{"id":5629,"date":"2021-07-29T07:06:58","date_gmt":"2021-07-29T04:06:58","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=5629"},"modified":"2021-07-29T07:06:58","modified_gmt":"2021-07-29T04:06:58","slug":"guddoomiyaha-aga-oo-muxaadaro-qiimo-badan-ka-soo-jeediyay-shirweynaha-waxbarashada-puntland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-muxaadaro-qiimo-badan-ka-soo-jeediyay-shirweynaha-waxbarashada-puntland\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha AGA oo Muxaadaro Qiimo badan ka soo Jeediyay Shirweynaha Waxbarashada Puntland"},"content":{"rendered":"<h4>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa shalay oo ku beegneyd 28\/7\/2021, waxa uu ka soo jeediyay muxaadaro uu halkudhaggeedu yahay: \u201c<strong>Afka hooyo, ubadka Soomaaliyeed iyo ubucda waxbarashada\u201d<\/strong> shir-cilmiyeedka looga hadlayo horumarinta waxbarashada Puntland.<\/h4>\n<h4>Dr. Afrax ayaa si qoto dheer uga hadlay muhiimadda ay leedahay waxbarashada, waxaana uu iftiimiyay waxbarashadu in ay fure u tahay nolosha bani\u2019aadanka oo dhan, isaga oo ku guubaabiyay ummadda Soomaaliyeed in ay u hawlgasho sidii la isaga kaashan lahaa horumarinta waxbarashada dalka.<\/h4>\n<h4>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa muxaadaraddiisa, waxa uu si gaar ah diiradda ugu saarey kaalinta uu afka hooyo ku leeyahay waxbaridda iyo barbaarinta da&#8217;yarta, waxaana uu caddeeyay waxbarashadu in ay ka mid tahay tiirarka ugu muhiimsan ee laga kobciyo, isla markaana laga tayeeyo adeegsiga afka hooyo.<\/h4>\n<h4>Shirweynahaas qiimaha badan ee looga hadlayo horumarinra waxbarashada dalka ayaa magaalada Garowe waxa uu ka soconayaa inta u dhaxaysa 27-29\/7\/2021.<br \/>\n<img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-5632\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/219277802_546727126465401_8546734443832715908_n-300x171.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"171\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/219277802_546727126465401_8546734443832715908_n-300x171.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/219277802_546727126465401_8546734443832715908_n-150x86.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/219277802_546727126465401_8546734443832715908_n-600x343.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/219277802_546727126465401_8546734443832715908_n-696x397.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/219277802_546727126465401_8546734443832715908_n.jpg 720w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-5630\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/216940521_3116427538575459_3057433728875399046_n-300x126.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"126\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/216940521_3116427538575459_3057433728875399046_n-300x126.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/216940521_3116427538575459_3057433728875399046_n-768x323.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/216940521_3116427538575459_3057433728875399046_n-150x63.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/216940521_3116427538575459_3057433728875399046_n-600x252.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/216940521_3116427538575459_3057433728875399046_n-696x293.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/216940521_3116427538575459_3057433728875399046_n.jpg 992w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-5631\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/217563993_209417137781476_8624531451540248166_n-300x96.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"96\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/217563993_209417137781476_8624531451540248166_n-300x96.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/217563993_209417137781476_8624531451540248166_n-768x246.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/217563993_209417137781476_8624531451540248166_n-150x48.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/217563993_209417137781476_8624531451540248166_n-600x192.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/217563993_209417137781476_8624531451540248166_n-696x223.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/217563993_209417137781476_8624531451540248166_n.jpg 927w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-5633\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/224681661_420774949185905_542791767614788641_n-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/224681661_420774949185905_542791767614788641_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/224681661_420774949185905_542791767614788641_n-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/224681661_420774949185905_542791767614788641_n-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/224681661_420774949185905_542791767614788641_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/224681661_420774949185905_542791767614788641_n-630x420.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/224681661_420774949185905_542791767614788641_n.jpg 720w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/h4>\n<h4><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa shalay oo ku beegneyd 28\/7\/2021, waxa uu ka soo jeediyay muxaadaro uu halkudhaggeedu yahay: \u201cAfka hooyo, ubadka Soomaaliyeed iyo ubucda waxbarashada\u201d shir-cilmiyeedka looga hadlayo horumarinta waxbarashada Puntland. Dr. Afrax ayaa si qoto dheer uga hadlay muhiimadda ay leedahay waxbarashada, waxaana uu iftiimiyay waxbarashadu in ay fure [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":5632,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[32,17,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyaha AGA oo Muxaadaro Qiimo badan ka soo Jeediyay Shirweynaha Waxbarashada Puntland - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-muxaadaro-qiimo-badan-ka-soo-jeediyay-shirweynaha-waxbarashada-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyaha AGA oo Muxaadaro Qiimo badan ka soo Jeediyay Shirweynaha Waxbarashada Puntland - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa shalay oo ku beegneyd 28\/7\/2021, waxa uu ka soo jeediyay muxaadaro uu halkudhaggeedu yahay: \u201cAfka hooyo, ubadka Soomaaliyeed iyo ubucda waxbarashada\u201d shir-cilmiyeedka looga hadlayo horumarinta waxbarashada Puntland. Dr. Afrax ayaa si qoto dheer uga hadlay muhiimadda ay leedahay waxbarashada, waxaana uu iftiimiyay waxbarashadu in ay fure [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-muxaadaro-qiimo-badan-ka-soo-jeediyay-shirweynaha-waxbarashada-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-07-29T04:06:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/219277802_546727126465401_8546734443832715908_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"411\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-muxaadaro-qiimo-badan-ka-soo-jeediyay-shirweynaha-waxbarashada-puntland\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-muxaadaro-qiimo-badan-ka-soo-jeediyay-shirweynaha-waxbarashada-puntland\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Guddoomiyaha AGA oo Muxaadaro Qiimo badan ka soo Jeediyay Shirweynaha Waxbarashada Puntland\",\"datePublished\":\"2021-07-29T04:06:58+00:00\",\"dateModified\":\"2021-07-29T04:06:58+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-muxaadaro-qiimo-badan-ka-soo-jeediyay-shirweynaha-waxbarashada-puntland\/\"},\"wordCount\":160,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Dhacdooyin Cusub\",\"Featured\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-muxaadaro-qiimo-badan-ka-soo-jeediyay-shirweynaha-waxbarashada-puntland\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-muxaadaro-qiimo-badan-ka-soo-jeediyay-shirweynaha-waxbarashada-puntland\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-muxaadaro-qiimo-badan-ka-soo-jeediyay-shirweynaha-waxbarashada-puntland\/\",\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo Muxaadaro Qiimo badan ka soo Jeediyay Shirweynaha Waxbarashada Puntland - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2021-07-29T04:06:58+00:00\",\"dateModified\":\"2021-07-29T04:06:58+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-muxaadaro-qiimo-badan-ka-soo-jeediyay-shirweynaha-waxbarashada-puntland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-muxaadaro-qiimo-badan-ka-soo-jeediyay-shirweynaha-waxbarashada-puntland\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-muxaadaro-qiimo-badan-ka-soo-jeediyay-shirweynaha-waxbarashada-puntland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo Muxaadaro Qiimo badan ka soo Jeediyay Shirweynaha Waxbarashada Puntland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyaha AGA oo Muxaadaro Qiimo badan ka soo Jeediyay Shirweynaha Waxbarashada Puntland - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-muxaadaro-qiimo-badan-ka-soo-jeediyay-shirweynaha-waxbarashada-puntland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyaha AGA oo Muxaadaro Qiimo badan ka soo Jeediyay Shirweynaha Waxbarashada Puntland - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa shalay oo ku beegneyd 28\/7\/2021, waxa uu ka soo jeediyay muxaadaro uu halkudhaggeedu yahay: \u201cAfka hooyo, ubadka Soomaaliyeed iyo ubucda waxbarashada\u201d shir-cilmiyeedka looga hadlayo horumarinta waxbarashada Puntland. Dr. Afrax ayaa si qoto dheer uga hadlay muhiimadda ay leedahay waxbarashada, waxaana uu iftiimiyay waxbarashadu in ay fure [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-muxaadaro-qiimo-badan-ka-soo-jeediyay-shirweynaha-waxbarashada-puntland\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2021-07-29T04:06:58+00:00","og_image":[{"width":720,"height":411,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/219277802_546727126465401_8546734443832715908_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-muxaadaro-qiimo-badan-ka-soo-jeediyay-shirweynaha-waxbarashada-puntland\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-muxaadaro-qiimo-badan-ka-soo-jeediyay-shirweynaha-waxbarashada-puntland\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Guddoomiyaha AGA oo Muxaadaro Qiimo badan ka soo Jeediyay Shirweynaha Waxbarashada Puntland","datePublished":"2021-07-29T04:06:58+00:00","dateModified":"2021-07-29T04:06:58+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-muxaadaro-qiimo-badan-ka-soo-jeediyay-shirweynaha-waxbarashada-puntland\/"},"wordCount":160,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Dhacdooyin Cusub","Featured","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-muxaadaro-qiimo-badan-ka-soo-jeediyay-shirweynaha-waxbarashada-puntland\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-muxaadaro-qiimo-badan-ka-soo-jeediyay-shirweynaha-waxbarashada-puntland\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-muxaadaro-qiimo-badan-ka-soo-jeediyay-shirweynaha-waxbarashada-puntland\/","name":"Guddoomiyaha AGA oo Muxaadaro Qiimo badan ka soo Jeediyay Shirweynaha Waxbarashada Puntland - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2021-07-29T04:06:58+00:00","dateModified":"2021-07-29T04:06:58+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-muxaadaro-qiimo-badan-ka-soo-jeediyay-shirweynaha-waxbarashada-puntland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-muxaadaro-qiimo-badan-ka-soo-jeediyay-shirweynaha-waxbarashada-puntland\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-muxaadaro-qiimo-badan-ka-soo-jeediyay-shirweynaha-waxbarashada-puntland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyaha AGA oo Muxaadaro Qiimo badan ka soo Jeediyay Shirweynaha Waxbarashada Puntland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5629"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5629"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5629\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5634,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5629\/revisions\/5634"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5632"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5629"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5629"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5629"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}