{"id":578,"date":"2018-08-01T08:38:59","date_gmt":"2018-08-01T08:38:59","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=578"},"modified":"2018-08-01T08:49:35","modified_gmt":"2018-08-01T08:49:35","slug":"abwaan-saciid-saalax-oo-hargaysa-ku-qabtay-madal-aqooneed-uu-kaga-hadlayay-silsilada-siinleyda-soomaalida","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/abwaan-saciid-saalax-oo-hargaysa-ku-qabtay-madal-aqooneed-uu-kaga-hadlayay-silsilada-siinleyda-soomaalida\/","title":{"rendered":"ABWAAN SACIID SAALAX OO HARGAYSA KU QABTAY MADAL-AQOONEED UU KAGA HADLAYAY  SILSILADDII SIINLEYDA SOOMAALIDA"},"content":{"rendered":"<p><em>Macallin Saciid Saalax Axmed oo ka mid ah maqaawiirta Akdeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa habeenkii \u00a0xalay ahaa oo ku beegneyd 31-ka Luulyo waxa uu kulan dadweyne oo uu kaga hadlayay \u00a0silsiladdii Siinleyda Soomaalida uu ku qabtay xarunta dhaqanka ee magaalada Hargaysa.<\/em><\/p>\n<p><em>Abwaan Saciid Saalax ayaa si cilmiyaysan uga sheekeeyeey qaabkii \u00a0ay ku dhalatey \u00a0silsiladdii \u00a0Siinleyda, waxaana uu ku dheeraaday ka hadalka qaar ka mid ahaa maansooyinkii \u00a0saldhigga u ahaa silsiladdaasi ee la isku cel-celiyay, isaga oo halkaasi ka mariyay qaar ka mid ahaa maansadii Siinlaydaas.<\/em><\/p>\n<p><em>\u201cWaxaan qirayaa \u00a0in Siinleydu ay aheyd silsilad taariikhda gashay oo tayo badan, Siinleydu xilligii ay soo baxday waxay xiiso cusub u sii yeeshay heerkii uu marayay fanka Soomaaliyeed, waxaan marnaba illoobi Karin kaftan suugaaneedkii ay Siinleyda ku wadaagi jireen abwaanadii ka qeyb qaatey, Siinleydu waxay laheyd murti iyo dhadhan macno\u00a0 badan xambaarsan\u201d ayuu yiri Macallin Saciid saalax oo bogaadiyay odayaashii ka qeyb qaatey silsiladdaas.<\/em><\/p>\n<p><em>\u00a0Macallin Saciid Saalax oo \u00a0haatan ku nool wadanka Maraykanka ayaa dhawaan soo gaarey magaalada Hargaysa, waxaana uu halakaasi kaga qeyb galay Carwadii buuggaagta ee dhawaan lagu soo gaba-gabeeyay magaaladaas.<\/em><\/p>\n<p><em><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-579\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/maxresdefault-1024x576.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"348\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/maxresdefault-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/maxresdefault-300x169.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/maxresdefault-768x432.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/maxresdefault.jpg 1280w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-580\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/38085979_1502054286567424_4512944393874833408_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"543\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/38085979_1502054286567424_4512944393874833408_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/38085979_1502054286567424_4512944393874833408_n-300x170.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/38085979_1502054286567424_4512944393874833408_n-768x434.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-581\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/20170710_150104-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/20170710_150104-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/20170710_150104-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/20170710_150104-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/em><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Macallin Saciid Saalax Axmed oo ka mid ah maqaawiirta Akdeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa habeenkii \u00a0xalay ahaa oo ku beegneyd 31-ka Luulyo waxa uu kulan dadweyne oo uu kaga hadlayay \u00a0silsiladdii Siinleyda Soomaalida uu ku qabtay xarunta dhaqanka ee magaalada Hargaysa. Abwaan Saciid Saalax ayaa si cilmiyaysan uga sheekeeyeey qaabkii \u00a0ay ku dhalatey \u00a0silsiladdii \u00a0Siinleyda, waxaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":579,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>ABWAAN SACIID SAALAX OO HARGAYSA KU QABTAY MADAL-AQOONEED UU KAGA HADLAYAY SILSILADDII SIINLEYDA SOOMAALIDA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/abwaan-saciid-saalax-oo-hargaysa-ku-qabtay-madal-aqooneed-uu-kaga-hadlayay-silsilada-siinleyda-soomaalida\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"ABWAAN SACIID SAALAX OO HARGAYSA KU QABTAY MADAL-AQOONEED UU KAGA HADLAYAY SILSILADDII SIINLEYDA SOOMAALIDA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Macallin Saciid Saalax Axmed oo ka mid ah maqaawiirta Akdeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa habeenkii \u00a0xalay ahaa oo ku beegneyd 31-ka Luulyo waxa uu kulan dadweyne oo uu kaga hadlayay \u00a0silsiladdii Siinleyda Soomaalida uu ku qabtay xarunta dhaqanka ee magaalada Hargaysa. Abwaan Saciid Saalax ayaa si cilmiyaysan uga sheekeeyeey qaabkii \u00a0ay ku dhalatey \u00a0silsiladdii \u00a0Siinleyda, waxaana [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/abwaan-saciid-saalax-oo-hargaysa-ku-qabtay-madal-aqooneed-uu-kaga-hadlayay-silsilada-siinleyda-soomaalida\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-08-01T08:38:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2018-08-01T08:49:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/maxresdefault.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/abwaan-saciid-saalax-oo-hargaysa-ku-qabtay-madal-aqooneed-uu-kaga-hadlayay-silsilada-siinleyda-soomaalida\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/abwaan-saciid-saalax-oo-hargaysa-ku-qabtay-madal-aqooneed-uu-kaga-hadlayay-silsilada-siinleyda-soomaalida\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"ABWAAN SACIID SAALAX OO HARGAYSA KU QABTAY MADAL-AQOONEED UU KAGA HADLAYAY SILSILADDII SIINLEYDA SOOMAALIDA\",\"datePublished\":\"2018-08-01T08:38:59+00:00\",\"dateModified\":\"2018-08-01T08:49:35+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/abwaan-saciid-saalax-oo-hargaysa-ku-qabtay-madal-aqooneed-uu-kaga-hadlayay-silsilada-siinleyda-soomaalida\/\"},\"wordCount\":192,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/abwaan-saciid-saalax-oo-hargaysa-ku-qabtay-madal-aqooneed-uu-kaga-hadlayay-silsilada-siinleyda-soomaalida\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/abwaan-saciid-saalax-oo-hargaysa-ku-qabtay-madal-aqooneed-uu-kaga-hadlayay-silsilada-siinleyda-soomaalida\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/abwaan-saciid-saalax-oo-hargaysa-ku-qabtay-madal-aqooneed-uu-kaga-hadlayay-silsilada-siinleyda-soomaalida\/\",\"name\":\"ABWAAN SACIID SAALAX OO HARGAYSA KU QABTAY MADAL-AQOONEED UU KAGA HADLAYAY SILSILADDII SIINLEYDA SOOMAALIDA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-08-01T08:38:59+00:00\",\"dateModified\":\"2018-08-01T08:49:35+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/abwaan-saciid-saalax-oo-hargaysa-ku-qabtay-madal-aqooneed-uu-kaga-hadlayay-silsilada-siinleyda-soomaalida\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/abwaan-saciid-saalax-oo-hargaysa-ku-qabtay-madal-aqooneed-uu-kaga-hadlayay-silsilada-siinleyda-soomaalida\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/abwaan-saciid-saalax-oo-hargaysa-ku-qabtay-madal-aqooneed-uu-kaga-hadlayay-silsilada-siinleyda-soomaalida\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"ABWAAN SACIID SAALAX OO HARGAYSA KU QABTAY MADAL-AQOONEED UU KAGA HADLAYAY SILSILADDII SIINLEYDA SOOMAALIDA\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"ABWAAN SACIID SAALAX OO HARGAYSA KU QABTAY MADAL-AQOONEED UU KAGA HADLAYAY SILSILADDII SIINLEYDA SOOMAALIDA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/abwaan-saciid-saalax-oo-hargaysa-ku-qabtay-madal-aqooneed-uu-kaga-hadlayay-silsilada-siinleyda-soomaalida\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"ABWAAN SACIID SAALAX OO HARGAYSA KU QABTAY MADAL-AQOONEED UU KAGA HADLAYAY SILSILADDII SIINLEYDA SOOMAALIDA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Macallin Saciid Saalax Axmed oo ka mid ah maqaawiirta Akdeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa habeenkii \u00a0xalay ahaa oo ku beegneyd 31-ka Luulyo waxa uu kulan dadweyne oo uu kaga hadlayay \u00a0silsiladdii Siinleyda Soomaalida uu ku qabtay xarunta dhaqanka ee magaalada Hargaysa. Abwaan Saciid Saalax ayaa si cilmiyaysan uga sheekeeyeey qaabkii \u00a0ay ku dhalatey \u00a0silsiladdii \u00a0Siinleyda, waxaana [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/abwaan-saciid-saalax-oo-hargaysa-ku-qabtay-madal-aqooneed-uu-kaga-hadlayay-silsilada-siinleyda-soomaalida\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-08-01T08:38:59+00:00","article_modified_time":"2018-08-01T08:49:35+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/maxresdefault.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/abwaan-saciid-saalax-oo-hargaysa-ku-qabtay-madal-aqooneed-uu-kaga-hadlayay-silsilada-siinleyda-soomaalida\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/abwaan-saciid-saalax-oo-hargaysa-ku-qabtay-madal-aqooneed-uu-kaga-hadlayay-silsilada-siinleyda-soomaalida\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"ABWAAN SACIID SAALAX OO HARGAYSA KU QABTAY MADAL-AQOONEED UU KAGA HADLAYAY SILSILADDII SIINLEYDA SOOMAALIDA","datePublished":"2018-08-01T08:38:59+00:00","dateModified":"2018-08-01T08:49:35+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/abwaan-saciid-saalax-oo-hargaysa-ku-qabtay-madal-aqooneed-uu-kaga-hadlayay-silsilada-siinleyda-soomaalida\/"},"wordCount":192,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/abwaan-saciid-saalax-oo-hargaysa-ku-qabtay-madal-aqooneed-uu-kaga-hadlayay-silsilada-siinleyda-soomaalida\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/abwaan-saciid-saalax-oo-hargaysa-ku-qabtay-madal-aqooneed-uu-kaga-hadlayay-silsilada-siinleyda-soomaalida\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/abwaan-saciid-saalax-oo-hargaysa-ku-qabtay-madal-aqooneed-uu-kaga-hadlayay-silsilada-siinleyda-soomaalida\/","name":"ABWAAN SACIID SAALAX OO HARGAYSA KU QABTAY MADAL-AQOONEED UU KAGA HADLAYAY SILSILADDII SIINLEYDA SOOMAALIDA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-08-01T08:38:59+00:00","dateModified":"2018-08-01T08:49:35+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/abwaan-saciid-saalax-oo-hargaysa-ku-qabtay-madal-aqooneed-uu-kaga-hadlayay-silsilada-siinleyda-soomaalida\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/abwaan-saciid-saalax-oo-hargaysa-ku-qabtay-madal-aqooneed-uu-kaga-hadlayay-silsilada-siinleyda-soomaalida\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/abwaan-saciid-saalax-oo-hargaysa-ku-qabtay-madal-aqooneed-uu-kaga-hadlayay-silsilada-siinleyda-soomaalida\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"ABWAAN SACIID SAALAX OO HARGAYSA KU QABTAY MADAL-AQOONEED UU KAGA HADLAYAY SILSILADDII SIINLEYDA SOOMAALIDA"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/578"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=578"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/578\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":585,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/578\/revisions\/585"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/579"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=578"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=578"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=578"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}