{"id":5453,"date":"2021-06-27T21:29:36","date_gmt":"2021-06-27T18:29:36","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=5453"},"modified":"2021-06-27T21:35:21","modified_gmt":"2021-06-27T18:35:21","slug":"guddoomiyaha-aga-oo-uga-tacsiyeeyay-safiir-sharafeedka-aga-iyo-afsoomaaliga-geerida-ku-timid-aabbihiis","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-uga-tacsiyeeyay-safiir-sharafeedka-aga-iyo-afsoomaaliga-geerida-ku-timid-aabbihiis\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha AGA oo uga Tacsiyeeyay Safiir-sharafeedka AGA iyo AfSoomaaliga Geerida ku Timid Aabbihiis!"},"content":{"rendered":"<h4><em>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ( AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa uga tacsiyeeyay Safiir-sharafeedka AGA iyo AfSoomaaliga Danjire Axmed Ciise Cawad geerida ku timid aabbihiis Alle ha u naxariistee Marxuum Ciise Cawad.<\/em><\/h4>\n<h4><em>\u00a0\u201cAniga oo ku hadlayo magacayga iyo magaca bahda AGA, waxa aan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa saaxiibkeey, ahna Safiir-sharafeedka AGA iyo AfSoomaaliga Danjire Axmed Ciise Cawad oo aabbihiis Allaha u naxariistee marxuum Ciise Cawad oo shalay geeriyooday\u201d ayuu yiri Dr. Afrax oo sheegay in uu marxuumka Alle uga baryayo in uu Jannadiisa ka waraabiyo, qoyskii uu ka baxayna uu samir iyo iimaan ka siiyo.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Allaha u naxariistee marxuum Ciise Cawad waxa uu ka mid ahaa hogaamiyaasha \u00a0bulshada dhexdeeda ku lahaa magaca ballaaran \u00a0iyo maqaam sare!<\/em><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ( AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa uga tacsiyeeyay Safiir-sharafeedka AGA iyo AfSoomaaliga Danjire Axmed Ciise Cawad geerida ku timid aabbihiis Alle ha u naxariistee Marxuum Ciise Cawad. \u00a0\u201cAniga oo ku hadlayo magacayga iyo magaca bahda AGA, waxa aan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa saaxiibkeey, ahna Safiir-sharafeedka AGA iyo AfSoomaaliga Danjire Axmed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":5456,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[17,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyaha AGA oo uga Tacsiyeeyay Safiir-sharafeedka AGA iyo AfSoomaaliga Geerida ku Timid Aabbihiis! - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-uga-tacsiyeeyay-safiir-sharafeedka-aga-iyo-afsoomaaliga-geerida-ku-timid-aabbihiis\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyaha AGA oo uga Tacsiyeeyay Safiir-sharafeedka AGA iyo AfSoomaaliga Geerida ku Timid Aabbihiis! - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ( AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa uga tacsiyeeyay Safiir-sharafeedka AGA iyo AfSoomaaliga Danjire Axmed Ciise Cawad geerida ku timid aabbihiis Alle ha u naxariistee Marxuum Ciise Cawad. \u00a0\u201cAniga oo ku hadlayo magacayga iyo magaca bahda AGA, waxa aan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa saaxiibkeey, ahna Safiir-sharafeedka AGA iyo AfSoomaaliga Danjire Axmed [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-uga-tacsiyeeyay-safiir-sharafeedka-aga-iyo-afsoomaaliga-geerida-ku-timid-aabbihiis\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-06-27T18:29:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-06-27T18:35:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/tacsi1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"635\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-uga-tacsiyeeyay-safiir-sharafeedka-aga-iyo-afsoomaaliga-geerida-ku-timid-aabbihiis\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-uga-tacsiyeeyay-safiir-sharafeedka-aga-iyo-afsoomaaliga-geerida-ku-timid-aabbihiis\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Guddoomiyaha AGA oo uga Tacsiyeeyay Safiir-sharafeedka AGA iyo AfSoomaaliga Geerida ku Timid Aabbihiis!\",\"datePublished\":\"2021-06-27T18:29:36+00:00\",\"dateModified\":\"2021-06-27T18:35:21+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-uga-tacsiyeeyay-safiir-sharafeedka-aga-iyo-afsoomaaliga-geerida-ku-timid-aabbihiis\/\"},\"wordCount\":128,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Featured\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-uga-tacsiyeeyay-safiir-sharafeedka-aga-iyo-afsoomaaliga-geerida-ku-timid-aabbihiis\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-uga-tacsiyeeyay-safiir-sharafeedka-aga-iyo-afsoomaaliga-geerida-ku-timid-aabbihiis\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-uga-tacsiyeeyay-safiir-sharafeedka-aga-iyo-afsoomaaliga-geerida-ku-timid-aabbihiis\/\",\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo uga Tacsiyeeyay Safiir-sharafeedka AGA iyo AfSoomaaliga Geerida ku Timid Aabbihiis! - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2021-06-27T18:29:36+00:00\",\"dateModified\":\"2021-06-27T18:35:21+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-uga-tacsiyeeyay-safiir-sharafeedka-aga-iyo-afsoomaaliga-geerida-ku-timid-aabbihiis\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-uga-tacsiyeeyay-safiir-sharafeedka-aga-iyo-afsoomaaliga-geerida-ku-timid-aabbihiis\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-uga-tacsiyeeyay-safiir-sharafeedka-aga-iyo-afsoomaaliga-geerida-ku-timid-aabbihiis\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo uga Tacsiyeeyay Safiir-sharafeedka AGA iyo AfSoomaaliga Geerida ku Timid Aabbihiis!\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyaha AGA oo uga Tacsiyeeyay Safiir-sharafeedka AGA iyo AfSoomaaliga Geerida ku Timid Aabbihiis! - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-uga-tacsiyeeyay-safiir-sharafeedka-aga-iyo-afsoomaaliga-geerida-ku-timid-aabbihiis\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyaha AGA oo uga Tacsiyeeyay Safiir-sharafeedka AGA iyo AfSoomaaliga Geerida ku Timid Aabbihiis! - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ( AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa uga tacsiyeeyay Safiir-sharafeedka AGA iyo AfSoomaaliga Danjire Axmed Ciise Cawad geerida ku timid aabbihiis Alle ha u naxariistee Marxuum Ciise Cawad. \u00a0\u201cAniga oo ku hadlayo magacayga iyo magaca bahda AGA, waxa aan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa saaxiibkeey, ahna Safiir-sharafeedka AGA iyo AfSoomaaliga Danjire Axmed [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-uga-tacsiyeeyay-safiir-sharafeedka-aga-iyo-afsoomaaliga-geerida-ku-timid-aabbihiis\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2021-06-27T18:29:36+00:00","article_modified_time":"2021-06-27T18:35:21+00:00","og_image":[{"width":635,"height":381,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/tacsi1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-uga-tacsiyeeyay-safiir-sharafeedka-aga-iyo-afsoomaaliga-geerida-ku-timid-aabbihiis\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-uga-tacsiyeeyay-safiir-sharafeedka-aga-iyo-afsoomaaliga-geerida-ku-timid-aabbihiis\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Guddoomiyaha AGA oo uga Tacsiyeeyay Safiir-sharafeedka AGA iyo AfSoomaaliga Geerida ku Timid Aabbihiis!","datePublished":"2021-06-27T18:29:36+00:00","dateModified":"2021-06-27T18:35:21+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-uga-tacsiyeeyay-safiir-sharafeedka-aga-iyo-afsoomaaliga-geerida-ku-timid-aabbihiis\/"},"wordCount":128,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Featured","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-uga-tacsiyeeyay-safiir-sharafeedka-aga-iyo-afsoomaaliga-geerida-ku-timid-aabbihiis\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-uga-tacsiyeeyay-safiir-sharafeedka-aga-iyo-afsoomaaliga-geerida-ku-timid-aabbihiis\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-uga-tacsiyeeyay-safiir-sharafeedka-aga-iyo-afsoomaaliga-geerida-ku-timid-aabbihiis\/","name":"Guddoomiyaha AGA oo uga Tacsiyeeyay Safiir-sharafeedka AGA iyo AfSoomaaliga Geerida ku Timid Aabbihiis! - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2021-06-27T18:29:36+00:00","dateModified":"2021-06-27T18:35:21+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-uga-tacsiyeeyay-safiir-sharafeedka-aga-iyo-afsoomaaliga-geerida-ku-timid-aabbihiis\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-uga-tacsiyeeyay-safiir-sharafeedka-aga-iyo-afsoomaaliga-geerida-ku-timid-aabbihiis\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-uga-tacsiyeeyay-safiir-sharafeedka-aga-iyo-afsoomaaliga-geerida-ku-timid-aabbihiis\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyaha AGA oo uga Tacsiyeeyay Safiir-sharafeedka AGA iyo AfSoomaaliga Geerida ku Timid Aabbihiis!"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5453"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5453"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5453\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5458,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5453\/revisions\/5458"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5456"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5453"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5453"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5453"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}