{"id":6257,"date":"2021-12-05T15:19:50","date_gmt":"2021-12-05T12:19:50","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=6257"},"modified":"2021-12-05T15:26:58","modified_gmt":"2021-12-05T12:26:58","slug":"madashii-aga-ee-bisha-disember-oo-lagu-faaqiday-sooyaalka-sheeko-faneedda-casriga-ah-ee-soomaalida","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-disember-oo-lagu-faaqiday-sooyaalka-sheeko-faneedda-casriga-ah-ee-soomaalida\/","title":{"rendered":"Madashii AGA ee Bisha Disember oo lagu Faaqiday Sooyaalka Sheeko-faneedda Casriga ah ee Soomaalida"},"content":{"rendered":"<h4><em>Madashii horumarinta iyo hal-abuurka Soomaaliyeed ee (AGA) oo bishiiba hal mar la qabto ayaa xalay oo ku beegneyd 4\/12\/2021, waxa ay ka qabsoontay aaladda fogaan aragga ee loo yaqaanno Zoom-ka.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Madashaasi oo aad u xiiso badneyd ayaa waxaa lagu gorfeeyay mowduuc uu hal-ku-dhiggiisu yahay:- \u201cSooyaalka iyo Mawduucyada Sheeko-faneedda Casriga ah ee Soomaalida\u201d waxaana ka soo qeyb-galay madaxda \u00a0AGA, aqoonyahankii martida ku ahaa barnaamijkaasi, xeel dheerayaal ku taqasusay afka, dhaqanka iyo suugaanta, macallimiin iyo marti sharaf kale.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Furitaankii madashaasi kadib, waxaa cod-baahiyaha lagu soo dhaweeyay Prof. Cali Jimcaale Axmed oo soo jeedinayay mowduucii madashaasi looga hadlayay, waxaana uu si qoto dheer oo cilmiyaysan uu uga hadlay taariikhda sheeko faneedda casriga ah, heerarkii ay soo martay, kaalinta ay kaga jirto suugaanta, faa\u2019iidooyinka ay bulshadu u leeedahay, horumarka ay samaysay sheeka faneeddu iyo qodobbo kale oo xiiso badan oo la xiriiray sheeko faneedaas.<\/em><\/h4>\n<h4><em>\u201cSheeko kasta oo la qoro duluc iyo fariin ayay gudbisaa, asalka \u00a0sheeko faneeddu waxay soo bilaabatay 1719, dhinac kasta oo nolosha ka mid ah ayay ka hadashaa, waxayna tabisaa sida ay wax u dhaceen ama waxay saadaalisaa waxa soo socda, xaqiiqdiina sheeko faneeddu waa mid mug weyn oo kaalin ballaaran kaga jirto suugaanta\u201d ayuu yiri Prof. Cali Jimcaale oo sharaxayay kaalinta ay suugaanta kaga jirto sheeko faneedda.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Mar uu ka hadlayay \u00a0Prof. Cali Jimcaale Sooyaalka sheeka faneedda Soomaalida waxa uu caddeeyay\u00a0 in ay soo baxday markii la qorey farta Soomaaliga, waxaana uu tilmaamay in ay horumar badan samaysay illaa ay awood u yeelatay in ay maqaam sare ku yeelato bulshada dhexdeeda.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Prof. Cali Jimcaaleka hor, waxaa madashaasi ka hadlay Macallin C\/llaahi Gacanka oo soo jeediyay ereygii furitaanka iyo Bare Sare Mustafa C\/llaahii Feyruus oo si guud mar ah u soo jeediyay taariikhda, aqoonta iyo doorka wanaagsan ee uu Prof. Cali Jimcaale ku leeyahay suugaanta.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Madashaasi oo aad loo jecleystay ayaa waxa ay ku soo gaba-gabowday jawi aad u wanaagsan.<\/em><\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-6258\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/260450366_648264806341487_3852547068548404507_n-300x172.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"172\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/260450366_648264806341487_3852547068548404507_n-300x172.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/260450366_648264806341487_3852547068548404507_n-1024x586.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/260450366_648264806341487_3852547068548404507_n-768x440.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/260450366_648264806341487_3852547068548404507_n-150x86.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/260450366_648264806341487_3852547068548404507_n-600x343.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/260450366_648264806341487_3852547068548404507_n-696x398.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/260450366_648264806341487_3852547068548404507_n-1068x611.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/260450366_648264806341487_3852547068548404507_n-734x420.jpg 734w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/260450366_648264806341487_3852547068548404507_n.jpg 1284w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-6260\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/262097716_244066011013302_9094519638819829397_n-300x177.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"177\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/262097716_244066011013302_9094519638819829397_n-300x177.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/262097716_244066011013302_9094519638819829397_n-1024x603.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/262097716_244066011013302_9094519638819829397_n-768x452.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/262097716_244066011013302_9094519638819829397_n-150x88.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/262097716_244066011013302_9094519638819829397_n-600x353.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/262097716_244066011013302_9094519638819829397_n-696x410.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/262097716_244066011013302_9094519638819829397_n-1068x629.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/262097716_244066011013302_9094519638819829397_n-713x420.jpg 713w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/262097716_244066011013302_9094519638819829397_n.jpg 1284w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-6259\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/261759707_4742305235820138_6694423088165461214_n-300x179.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"179\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/261759707_4742305235820138_6694423088165461214_n-300x179.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/261759707_4742305235820138_6694423088165461214_n-1024x610.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/261759707_4742305235820138_6694423088165461214_n-768x457.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/261759707_4742305235820138_6694423088165461214_n-150x89.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/261759707_4742305235820138_6694423088165461214_n-600x357.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/261759707_4742305235820138_6694423088165461214_n-696x414.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/261759707_4742305235820138_6694423088165461214_n-1068x636.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/261759707_4742305235820138_6694423088165461214_n-705x420.jpg 705w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/261759707_4742305235820138_6694423088165461214_n.jpg 1253w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-6262\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/263008153_1055365775007585_3756314824623720909_n-300x171.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"171\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/263008153_1055365775007585_3756314824623720909_n-300x171.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/263008153_1055365775007585_3756314824623720909_n-1024x583.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/263008153_1055365775007585_3756314824623720909_n-768x437.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/263008153_1055365775007585_3756314824623720909_n-150x85.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/263008153_1055365775007585_3756314824623720909_n-600x342.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/263008153_1055365775007585_3756314824623720909_n-696x396.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/263008153_1055365775007585_3756314824623720909_n-1068x608.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/263008153_1055365775007585_3756314824623720909_n-738x420.jpg 738w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/263008153_1055365775007585_3756314824623720909_n.jpg 1284w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madashii horumarinta iyo hal-abuurka Soomaaliyeed ee (AGA) oo bishiiba hal mar la qabto ayaa xalay oo ku beegneyd 4\/12\/2021, waxa ay ka qabsoontay aaladda fogaan aragga ee loo yaqaanno Zoom-ka. Madashaasi oo aad u xiiso badneyd ayaa waxaa lagu gorfeeyay mowduuc uu hal-ku-dhiggiisu yahay:- \u201cSooyaalka iyo Mawduucyada Sheeko-faneedda Casriga ah ee Soomaalida\u201d waxaana ka soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":6258,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[17,44,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madashii AGA ee Bisha Disember oo lagu Faaqiday Sooyaalka Sheeko-faneedda Casriga ah ee Soomaalida - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-disember-oo-lagu-faaqiday-sooyaalka-sheeko-faneedda-casriga-ah-ee-soomaalida\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madashii AGA ee Bisha Disember oo lagu Faaqiday Sooyaalka Sheeko-faneedda Casriga ah ee Soomaalida - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madashii horumarinta iyo hal-abuurka Soomaaliyeed ee (AGA) oo bishiiba hal mar la qabto ayaa xalay oo ku beegneyd 4\/12\/2021, waxa ay ka qabsoontay aaladda fogaan aragga ee loo yaqaanno Zoom-ka. Madashaasi oo aad u xiiso badneyd ayaa waxaa lagu gorfeeyay mowduuc uu hal-ku-dhiggiisu yahay:- \u201cSooyaalka iyo Mawduucyada Sheeko-faneedda Casriga ah ee Soomaalida\u201d waxaana ka soo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-disember-oo-lagu-faaqiday-sooyaalka-sheeko-faneedda-casriga-ah-ee-soomaalida\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-12-05T12:19:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-12-05T12:26:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/260450366_648264806341487_3852547068548404507_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1284\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"735\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-disember-oo-lagu-faaqiday-sooyaalka-sheeko-faneedda-casriga-ah-ee-soomaalida\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-disember-oo-lagu-faaqiday-sooyaalka-sheeko-faneedda-casriga-ah-ee-soomaalida\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Madashii AGA ee Bisha Disember oo lagu Faaqiday Sooyaalka Sheeko-faneedda Casriga ah ee Soomaalida\",\"datePublished\":\"2021-12-05T12:19:50+00:00\",\"dateModified\":\"2021-12-05T12:26:58+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-disember-oo-lagu-faaqiday-sooyaalka-sheeko-faneedda-casriga-ah-ee-soomaalida\/\"},\"wordCount\":325,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Featured\",\"Madasha AGA\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-disember-oo-lagu-faaqiday-sooyaalka-sheeko-faneedda-casriga-ah-ee-soomaalida\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-disember-oo-lagu-faaqiday-sooyaalka-sheeko-faneedda-casriga-ah-ee-soomaalida\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-disember-oo-lagu-faaqiday-sooyaalka-sheeko-faneedda-casriga-ah-ee-soomaalida\/\",\"name\":\"Madashii AGA ee Bisha Disember oo lagu Faaqiday Sooyaalka Sheeko-faneedda Casriga ah ee Soomaalida - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2021-12-05T12:19:50+00:00\",\"dateModified\":\"2021-12-05T12:26:58+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-disember-oo-lagu-faaqiday-sooyaalka-sheeko-faneedda-casriga-ah-ee-soomaalida\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-disember-oo-lagu-faaqiday-sooyaalka-sheeko-faneedda-casriga-ah-ee-soomaalida\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-disember-oo-lagu-faaqiday-sooyaalka-sheeko-faneedda-casriga-ah-ee-soomaalida\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madashii AGA ee Bisha Disember oo lagu Faaqiday Sooyaalka Sheeko-faneedda Casriga ah ee Soomaalida\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madashii AGA ee Bisha Disember oo lagu Faaqiday Sooyaalka Sheeko-faneedda Casriga ah ee Soomaalida - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-disember-oo-lagu-faaqiday-sooyaalka-sheeko-faneedda-casriga-ah-ee-soomaalida\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madashii AGA ee Bisha Disember oo lagu Faaqiday Sooyaalka Sheeko-faneedda Casriga ah ee Soomaalida - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Madashii horumarinta iyo hal-abuurka Soomaaliyeed ee (AGA) oo bishiiba hal mar la qabto ayaa xalay oo ku beegneyd 4\/12\/2021, waxa ay ka qabsoontay aaladda fogaan aragga ee loo yaqaanno Zoom-ka. Madashaasi oo aad u xiiso badneyd ayaa waxaa lagu gorfeeyay mowduuc uu hal-ku-dhiggiisu yahay:- \u201cSooyaalka iyo Mawduucyada Sheeko-faneedda Casriga ah ee Soomaalida\u201d waxaana ka soo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-disember-oo-lagu-faaqiday-sooyaalka-sheeko-faneedda-casriga-ah-ee-soomaalida\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2021-12-05T12:19:50+00:00","article_modified_time":"2021-12-05T12:26:58+00:00","og_image":[{"width":1284,"height":735,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/260450366_648264806341487_3852547068548404507_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-disember-oo-lagu-faaqiday-sooyaalka-sheeko-faneedda-casriga-ah-ee-soomaalida\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-disember-oo-lagu-faaqiday-sooyaalka-sheeko-faneedda-casriga-ah-ee-soomaalida\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Madashii AGA ee Bisha Disember oo lagu Faaqiday Sooyaalka Sheeko-faneedda Casriga ah ee Soomaalida","datePublished":"2021-12-05T12:19:50+00:00","dateModified":"2021-12-05T12:26:58+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-disember-oo-lagu-faaqiday-sooyaalka-sheeko-faneedda-casriga-ah-ee-soomaalida\/"},"wordCount":325,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Featured","Madasha AGA","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-disember-oo-lagu-faaqiday-sooyaalka-sheeko-faneedda-casriga-ah-ee-soomaalida\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-disember-oo-lagu-faaqiday-sooyaalka-sheeko-faneedda-casriga-ah-ee-soomaalida\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-disember-oo-lagu-faaqiday-sooyaalka-sheeko-faneedda-casriga-ah-ee-soomaalida\/","name":"Madashii AGA ee Bisha Disember oo lagu Faaqiday Sooyaalka Sheeko-faneedda Casriga ah ee Soomaalida - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2021-12-05T12:19:50+00:00","dateModified":"2021-12-05T12:26:58+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-disember-oo-lagu-faaqiday-sooyaalka-sheeko-faneedda-casriga-ah-ee-soomaalida\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-disember-oo-lagu-faaqiday-sooyaalka-sheeko-faneedda-casriga-ah-ee-soomaalida\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-disember-oo-lagu-faaqiday-sooyaalka-sheeko-faneedda-casriga-ah-ee-soomaalida\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madashii AGA ee Bisha Disember oo lagu Faaqiday Sooyaalka Sheeko-faneedda Casriga ah ee Soomaalida"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6257"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6257"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6257\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6265,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6257\/revisions\/6265"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6258"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6257"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6257"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6257"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}