{"id":5413,"date":"2021-06-22T10:31:49","date_gmt":"2021-06-22T07:31:49","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=5413"},"modified":"2021-06-22T10:57:01","modified_gmt":"2021-06-22T07:57:01","slug":"madaxweynaha-puntland-oo-wareegto-ku-soo-saarey-hirgalinta-adeegsiga-afka-soomaaliga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-wareegto-ku-soo-saarey-hirgalinta-adeegsiga-afka-soomaaliga\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Puntland oo Wareegto ku soo saarey Hirgalinta Adeegsiga Afka Soomaaliga"},"content":{"rendered":"<h4>Madaxweynaha Dawlad-Goboleedka Puntland Md, Saciid C\/llaahi Deni ayaa shalay oo ku beegneyd\u00a0 21\/6\/2021, waxa uu soo saarey wareegto ku saabsan hirgalinta adeegsiga Afka Soomaaliga ee deegaannada Puntland.<\/h4>\n<h4>Wareegtadaasi oo ku socotay dhammaan Wasaaradaha, Hay\u2019addaha madaxa bannaan iyo Guddoomiyaasha Goboladda iyo Degmooyinka Puntland ayaa lagu farey in ay si buuxda ugu dhaqmaan adeegsiga Afka Soomaaliga, iyada oo loo isticmaalayo qoraalada xafiisyada, boorarka shirarka iyo fariimha loo gudbinayo bulshada.<\/h4>\n<h4>Madaxweynaha ayaa wareegtadiisa ku sheegay in ay waajib tahay in la dhaqan-galiyo sharciga ilaalinta Afka Soomaaliga.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-5422\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/199555496_151842433566805_2424951913971186820_n.jpg\" alt=\"\" width=\"709\" height=\"382\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/199555496_151842433566805_2424951913971186820_n.jpg 709w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/199555496_151842433566805_2424951913971186820_n-300x162.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/199555496_151842433566805_2424951913971186820_n-150x81.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/199555496_151842433566805_2424951913971186820_n-600x323.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/199555496_151842433566805_2424951913971186820_n-696x375.jpg 696w\" sizes=\"(max-width: 709px) 100vw, 709px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-5414\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/201138765_237750558159868_2757664775406368025_n-744x1024.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"958\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/201138765_237750558159868_2757664775406368025_n-744x1024.jpg 744w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/201138765_237750558159868_2757664775406368025_n-218x300.jpg 218w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/201138765_237750558159868_2757664775406368025_n-768x1057.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/201138765_237750558159868_2757664775406368025_n-150x206.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/201138765_237750558159868_2757664775406368025_n-300x413.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/201138765_237750558159868_2757664775406368025_n-600x825.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/201138765_237750558159868_2757664775406368025_n-696x958.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/201138765_237750558159868_2757664775406368025_n-305x420.jpg 305w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/201138765_237750558159868_2757664775406368025_n-611x840.jpg 611w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/201138765_237750558159868_2757664775406368025_n.jpg 785w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dawlad-Goboleedka Puntland Md, Saciid C\/llaahi Deni ayaa shalay oo ku beegneyd\u00a0 21\/6\/2021, waxa uu soo saarey wareegto ku saabsan hirgalinta adeegsiga Afka Soomaaliga ee deegaannada Puntland. Wareegtadaasi oo ku socotay dhammaan Wasaaradaha, Hay\u2019addaha madaxa bannaan iyo Guddoomiyaasha Goboladda iyo Degmooyinka Puntland ayaa lagu farey in ay si buuxda ugu dhaqmaan adeegsiga Afka Soomaaliga, iyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":5422,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[32,17,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxweynaha Puntland oo Wareegto ku soo saarey Hirgalinta Adeegsiga Afka Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-wareegto-ku-soo-saarey-hirgalinta-adeegsiga-afka-soomaaliga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxweynaha Puntland oo Wareegto ku soo saarey Hirgalinta Adeegsiga Afka Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Dawlad-Goboleedka Puntland Md, Saciid C\/llaahi Deni ayaa shalay oo ku beegneyd\u00a0 21\/6\/2021, waxa uu soo saarey wareegto ku saabsan hirgalinta adeegsiga Afka Soomaaliga ee deegaannada Puntland. Wareegtadaasi oo ku socotay dhammaan Wasaaradaha, Hay\u2019addaha madaxa bannaan iyo Guddoomiyaasha Goboladda iyo Degmooyinka Puntland ayaa lagu farey in ay si buuxda ugu dhaqmaan adeegsiga Afka Soomaaliga, iyada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-wareegto-ku-soo-saarey-hirgalinta-adeegsiga-afka-soomaaliga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-06-22T07:31:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-06-22T07:57:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/199555496_151842433566805_2424951913971186820_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"709\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"382\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-wareegto-ku-soo-saarey-hirgalinta-adeegsiga-afka-soomaaliga\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-wareegto-ku-soo-saarey-hirgalinta-adeegsiga-afka-soomaaliga\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Madaxweynaha Puntland oo Wareegto ku soo saarey Hirgalinta Adeegsiga Afka Soomaaliga\",\"datePublished\":\"2021-06-22T07:31:49+00:00\",\"dateModified\":\"2021-06-22T07:57:01+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-wareegto-ku-soo-saarey-hirgalinta-adeegsiga-afka-soomaaliga\/\"},\"wordCount\":95,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Dhacdooyin Cusub\",\"Featured\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-wareegto-ku-soo-saarey-hirgalinta-adeegsiga-afka-soomaaliga\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-wareegto-ku-soo-saarey-hirgalinta-adeegsiga-afka-soomaaliga\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-wareegto-ku-soo-saarey-hirgalinta-adeegsiga-afka-soomaaliga\/\",\"name\":\"Madaxweynaha Puntland oo Wareegto ku soo saarey Hirgalinta Adeegsiga Afka Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2021-06-22T07:31:49+00:00\",\"dateModified\":\"2021-06-22T07:57:01+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-wareegto-ku-soo-saarey-hirgalinta-adeegsiga-afka-soomaaliga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-wareegto-ku-soo-saarey-hirgalinta-adeegsiga-afka-soomaaliga\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-wareegto-ku-soo-saarey-hirgalinta-adeegsiga-afka-soomaaliga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxweynaha Puntland oo Wareegto ku soo saarey Hirgalinta Adeegsiga Afka Soomaaliga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxweynaha Puntland oo Wareegto ku soo saarey Hirgalinta Adeegsiga Afka Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-wareegto-ku-soo-saarey-hirgalinta-adeegsiga-afka-soomaaliga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxweynaha Puntland oo Wareegto ku soo saarey Hirgalinta Adeegsiga Afka Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Madaxweynaha Dawlad-Goboleedka Puntland Md, Saciid C\/llaahi Deni ayaa shalay oo ku beegneyd\u00a0 21\/6\/2021, waxa uu soo saarey wareegto ku saabsan hirgalinta adeegsiga Afka Soomaaliga ee deegaannada Puntland. Wareegtadaasi oo ku socotay dhammaan Wasaaradaha, Hay\u2019addaha madaxa bannaan iyo Guddoomiyaasha Goboladda iyo Degmooyinka Puntland ayaa lagu farey in ay si buuxda ugu dhaqmaan adeegsiga Afka Soomaaliga, iyada [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-wareegto-ku-soo-saarey-hirgalinta-adeegsiga-afka-soomaaliga\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2021-06-22T07:31:49+00:00","article_modified_time":"2021-06-22T07:57:01+00:00","og_image":[{"width":709,"height":382,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/199555496_151842433566805_2424951913971186820_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-wareegto-ku-soo-saarey-hirgalinta-adeegsiga-afka-soomaaliga\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-wareegto-ku-soo-saarey-hirgalinta-adeegsiga-afka-soomaaliga\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Madaxweynaha Puntland oo Wareegto ku soo saarey Hirgalinta Adeegsiga Afka Soomaaliga","datePublished":"2021-06-22T07:31:49+00:00","dateModified":"2021-06-22T07:57:01+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-wareegto-ku-soo-saarey-hirgalinta-adeegsiga-afka-soomaaliga\/"},"wordCount":95,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Dhacdooyin Cusub","Featured","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-wareegto-ku-soo-saarey-hirgalinta-adeegsiga-afka-soomaaliga\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-wareegto-ku-soo-saarey-hirgalinta-adeegsiga-afka-soomaaliga\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-wareegto-ku-soo-saarey-hirgalinta-adeegsiga-afka-soomaaliga\/","name":"Madaxweynaha Puntland oo Wareegto ku soo saarey Hirgalinta Adeegsiga Afka Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2021-06-22T07:31:49+00:00","dateModified":"2021-06-22T07:57:01+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-wareegto-ku-soo-saarey-hirgalinta-adeegsiga-afka-soomaaliga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-wareegto-ku-soo-saarey-hirgalinta-adeegsiga-afka-soomaaliga\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-wareegto-ku-soo-saarey-hirgalinta-adeegsiga-afka-soomaaliga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxweynaha Puntland oo Wareegto ku soo saarey Hirgalinta Adeegsiga Afka Soomaaliga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5413"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5413"}],"version-history":[{"count":10,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5413\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5428,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5413\/revisions\/5428"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5422"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5413"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5413"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5413"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}