{"id":5830,"date":"2021-08-24T14:15:49","date_gmt":"2021-08-24T11:15:49","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=5830"},"modified":"2021-08-24T14:34:14","modified_gmt":"2021-08-24T11:34:14","slug":"dr-afrax-oo-madaxda-soomaalida-u-qeexay-baahida-badbaadinta-af-soomaaliga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/dr-afrax-oo-madaxda-soomaalida-u-qeexay-baahida-badbaadinta-af-soomaaliga\/","title":{"rendered":"Dr. Afrax oo  Madaxda Soomaalida u Qeexay Baahida Badbaadinta Af-Soomaaliga"},"content":{"rendered":"<h4>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa maanta, oo ku beegan 23\/8\/2021, waxa uu khudbad qiimo badan, oo ku saabsan hiilka afka hooyo, hoggaamiyeyaasha Soomaalida uga jeediyay Masraxa Qaranka ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ka socotey xaflad heer qaran ah oo lagu muujinayey ahmiyadda Af-Soomaaliga, laguna hawlgalinayey guddiga 4-aad ee Af-Soomaaliga.<\/h4>\n<h4>Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa ugu horeyntii xusay inuu ku faraxsan yahay heerka uu soo gaarey baraarugga loogu hiillinayo afkeenna hooyo, baraaruggaas oo laga dheehan karo xafladdaan heerkeedu sarreeyo. Wuxuu is garab dhigay heerka maanta la joogo iyo halkii la joogey xilligii uu asagu qayla-dhaanta badbaadinta afka hooyo ka bilaabay magaalada London 28 sano ka hor, xilligaas oo aysan jirin cid kale oo ka hadlaysa ama xusuusan Af-Soomaali; Ama cid ka hadlaysa\u00a0 halista ku soo wajahda afkeenna hooyo iyo baahida degdegga ah ee loo qabo in la badbaadiyo.<\/h4>\n<h4>Dr. Afrax wuxuu iftiimiyay Af-Soomaaligu inuu yahay nicmo uu Alle ku mannaystay ummadda Soomaaliyeed, oo u dhiganta dhulka iyo khayraadka ku ku jira. \u201cUmmadda hadduu ka dhinto afkeeda hooyo, waxaa la dhinta dhaqankeeda, aqoonteeda iyo astaanteeda ummadnimo; ummadda intaasi ka dhimataana ma yeelan karto awood ay uga faai\u2019deysato dhulkeeda iyo khayraadka ku jira; sidaa darteed ayuu afku u yahay nimcadda koowaad ee Alle ku manaystay Ummadda Soomaaliyeed\u201d ayuu hoosta ka xarriiqay Prof. Afrax. Wuxuu intaas ku daray nimco kale inay tahay inay dadka Soomaaliyeed dhammaantood af mid ah wadaagaan, taas oo ay uga duwanyihiin afrikada madow inteeda kale.<\/h4>\n<h4>Guddoomiyaha AGA oo hadalkiisa sii wata ayaa xusay dadaalkii hiilka afka hooyo ee ay muddada dheer ka wadeen dibadda, kana soo bilaabeen London ka dibna ay saldhig u noqotay Jabuuti iyo madaxweyneheeda, Geelle, oo dadaalka ugu weyn sameeyey, iyo Dawlad-degaannka Soomaalida oo kaalin weyn ka soo qaatay. Ka dibna soo noolayntii dowladnimada Soomaaliya ay qayb ka noqotay soo noolaynta Af-Soomaaliga dhinaca Soomaaliya.<\/h4>\n<h4>Wuxuu carrabka ku dhuftay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay bilowday tallaabooyin fiican, haddana laga sugayo wax ka sii badan inay ka qabato daryeelka afka hooyo.<\/h4>\n<h4>Tallaabooyinka looga baahanyahay inay hormuud ka noqdaan madaxda Soomaaliya ayuu Dr. Afrax wuxuu tusaale uga soo qaatay soo celinta maqaamkii uu dalka ku lahaa Af-Soomaaligu, markii uu si dhab ah u ahaa afka rasmiga ah ee dalka, burburka ka hor. Wuxuu sheegay inay haddaba Dastuurka ku qoran tahay inuu yahay afka rasmiga ah, laakiinse an sidaas loogu dhaqmin, xagga waxbarashada iyo xagga maamulka xafiisyada oo ah labada halbowle oo afku ka noolaado am aka dhinto. Waxaa soo raaca warbaahinta oo iyadana afka ay maanta adeegsato uu ku socdo tayo-burbur ba\u2019an. Intaas iyo in ka badan ayaa u baahan in wax laga qabto.<\/h4>\n<h4>\u201cHa loo wada sara kaco hiilka afka hooyo, iyadoo ay isla wada-kaashanayaan dhammaan dadka Soomaaliyeed iyo dowladahoodu\u201d ayuu Dr. Afrax ku soo gunaanadey hadalkiisii qiimaha badnaa.<\/h4>\n<h4><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-5836\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/240230840_448081259579358_1394752720150509107_n-300x281.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"281\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/240230840_448081259579358_1394752720150509107_n-300x281.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/240230840_448081259579358_1394752720150509107_n-150x141.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/240230840_448081259579358_1394752720150509107_n-448x420.jpg 448w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/240230840_448081259579358_1394752720150509107_n.jpg 517w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-5834\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/239326509_596511848028822_8533520511703723557_n-300x224.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"224\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/239326509_596511848028822_8533520511703723557_n-300x224.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/239326509_596511848028822_8533520511703723557_n-768x575.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/239326509_596511848028822_8533520511703723557_n-150x112.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/239326509_596511848028822_8533520511703723557_n-600x449.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/239326509_596511848028822_8533520511703723557_n-485x360.jpg 485w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/239326509_596511848028822_8533520511703723557_n-970x720.jpg 970w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/239326509_596511848028822_8533520511703723557_n-696x521.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/239326509_596511848028822_8533520511703723557_n-561x420.jpg 561w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/239326509_596511848028822_8533520511703723557_n-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/239326509_596511848028822_8533520511703723557_n-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/239326509_596511848028822_8533520511703723557_n-265x198.jpg 265w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/239326509_596511848028822_8533520511703723557_n-530x396.jpg 530w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/239326509_596511848028822_8533520511703723557_n.jpg 1024w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-5842\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237971345_4314354361982342_7543100018094315029_n-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237971345_4314354361982342_7543100018094315029_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237971345_4314354361982342_7543100018094315029_n-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237971345_4314354361982342_7543100018094315029_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237971345_4314354361982342_7543100018094315029_n-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237971345_4314354361982342_7543100018094315029_n-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237971345_4314354361982342_7543100018094315029_n-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237971345_4314354361982342_7543100018094315029_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237971345_4314354361982342_7543100018094315029_n-1392x928.jpg 1392w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237971345_4314354361982342_7543100018094315029_n-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237971345_4314354361982342_7543100018094315029_n-1920x1280.jpg 1920w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237971345_4314354361982342_7543100018094315029_n-630x420.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237971345_4314354361982342_7543100018094315029_n-1260x840.jpg 1260w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/237971345_4314354361982342_7543100018094315029_n.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-5839\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236381926_4314354181982360_1805291094521799341_n-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236381926_4314354181982360_1805291094521799341_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236381926_4314354181982360_1805291094521799341_n-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236381926_4314354181982360_1805291094521799341_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236381926_4314354181982360_1805291094521799341_n-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236381926_4314354181982360_1805291094521799341_n-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236381926_4314354181982360_1805291094521799341_n-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236381926_4314354181982360_1805291094521799341_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236381926_4314354181982360_1805291094521799341_n-1392x928.jpg 1392w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236381926_4314354181982360_1805291094521799341_n-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236381926_4314354181982360_1805291094521799341_n-1920x1280.jpg 1920w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236381926_4314354181982360_1805291094521799341_n-630x420.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236381926_4314354181982360_1805291094521799341_n-1260x840.jpg 1260w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/236381926_4314354181982360_1805291094521799341_n.jpg 2031w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa maanta, oo ku beegan 23\/8\/2021, waxa uu khudbad qiimo badan, oo ku saabsan hiilka afka hooyo, hoggaamiyeyaasha Soomaalida uga jeediyay Masraxa Qaranka ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ka socotey xaflad heer qaran ah oo lagu muujinayey ahmiyadda Af-Soomaaliga, laguna hawlgalinayey guddiga 4-aad ee Af-Soomaaliga. Dr. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":5846,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[32,17,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dr. Afrax oo Madaxda Soomaalida u Qeexay Baahida Badbaadinta Af-Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/dr-afrax-oo-madaxda-soomaalida-u-qeexay-baahida-badbaadinta-af-soomaaliga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dr. Afrax oo Madaxda Soomaalida u Qeexay Baahida Badbaadinta Af-Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa maanta, oo ku beegan 23\/8\/2021, waxa uu khudbad qiimo badan, oo ku saabsan hiilka afka hooyo, hoggaamiyeyaasha Soomaalida uga jeediyay Masraxa Qaranka ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ka socotey xaflad heer qaran ah oo lagu muujinayey ahmiyadda Af-Soomaaliga, laguna hawlgalinayey guddiga 4-aad ee Af-Soomaaliga. Dr. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/dr-afrax-oo-madaxda-soomaalida-u-qeexay-baahida-badbaadinta-af-soomaaliga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-08-24T11:15:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-08-24T11:34:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/234839652_204622861723403_6883432200420287044_n-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1245\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"746\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dr-afrax-oo-madaxda-soomaalida-u-qeexay-baahida-badbaadinta-af-soomaaliga\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dr-afrax-oo-madaxda-soomaalida-u-qeexay-baahida-badbaadinta-af-soomaaliga\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Dr. Afrax oo Madaxda Soomaalida u Qeexay Baahida Badbaadinta Af-Soomaaliga\",\"datePublished\":\"2021-08-24T11:15:49+00:00\",\"dateModified\":\"2021-08-24T11:34:14+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dr-afrax-oo-madaxda-soomaalida-u-qeexay-baahida-badbaadinta-af-soomaaliga\/\"},\"wordCount\":464,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Dhacdooyin Cusub\",\"Featured\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/dr-afrax-oo-madaxda-soomaalida-u-qeexay-baahida-badbaadinta-af-soomaaliga\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dr-afrax-oo-madaxda-soomaalida-u-qeexay-baahida-badbaadinta-af-soomaaliga\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dr-afrax-oo-madaxda-soomaalida-u-qeexay-baahida-badbaadinta-af-soomaaliga\/\",\"name\":\"Dr. Afrax oo Madaxda Soomaalida u Qeexay Baahida Badbaadinta Af-Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2021-08-24T11:15:49+00:00\",\"dateModified\":\"2021-08-24T11:34:14+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dr-afrax-oo-madaxda-soomaalida-u-qeexay-baahida-badbaadinta-af-soomaaliga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/dr-afrax-oo-madaxda-soomaalida-u-qeexay-baahida-badbaadinta-af-soomaaliga\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dr-afrax-oo-madaxda-soomaalida-u-qeexay-baahida-badbaadinta-af-soomaaliga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dr. Afrax oo Madaxda Soomaalida u Qeexay Baahida Badbaadinta Af-Soomaaliga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dr. Afrax oo Madaxda Soomaalida u Qeexay Baahida Badbaadinta Af-Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/dr-afrax-oo-madaxda-soomaalida-u-qeexay-baahida-badbaadinta-af-soomaaliga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dr. Afrax oo Madaxda Soomaalida u Qeexay Baahida Badbaadinta Af-Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa maanta, oo ku beegan 23\/8\/2021, waxa uu khudbad qiimo badan, oo ku saabsan hiilka afka hooyo, hoggaamiyeyaasha Soomaalida uga jeediyay Masraxa Qaranka ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ka socotey xaflad heer qaran ah oo lagu muujinayey ahmiyadda Af-Soomaaliga, laguna hawlgalinayey guddiga 4-aad ee Af-Soomaaliga. Dr. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/dr-afrax-oo-madaxda-soomaalida-u-qeexay-baahida-badbaadinta-af-soomaaliga\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2021-08-24T11:15:49+00:00","article_modified_time":"2021-08-24T11:34:14+00:00","og_image":[{"width":1245,"height":746,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/234839652_204622861723403_6883432200420287044_n-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/dr-afrax-oo-madaxda-soomaalida-u-qeexay-baahida-badbaadinta-af-soomaaliga\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/dr-afrax-oo-madaxda-soomaalida-u-qeexay-baahida-badbaadinta-af-soomaaliga\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Dr. Afrax oo Madaxda Soomaalida u Qeexay Baahida Badbaadinta Af-Soomaaliga","datePublished":"2021-08-24T11:15:49+00:00","dateModified":"2021-08-24T11:34:14+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/dr-afrax-oo-madaxda-soomaalida-u-qeexay-baahida-badbaadinta-af-soomaaliga\/"},"wordCount":464,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Dhacdooyin Cusub","Featured","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/dr-afrax-oo-madaxda-soomaalida-u-qeexay-baahida-badbaadinta-af-soomaaliga\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/dr-afrax-oo-madaxda-soomaalida-u-qeexay-baahida-badbaadinta-af-soomaaliga\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/dr-afrax-oo-madaxda-soomaalida-u-qeexay-baahida-badbaadinta-af-soomaaliga\/","name":"Dr. Afrax oo Madaxda Soomaalida u Qeexay Baahida Badbaadinta Af-Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2021-08-24T11:15:49+00:00","dateModified":"2021-08-24T11:34:14+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/dr-afrax-oo-madaxda-soomaalida-u-qeexay-baahida-badbaadinta-af-soomaaliga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/dr-afrax-oo-madaxda-soomaalida-u-qeexay-baahida-badbaadinta-af-soomaaliga\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/dr-afrax-oo-madaxda-soomaalida-u-qeexay-baahida-badbaadinta-af-soomaaliga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dr. Afrax oo Madaxda Soomaalida u Qeexay Baahida Badbaadinta Af-Soomaaliga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5830"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5830"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5830\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5847,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5830\/revisions\/5847"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5846"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5830"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5830"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5830"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}