{"id":5664,"date":"2021-08-04T23:59:49","date_gmt":"2021-08-04T20:59:49","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=5664"},"modified":"2021-08-05T00:34:28","modified_gmt":"2021-08-04T21:34:28","slug":"bandhigga-buugta-banaadir-oo-martigaliyay-aqoon-wadaag-ku-saabsan-ahmiyadda-afka-hooyo-iyo-masuuliaydda-ilaalintiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/bandhigga-buugta-banaadir-oo-martigaliyay-aqoon-wadaag-ku-saabsan-ahmiyadda-afka-hooyo-iyo-masuuliaydda-ilaalintiisa\/","title":{"rendered":"Bandhigga Buugta Banaadir oo Martigaliyay Aqoon-wadaag ku Saabsan Ahmiyadda Afka Hooyo iyo Masuuliyadda Ilaalintiisa"},"content":{"rendered":"<h4>Bandhigga Buugaagta Banaadir oo galay maalintiisii labaad ayaa maanta oo ku beegan 4\/8\/2021, waxa uu si qurux badan u marti-galiyay aqoon-wadaag ku saabsan <strong>\u201cAhmiyadda Afka Hooyo iyo Masuuliyadda Ilaalintiisa\u201d<\/strong>, iyada oo aqoon-wadagaasi ay ka qeyb-qaateen xubno ka socday Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA).<\/h4>\n<h4>Aqoon-wadaagaasi oo aad u xiiso badnaa ayaa waxaa ka qeyb-galay Madaxa tababbarada Akadeemiye-Goboleedka C\/llaahi Shiikh Cabdi (Gacanka), La-taliyaha waaxda qoraalka iyo daabacaadda ee AGA Cabdi-naasir Yuusuf Macallin iyo Kaaliyaha waaxda tababbarada iyo Aqoon-faafinta C\/qaadir Cabdi Axmed (Jubba), waxaana hagayay Rooble Axmed Iidle (Qalbi-taajir) oo isna ka tirsan Akadeemiye-Goboleedka AGA.<\/h4>\n<h4>Al-ustaad Cabdi-naasir Yuusuf oo ugu horeyntii lagu soo dhaweeyay cod baahiyaha ayaa si ballaaran uga hadlay taariikhda, aas-aaska iyo waxqabadka AGA, waxaana uu sheegay in hadafka Akadeemiyadu uu yahay &#8220;<strong>Hiilka Afka Hooyo iyo Hal-abuurkiisa&#8221;,<\/strong> isaga oo u soo jeediyay bulshada Soomaaliyeed in ay ka qeyb-qadato ilaalinta afkooda hooyo.<\/h4>\n<h4>Madaxa tababbarada Akadeemiye-Goboleedka C\/laahi Shiikh Cabdi oo ka hadlayay ahmiyadda uu leeyahay afka hooyo ayaa iftimiyay in uu afku yahay aqoonsiga ummadnimo, sidaasi daraadeed loo baahan yahay in uu qof walba xil iska saaro daryeelkiisa, waxaana uu caddeeyay inuu afku ka tarmo afarta tiir ee kala ah <strong>&#8220;Hooyada, Maamulka, Waxbarashada iyo Ereyga qoran<\/strong>, isaga oo bulshada uga digay isticmaalka afafka qalaad ee lagu dhex barxayo afka Soomaaliga.<\/h4>\n<h4>Kaaliyaha waaxda tababbaradda iyo aqoon faafinta C\/qaadir Cabdi Axmed (Jubba) oo isna ka hadlay aqoon-wadaagaasi ayaa faahfaahin ka bixiyay dadaalka ay Akadeemiyadu ugu jirto sidii uu afka Soomaaliga u noqon lahaa <strong>&#8220;Nabad-side walaaleeye ummadda Soomaaliyeed&#8221;<\/strong>, waxaana\u00a0 uu tilmaamay in ay AGA ka go&#8217;an tahay sii wadida tababbarada, taageerida qorayaasha,dhiirigalinta dhallinyarada jecel akhriska iyo qoraalka iyo soo dhaweynta ehelada afka, dhaqanka iyo suugaanta Soomaaliyeed.<\/h4>\n<h4>Gabagabadii aqoon-wadaagaasi ayaa halkaasi waxaa tallooyin wax ku ool ah la wadaagay xubnihii ka qeyb-galayay aqoon-wadaagaasi ee ka socotay AGA, Maareeyaha Tiyaatarka Qaranka Abwaan C\/qaadir Cabdi Shube iyo Luul Caraweelo Kulmiye oo ah La-taliyaha golaha midowga qorayaasha, kuwaasi oo soo dhaweeyay waxqabadka Akadeemiyada, iyaga oo hoosta ka xarriiqay in ay diyaar u yihiin sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen hiilka afka hooyo.<\/h4>\n<h4>Aqoon-wadaagaasi oo aad loo jecleystay ayaa waxa uu ku soo dhammaaday si milgo iyo sharaf badan, iyada oo qaar ka mid ah ka qeyb-galayaashii bandhigaasi ay sheegeen in ay si aad ah ula dhaceen aqoon-wadagaasi looga hadlayay\u00a0 <strong>\u201cAhmiyadda Afka Hooyo iyo Masuuliyadda Ilaalintiisa\u201d.<\/strong><\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-5665\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/231275282_227098515979045_533457448591141479_n-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/231275282_227098515979045_533457448591141479_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/231275282_227098515979045_533457448591141479_n-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/231275282_227098515979045_533457448591141479_n-768x511.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/231275282_227098515979045_533457448591141479_n-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/231275282_227098515979045_533457448591141479_n-600x399.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/231275282_227098515979045_533457448591141479_n-696x463.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/231275282_227098515979045_533457448591141479_n-1068x711.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/231275282_227098515979045_533457448591141479_n-631x420.jpg 631w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/231275282_227098515979045_533457448591141479_n.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-5668\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/225473663_227099935978903_2530870362053822857_n-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/225473663_227099935978903_2530870362053822857_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/225473663_227099935978903_2530870362053822857_n-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/225473663_227099935978903_2530870362053822857_n-768x511.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/225473663_227099935978903_2530870362053822857_n-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/225473663_227099935978903_2530870362053822857_n-600x399.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/225473663_227099935978903_2530870362053822857_n-696x463.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/225473663_227099935978903_2530870362053822857_n-1068x711.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/225473663_227099935978903_2530870362053822857_n-631x420.jpg 631w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/225473663_227099935978903_2530870362053822857_n.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-5669\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/228327871_227102402645323_6668024253456058147_n-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/228327871_227102402645323_6668024253456058147_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/228327871_227102402645323_6668024253456058147_n-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/228327871_227102402645323_6668024253456058147_n-768x511.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/228327871_227102402645323_6668024253456058147_n-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/228327871_227102402645323_6668024253456058147_n-600x399.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/228327871_227102402645323_6668024253456058147_n-696x463.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/228327871_227102402645323_6668024253456058147_n-1068x711.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/228327871_227102402645323_6668024253456058147_n-631x420.jpg 631w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/228327871_227102402645323_6668024253456058147_n.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-5670\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/232996338_227109239311306_270990063566169361_n-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/232996338_227109239311306_270990063566169361_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/232996338_227109239311306_270990063566169361_n-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/232996338_227109239311306_270990063566169361_n-768x511.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/232996338_227109239311306_270990063566169361_n-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/232996338_227109239311306_270990063566169361_n-600x399.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/232996338_227109239311306_270990063566169361_n-696x463.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/232996338_227109239311306_270990063566169361_n-1068x711.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/232996338_227109239311306_270990063566169361_n-631x420.jpg 631w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/232996338_227109239311306_270990063566169361_n.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-5650\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/229082307_226484936040403_5471353285054529134_n-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/229082307_226484936040403_5471353285054529134_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/229082307_226484936040403_5471353285054529134_n-768x511.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/229082307_226484936040403_5471353285054529134_n-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/229082307_226484936040403_5471353285054529134_n-600x399.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/229082307_226484936040403_5471353285054529134_n-696x463.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/229082307_226484936040403_5471353285054529134_n-631x420.jpg 631w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/229082307_226484936040403_5471353285054529134_n.jpg 960w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-5646\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/227943469_226484509373779_1565946818057263279_n-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/227943469_226484509373779_1565946818057263279_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/227943469_226484509373779_1565946818057263279_n-768x511.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/227943469_226484509373779_1565946818057263279_n-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/227943469_226484509373779_1565946818057263279_n-600x399.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/227943469_226484509373779_1565946818057263279_n-696x463.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/227943469_226484509373779_1565946818057263279_n-631x420.jpg 631w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/227943469_226484509373779_1565946818057263279_n.jpg 960w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Bandhigga Buugaagta Banaadir oo galay maalintiisii labaad ayaa maanta oo ku beegan 4\/8\/2021, waxa uu si qurux badan u marti-galiyay aqoon-wadaag ku saabsan \u201cAhmiyadda Afka Hooyo iyo Masuuliyadda Ilaalintiisa\u201d, iyada oo aqoon-wadagaasi ay ka qeyb-qaateen xubno ka socday Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA). Aqoon-wadaagaasi oo aad u xiiso badnaa ayaa waxaa ka qeyb-galay Madaxa tababbarada Akadeemiye-Goboleedka C\/llaahi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":5665,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[32,17,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Bandhigga Buugta Banaadir oo Martigaliyay Aqoon-wadaag ku Saabsan Ahmiyadda Afka Hooyo iyo Masuuliyadda Ilaalintiisa - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/bandhigga-buugta-banaadir-oo-martigaliyay-aqoon-wadaag-ku-saabsan-ahmiyadda-afka-hooyo-iyo-masuuliaydda-ilaalintiisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Bandhigga Buugta Banaadir oo Martigaliyay Aqoon-wadaag ku Saabsan Ahmiyadda Afka Hooyo iyo Masuuliyadda Ilaalintiisa - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Bandhigga Buugaagta Banaadir oo galay maalintiisii labaad ayaa maanta oo ku beegan 4\/8\/2021, waxa uu si qurux badan u marti-galiyay aqoon-wadaag ku saabsan \u201cAhmiyadda Afka Hooyo iyo Masuuliyadda Ilaalintiisa\u201d, iyada oo aqoon-wadagaasi ay ka qeyb-qaateen xubno ka socday Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA). Aqoon-wadaagaasi oo aad u xiiso badnaa ayaa waxaa ka qeyb-galay Madaxa tababbarada Akadeemiye-Goboleedka C\/llaahi [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/bandhigga-buugta-banaadir-oo-martigaliyay-aqoon-wadaag-ku-saabsan-ahmiyadda-afka-hooyo-iyo-masuuliaydda-ilaalintiisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-08-04T20:59:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-08-04T21:34:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/231275282_227098515979045_533457448591141479_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"719\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/bandhigga-buugta-banaadir-oo-martigaliyay-aqoon-wadaag-ku-saabsan-ahmiyadda-afka-hooyo-iyo-masuuliaydda-ilaalintiisa\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/bandhigga-buugta-banaadir-oo-martigaliyay-aqoon-wadaag-ku-saabsan-ahmiyadda-afka-hooyo-iyo-masuuliaydda-ilaalintiisa\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Bandhigga Buugta Banaadir oo Martigaliyay Aqoon-wadaag ku Saabsan Ahmiyadda Afka Hooyo iyo Masuuliyadda Ilaalintiisa\",\"datePublished\":\"2021-08-04T20:59:49+00:00\",\"dateModified\":\"2021-08-04T21:34:28+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/bandhigga-buugta-banaadir-oo-martigaliyay-aqoon-wadaag-ku-saabsan-ahmiyadda-afka-hooyo-iyo-masuuliaydda-ilaalintiisa\/\"},\"wordCount\":392,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Dhacdooyin Cusub\",\"Featured\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/bandhigga-buugta-banaadir-oo-martigaliyay-aqoon-wadaag-ku-saabsan-ahmiyadda-afka-hooyo-iyo-masuuliaydda-ilaalintiisa\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/bandhigga-buugta-banaadir-oo-martigaliyay-aqoon-wadaag-ku-saabsan-ahmiyadda-afka-hooyo-iyo-masuuliaydda-ilaalintiisa\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/bandhigga-buugta-banaadir-oo-martigaliyay-aqoon-wadaag-ku-saabsan-ahmiyadda-afka-hooyo-iyo-masuuliaydda-ilaalintiisa\/\",\"name\":\"Bandhigga Buugta Banaadir oo Martigaliyay Aqoon-wadaag ku Saabsan Ahmiyadda Afka Hooyo iyo Masuuliyadda Ilaalintiisa - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2021-08-04T20:59:49+00:00\",\"dateModified\":\"2021-08-04T21:34:28+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/bandhigga-buugta-banaadir-oo-martigaliyay-aqoon-wadaag-ku-saabsan-ahmiyadda-afka-hooyo-iyo-masuuliaydda-ilaalintiisa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/bandhigga-buugta-banaadir-oo-martigaliyay-aqoon-wadaag-ku-saabsan-ahmiyadda-afka-hooyo-iyo-masuuliaydda-ilaalintiisa\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/bandhigga-buugta-banaadir-oo-martigaliyay-aqoon-wadaag-ku-saabsan-ahmiyadda-afka-hooyo-iyo-masuuliaydda-ilaalintiisa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Bandhigga Buugta Banaadir oo Martigaliyay Aqoon-wadaag ku Saabsan Ahmiyadda Afka Hooyo iyo Masuuliyadda Ilaalintiisa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Bandhigga Buugta Banaadir oo Martigaliyay Aqoon-wadaag ku Saabsan Ahmiyadda Afka Hooyo iyo Masuuliyadda Ilaalintiisa - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/bandhigga-buugta-banaadir-oo-martigaliyay-aqoon-wadaag-ku-saabsan-ahmiyadda-afka-hooyo-iyo-masuuliaydda-ilaalintiisa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Bandhigga Buugta Banaadir oo Martigaliyay Aqoon-wadaag ku Saabsan Ahmiyadda Afka Hooyo iyo Masuuliyadda Ilaalintiisa - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Bandhigga Buugaagta Banaadir oo galay maalintiisii labaad ayaa maanta oo ku beegan 4\/8\/2021, waxa uu si qurux badan u marti-galiyay aqoon-wadaag ku saabsan \u201cAhmiyadda Afka Hooyo iyo Masuuliyadda Ilaalintiisa\u201d, iyada oo aqoon-wadagaasi ay ka qeyb-qaateen xubno ka socday Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA). Aqoon-wadaagaasi oo aad u xiiso badnaa ayaa waxaa ka qeyb-galay Madaxa tababbarada Akadeemiye-Goboleedka C\/llaahi [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/bandhigga-buugta-banaadir-oo-martigaliyay-aqoon-wadaag-ku-saabsan-ahmiyadda-afka-hooyo-iyo-masuuliaydda-ilaalintiisa\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2021-08-04T20:59:49+00:00","article_modified_time":"2021-08-04T21:34:28+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":719,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/231275282_227098515979045_533457448591141479_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/bandhigga-buugta-banaadir-oo-martigaliyay-aqoon-wadaag-ku-saabsan-ahmiyadda-afka-hooyo-iyo-masuuliaydda-ilaalintiisa\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/bandhigga-buugta-banaadir-oo-martigaliyay-aqoon-wadaag-ku-saabsan-ahmiyadda-afka-hooyo-iyo-masuuliaydda-ilaalintiisa\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Bandhigga Buugta Banaadir oo Martigaliyay Aqoon-wadaag ku Saabsan Ahmiyadda Afka Hooyo iyo Masuuliyadda Ilaalintiisa","datePublished":"2021-08-04T20:59:49+00:00","dateModified":"2021-08-04T21:34:28+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/bandhigga-buugta-banaadir-oo-martigaliyay-aqoon-wadaag-ku-saabsan-ahmiyadda-afka-hooyo-iyo-masuuliaydda-ilaalintiisa\/"},"wordCount":392,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Dhacdooyin Cusub","Featured","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/bandhigga-buugta-banaadir-oo-martigaliyay-aqoon-wadaag-ku-saabsan-ahmiyadda-afka-hooyo-iyo-masuuliaydda-ilaalintiisa\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/bandhigga-buugta-banaadir-oo-martigaliyay-aqoon-wadaag-ku-saabsan-ahmiyadda-afka-hooyo-iyo-masuuliaydda-ilaalintiisa\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/bandhigga-buugta-banaadir-oo-martigaliyay-aqoon-wadaag-ku-saabsan-ahmiyadda-afka-hooyo-iyo-masuuliaydda-ilaalintiisa\/","name":"Bandhigga Buugta Banaadir oo Martigaliyay Aqoon-wadaag ku Saabsan Ahmiyadda Afka Hooyo iyo Masuuliyadda Ilaalintiisa - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2021-08-04T20:59:49+00:00","dateModified":"2021-08-04T21:34:28+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/bandhigga-buugta-banaadir-oo-martigaliyay-aqoon-wadaag-ku-saabsan-ahmiyadda-afka-hooyo-iyo-masuuliaydda-ilaalintiisa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/bandhigga-buugta-banaadir-oo-martigaliyay-aqoon-wadaag-ku-saabsan-ahmiyadda-afka-hooyo-iyo-masuuliaydda-ilaalintiisa\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/bandhigga-buugta-banaadir-oo-martigaliyay-aqoon-wadaag-ku-saabsan-ahmiyadda-afka-hooyo-iyo-masuuliaydda-ilaalintiisa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Bandhigga Buugta Banaadir oo Martigaliyay Aqoon-wadaag ku Saabsan Ahmiyadda Afka Hooyo iyo Masuuliyadda Ilaalintiisa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5664"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5664"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5664\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5672,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5664\/revisions\/5672"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5665"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5664"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5664"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5664"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}