{"id":593,"date":"2018-08-12T19:36:06","date_gmt":"2018-08-12T19:36:06","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=593"},"modified":"2018-08-13T19:39:49","modified_gmt":"2018-08-13T19:39:49","slug":"wufuud-heer-sare-ah-oo-u-timid-ka-qeyb-galka-xuska-shan-sanno-guurada-dhalashadii-akadeemiyada-aga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/wufuud-heer-sare-ah-oo-u-timid-ka-qeyb-galka-xuska-shan-sanno-guurada-dhalashadii-akadeemiyada-aga\/","title":{"rendered":"WUFUUD  HEER SARE  AH OO U TIMID KA QEYB GALKA  XUSKA SHAN SANNO GUURADA  DHALASHADII AKADEEMIYADA AGA"},"content":{"rendered":"<h4>Wufuud heerkoodu uu aad u sareeyo oo ka kala yimid dibadda iyo gudaha Soomaaliya ayaa soo gaarey magaalada Muqdisho si ay uga qeyb-qaataan xuska munaasabadda loogu dabaal degayo shan sanno guuradii ka soo wareegtay dhalashadii Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA).<\/h4>\n<h4>Wufuuddaasi\u00a0 ayaa waxaa ka mid ah wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ee Waqooyiga Ameeriko Macallin Saciid Saalax Axmed iyo wakiilada laamaha Akadeemiyada ee K\/Galbeed iyo Puntland \u00a0Prof. Maxamed Cali Kalaay iyo Md, Maxamed Shiikh Xasan Af-guriye (Xukun).<\/h4>\n<h4>Hadal kooban oo ay jeediyeen wakiiladaasi ayay ku sheegeen inay ku faraxsan yihiin ka soo qeyb galka xafladda shan sanno guurada dhalashadii Akadeemiyada Aga, iyaga oo u mahad celiyay Gudoomiyaha Aga Dr. Maxamed\u00a0 Daahir Afrax oo munaasabaddaasi ku marti-qaaday.<\/h4>\n<h4>Madax ka tirsan Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ayaa si diiran u soo dhaweeysay wakiiladaasi madaxda ka ah \u00a0laamaha Akadeemiyada Aga.<\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-596\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/MG_8628-540x360.jpg\" alt=\"\" width=\"540\" height=\"360\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/MG_8628-540x360.jpg 540w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/MG_8628-540x360-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 540px) 100vw, 540px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-598\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/DSC00308-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/DSC00308-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/DSC00308-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/DSC00308-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-601\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/thumbnail_L-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/thumbnail_L-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/thumbnail_L-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/thumbnail_L-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/thumbnail_L.jpg 1095w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wufuud heerkoodu uu aad u sareeyo oo ka kala yimid dibadda iyo gudaha Soomaaliya ayaa soo gaarey magaalada Muqdisho si ay uga qeyb-qaataan xuska munaasabadda loogu dabaal degayo shan sanno guuradii ka soo wareegtay dhalashadii Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA). Wufuuddaasi\u00a0 ayaa waxaa ka mid ah wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ee Waqooyiga Ameeriko Macallin Saciid Saalax Axmed iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":596,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>WUFUUD HEER SARE AH OO U TIMID KA QEYB GALKA XUSKA SHAN SANNO GUURADA DHALASHADII AKADEEMIYADA AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/wufuud-heer-sare-ah-oo-u-timid-ka-qeyb-galka-xuska-shan-sanno-guurada-dhalashadii-akadeemiyada-aga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"WUFUUD HEER SARE AH OO U TIMID KA QEYB GALKA XUSKA SHAN SANNO GUURADA DHALASHADII AKADEEMIYADA AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wufuud heerkoodu uu aad u sareeyo oo ka kala yimid dibadda iyo gudaha Soomaaliya ayaa soo gaarey magaalada Muqdisho si ay uga qeyb-qaataan xuska munaasabadda loogu dabaal degayo shan sanno guuradii ka soo wareegtay dhalashadii Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA). Wufuuddaasi\u00a0 ayaa waxaa ka mid ah wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ee Waqooyiga Ameeriko Macallin Saciid Saalax Axmed iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wufuud-heer-sare-ah-oo-u-timid-ka-qeyb-galka-xuska-shan-sanno-guurada-dhalashadii-akadeemiyada-aga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-08-12T19:36:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2018-08-13T19:39:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/MG_8628-540x360.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"540\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wufuud-heer-sare-ah-oo-u-timid-ka-qeyb-galka-xuska-shan-sanno-guurada-dhalashadii-akadeemiyada-aga\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wufuud-heer-sare-ah-oo-u-timid-ka-qeyb-galka-xuska-shan-sanno-guurada-dhalashadii-akadeemiyada-aga\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"WUFUUD HEER SARE AH OO U TIMID KA QEYB GALKA XUSKA SHAN SANNO GUURADA DHALASHADII AKADEEMIYADA AGA\",\"datePublished\":\"2018-08-12T19:36:06+00:00\",\"dateModified\":\"2018-08-13T19:39:49+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wufuud-heer-sare-ah-oo-u-timid-ka-qeyb-galka-xuska-shan-sanno-guurada-dhalashadii-akadeemiyada-aga\/\"},\"wordCount\":150,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/wufuud-heer-sare-ah-oo-u-timid-ka-qeyb-galka-xuska-shan-sanno-guurada-dhalashadii-akadeemiyada-aga\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wufuud-heer-sare-ah-oo-u-timid-ka-qeyb-galka-xuska-shan-sanno-guurada-dhalashadii-akadeemiyada-aga\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wufuud-heer-sare-ah-oo-u-timid-ka-qeyb-galka-xuska-shan-sanno-guurada-dhalashadii-akadeemiyada-aga\/\",\"name\":\"WUFUUD HEER SARE AH OO U TIMID KA QEYB GALKA XUSKA SHAN SANNO GUURADA DHALASHADII AKADEEMIYADA AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-08-12T19:36:06+00:00\",\"dateModified\":\"2018-08-13T19:39:49+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wufuud-heer-sare-ah-oo-u-timid-ka-qeyb-galka-xuska-shan-sanno-guurada-dhalashadii-akadeemiyada-aga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/wufuud-heer-sare-ah-oo-u-timid-ka-qeyb-galka-xuska-shan-sanno-guurada-dhalashadii-akadeemiyada-aga\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wufuud-heer-sare-ah-oo-u-timid-ka-qeyb-galka-xuska-shan-sanno-guurada-dhalashadii-akadeemiyada-aga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"WUFUUD HEER SARE AH OO U TIMID KA QEYB GALKA XUSKA SHAN SANNO GUURADA DHALASHADII AKADEEMIYADA AGA\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"WUFUUD HEER SARE AH OO U TIMID KA QEYB GALKA XUSKA SHAN SANNO GUURADA DHALASHADII AKADEEMIYADA AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/wufuud-heer-sare-ah-oo-u-timid-ka-qeyb-galka-xuska-shan-sanno-guurada-dhalashadii-akadeemiyada-aga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"WUFUUD HEER SARE AH OO U TIMID KA QEYB GALKA XUSKA SHAN SANNO GUURADA DHALASHADII AKADEEMIYADA AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Wufuud heerkoodu uu aad u sareeyo oo ka kala yimid dibadda iyo gudaha Soomaaliya ayaa soo gaarey magaalada Muqdisho si ay uga qeyb-qaataan xuska munaasabadda loogu dabaal degayo shan sanno guuradii ka soo wareegtay dhalashadii Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA). Wufuuddaasi\u00a0 ayaa waxaa ka mid ah wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ee Waqooyiga Ameeriko Macallin Saciid Saalax Axmed iyo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/wufuud-heer-sare-ah-oo-u-timid-ka-qeyb-galka-xuska-shan-sanno-guurada-dhalashadii-akadeemiyada-aga\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-08-12T19:36:06+00:00","article_modified_time":"2018-08-13T19:39:49+00:00","og_image":[{"width":540,"height":360,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/MG_8628-540x360.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wufuud-heer-sare-ah-oo-u-timid-ka-qeyb-galka-xuska-shan-sanno-guurada-dhalashadii-akadeemiyada-aga\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wufuud-heer-sare-ah-oo-u-timid-ka-qeyb-galka-xuska-shan-sanno-guurada-dhalashadii-akadeemiyada-aga\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"WUFUUD HEER SARE AH OO U TIMID KA QEYB GALKA XUSKA SHAN SANNO GUURADA DHALASHADII AKADEEMIYADA AGA","datePublished":"2018-08-12T19:36:06+00:00","dateModified":"2018-08-13T19:39:49+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wufuud-heer-sare-ah-oo-u-timid-ka-qeyb-galka-xuska-shan-sanno-guurada-dhalashadii-akadeemiyada-aga\/"},"wordCount":150,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/wufuud-heer-sare-ah-oo-u-timid-ka-qeyb-galka-xuska-shan-sanno-guurada-dhalashadii-akadeemiyada-aga\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wufuud-heer-sare-ah-oo-u-timid-ka-qeyb-galka-xuska-shan-sanno-guurada-dhalashadii-akadeemiyada-aga\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wufuud-heer-sare-ah-oo-u-timid-ka-qeyb-galka-xuska-shan-sanno-guurada-dhalashadii-akadeemiyada-aga\/","name":"WUFUUD HEER SARE AH OO U TIMID KA QEYB GALKA XUSKA SHAN SANNO GUURADA DHALASHADII AKADEEMIYADA AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-08-12T19:36:06+00:00","dateModified":"2018-08-13T19:39:49+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wufuud-heer-sare-ah-oo-u-timid-ka-qeyb-galka-xuska-shan-sanno-guurada-dhalashadii-akadeemiyada-aga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/wufuud-heer-sare-ah-oo-u-timid-ka-qeyb-galka-xuska-shan-sanno-guurada-dhalashadii-akadeemiyada-aga\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wufuud-heer-sare-ah-oo-u-timid-ka-qeyb-galka-xuska-shan-sanno-guurada-dhalashadii-akadeemiyada-aga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"WUFUUD HEER SARE AH OO U TIMID KA QEYB GALKA XUSKA SHAN SANNO GUURADA DHALASHADII AKADEEMIYADA AGA"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/593"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=593"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/593\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":602,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/593\/revisions\/602"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/596"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=593"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=593"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=593"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}