{"id":6011,"date":"2021-10-14T09:51:42","date_gmt":"2021-10-14T06:51:42","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=6011"},"modified":"2021-10-14T10:04:16","modified_gmt":"2021-10-14T07:04:16","slug":"guddoomiye-ku-xigeenka-aga-oo-ka-qeyb-gashay-xus-iyo-xusuus-loo-sameeyay-guddoomiyihii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-aga-oo-ka-qeyb-gashay-xus-iyo-xusuus-loo-sameeyay-guddoomiyihii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga\/","title":{"rendered":"Guddoomiye Ku-xigeenka AGA oo ka Qeyb-gashay Xus iyo Xusuus loo Sameeyay Guddoomiyihii Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga"},"content":{"rendered":"<h4>Ku-simaha Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA), ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Akadeemiyada Xildhibaan Maryan Cariif Qaasin ayaa xalay oo ku beegneyd 13\/10\/2021, waxa ay ka qeyb-gashay barnaamij loogu talagalay xuska Allaha u naxariistii Guddoomiyihii Akadeemiye-Goboleedka Dr. Maxamed Daahir afrax oo dhawaan ku geeriyooday dalka Ingiriiska.<\/h4>\n<h4>Barnaamijkaas oo ay soo qaban-qaabisay xarunta Laashin ayaa waxaa ka soo qeyb-galay Xildhibanno, Wasiirro hore, qaar ka mid ah wakiilada AGA ee caalamka, aqoonyahanno, qorayaal, iyo waxgarad kale oo ka mid ahaa asaxaabtii Dr. Afrax, iyada oo barnaamijkaasi lagu qabtay aallada loo yaqaanno Zoomka.<\/h4>\n<h4>\u00a0Ku-simaha Guddoomiyaha AGA Xildhibaan Maryan Cariif oo ka hadashay munaasabadaasi ayaa ugu horeyntii waxa ay ka tacsiyaysay geeridii ku timid Guddoomiyihii AGA, waxaana ay si qoto dheer uga war-bixisay aqoonta ay u laheyd marxuum Maxamed Daahir Afrax.<\/h4>\n<h4>\u201cDr. Afrax Alle ayaa naga jeclaaday, geeridiisa si gaar ah ayay ii taabatay, shaqsi ahaan waxa aan dareensan ahay qof walba oo inagga mid ah in ay jug weyn ka soo gaartay geerida marxuumka, xaqiiqdii Maxamed waxa \u00a0uu ahaa ahlu-kheyr dabaeecad wanaagsan oo leh hibooyin iyo hal-abuur gaar ah, waxaana lagu xasuusan doonaa doorkii uu ka soo qaatay nooleynta, xoojinta iyo hiilka afka Soomaaliga iyo hal-abuurkiisa suugaaneed\u201d ayay tiri Xildhibaan Maryan Cariif oo marxuumka Alle uga bariday inuu Jannada ka waraabiyo.<\/h4>\n<h4>Sidoo kale, xuskaasi waxaa ka hadlay Wasiirkii hore ee Arimaha Dibadda, Danjire Axmed Ciise Cawad, Guddoomiyaha Laashin Dr. Xuseen Maxamed Cabdulle (Wadaad), wakiilada AGA ee Yurub iyo Maraykanka, C\/raxmaan Abtidoon iyo Macallin Saciid Saalax, Af- yaqaan Cabdalla Mansuur, qoraa Saciid Xuseen, aqoonyahan Prof. Cali Jimcaale Axmed, Rashiid Garweyne iyo waxgarad kale.<\/h4>\n<h4>Sagaalkii bisha Oktoober 2021-kii ayuu Guddoomiyihii Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax, waxa uu ku geeriyooday dalka Ingiriiska, waxaana lagu aasay isla dalkaasi.<\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ku-simaha Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA), ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Akadeemiyada Xildhibaan Maryan Cariif Qaasin ayaa xalay oo ku beegneyd 13\/10\/2021, waxa ay ka qeyb-gashay barnaamij loogu talagalay xuska Allaha u naxariistii Guddoomiyihii Akadeemiye-Goboleedka Dr. Maxamed Daahir afrax oo dhawaan ku geeriyooday dalka Ingiriiska. Barnaamijkaas oo ay soo qaban-qaabisay xarunta Laashin ayaa waxaa ka soo qeyb-galay Xildhibanno, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":6015,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[17,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiye Ku-xigeenka AGA oo ka Qeyb-gashay Xus iyo Xusuus loo Sameeyay Guddoomiyihii Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-aga-oo-ka-qeyb-gashay-xus-iyo-xusuus-loo-sameeyay-guddoomiyihii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiye Ku-xigeenka AGA oo ka Qeyb-gashay Xus iyo Xusuus loo Sameeyay Guddoomiyihii Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ku-simaha Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA), ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Akadeemiyada Xildhibaan Maryan Cariif Qaasin ayaa xalay oo ku beegneyd 13\/10\/2021, waxa ay ka qeyb-gashay barnaamij loogu talagalay xuska Allaha u naxariistii Guddoomiyihii Akadeemiye-Goboleedka Dr. Maxamed Daahir afrax oo dhawaan ku geeriyooday dalka Ingiriiska. Barnaamijkaas oo ay soo qaban-qaabisay xarunta Laashin ayaa waxaa ka soo qeyb-galay Xildhibanno, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-aga-oo-ka-qeyb-gashay-xus-iyo-xusuus-loo-sameeyay-guddoomiyihii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-10-14T06:51:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-10-14T07:04:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/243986051_242297784425521_4684979414470813418_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1282\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"645\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-aga-oo-ka-qeyb-gashay-xus-iyo-xusuus-loo-sameeyay-guddoomiyihii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-aga-oo-ka-qeyb-gashay-xus-iyo-xusuus-loo-sameeyay-guddoomiyihii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Guddoomiye Ku-xigeenka AGA oo ka Qeyb-gashay Xus iyo Xusuus loo Sameeyay Guddoomiyihii Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga\",\"datePublished\":\"2021-10-14T06:51:42+00:00\",\"dateModified\":\"2021-10-14T07:04:16+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-aga-oo-ka-qeyb-gashay-xus-iyo-xusuus-loo-sameeyay-guddoomiyihii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga\/\"},\"wordCount\":293,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Featured\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-aga-oo-ka-qeyb-gashay-xus-iyo-xusuus-loo-sameeyay-guddoomiyihii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-aga-oo-ka-qeyb-gashay-xus-iyo-xusuus-loo-sameeyay-guddoomiyihii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-aga-oo-ka-qeyb-gashay-xus-iyo-xusuus-loo-sameeyay-guddoomiyihii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga\/\",\"name\":\"Guddoomiye Ku-xigeenka AGA oo ka Qeyb-gashay Xus iyo Xusuus loo Sameeyay Guddoomiyihii Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2021-10-14T06:51:42+00:00\",\"dateModified\":\"2021-10-14T07:04:16+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-aga-oo-ka-qeyb-gashay-xus-iyo-xusuus-loo-sameeyay-guddoomiyihii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-aga-oo-ka-qeyb-gashay-xus-iyo-xusuus-loo-sameeyay-guddoomiyihii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-aga-oo-ka-qeyb-gashay-xus-iyo-xusuus-loo-sameeyay-guddoomiyihii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiye Ku-xigeenka AGA oo ka Qeyb-gashay Xus iyo Xusuus loo Sameeyay Guddoomiyihii Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiye Ku-xigeenka AGA oo ka Qeyb-gashay Xus iyo Xusuus loo Sameeyay Guddoomiyihii Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-aga-oo-ka-qeyb-gashay-xus-iyo-xusuus-loo-sameeyay-guddoomiyihii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiye Ku-xigeenka AGA oo ka Qeyb-gashay Xus iyo Xusuus loo Sameeyay Guddoomiyihii Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Ku-simaha Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA), ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Akadeemiyada Xildhibaan Maryan Cariif Qaasin ayaa xalay oo ku beegneyd 13\/10\/2021, waxa ay ka qeyb-gashay barnaamij loogu talagalay xuska Allaha u naxariistii Guddoomiyihii Akadeemiye-Goboleedka Dr. Maxamed Daahir afrax oo dhawaan ku geeriyooday dalka Ingiriiska. Barnaamijkaas oo ay soo qaban-qaabisay xarunta Laashin ayaa waxaa ka soo qeyb-galay Xildhibanno, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-aga-oo-ka-qeyb-gashay-xus-iyo-xusuus-loo-sameeyay-guddoomiyihii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2021-10-14T06:51:42+00:00","article_modified_time":"2021-10-14T07:04:16+00:00","og_image":[{"width":1282,"height":645,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/243986051_242297784425521_4684979414470813418_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-aga-oo-ka-qeyb-gashay-xus-iyo-xusuus-loo-sameeyay-guddoomiyihii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-aga-oo-ka-qeyb-gashay-xus-iyo-xusuus-loo-sameeyay-guddoomiyihii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Guddoomiye Ku-xigeenka AGA oo ka Qeyb-gashay Xus iyo Xusuus loo Sameeyay Guddoomiyihii Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga","datePublished":"2021-10-14T06:51:42+00:00","dateModified":"2021-10-14T07:04:16+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-aga-oo-ka-qeyb-gashay-xus-iyo-xusuus-loo-sameeyay-guddoomiyihii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga\/"},"wordCount":293,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Featured","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-aga-oo-ka-qeyb-gashay-xus-iyo-xusuus-loo-sameeyay-guddoomiyihii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-aga-oo-ka-qeyb-gashay-xus-iyo-xusuus-loo-sameeyay-guddoomiyihii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-aga-oo-ka-qeyb-gashay-xus-iyo-xusuus-loo-sameeyay-guddoomiyihii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga\/","name":"Guddoomiye Ku-xigeenka AGA oo ka Qeyb-gashay Xus iyo Xusuus loo Sameeyay Guddoomiyihii Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2021-10-14T06:51:42+00:00","dateModified":"2021-10-14T07:04:16+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-aga-oo-ka-qeyb-gashay-xus-iyo-xusuus-loo-sameeyay-guddoomiyihii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-aga-oo-ka-qeyb-gashay-xus-iyo-xusuus-loo-sameeyay-guddoomiyihii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-aga-oo-ka-qeyb-gashay-xus-iyo-xusuus-loo-sameeyay-guddoomiyihii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiye Ku-xigeenka AGA oo ka Qeyb-gashay Xus iyo Xusuus loo Sameeyay Guddoomiyihii Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6011"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6011"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6011\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6017,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6011\/revisions\/6017"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6015"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6011"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6011"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6011"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}