{"id":5993,"date":"2021-10-11T08:06:39","date_gmt":"2021-10-11T05:06:39","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=5993"},"modified":"2021-10-11T08:06:39","modified_gmt":"2021-10-11T05:06:39","slug":"madaxweyne-farmaajo-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-guddoomiyihii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-dr-afrax","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-guddoomiyihii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-dr-afrax\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo oo ka Tacsiyeeyay Geerida Guddoomiyihii Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga Dr. Afrax"},"content":{"rendered":"<h4>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee, Guddoomiyihii Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga Marxuum Maxamed Daahir Afrax oo ku geeriyooday Magaalada London.<\/h4>\n<h4>Madaxweynaha ayaa tilmaamay doorkii muuqday ee uu Marxuumku ka soo qaatay u adeegidda Qaranka Soomaaliyeed, gaar ahaan kobcinta afka iyo qoraalka.<\/h4>\n<h4>Marxuumka oo ahaa qoraa iyo bare sare oo aad loogu yaqaanno Cilmiga Afafka ayaa soo qabtay xilal ay ka mid yihiin Xildhibaan Qaran iyo Wasiiru Dowlihii Xiriirka Caalamiga ah ee Dowladdii Ku-meel Gaarka ahayd, isaga oo hadda hayey xilalka kala ah Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgalinta Dastuurka iyo Guddoomiyaha Akadeemiyad Goboleedka AfSoomaaliga ee AGA.<\/h4>\n<h4>&#8220;Innaa lillaahi wa Innaa Ileyhi raajicuun. Waxaan tacsi u dirayaa qoyska, ehelada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday, Alle ha u naxariistee, Marxuum Maxamed Daahir Afrax oo ahaa qoraa kaalin weyn ka soo qaatay horumarinta afka iyo dhaqanka Soomaaliyeed, isaga oo Ummadda uga tagay dhiganeyaal dhaxal reeb ah\u201d ayuu yiri Madaxweynuhu.<\/h4>\n<h4>Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Marxuumka Alle uga baryey in uu hoygiisa ka yeelo Jannatul Fardowsa, samir iyo iimaanna uu ka siiyo qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay.<\/h4>\n<h4><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee, Guddoomiyihii Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga Marxuum Maxamed Daahir Afrax oo ku geeriyooday Magaalada London. Madaxweynaha ayaa tilmaamay doorkii muuqday ee uu Marxuumku ka soo qaatay u adeegidda Qaranka Soomaaliyeed, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":5994,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[17,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxweyne Farmaajo oo ka Tacsiyeeyay Geerida Guddoomiyihii Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga Dr. Afrax - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-guddoomiyihii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-dr-afrax\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxweyne Farmaajo oo ka Tacsiyeeyay Geerida Guddoomiyihii Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga Dr. Afrax - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee, Guddoomiyihii Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga Marxuum Maxamed Daahir Afrax oo ku geeriyooday Magaalada London. Madaxweynaha ayaa tilmaamay doorkii muuqday ee uu Marxuumku ka soo qaatay u adeegidda Qaranka Soomaaliyeed, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-guddoomiyihii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-dr-afrax\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-10-11T05:06:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/245028124_4461187720632338_1768492376460144273_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-guddoomiyihii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-dr-afrax\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-guddoomiyihii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-dr-afrax\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Madaxweyne Farmaajo oo ka Tacsiyeeyay Geerida Guddoomiyihii Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga Dr. Afrax\",\"datePublished\":\"2021-10-11T05:06:39+00:00\",\"dateModified\":\"2021-10-11T05:06:39+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-guddoomiyihii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-dr-afrax\/\"},\"wordCount\":216,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Featured\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-guddoomiyihii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-dr-afrax\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-guddoomiyihii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-dr-afrax\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-guddoomiyihii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-dr-afrax\/\",\"name\":\"Madaxweyne Farmaajo oo ka Tacsiyeeyay Geerida Guddoomiyihii Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga Dr. Afrax - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2021-10-11T05:06:39+00:00\",\"dateModified\":\"2021-10-11T05:06:39+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-guddoomiyihii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-dr-afrax\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-guddoomiyihii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-dr-afrax\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-guddoomiyihii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-dr-afrax\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxweyne Farmaajo oo ka Tacsiyeeyay Geerida Guddoomiyihii Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga Dr. Afrax\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxweyne Farmaajo oo ka Tacsiyeeyay Geerida Guddoomiyihii Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga Dr. Afrax - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-guddoomiyihii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-dr-afrax\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxweyne Farmaajo oo ka Tacsiyeeyay Geerida Guddoomiyihii Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga Dr. Afrax - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee, Guddoomiyihii Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga Marxuum Maxamed Daahir Afrax oo ku geeriyooday Magaalada London. Madaxweynaha ayaa tilmaamay doorkii muuqday ee uu Marxuumku ka soo qaatay u adeegidda Qaranka Soomaaliyeed, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-guddoomiyihii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-dr-afrax\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2021-10-11T05:06:39+00:00","og_image":[{"width":660,"height":440,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/245028124_4461187720632338_1768492376460144273_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-guddoomiyihii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-dr-afrax\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-guddoomiyihii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-dr-afrax\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Madaxweyne Farmaajo oo ka Tacsiyeeyay Geerida Guddoomiyihii Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga Dr. Afrax","datePublished":"2021-10-11T05:06:39+00:00","dateModified":"2021-10-11T05:06:39+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-guddoomiyihii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-dr-afrax\/"},"wordCount":216,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Featured","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-guddoomiyihii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-dr-afrax\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-guddoomiyihii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-dr-afrax\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-guddoomiyihii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-dr-afrax\/","name":"Madaxweyne Farmaajo oo ka Tacsiyeeyay Geerida Guddoomiyihii Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga Dr. Afrax - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2021-10-11T05:06:39+00:00","dateModified":"2021-10-11T05:06:39+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-guddoomiyihii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-dr-afrax\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-guddoomiyihii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-dr-afrax\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-guddoomiyihii-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-dr-afrax\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxweyne Farmaajo oo ka Tacsiyeeyay Geerida Guddoomiyihii Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga Dr. Afrax"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5993"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5993"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5993\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5995,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5993\/revisions\/5995"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5994"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5993"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5993"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5993"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}