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/39120549_706257003042011_5908814593345454080_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa habeenkii xalay oo ku beegnaa 13\/8\/2018 waxa uu casho sharaf u sameeyay hawl-wadeenada Akadeemiyadaas ee magaalada Muqdisho iyo \u00a0Wakiilada Aga\u00a0 ee dalka gudaha iyo dibadda. Munaasabadii cashadaasi oo si weyn loo soo agaasimay\u00a0ayaa ujeedadeedu waxay aheyd sidii loo yeelan lahaa kulan \u201cBulsheyn\u201d ah oo ka duwan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":645,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>GUDOOMIYAHA AKADEEMIYADA AGA OO CASHO SHARAF U SAMEEYAY MADAXDA LAAMAHA AKADEEMIYADAAS - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiyada-aga-oo-casho-sharaf-u-sameeyay-madaxda-laamaha-akadeemiyadaas\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"GUDOOMIYAHA AKADEEMIYADA AGA OO CASHO SHARAF U SAMEEYAY MADAXDA LAAMAHA AKADEEMIYADAAS - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Gudoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa habeenkii xalay oo ku beegnaa 13\/8\/2018 waxa uu casho sharaf u sameeyay hawl-wadeenada Akadeemiyadaas ee magaalada Muqdisho iyo \u00a0Wakiilada Aga\u00a0 ee dalka gudaha iyo dibadda. Munaasabadii cashadaasi oo si weyn loo soo agaasimay\u00a0ayaa ujeedadeedu waxay aheyd sidii loo yeelan lahaa kulan \u201cBulsheyn\u201d ah oo ka duwan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiyada-aga-oo-casho-sharaf-u-sameeyay-madaxda-laamaha-akadeemiyadaas\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-08-14T19:28:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2018-08-14T19:34:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/39249626_246160486014520_7441732397457997824_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiyada-aga-oo-casho-sharaf-u-sameeyay-madaxda-laamaha-akadeemiyadaas\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiyada-aga-oo-casho-sharaf-u-sameeyay-madaxda-laamaha-akadeemiyadaas\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"GUDOOMIYAHA AKADEEMIYADA AGA OO CASHO SHARAF U SAMEEYAY MADAXDA LAAMAHA AKADEEMIYADAAS\",\"datePublished\":\"2018-08-14T19:28:23+00:00\",\"dateModified\":\"2018-08-14T19:34:30+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiyada-aga-oo-casho-sharaf-u-sameeyay-madaxda-laamaha-akadeemiyadaas\/\"},\"wordCount\":306,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiyada-aga-oo-casho-sharaf-u-sameeyay-madaxda-laamaha-akadeemiyadaas\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiyada-aga-oo-casho-sharaf-u-sameeyay-madaxda-laamaha-akadeemiyadaas\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiyada-aga-oo-casho-sharaf-u-sameeyay-madaxda-laamaha-akadeemiyadaas\/\",\"name\":\"GUDOOMIYAHA AKADEEMIYADA AGA OO CASHO SHARAF U SAMEEYAY MADAXDA LAAMAHA AKADEEMIYADAAS - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-08-14T19:28:23+00:00\",\"dateModified\":\"2018-08-14T19:34:30+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiyada-aga-oo-casho-sharaf-u-sameeyay-madaxda-laamaha-akadeemiyadaas\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiyada-aga-oo-casho-sharaf-u-sameeyay-madaxda-laamaha-akadeemiyadaas\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiyada-aga-oo-casho-sharaf-u-sameeyay-madaxda-laamaha-akadeemiyadaas\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"GUDOOMIYAHA AKADEEMIYADA AGA OO CASHO SHARAF U SAMEEYAY MADAXDA LAAMAHA AKADEEMIYADAAS\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"GUDOOMIYAHA AKADEEMIYADA AGA OO CASHO SHARAF U SAMEEYAY MADAXDA LAAMAHA AKADEEMIYADAAS - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiyada-aga-oo-casho-sharaf-u-sameeyay-madaxda-laamaha-akadeemiyadaas\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"GUDOOMIYAHA AKADEEMIYADA AGA OO CASHO SHARAF U SAMEEYAY MADAXDA LAAMAHA AKADEEMIYADAAS - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Gudoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa habeenkii xalay oo ku beegnaa 13\/8\/2018 waxa uu casho sharaf u sameeyay hawl-wadeenada Akadeemiyadaas ee magaalada Muqdisho iyo \u00a0Wakiilada Aga\u00a0 ee dalka gudaha iyo dibadda. Munaasabadii cashadaasi oo si weyn loo soo agaasimay\u00a0ayaa ujeedadeedu waxay aheyd sidii loo yeelan lahaa kulan \u201cBulsheyn\u201d ah oo ka duwan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiyada-aga-oo-casho-sharaf-u-sameeyay-madaxda-laamaha-akadeemiyadaas\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-08-14T19:28:23+00:00","article_modified_time":"2018-08-14T19:34:30+00:00","og_image":[{"width":960,"height":720,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/39249626_246160486014520_7441732397457997824_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiyada-aga-oo-casho-sharaf-u-sameeyay-madaxda-laamaha-akadeemiyadaas\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiyada-aga-oo-casho-sharaf-u-sameeyay-madaxda-laamaha-akadeemiyadaas\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"GUDOOMIYAHA AKADEEMIYADA AGA OO CASHO SHARAF U SAMEEYAY MADAXDA LAAMAHA AKADEEMIYADAAS","datePublished":"2018-08-14T19:28:23+00:00","dateModified":"2018-08-14T19:34:30+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiyada-aga-oo-casho-sharaf-u-sameeyay-madaxda-laamaha-akadeemiyadaas\/"},"wordCount":306,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiyada-aga-oo-casho-sharaf-u-sameeyay-madaxda-laamaha-akadeemiyadaas\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiyada-aga-oo-casho-sharaf-u-sameeyay-madaxda-laamaha-akadeemiyadaas\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiyada-aga-oo-casho-sharaf-u-sameeyay-madaxda-laamaha-akadeemiyadaas\/","name":"GUDOOMIYAHA AKADEEMIYADA AGA OO CASHO SHARAF U SAMEEYAY MADAXDA LAAMAHA AKADEEMIYADAAS - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-08-14T19:28:23+00:00","dateModified":"2018-08-14T19:34:30+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiyada-aga-oo-casho-sharaf-u-sameeyay-madaxda-laamaha-akadeemiyadaas\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiyada-aga-oo-casho-sharaf-u-sameeyay-madaxda-laamaha-akadeemiyadaas\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiyada-aga-oo-casho-sharaf-u-sameeyay-madaxda-laamaha-akadeemiyadaas\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"GUDOOMIYAHA AKADEEMIYADA AGA OO CASHO SHARAF U SAMEEYAY MADAXDA LAAMAHA AKADEEMIYADAAS"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/644"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=644"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/644\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":651,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/644\/revisions\/651"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/645"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=644"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=644"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=644"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}