{"id":568,"date":"2018-07-30T17:24:32","date_gmt":"2018-07-30T17:24:32","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=568"},"modified":"2018-07-30T17:26:22","modified_gmt":"2018-07-30T17:26:22","slug":"soo-saarista-buuggaagta-ku-qoran-afka-hooyo-oo-ku-soo-badanayo-wadanka-dibaddiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/soo-saarista-buuggaagta-ku-qoran-afka-hooyo-oo-ku-soo-badanayo-wadanka-dibaddiisa\/","title":{"rendered":"SOO SAARISTA BUUGGAAGTA KU QORAN AFKA HOOYO OO KU SOO BADANAYO WADANKA DIBADDIISA"},"content":{"rendered":"<p>Qurba joogta \u00a0Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadanka dibaddiisa ayaa dhexda u xeratay sidii ay \u00a0u soo saari lahaayeen buuggaag ku qoran afkeenii hooyo ee Soomaaliga ahaa.<\/p>\n<p>Qorayaasha Soomaaliyeed ee ku nool qurbaha ayaa sannadka 2018-ka soo saaray buuggaag aad u \u00a0badan, ujeeddada looga gol \u00a0leeyahay soo bandhigida \u00a0buuggaagtaasi ayaa lagu macneeyay inay la xiriirto sidii dadka Soomaaliyeed ee bannaanka ku dhaqan loogu dhiiri-galin lahaa nooleynta iyo daryeelka afka hooyo iyo hal-abuurkiisa.<\/p>\n<p>Qoraha buugga loogu wanqalay Godob iyo Gallad Al-ustaad Xuseen Maxamed Cabdulle (Waddaad) ayaa Degalkaan (Website)-kaan u sheegay in maalinba maalinta ka dambaysa ay soo kordhayaan\u00a0 buuggaagta ku qoran afka Soomaaliga ee qurbaha laga soo saarayo, waxaana uu intaasi raaciyay qorayaasha qurbaha inay ka go\u2019an tahay sidii ay doorkooda uga cayaari lahaayeen illaalinta afka hooyo.<\/p>\n<p>Buuggaag aad u fara badan oo ku qoran afka Soomaaliga \u00a0ayaa muddooyinkaan dambe si isdaba joog ah uga soo baxayay wadamada ay qurba joogta Soomaaliyeed \u00a0ku nooshahay.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-569\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/37731939_682945515379629_6376471433060548608_n.jpg\" alt=\"\" width=\"540\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/37731939_682945515379629_6376471433060548608_n.jpg 540w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/37731939_682945515379629_6376471433060548608_n-169x300.jpg 169w\" sizes=\"(max-width: 540px) 100vw, 540px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qurba joogta \u00a0Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadanka dibaddiisa ayaa dhexda u xeratay sidii ay \u00a0u soo saari lahaayeen buuggaag ku qoran afkeenii hooyo ee Soomaaliga ahaa. Qorayaasha Soomaaliyeed ee ku nool qurbaha ayaa sannadka 2018-ka soo saaray buuggaag aad u \u00a0badan, ujeeddada looga gol \u00a0leeyahay soo bandhigida \u00a0buuggaagtaasi ayaa lagu macneeyay inay la xiriirto sidii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":571,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[10],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>SOO SAARISTA BUUGGAAGTA KU QORAN AFKA HOOYO OO KU SOO BADANAYO WADANKA DIBADDIISA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/soo-saarista-buuggaagta-ku-qoran-afka-hooyo-oo-ku-soo-badanayo-wadanka-dibaddiisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"SOO SAARISTA BUUGGAAGTA KU QORAN AFKA HOOYO OO KU SOO BADANAYO WADANKA DIBADDIISA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qurba joogta \u00a0Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadanka dibaddiisa ayaa dhexda u xeratay sidii ay \u00a0u soo saari lahaayeen buuggaag ku qoran afkeenii hooyo ee Soomaaliga ahaa. Qorayaasha Soomaaliyeed ee ku nool qurbaha ayaa sannadka 2018-ka soo saaray buuggaag aad u \u00a0badan, ujeeddada looga gol \u00a0leeyahay soo bandhigida \u00a0buuggaagtaasi ayaa lagu macneeyay inay la xiriirto sidii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/soo-saarista-buuggaagta-ku-qoran-afka-hooyo-oo-ku-soo-badanayo-wadanka-dibaddiisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-07-30T17:24:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2018-07-30T17:26:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/37754818_1917583274951533_4800113968939008000_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/soo-saarista-buuggaagta-ku-qoran-afka-hooyo-oo-ku-soo-badanayo-wadanka-dibaddiisa\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/soo-saarista-buuggaagta-ku-qoran-afka-hooyo-oo-ku-soo-badanayo-wadanka-dibaddiisa\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"SOO SAARISTA BUUGGAAGTA KU QORAN AFKA HOOYO OO KU SOO BADANAYO WADANKA DIBADDIISA\",\"datePublished\":\"2018-07-30T17:24:32+00:00\",\"dateModified\":\"2018-07-30T17:26:22+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/soo-saarista-buuggaagta-ku-qoran-afka-hooyo-oo-ku-soo-badanayo-wadanka-dibaddiisa\/\"},\"wordCount\":167,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Buugaag\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/soo-saarista-buuggaagta-ku-qoran-afka-hooyo-oo-ku-soo-badanayo-wadanka-dibaddiisa\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/soo-saarista-buuggaagta-ku-qoran-afka-hooyo-oo-ku-soo-badanayo-wadanka-dibaddiisa\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/soo-saarista-buuggaagta-ku-qoran-afka-hooyo-oo-ku-soo-badanayo-wadanka-dibaddiisa\/\",\"name\":\"SOO SAARISTA BUUGGAAGTA KU QORAN AFKA HOOYO OO KU SOO BADANAYO WADANKA DIBADDIISA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-07-30T17:24:32+00:00\",\"dateModified\":\"2018-07-30T17:26:22+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/soo-saarista-buuggaagta-ku-qoran-afka-hooyo-oo-ku-soo-badanayo-wadanka-dibaddiisa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/soo-saarista-buuggaagta-ku-qoran-afka-hooyo-oo-ku-soo-badanayo-wadanka-dibaddiisa\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/soo-saarista-buuggaagta-ku-qoran-afka-hooyo-oo-ku-soo-badanayo-wadanka-dibaddiisa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"SOO SAARISTA BUUGGAAGTA KU QORAN AFKA HOOYO OO KU SOO BADANAYO WADANKA DIBADDIISA\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"SOO SAARISTA BUUGGAAGTA KU QORAN AFKA HOOYO OO KU SOO BADANAYO WADANKA DIBADDIISA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/soo-saarista-buuggaagta-ku-qoran-afka-hooyo-oo-ku-soo-badanayo-wadanka-dibaddiisa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"SOO SAARISTA BUUGGAAGTA KU QORAN AFKA HOOYO OO KU SOO BADANAYO WADANKA DIBADDIISA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Qurba joogta \u00a0Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadanka dibaddiisa ayaa dhexda u xeratay sidii ay \u00a0u soo saari lahaayeen buuggaag ku qoran afkeenii hooyo ee Soomaaliga ahaa. Qorayaasha Soomaaliyeed ee ku nool qurbaha ayaa sannadka 2018-ka soo saaray buuggaag aad u \u00a0badan, ujeeddada looga gol \u00a0leeyahay soo bandhigida \u00a0buuggaagtaasi ayaa lagu macneeyay inay la xiriirto sidii [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/soo-saarista-buuggaagta-ku-qoran-afka-hooyo-oo-ku-soo-badanayo-wadanka-dibaddiisa\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-07-30T17:24:32+00:00","article_modified_time":"2018-07-30T17:26:22+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/37754818_1917583274951533_4800113968939008000_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/soo-saarista-buuggaagta-ku-qoran-afka-hooyo-oo-ku-soo-badanayo-wadanka-dibaddiisa\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/soo-saarista-buuggaagta-ku-qoran-afka-hooyo-oo-ku-soo-badanayo-wadanka-dibaddiisa\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"SOO SAARISTA BUUGGAAGTA KU QORAN AFKA HOOYO OO KU SOO BADANAYO WADANKA DIBADDIISA","datePublished":"2018-07-30T17:24:32+00:00","dateModified":"2018-07-30T17:26:22+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/soo-saarista-buuggaagta-ku-qoran-afka-hooyo-oo-ku-soo-badanayo-wadanka-dibaddiisa\/"},"wordCount":167,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Buugaag"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/soo-saarista-buuggaagta-ku-qoran-afka-hooyo-oo-ku-soo-badanayo-wadanka-dibaddiisa\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/soo-saarista-buuggaagta-ku-qoran-afka-hooyo-oo-ku-soo-badanayo-wadanka-dibaddiisa\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/soo-saarista-buuggaagta-ku-qoran-afka-hooyo-oo-ku-soo-badanayo-wadanka-dibaddiisa\/","name":"SOO SAARISTA BUUGGAAGTA KU QORAN AFKA HOOYO OO KU SOO BADANAYO WADANKA DIBADDIISA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-07-30T17:24:32+00:00","dateModified":"2018-07-30T17:26:22+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/soo-saarista-buuggaagta-ku-qoran-afka-hooyo-oo-ku-soo-badanayo-wadanka-dibaddiisa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/soo-saarista-buuggaagta-ku-qoran-afka-hooyo-oo-ku-soo-badanayo-wadanka-dibaddiisa\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/soo-saarista-buuggaagta-ku-qoran-afka-hooyo-oo-ku-soo-badanayo-wadanka-dibaddiisa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"SOO SAARISTA BUUGGAAGTA KU QORAN AFKA HOOYO OO KU SOO BADANAYO WADANKA DIBADDIISA"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/568"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=568"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/568\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":570,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/568\/revisions\/570"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/571"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=568"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=568"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=568"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}