{"id":5848,"date":"2021-08-29T16:17:44","date_gmt":"2021-08-29T13:17:44","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=5848"},"modified":"2021-08-29T16:23:51","modified_gmt":"2021-08-29T13:23:51","slug":"akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-ummadda-oo-kala-saxiixday-iskaashi-iyo-wada-shaqeyn-mou","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-ummadda-oo-kala-saxiixday-iskaashi-iyo-wada-shaqeyn-mou\/","title":{"rendered":"Akadeemiye-Goboleedka AGA iyo Jaamacadda Ummadda oo kala Saxiixday Iskaashi iyo Wada-shaqeyn (MoU)"},"content":{"rendered":"<h4>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) iyo Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) oo ka mid ah jaamacadaha ugu caansan Geeska Afrika ayaa\u00a0 maanta oo ku beegan 29\/8\/2021, waxa ay kala saxiixdeen heshiis ku saabsan Iskaashi iyo Wada-shaqeyn (MoU), iyada oo munaasabaddii saxiixa heshiiskaasi uu ka dhacay xarunta Jaamacadda Ummadda ee magaalada Muqdisho.<\/h4>\n<h4>Heshiiskaas taariikhiga ah, waxaa dhinaca Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) u saxiixay Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AGA Dr. Maxamed Daahir Afrax, halka uu Jaamacadda Umaddana uu u saxiixay Guddoomiyaha jaamacaddaasi Bare Sare Xasan Cumar Mahadallah.<\/h4>\n<h4>Heshiiskaas laba geesoodka ah ayaa waxa uu ku qotomaa sidii ay labada dhinac isaga kaashan lahaayeen horumarinta afka, dhaqanka, aqoon faafinta iyo hal-abuurka Soomaalida.<\/h4>\n<h4>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax oo ka hadlay munaasabaddii saxiixa heshiiskaasi ayaa sheegay maanta in ay tahay maalin ku weyn bahda afka, dhaqanka iyo aqoon-faafinta, maadaama ay laba hay\u2019adood oo hormuud ah ay kala saxiixanayaan heshiis iskaashi iyo wada shaqeyn. Waxaana uu iftiimiyay AGA iyo jaamacadda Ummadda heshiiskoodu in uu yahay mid wax badan ku soo kordhin doona aqoon-faafinta Soomaalida.<\/h4>\n<h4>\u201cAkadeemiye-Goboleedka AGA, waxa ay u xil-saaran tahay daryeelka iyo hiilka afka Soomaaliga, nasiib wanaag waxa badan ayay qabatay, waxaana ka xusi karnaa cilmi baarsita afka iyo hal-abuurkiisa, ku wacyi-galinta bulshada muhiimada uu afku leeyahay, adeegsiga af Soomaali sax ah, tababbar-siinta naadiyada akhriska iyo qoraalka iyo da\u2019yarta kaleba\u201d ayuu yiri Dr. Afrax oo si faahfaahsan uga hadlay muhiimadda uu leeyahay afkeenna hooyo.<\/h4>\n<h4>Guddoomiyaha Jaamacdda Ummadda Soomaaliyeed Bare Sare Xasan Cumar Mahadallah oo isna halkaasi ka hadlay ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo heshiiskaasi taariikhiga ah , waxaana uu hoosta ka xarriiqay in uu heshiiskaasi faa\u2019iido u noqon doono iskaashiga labadaasi hay\u2019adood, isaga oo Guddoomiyaha AGA uga mahad-celiay dadaalkiisa ku aadan nooleynta iyo daryeelka afka Soomaaliga.<\/h4>\n<h4>Sidoo kale, munaasbadaaasi waxaa ka hadlay labada xildhibaan ee kala ah Xildhibaan Khaalid Macow oo ka tirsan maqaawiirta AGA, kana mid ah macallimiinta jaamacadda Ummadda iyo Xildhibaan Maryan Cariif Qaasin oo iyaduna ka mid ah asaasayaashii iyo maqaawiirta AGA, waxayna halkaasi ka sheegeen in ay ku faraxsan yihiin heshiiska ay kala saxiixden AGA iyo Jaamacadda Ummadda, iyaga oo dhanka kale ka hadlay qiimaha uu leeyahay afka hooyo.<\/h4>\n<h4>Madaxdaasi ka hor, waxaa halkaasi ka hadlay Guddoomiye Ku-xigeenka\u00a0 Jaamacdad Ummadda Dr. C\/llaahi Shiikh Rashiid (Maki) oo ka sheekeeyay taariikha Jaamacadda Ummadda iyo dadaalkii loo soo galay dib u soo nooleynteeda.<\/h4>\n<h4>\u00a0Mumaasabadaasi oo si qurux loo soo agaasimay ayaa waxa ay ku soo dhammaatay jawi aad u wanaagsan.<\/h4>\n<h4><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-5854\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236642007_157646279759915_2102178590927864271_n-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236642007_157646279759915_2102178590927864271_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236642007_157646279759915_2102178590927864271_n-1024x767.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236642007_157646279759915_2102178590927864271_n-768x575.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236642007_157646279759915_2102178590927864271_n-150x112.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236642007_157646279759915_2102178590927864271_n-600x450.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236642007_157646279759915_2102178590927864271_n-696x521.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236642007_157646279759915_2102178590927864271_n-1068x800.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236642007_157646279759915_2102178590927864271_n-561x420.jpg 561w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236642007_157646279759915_2102178590927864271_n-1121x840.jpg 1121w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236642007_157646279759915_2102178590927864271_n-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236642007_157646279759915_2102178590927864271_n-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236642007_157646279759915_2102178590927864271_n-265x198.jpg 265w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236642007_157646279759915_2102178590927864271_n-530x396.jpg 530w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236642007_157646279759915_2102178590927864271_n.jpg 1284w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-5855\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236650857_336254614957809_1287210587517185407_n-300x194.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"194\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236650857_336254614957809_1287210587517185407_n-300x194.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236650857_336254614957809_1287210587517185407_n-768x497.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236650857_336254614957809_1287210587517185407_n-150x97.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236650857_336254614957809_1287210587517185407_n-600x388.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236650857_336254614957809_1287210587517185407_n-696x450.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236650857_336254614957809_1287210587517185407_n-650x420.jpg 650w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236650857_336254614957809_1287210587517185407_n.jpg 1024w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-5851\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236152921_2955715374757669_7542384061605822712_n-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236152921_2955715374757669_7542384061605822712_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236152921_2955715374757669_7542384061605822712_n-1024x767.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236152921_2955715374757669_7542384061605822712_n-768x575.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236152921_2955715374757669_7542384061605822712_n-150x112.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236152921_2955715374757669_7542384061605822712_n-600x450.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236152921_2955715374757669_7542384061605822712_n-696x521.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236152921_2955715374757669_7542384061605822712_n-1068x800.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236152921_2955715374757669_7542384061605822712_n-561x420.jpg 561w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236152921_2955715374757669_7542384061605822712_n-1121x840.jpg 1121w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236152921_2955715374757669_7542384061605822712_n-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236152921_2955715374757669_7542384061605822712_n-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236152921_2955715374757669_7542384061605822712_n-265x198.jpg 265w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236152921_2955715374757669_7542384061605822712_n-530x396.jpg 530w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236152921_2955715374757669_7542384061605822712_n.jpg 1284w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-5857\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237608294_384283496664789_1900723226102797262_n-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237608294_384283496664789_1900723226102797262_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237608294_384283496664789_1900723226102797262_n-1024x767.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237608294_384283496664789_1900723226102797262_n-768x575.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237608294_384283496664789_1900723226102797262_n-150x112.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237608294_384283496664789_1900723226102797262_n-600x450.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237608294_384283496664789_1900723226102797262_n-696x521.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237608294_384283496664789_1900723226102797262_n-1068x800.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237608294_384283496664789_1900723226102797262_n-561x420.jpg 561w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237608294_384283496664789_1900723226102797262_n-1121x840.jpg 1121w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237608294_384283496664789_1900723226102797262_n-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237608294_384283496664789_1900723226102797262_n-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237608294_384283496664789_1900723226102797262_n-265x198.jpg 265w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237608294_384283496664789_1900723226102797262_n-530x396.jpg 530w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237608294_384283496664789_1900723226102797262_n.jpg 1284w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-5853\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236623117_583302479508221_4538198944598530948_n-225x300.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236623117_583302479508221_4538198944598530948_n-225x300.jpg 225w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236623117_583302479508221_4538198944598530948_n-768x1024.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236623117_583302479508221_4538198944598530948_n-1152x1536.jpg 1152w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236623117_583302479508221_4538198944598530948_n-150x200.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236623117_583302479508221_4538198944598530948_n-300x400.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236623117_583302479508221_4538198944598530948_n-600x800.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236623117_583302479508221_4538198944598530948_n-696x928.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236623117_583302479508221_4538198944598530948_n-1068x1424.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236623117_583302479508221_4538198944598530948_n-315x420.jpg 315w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236623117_583302479508221_4538198944598530948_n-630x840.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236623117_583302479508221_4538198944598530948_n.jpg 1284w\" sizes=\"(max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-5861\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/238356942_172157744922671_5177978726305471144_n-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/238356942_172157744922671_5177978726305471144_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/238356942_172157744922671_5177978726305471144_n-1024x767.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/238356942_172157744922671_5177978726305471144_n-768x575.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/238356942_172157744922671_5177978726305471144_n-150x112.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/238356942_172157744922671_5177978726305471144_n-600x450.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/238356942_172157744922671_5177978726305471144_n-696x521.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/238356942_172157744922671_5177978726305471144_n-1068x800.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/238356942_172157744922671_5177978726305471144_n-561x420.jpg 561w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/238356942_172157744922671_5177978726305471144_n-1121x840.jpg 1121w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/238356942_172157744922671_5177978726305471144_n-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/238356942_172157744922671_5177978726305471144_n-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/238356942_172157744922671_5177978726305471144_n-265x198.jpg 265w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/238356942_172157744922671_5177978726305471144_n-530x396.jpg 530w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/238356942_172157744922671_5177978726305471144_n.jpg 1284w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-5858\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237638142_2964672503792506_1627786587022112925_n-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237638142_2964672503792506_1627786587022112925_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237638142_2964672503792506_1627786587022112925_n-1024x767.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237638142_2964672503792506_1627786587022112925_n-768x575.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237638142_2964672503792506_1627786587022112925_n-150x112.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237638142_2964672503792506_1627786587022112925_n-600x450.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237638142_2964672503792506_1627786587022112925_n-696x521.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237638142_2964672503792506_1627786587022112925_n-1068x800.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237638142_2964672503792506_1627786587022112925_n-561x420.jpg 561w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237638142_2964672503792506_1627786587022112925_n-1121x840.jpg 1121w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237638142_2964672503792506_1627786587022112925_n-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237638142_2964672503792506_1627786587022112925_n-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237638142_2964672503792506_1627786587022112925_n-265x198.jpg 265w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237638142_2964672503792506_1627786587022112925_n-530x396.jpg 530w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237638142_2964672503792506_1627786587022112925_n.jpg 1284w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-5860\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/238029455_589118805436673_252822728558888374_n-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/238029455_589118805436673_252822728558888374_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/238029455_589118805436673_252822728558888374_n-1024x767.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/238029455_589118805436673_252822728558888374_n-768x575.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/238029455_589118805436673_252822728558888374_n-150x112.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/238029455_589118805436673_252822728558888374_n-600x450.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/238029455_589118805436673_252822728558888374_n-696x521.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/238029455_589118805436673_252822728558888374_n-1068x800.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/238029455_589118805436673_252822728558888374_n-561x420.jpg 561w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/238029455_589118805436673_252822728558888374_n-1121x840.jpg 1121w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/238029455_589118805436673_252822728558888374_n-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/238029455_589118805436673_252822728558888374_n-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/238029455_589118805436673_252822728558888374_n-265x198.jpg 265w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/238029455_589118805436673_252822728558888374_n-530x396.jpg 530w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/238029455_589118805436673_252822728558888374_n.jpg 1284w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-5863\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/240784928_541795377071466_1459224007350033106_n-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/240784928_541795377071466_1459224007350033106_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/240784928_541795377071466_1459224007350033106_n-1024x767.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/240784928_541795377071466_1459224007350033106_n-768x575.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/240784928_541795377071466_1459224007350033106_n-150x112.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/240784928_541795377071466_1459224007350033106_n-600x450.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/240784928_541795377071466_1459224007350033106_n-696x521.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/240784928_541795377071466_1459224007350033106_n-1068x800.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/240784928_541795377071466_1459224007350033106_n-561x420.jpg 561w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/240784928_541795377071466_1459224007350033106_n-1121x840.jpg 1121w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/240784928_541795377071466_1459224007350033106_n-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/240784928_541795377071466_1459224007350033106_n-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/240784928_541795377071466_1459224007350033106_n-265x198.jpg 265w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/240784928_541795377071466_1459224007350033106_n-530x396.jpg 530w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/240784928_541795377071466_1459224007350033106_n.jpg 1284w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-5859\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237863913_2930311470514176_4870257041308068120_n-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237863913_2930311470514176_4870257041308068120_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237863913_2930311470514176_4870257041308068120_n-1024x767.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237863913_2930311470514176_4870257041308068120_n-768x575.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237863913_2930311470514176_4870257041308068120_n-150x112.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237863913_2930311470514176_4870257041308068120_n-600x450.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237863913_2930311470514176_4870257041308068120_n-696x521.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237863913_2930311470514176_4870257041308068120_n-1068x800.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237863913_2930311470514176_4870257041308068120_n-561x420.jpg 561w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237863913_2930311470514176_4870257041308068120_n-1121x840.jpg 1121w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237863913_2930311470514176_4870257041308068120_n-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237863913_2930311470514176_4870257041308068120_n-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237863913_2930311470514176_4870257041308068120_n-265x198.jpg 265w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237863913_2930311470514176_4870257041308068120_n-530x396.jpg 530w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237863913_2930311470514176_4870257041308068120_n.jpg 1284w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-5856\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236995356_3018677775045993_5781897318875899900_n-1-225x300.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236995356_3018677775045993_5781897318875899900_n-1-225x300.jpg 225w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236995356_3018677775045993_5781897318875899900_n-1-768x1024.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236995356_3018677775045993_5781897318875899900_n-1-1152x1536.jpg 1152w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236995356_3018677775045993_5781897318875899900_n-1-150x200.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236995356_3018677775045993_5781897318875899900_n-1-300x400.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236995356_3018677775045993_5781897318875899900_n-1-600x800.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236995356_3018677775045993_5781897318875899900_n-1-696x928.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236995356_3018677775045993_5781897318875899900_n-1-1068x1424.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236995356_3018677775045993_5781897318875899900_n-1-315x420.jpg 315w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236995356_3018677775045993_5781897318875899900_n-1-630x840.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236995356_3018677775045993_5781897318875899900_n-1.jpg 1284w\" sizes=\"(max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-5849\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/240803247_1061143361288258_1706392109462837047_n-225x300.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/240803247_1061143361288258_1706392109462837047_n-225x300.jpg 225w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/240803247_1061143361288258_1706392109462837047_n-768x1024.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/240803247_1061143361288258_1706392109462837047_n-1152x1536.jpg 1152w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/240803247_1061143361288258_1706392109462837047_n-150x200.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/240803247_1061143361288258_1706392109462837047_n-300x400.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/240803247_1061143361288258_1706392109462837047_n-600x800.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/240803247_1061143361288258_1706392109462837047_n-696x928.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/240803247_1061143361288258_1706392109462837047_n-1068x1424.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/240803247_1061143361288258_1706392109462837047_n-315x420.jpg 315w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/240803247_1061143361288258_1706392109462837047_n-630x840.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/240803247_1061143361288258_1706392109462837047_n.jpg 1284w\" sizes=\"(max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-5850\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/235764239_1040817770058005_1610797932427320560_n-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/235764239_1040817770058005_1610797932427320560_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/235764239_1040817770058005_1610797932427320560_n-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/235764239_1040817770058005_1610797932427320560_n-150x113.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/235764239_1040817770058005_1610797932427320560_n-600x450.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/235764239_1040817770058005_1610797932427320560_n-696x522.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/235764239_1040817770058005_1610797932427320560_n-560x420.jpg 560w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/235764239_1040817770058005_1610797932427320560_n-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/235764239_1040817770058005_1610797932427320560_n-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/235764239_1040817770058005_1610797932427320560_n-265x198.jpg 265w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/235764239_1040817770058005_1610797932427320560_n-530x396.jpg 530w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/235764239_1040817770058005_1610797932427320560_n.jpg 1024w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-5862\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/238387182_868860883733430_843429929742952690_n-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/238387182_868860883733430_843429929742952690_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/238387182_868860883733430_843429929742952690_n-1024x767.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/238387182_868860883733430_843429929742952690_n-768x575.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/238387182_868860883733430_843429929742952690_n-150x112.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/238387182_868860883733430_843429929742952690_n-600x450.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/238387182_868860883733430_843429929742952690_n-696x521.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/238387182_868860883733430_843429929742952690_n-1068x800.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/238387182_868860883733430_843429929742952690_n-561x420.jpg 561w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/238387182_868860883733430_843429929742952690_n-1121x840.jpg 1121w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/238387182_868860883733430_843429929742952690_n-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/238387182_868860883733430_843429929742952690_n-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/238387182_868860883733430_843429929742952690_n-265x198.jpg 265w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/238387182_868860883733430_843429929742952690_n-530x396.jpg 530w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/238387182_868860883733430_843429929742952690_n.jpg 1284w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) iyo Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) oo ka mid ah jaamacadaha ugu caansan Geeska Afrika ayaa\u00a0 maanta oo ku beegan 29\/8\/2021, waxa ay kala saxiixdeen heshiis ku saabsan Iskaashi iyo Wada-shaqeyn (MoU), iyada oo munaasabaddii saxiixa heshiiskaasi uu ka dhacay xarunta Jaamacadda Ummadda ee magaalada Muqdisho. Heshiiskaas taariikhiga ah, waxaa dhinaca Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":5855,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[32,17,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akadeemiye-Goboleedka AGA iyo Jaamacadda Ummadda oo kala Saxiixday Iskaashi iyo Wada-shaqeyn (MoU) - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-ummadda-oo-kala-saxiixday-iskaashi-iyo-wada-shaqeyn-mou\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akadeemiye-Goboleedka AGA iyo Jaamacadda Ummadda oo kala Saxiixday Iskaashi iyo Wada-shaqeyn (MoU) - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) iyo Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) oo ka mid ah jaamacadaha ugu caansan Geeska Afrika ayaa\u00a0 maanta oo ku beegan 29\/8\/2021, waxa ay kala saxiixdeen heshiis ku saabsan Iskaashi iyo Wada-shaqeyn (MoU), iyada oo munaasabaddii saxiixa heshiiskaasi uu ka dhacay xarunta Jaamacadda Ummadda ee magaalada Muqdisho. Heshiiskaas taariikhiga ah, waxaa dhinaca Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-ummadda-oo-kala-saxiixday-iskaashi-iyo-wada-shaqeyn-mou\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-08-29T13:17:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-08-29T13:23:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236650857_336254614957809_1287210587517185407_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"662\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-ummadda-oo-kala-saxiixday-iskaashi-iyo-wada-shaqeyn-mou\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-ummadda-oo-kala-saxiixday-iskaashi-iyo-wada-shaqeyn-mou\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Akadeemiye-Goboleedka AGA iyo Jaamacadda Ummadda oo kala Saxiixday Iskaashi iyo Wada-shaqeyn (MoU)\",\"datePublished\":\"2021-08-29T13:17:44+00:00\",\"dateModified\":\"2021-08-29T13:23:51+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-ummadda-oo-kala-saxiixday-iskaashi-iyo-wada-shaqeyn-mou\/\"},\"wordCount\":408,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Dhacdooyin Cusub\",\"Featured\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-ummadda-oo-kala-saxiixday-iskaashi-iyo-wada-shaqeyn-mou\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-ummadda-oo-kala-saxiixday-iskaashi-iyo-wada-shaqeyn-mou\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-ummadda-oo-kala-saxiixday-iskaashi-iyo-wada-shaqeyn-mou\/\",\"name\":\"Akadeemiye-Goboleedka AGA iyo Jaamacadda Ummadda oo kala Saxiixday Iskaashi iyo Wada-shaqeyn (MoU) - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2021-08-29T13:17:44+00:00\",\"dateModified\":\"2021-08-29T13:23:51+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-ummadda-oo-kala-saxiixday-iskaashi-iyo-wada-shaqeyn-mou\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-ummadda-oo-kala-saxiixday-iskaashi-iyo-wada-shaqeyn-mou\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-ummadda-oo-kala-saxiixday-iskaashi-iyo-wada-shaqeyn-mou\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akadeemiye-Goboleedka AGA iyo Jaamacadda Ummadda oo kala Saxiixday Iskaashi iyo Wada-shaqeyn (MoU)\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akadeemiye-Goboleedka AGA iyo Jaamacadda Ummadda oo kala Saxiixday Iskaashi iyo Wada-shaqeyn (MoU) - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-ummadda-oo-kala-saxiixday-iskaashi-iyo-wada-shaqeyn-mou\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akadeemiye-Goboleedka AGA iyo Jaamacadda Ummadda oo kala Saxiixday Iskaashi iyo Wada-shaqeyn (MoU) - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) iyo Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) oo ka mid ah jaamacadaha ugu caansan Geeska Afrika ayaa\u00a0 maanta oo ku beegan 29\/8\/2021, waxa ay kala saxiixdeen heshiis ku saabsan Iskaashi iyo Wada-shaqeyn (MoU), iyada oo munaasabaddii saxiixa heshiiskaasi uu ka dhacay xarunta Jaamacadda Ummadda ee magaalada Muqdisho. Heshiiskaas taariikhiga ah, waxaa dhinaca Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-ummadda-oo-kala-saxiixday-iskaashi-iyo-wada-shaqeyn-mou\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2021-08-29T13:17:44+00:00","article_modified_time":"2021-08-29T13:23:51+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":662,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236650857_336254614957809_1287210587517185407_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-ummadda-oo-kala-saxiixday-iskaashi-iyo-wada-shaqeyn-mou\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-ummadda-oo-kala-saxiixday-iskaashi-iyo-wada-shaqeyn-mou\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Akadeemiye-Goboleedka AGA iyo Jaamacadda Ummadda oo kala Saxiixday Iskaashi iyo Wada-shaqeyn (MoU)","datePublished":"2021-08-29T13:17:44+00:00","dateModified":"2021-08-29T13:23:51+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-ummadda-oo-kala-saxiixday-iskaashi-iyo-wada-shaqeyn-mou\/"},"wordCount":408,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Dhacdooyin Cusub","Featured","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-ummadda-oo-kala-saxiixday-iskaashi-iyo-wada-shaqeyn-mou\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-ummadda-oo-kala-saxiixday-iskaashi-iyo-wada-shaqeyn-mou\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-ummadda-oo-kala-saxiixday-iskaashi-iyo-wada-shaqeyn-mou\/","name":"Akadeemiye-Goboleedka AGA iyo Jaamacadda Ummadda oo kala Saxiixday Iskaashi iyo Wada-shaqeyn (MoU) - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2021-08-29T13:17:44+00:00","dateModified":"2021-08-29T13:23:51+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-ummadda-oo-kala-saxiixday-iskaashi-iyo-wada-shaqeyn-mou\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-ummadda-oo-kala-saxiixday-iskaashi-iyo-wada-shaqeyn-mou\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-ummadda-oo-kala-saxiixday-iskaashi-iyo-wada-shaqeyn-mou\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akadeemiye-Goboleedka AGA iyo Jaamacadda Ummadda oo kala Saxiixday Iskaashi iyo Wada-shaqeyn (MoU)"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5848"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5848"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5848\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5867,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5848\/revisions\/5867"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5855"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5848"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5848"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5848"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}