{"id":590,"date":"2018-08-11T09:52:22","date_gmt":"2018-08-11T09:52:22","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=590"},"modified":"2018-08-11T09:52:22","modified_gmt":"2018-08-11T09:52:22","slug":"akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-xusaysa-shan-sano-guuradii-dhalashadeeda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-xusaysa-shan-sano-guuradii-dhalashadeeda\/","title":{"rendered":"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO XUSAYSA SHAN SANO GUURADII DHALASHADEEDA"},"content":{"rendered":"<p>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa lagu wadaa 13 Agoosto 2018-ka in ay u dabaal-degto xuska shan sano guuradii ka soo wareegtay dhalashadii Akadeemiyadaas.<\/p>\n<p>Munaasabdda xafladaasi oo si weyn loo\u00a0 agaasimayo ayaa haatan qaban-qaabadeeda\u00a0 waxa\u00a0 ay ka socotaa magaalada\u00a0 Muqdisho, waxaana la filayaa munaasbadaasi inay ka \u00a0soo qey-galaan madax ka tirsan Dawladda Soomaaliya, Xeel dheerayaal ku caan baxay afka iyo dhaqanka iyo marti sharaf kale.<\/p>\n<p>Masuuliyiin ka tirsan maqaawiirta Akadeemiyada Aga oo ka yimid dhanka dibadda iyo Wakiilada Akadeemiyadaas ee maamulada\u00a0 K\/Galbeed, Puntland\u00a0 iyo Somaliland ayaa qeyb ka ah\u00a0 masuuliyiinta lagu martiqaaday munaasabadaas qiimaha leh.<\/p>\n<p>Barnaamijyo xiiso badan \u00a0oo isugu jiri doono taariikhda, waxqabadka iyo horumarka Aga ayaa la filayaa in munaasbadaas lagu soo bandhigo. Sidoo kale qorshuha waxa uu yahay in xafladaasi lagu daawado Filim ka tarjumaya waxtaqabka Aga iyo suugaan ka hadlaysa dadaalka ay Akadeemiyadu ugu jirto daryeelka afka Soomaaliga iyo hal-abuurkiisa.<\/p>\n<p>Shan sano ka hor ayaa xilligaan oo kale waxaa dalka Jabuuti dhidibada loogu taagay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga, taasi\u00a0 oo u xil saarann illaalinta iyo horumarinta afkeena hooyo.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-591\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/shiikha2.jpg\" alt=\"\" width=\"699\" height=\"439\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/shiikha2.jpg 699w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/shiikha2-300x188.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 699px) 100vw, 699px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa lagu wadaa 13 Agoosto 2018-ka in ay u dabaal-degto xuska shan sano guuradii ka soo wareegtay dhalashadii Akadeemiyadaas. Munaasabdda xafladaasi oo si weyn loo\u00a0 agaasimayo ayaa haatan qaban-qaabadeeda\u00a0 waxa\u00a0 ay ka socotaa magaalada\u00a0 Muqdisho, waxaana la filayaa munaasbadaasi inay ka \u00a0soo qey-galaan madax ka tirsan Dawladda Soomaaliya, Xeel dheerayaal ku caan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":591,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO XUSAYSA SHAN SANO GUURADII DHALASHADEEDA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-xusaysa-shan-sano-guuradii-dhalashadeeda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO XUSAYSA SHAN SANO GUURADII DHALASHADEEDA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa lagu wadaa 13 Agoosto 2018-ka in ay u dabaal-degto xuska shan sano guuradii ka soo wareegtay dhalashadii Akadeemiyadaas. Munaasabdda xafladaasi oo si weyn loo\u00a0 agaasimayo ayaa haatan qaban-qaabadeeda\u00a0 waxa\u00a0 ay ka socotaa magaalada\u00a0 Muqdisho, waxaana la filayaa munaasbadaasi inay ka \u00a0soo qey-galaan madax ka tirsan Dawladda Soomaaliya, Xeel dheerayaal ku caan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-xusaysa-shan-sano-guuradii-dhalashadeeda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-08-11T09:52:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/shiikha2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"699\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"439\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-xusaysa-shan-sano-guuradii-dhalashadeeda\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-xusaysa-shan-sano-guuradii-dhalashadeeda\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO XUSAYSA SHAN SANO GUURADII DHALASHADEEDA\",\"datePublished\":\"2018-08-11T09:52:22+00:00\",\"dateModified\":\"2018-08-11T09:52:22+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-xusaysa-shan-sano-guuradii-dhalashadeeda\/\"},\"wordCount\":176,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-xusaysa-shan-sano-guuradii-dhalashadeeda\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-xusaysa-shan-sano-guuradii-dhalashadeeda\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-xusaysa-shan-sano-guuradii-dhalashadeeda\/\",\"name\":\"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO XUSAYSA SHAN SANO GUURADII DHALASHADEEDA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-08-11T09:52:22+00:00\",\"dateModified\":\"2018-08-11T09:52:22+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-xusaysa-shan-sano-guuradii-dhalashadeeda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-xusaysa-shan-sano-guuradii-dhalashadeeda\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-xusaysa-shan-sano-guuradii-dhalashadeeda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO XUSAYSA SHAN SANO GUURADII DHALASHADEEDA\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO XUSAYSA SHAN SANO GUURADII DHALASHADEEDA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-xusaysa-shan-sano-guuradii-dhalashadeeda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO XUSAYSA SHAN SANO GUURADII DHALASHADEEDA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa lagu wadaa 13 Agoosto 2018-ka in ay u dabaal-degto xuska shan sano guuradii ka soo wareegtay dhalashadii Akadeemiyadaas. Munaasabdda xafladaasi oo si weyn loo\u00a0 agaasimayo ayaa haatan qaban-qaabadeeda\u00a0 waxa\u00a0 ay ka socotaa magaalada\u00a0 Muqdisho, waxaana la filayaa munaasbadaasi inay ka \u00a0soo qey-galaan madax ka tirsan Dawladda Soomaaliya, Xeel dheerayaal ku caan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-xusaysa-shan-sano-guuradii-dhalashadeeda\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-08-11T09:52:22+00:00","og_image":[{"width":699,"height":439,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/shiikha2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-xusaysa-shan-sano-guuradii-dhalashadeeda\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-xusaysa-shan-sano-guuradii-dhalashadeeda\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO XUSAYSA SHAN SANO GUURADII DHALASHADEEDA","datePublished":"2018-08-11T09:52:22+00:00","dateModified":"2018-08-11T09:52:22+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-xusaysa-shan-sano-guuradii-dhalashadeeda\/"},"wordCount":176,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-xusaysa-shan-sano-guuradii-dhalashadeeda\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-xusaysa-shan-sano-guuradii-dhalashadeeda\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-xusaysa-shan-sano-guuradii-dhalashadeeda\/","name":"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO XUSAYSA SHAN SANO GUURADII DHALASHADEEDA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-08-11T09:52:22+00:00","dateModified":"2018-08-11T09:52:22+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-xusaysa-shan-sano-guuradii-dhalashadeeda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-xusaysa-shan-sano-guuradii-dhalashadeeda\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-xusaysa-shan-sano-guuradii-dhalashadeeda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO XUSAYSA SHAN SANO GUURADII DHALASHADEEDA"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/590"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=590"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/590\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":592,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/590\/revisions\/592"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/591"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=590"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=590"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=590"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}