{"id":5461,"date":"2021-06-28T17:43:19","date_gmt":"2021-06-28T14:43:19","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=5461"},"modified":"2021-06-28T17:50:06","modified_gmt":"2021-06-28T14:50:06","slug":"aga-iyo-pdrc-oo-kulan-shaqo-wada-yeeshay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-iyo-pdrc-oo-kulan-shaqo-wada-yeeshay\/","title":{"rendered":"AGA iyo PDRC oo kulan shaqo wada yeeshay"},"content":{"rendered":"<h4>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) iyo hay\u2019adda PDRC ee Cilmibaarista iyo Horumarinta ayaa maanta oo ku beegan 28\/6\/2021, waxa ay xarunta PDRC ee magaalada Garoowe ku yeesheen kulan aad muhiim u ah, kaas oo looga wada xaajoonayey \u00a0iskaashiga iyo wada shaqaynta labada xarun-cilmiyeed.<\/h4>\n<h4>Kulankaas ay yeesheen hoggaanka AGA oo uu hormuud u ahaa Guddoomiyaha Akadeemiyada, Dr. Maxamed Daahir Afrax, iyo madaxda PDRC oo uu hoggaaminayey Agaasimaha Guud, Mudane Cali Faarax, waxaa lagu falanqeeyey qodobbo badan oo muhiim u ah shaqada labada dhinac, siiba dhinacyada ay ka midaysan yihiin iyo ujeeddooyinka ay u taagan yihiin labada hay\u2019adood.<\/h4>\n<h4>Qodobbada laga wadahadlay waxaa ka mid ahaa inay labada dhinac iska kaashadaan arrimaha cilmi-baarista iyo aqoon-faafinta ku saabsan Af-soomaaliga, dhaqanka iyo hal-abuurka. Waxaa si weyn la isula jeexjeexay dhibaatadii arrimahaas iyo guud ahaanba aqoonta dadkeenna ka soo gaadhey burburkii iyo qarnjabkii dhacay iyo baahida loo qabo in la hirgaliyo barnaamijyo looga soo kabsan karo dhibaatooyinkaas iyo dib u dhaca ka dhashay.<\/h4>\n<h4>Labada dhinac waxay isla qireen in Af-Soomaaliga iyo hal-abuurkiisa, oo ah tiirdhexaadka dhaqanka iyo aqoonta, uu noqon karo furaha nabadaynta iyo horumarinta dhinac kasta leh; Sidaa awgeed inay muhiim tahay in lagu wada dadaalo daryeelka iyo ka faai\u2019deysiga afka hooyo.<\/h4>\n<h4>Gunaanadkii kulanka, labada dhinac waxay isku afgarteen inay kala saxiixdaan heshiis iskaashi iyo wada shaqayn, kadibna wadajir ugu hawlgalaan fulinta qodobbada heshiiskaas.<\/h4>\n<h4>Ugu dambayntii Guddoomiyaha AGA, Dr. Afrax wuxuu xarunta PDRC guddoonsiiyay dhiganayaal xambaarsan xogta\u00a0 iyo waxqabadka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga, waxaana ka guddoomay Agaasimaha PDRC, Md, Cali Faarax, iyada oo kulankaasi uu ku soo dhammaaday jawi degan.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-5463\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/200573545_3761394933970370_6886181962942901528_n-300x208.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"208\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/200573545_3761394933970370_6886181962942901528_n-300x208.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/200573545_3761394933970370_6886181962942901528_n-768x534.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/200573545_3761394933970370_6886181962942901528_n-150x104.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/200573545_3761394933970370_6886181962942901528_n-218x150.jpg 218w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/200573545_3761394933970370_6886181962942901528_n-600x417.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/200573545_3761394933970370_6886181962942901528_n-696x484.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/200573545_3761394933970370_6886181962942901528_n-605x420.jpg 605w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/200573545_3761394933970370_6886181962942901528_n-100x70.jpg 100w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/200573545_3761394933970370_6886181962942901528_n-200x140.jpg 200w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/200573545_3761394933970370_6886181962942901528_n.jpg 914w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-5462\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/198534534_337533991285540_6577011745138090315_n-300x194.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"194\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/198534534_337533991285540_6577011745138090315_n-300x194.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/198534534_337533991285540_6577011745138090315_n-1024x661.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/198534534_337533991285540_6577011745138090315_n-768x496.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/198534534_337533991285540_6577011745138090315_n-150x97.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/198534534_337533991285540_6577011745138090315_n-600x387.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/198534534_337533991285540_6577011745138090315_n-696x449.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/198534534_337533991285540_6577011745138090315_n-651x420.jpg 651w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/198534534_337533991285540_6577011745138090315_n.jpg 1052w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) iyo hay\u2019adda PDRC ee Cilmibaarista iyo Horumarinta ayaa maanta oo ku beegan 28\/6\/2021, waxa ay xarunta PDRC ee magaalada Garoowe ku yeesheen kulan aad muhiim u ah, kaas oo looga wada xaajoonayey \u00a0iskaashiga iyo wada shaqaynta labada xarun-cilmiyeed. Kulankaas ay yeesheen hoggaanka AGA oo uu hormuud u ahaa Guddoomiyaha Akadeemiyada, Dr. Maxamed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":5463,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[32,17,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>AGA iyo PDRC oo kulan shaqo wada yeeshay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-iyo-pdrc-oo-kulan-shaqo-wada-yeeshay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"AGA iyo PDRC oo kulan shaqo wada yeeshay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) iyo hay\u2019adda PDRC ee Cilmibaarista iyo Horumarinta ayaa maanta oo ku beegan 28\/6\/2021, waxa ay xarunta PDRC ee magaalada Garoowe ku yeesheen kulan aad muhiim u ah, kaas oo looga wada xaajoonayey \u00a0iskaashiga iyo wada shaqaynta labada xarun-cilmiyeed. Kulankaas ay yeesheen hoggaanka AGA oo uu hormuud u ahaa Guddoomiyaha Akadeemiyada, Dr. Maxamed [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-iyo-pdrc-oo-kulan-shaqo-wada-yeeshay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-06-28T14:43:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-06-28T14:50:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/200573545_3761394933970370_6886181962942901528_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"914\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"635\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-iyo-pdrc-oo-kulan-shaqo-wada-yeeshay\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-iyo-pdrc-oo-kulan-shaqo-wada-yeeshay\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"AGA iyo PDRC oo kulan shaqo wada yeeshay\",\"datePublished\":\"2021-06-28T14:43:19+00:00\",\"dateModified\":\"2021-06-28T14:50:06+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-iyo-pdrc-oo-kulan-shaqo-wada-yeeshay\/\"},\"wordCount\":261,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Dhacdooyin Cusub\",\"Featured\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-iyo-pdrc-oo-kulan-shaqo-wada-yeeshay\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-iyo-pdrc-oo-kulan-shaqo-wada-yeeshay\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-iyo-pdrc-oo-kulan-shaqo-wada-yeeshay\/\",\"name\":\"AGA iyo PDRC oo kulan shaqo wada yeeshay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2021-06-28T14:43:19+00:00\",\"dateModified\":\"2021-06-28T14:50:06+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-iyo-pdrc-oo-kulan-shaqo-wada-yeeshay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-iyo-pdrc-oo-kulan-shaqo-wada-yeeshay\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-iyo-pdrc-oo-kulan-shaqo-wada-yeeshay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"AGA iyo PDRC oo kulan shaqo wada yeeshay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"AGA iyo PDRC oo kulan shaqo wada yeeshay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-iyo-pdrc-oo-kulan-shaqo-wada-yeeshay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"AGA iyo PDRC oo kulan shaqo wada yeeshay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) iyo hay\u2019adda PDRC ee Cilmibaarista iyo Horumarinta ayaa maanta oo ku beegan 28\/6\/2021, waxa ay xarunta PDRC ee magaalada Garoowe ku yeesheen kulan aad muhiim u ah, kaas oo looga wada xaajoonayey \u00a0iskaashiga iyo wada shaqaynta labada xarun-cilmiyeed. Kulankaas ay yeesheen hoggaanka AGA oo uu hormuud u ahaa Guddoomiyaha Akadeemiyada, Dr. Maxamed [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-iyo-pdrc-oo-kulan-shaqo-wada-yeeshay\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2021-06-28T14:43:19+00:00","article_modified_time":"2021-06-28T14:50:06+00:00","og_image":[{"width":914,"height":635,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/200573545_3761394933970370_6886181962942901528_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-iyo-pdrc-oo-kulan-shaqo-wada-yeeshay\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-iyo-pdrc-oo-kulan-shaqo-wada-yeeshay\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"AGA iyo PDRC oo kulan shaqo wada yeeshay","datePublished":"2021-06-28T14:43:19+00:00","dateModified":"2021-06-28T14:50:06+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-iyo-pdrc-oo-kulan-shaqo-wada-yeeshay\/"},"wordCount":261,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Dhacdooyin Cusub","Featured","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/aga-iyo-pdrc-oo-kulan-shaqo-wada-yeeshay\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-iyo-pdrc-oo-kulan-shaqo-wada-yeeshay\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-iyo-pdrc-oo-kulan-shaqo-wada-yeeshay\/","name":"AGA iyo PDRC oo kulan shaqo wada yeeshay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2021-06-28T14:43:19+00:00","dateModified":"2021-06-28T14:50:06+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-iyo-pdrc-oo-kulan-shaqo-wada-yeeshay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/aga-iyo-pdrc-oo-kulan-shaqo-wada-yeeshay\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-iyo-pdrc-oo-kulan-shaqo-wada-yeeshay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"AGA iyo PDRC oo kulan shaqo wada yeeshay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5461"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5461"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5461\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5467,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5461\/revisions\/5467"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5463"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5461"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5461"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5461"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}