{"id":5996,"date":"2021-10-11T10:46:08","date_gmt":"2021-10-11T07:46:08","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=5996"},"modified":"2021-10-11T10:46:08","modified_gmt":"2021-10-11T07:46:08","slug":"raiisul-wasaaraha-soomaaliya-madaxda-dawlad-goboleedyada-iyo-musharaxiinta-madaxweynaha-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-dr-afrax","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/raiisul-wasaaraha-soomaaliya-madaxda-dawlad-goboleedyada-iyo-musharaxiinta-madaxweynaha-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-dr-afrax\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, Madaxda Dawlad Goboleedyada iyo Musharaxiinta Madaxweynaha oo ka Tacsiyeeyay Geerida Dr. Afrax!"},"content":{"rendered":"<h4><em>Ra\u2019iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya Eng. Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyeeyay geeridii naxdinta leh ee ku timid Allaha u naxarsiitee Guddoomiyihii Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax oo 9\/10\/2021 ku geeriyooday magaalada London.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Eng. Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay isaga oo ku hadlayo magaciisa iyo kan xukuumaddiisa in uu tacsi tiiraanyo leh u dirayo qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee, Marxuum Maxamed Daahir Afrax oo ahaa halyeeyay door muuqda ka soo qaatay u adeegidda Qaranka Soomaaliyeed, gaar ahaan kobcinta afka iyo qoraalka.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Sidoo kale, geerida Guddoomiyihii Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax waxaa ka tacsiyeeyay Madaxweynayaasha dawlad goboleedyda Puntland iyo Jubbaland Md, Saciid C\/llaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) oo marxuumka Alle uga baryay inuu Jannada ka waraabiyo, ummadda Soomaaliyeed iyo qoyskii uu ka baxayna uu Samir iyo iimaan ka siiyo. \u00a0<\/em><\/h4>\n<h4><em>Sdioo kale, waxaa ka tacsiyeeyay geerida Dr. Maxamed Daahir Afrax musharaxiinta kala ah Shiikh Shariif Shiikh Axmed, Md, Xasan Cali Kheyre, Danjire Daahir Maxamuud Geelle, Madaxweynihii hore ee Puntland Senator C\/raxmaan Faroole, Wasiirka Warfaafinta Senator Cismaan Abuukar Dubbe, Guddoomiyaha G\/banadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Finish iyo masuuliyiin kale oo isugu jira Wasiirro. Xildhibaanno, Senatorro, Danjirayaal, Agaasiimayaal iyo aqoonyahanno fara badan, kuwaasi oo marxuum Afrax Alle uga baryay inuu jannadda ka waraabiyo.<\/em><\/h4>\n<h4><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya Eng. Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyeeyay geeridii naxdinta leh ee ku timid Allaha u naxarsiitee Guddoomiyihii Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax oo 9\/10\/2021 ku geeriyooday magaalada London. Eng. Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay isaga oo ku hadlayo magaciisa iyo kan xukuumaddiisa in uu tacsi tiiraanyo leh u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":5997,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[17,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, Madaxda Dawlad Goboleedyada iyo Musharaxiinta Madaxweynaha oo ka Tacsiyeeyay Geerida Dr. Afrax! - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/raiisul-wasaaraha-soomaaliya-madaxda-dawlad-goboleedyada-iyo-musharaxiinta-madaxweynaha-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-dr-afrax\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, Madaxda Dawlad Goboleedyada iyo Musharaxiinta Madaxweynaha oo ka Tacsiyeeyay Geerida Dr. Afrax! - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya Eng. Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyeeyay geeridii naxdinta leh ee ku timid Allaha u naxarsiitee Guddoomiyihii Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax oo 9\/10\/2021 ku geeriyooday magaalada London. Eng. Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay isaga oo ku hadlayo magaciisa iyo kan xukuumaddiisa in uu tacsi tiiraanyo leh u [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/raiisul-wasaaraha-soomaaliya-madaxda-dawlad-goboleedyada-iyo-musharaxiinta-madaxweynaha-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-dr-afrax\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-10-11T07:46:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/234839652_204622861723403_6883432200420287044_n-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1245\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"746\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/raiisul-wasaaraha-soomaaliya-madaxda-dawlad-goboleedyada-iyo-musharaxiinta-madaxweynaha-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-dr-afrax\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/raiisul-wasaaraha-soomaaliya-madaxda-dawlad-goboleedyada-iyo-musharaxiinta-madaxweynaha-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-dr-afrax\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, Madaxda Dawlad Goboleedyada iyo Musharaxiinta Madaxweynaha oo ka Tacsiyeeyay Geerida Dr. Afrax!\",\"datePublished\":\"2021-10-11T07:46:08+00:00\",\"dateModified\":\"2021-10-11T07:46:08+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/raiisul-wasaaraha-soomaaliya-madaxda-dawlad-goboleedyada-iyo-musharaxiinta-madaxweynaha-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-dr-afrax\/\"},\"wordCount\":234,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Featured\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/raiisul-wasaaraha-soomaaliya-madaxda-dawlad-goboleedyada-iyo-musharaxiinta-madaxweynaha-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-dr-afrax\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/raiisul-wasaaraha-soomaaliya-madaxda-dawlad-goboleedyada-iyo-musharaxiinta-madaxweynaha-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-dr-afrax\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/raiisul-wasaaraha-soomaaliya-madaxda-dawlad-goboleedyada-iyo-musharaxiinta-madaxweynaha-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-dr-afrax\/\",\"name\":\"Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, Madaxda Dawlad Goboleedyada iyo Musharaxiinta Madaxweynaha oo ka Tacsiyeeyay Geerida Dr. Afrax! - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2021-10-11T07:46:08+00:00\",\"dateModified\":\"2021-10-11T07:46:08+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/raiisul-wasaaraha-soomaaliya-madaxda-dawlad-goboleedyada-iyo-musharaxiinta-madaxweynaha-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-dr-afrax\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/raiisul-wasaaraha-soomaaliya-madaxda-dawlad-goboleedyada-iyo-musharaxiinta-madaxweynaha-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-dr-afrax\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/raiisul-wasaaraha-soomaaliya-madaxda-dawlad-goboleedyada-iyo-musharaxiinta-madaxweynaha-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-dr-afrax\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, Madaxda Dawlad Goboleedyada iyo Musharaxiinta Madaxweynaha oo ka Tacsiyeeyay Geerida Dr. Afrax!\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, Madaxda Dawlad Goboleedyada iyo Musharaxiinta Madaxweynaha oo ka Tacsiyeeyay Geerida Dr. Afrax! - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/raiisul-wasaaraha-soomaaliya-madaxda-dawlad-goboleedyada-iyo-musharaxiinta-madaxweynaha-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-dr-afrax\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, Madaxda Dawlad Goboleedyada iyo Musharaxiinta Madaxweynaha oo ka Tacsiyeeyay Geerida Dr. Afrax! - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Ra\u2019iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya Eng. Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyeeyay geeridii naxdinta leh ee ku timid Allaha u naxarsiitee Guddoomiyihii Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax oo 9\/10\/2021 ku geeriyooday magaalada London. Eng. Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay isaga oo ku hadlayo magaciisa iyo kan xukuumaddiisa in uu tacsi tiiraanyo leh u [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/raiisul-wasaaraha-soomaaliya-madaxda-dawlad-goboleedyada-iyo-musharaxiinta-madaxweynaha-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-dr-afrax\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2021-10-11T07:46:08+00:00","og_image":[{"width":1245,"height":746,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/234839652_204622861723403_6883432200420287044_n-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/raiisul-wasaaraha-soomaaliya-madaxda-dawlad-goboleedyada-iyo-musharaxiinta-madaxweynaha-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-dr-afrax\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/raiisul-wasaaraha-soomaaliya-madaxda-dawlad-goboleedyada-iyo-musharaxiinta-madaxweynaha-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-dr-afrax\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, Madaxda Dawlad Goboleedyada iyo Musharaxiinta Madaxweynaha oo ka Tacsiyeeyay Geerida Dr. Afrax!","datePublished":"2021-10-11T07:46:08+00:00","dateModified":"2021-10-11T07:46:08+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/raiisul-wasaaraha-soomaaliya-madaxda-dawlad-goboleedyada-iyo-musharaxiinta-madaxweynaha-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-dr-afrax\/"},"wordCount":234,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Featured","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/raiisul-wasaaraha-soomaaliya-madaxda-dawlad-goboleedyada-iyo-musharaxiinta-madaxweynaha-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-dr-afrax\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/raiisul-wasaaraha-soomaaliya-madaxda-dawlad-goboleedyada-iyo-musharaxiinta-madaxweynaha-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-dr-afrax\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/raiisul-wasaaraha-soomaaliya-madaxda-dawlad-goboleedyada-iyo-musharaxiinta-madaxweynaha-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-dr-afrax\/","name":"Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, Madaxda Dawlad Goboleedyada iyo Musharaxiinta Madaxweynaha oo ka Tacsiyeeyay Geerida Dr. Afrax! - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2021-10-11T07:46:08+00:00","dateModified":"2021-10-11T07:46:08+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/raiisul-wasaaraha-soomaaliya-madaxda-dawlad-goboleedyada-iyo-musharaxiinta-madaxweynaha-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-dr-afrax\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/raiisul-wasaaraha-soomaaliya-madaxda-dawlad-goboleedyada-iyo-musharaxiinta-madaxweynaha-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-dr-afrax\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/raiisul-wasaaraha-soomaaliya-madaxda-dawlad-goboleedyada-iyo-musharaxiinta-madaxweynaha-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-dr-afrax\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, Madaxda Dawlad Goboleedyada iyo Musharaxiinta Madaxweynaha oo ka Tacsiyeeyay Geerida Dr. Afrax!"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5996"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5996"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5996\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5998,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5996\/revisions\/5998"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5997"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5996"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5996"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5996"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}