{"id":5970,"date":"2021-09-28T15:27:48","date_gmt":"2021-09-28T12:27:48","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=5970"},"modified":"2021-09-28T15:33:33","modified_gmt":"2021-09-28T12:33:33","slug":"akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fanaanka-cabdi-muriidi-ajakis","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fanaanka-cabdi-muriidi-ajakis\/","title":{"rendered":"Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Fanaanka Cabdi Muriidi Ajakis"},"content":{"rendered":"<h4><em>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee, Marxuum Cabdi Muriidi Dheere (Ajakis) oo shalay oo ku beegneyd 27\/9\/2021 ku geeriyooday magaalada Muqdisho.<\/em><\/h4>\n<h4><em>\u201cInnaa lillaahi wa Innaa Ileyhi raajicuun. Waxa aan tacsi u dirayaa qoyska, qaraabada iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday, Alle ha u naxariistee, Marxuum Cabdi Muriidi Dheere oo ahaa Jilaa iyo majaajilayste weyn oo soo saari jiray barnaamijyo lagu kobcinayo wacyiga ummadda Soomaaliyeed\u201d ayaa lagu yiri war-saxaafadeed ka soo baxay xarunta AGA.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Akadeemiyada AGA ayaa Marxuumka Alle uga baridey in uu hoygiisa ka yeelo Jannatul Fardowsa, samir iyo iimaanna uu ka siiyo qoyska, ehelada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Marxuum Ajakis ayaa ahaa jilaa, majaajilayste iyo Barnaamij soo saare qeyb weyn ka soo qaatay nabadaynta iyo horumarka dalkeenna, isaga oo ummadda Soomaaliyeed u soo gudbin jiray sheekooyin faneed iyo barnaamijyo maan-dhis iyo madadaalo ah oo ka turjumaya jiheynta iyo wacyigelinta bulshada, si looga gudbo caqabadaha iyo dhibaatooyinka nololeed ee bulshadeenna.<\/em><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee, Marxuum Cabdi Muriidi Dheere (Ajakis) oo shalay oo ku beegneyd 27\/9\/2021 ku geeriyooday magaalada Muqdisho. \u201cInnaa lillaahi wa Innaa Ileyhi raajicuun. Waxa aan tacsi u dirayaa qoyska, qaraabada iyo shacabka Soomaaliyeed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":5973,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[32,17,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Fanaanka Cabdi Muriidi Ajakis - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fanaanka-cabdi-muriidi-ajakis\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Fanaanka Cabdi Muriidi Ajakis - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee, Marxuum Cabdi Muriidi Dheere (Ajakis) oo shalay oo ku beegneyd 27\/9\/2021 ku geeriyooday magaalada Muqdisho. \u201cInnaa lillaahi wa Innaa Ileyhi raajicuun. Waxa aan tacsi u dirayaa qoyska, qaraabada iyo shacabka Soomaaliyeed [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fanaanka-cabdi-muriidi-ajakis\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-28T12:27:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-09-28T12:33:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/TACSIDA111111111111-696x696-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fanaanka-cabdi-muriidi-ajakis\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fanaanka-cabdi-muriidi-ajakis\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Fanaanka Cabdi Muriidi Ajakis\",\"datePublished\":\"2021-09-28T12:27:48+00:00\",\"dateModified\":\"2021-09-28T12:33:33+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fanaanka-cabdi-muriidi-ajakis\/\"},\"wordCount\":185,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Dhacdooyin Cusub\",\"Featured\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fanaanka-cabdi-muriidi-ajakis\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fanaanka-cabdi-muriidi-ajakis\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fanaanka-cabdi-muriidi-ajakis\/\",\"name\":\"Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Fanaanka Cabdi Muriidi Ajakis - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2021-09-28T12:27:48+00:00\",\"dateModified\":\"2021-09-28T12:33:33+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fanaanka-cabdi-muriidi-ajakis\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fanaanka-cabdi-muriidi-ajakis\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fanaanka-cabdi-muriidi-ajakis\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Fanaanka Cabdi Muriidi Ajakis\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Fanaanka Cabdi Muriidi Ajakis - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fanaanka-cabdi-muriidi-ajakis\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Fanaanka Cabdi Muriidi Ajakis - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee, Marxuum Cabdi Muriidi Dheere (Ajakis) oo shalay oo ku beegneyd 27\/9\/2021 ku geeriyooday magaalada Muqdisho. \u201cInnaa lillaahi wa Innaa Ileyhi raajicuun. Waxa aan tacsi u dirayaa qoyska, qaraabada iyo shacabka Soomaaliyeed [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fanaanka-cabdi-muriidi-ajakis\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2021-09-28T12:27:48+00:00","article_modified_time":"2021-09-28T12:33:33+00:00","og_image":[{"width":480,"height":480,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/TACSIDA111111111111-696x696-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fanaanka-cabdi-muriidi-ajakis\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fanaanka-cabdi-muriidi-ajakis\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Fanaanka Cabdi Muriidi Ajakis","datePublished":"2021-09-28T12:27:48+00:00","dateModified":"2021-09-28T12:33:33+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fanaanka-cabdi-muriidi-ajakis\/"},"wordCount":185,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Dhacdooyin Cusub","Featured","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fanaanka-cabdi-muriidi-ajakis\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fanaanka-cabdi-muriidi-ajakis\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fanaanka-cabdi-muriidi-ajakis\/","name":"Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Fanaanka Cabdi Muriidi Ajakis - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2021-09-28T12:27:48+00:00","dateModified":"2021-09-28T12:33:33+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fanaanka-cabdi-muriidi-ajakis\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fanaanka-cabdi-muriidi-ajakis\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fanaanka-cabdi-muriidi-ajakis\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Fanaanka Cabdi Muriidi Ajakis"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5970"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5970"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5970\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5975,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5970\/revisions\/5975"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5973"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5970"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5970"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5970"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}