{"id":533,"date":"2018-07-09T15:39:50","date_gmt":"2018-07-09T15:39:50","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=533"},"modified":"2018-07-09T15:39:50","modified_gmt":"2018-07-09T15:39:50","slug":"akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-konton-dhallinyaro-ah-u-qabatey-tababbar-ku-saabsan-habeynta-qoraalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-konton-dhallinyaro-ah-u-qabatey-tababbar-ku-saabsan-habeynta-qoraalka\/","title":{"rendered":"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA (AGA) OO KONTON DHALLINYARO AH U QABATEY TABABBAR KU SAABSAN HABEYNTA QORAALKA"},"content":{"rendered":"<p>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa maanta oo ku beegan 9-Luulyo 2018-ka\u00a0 waxa ay tababbar ku saabsan Habaynta Qoraalka u qabatay Konton xubnood\u00a0\u00a0 oo ka tirsan dhallinyarada Soomaaliyeed ee jecel \u00a0akhriska iyo qoraalka afka Soomaaliga<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomalaiga Prof. Maxam,ed Daahir Afrax oo khudbad ka soo jeediyay furitaankii tababbarkaasi ayaa sheegay inuu tababbarkaan ka mid yahay tababbarro taxane ah oo ay Akadeemiyada ugu tala-gashay turxaan-bixinta qorista afka Soomaaliga, waxaana carrabka ku dhuftay inuu \u00a0bulshada ku baraarujinayo \u00a0inay masuuliyad gaar ah iska saarto \u00a0sidii loo sixi lahaa adeegsiga dhigaalka afka hooyo.<\/p>\n<p>\u201cQoraalka afka Soomaaliga\u00a0 tayeyn badan ayuu u baahan yahay,\u00a0 higaada qoraalka \u00a0ayaa inta badan la qaldaa, nasiib-darro waxaa la fuddudeystaa \u00a0Shibanayaasha labba-laabma, Shaqalada dhaa-dheer iyo Astaamaha uu afku leeyahay, cawaaqib xumo ayaa ka dhalan karta \u00a0\u00a0haddii\u00a0 aan xil gaar ah la iska saarin ereyga \u00a0qoran ee afka hooyo\u201d ayuu yiri Prof. Afrax oo\u00a0 hoosta ka xariiqay sumcadda qofka inay ku xeran tahay haddba sida uuu u hagaajiyo qoraalkiisa.<\/p>\n<p>Mar uu ka hadlayay masuuliyada Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga\u00a0 ayaa sheegay inay Aga \u00a0u taagan tahay daryeelka, nooleynta iyo hiilka afka Soomaaliga, waxaana uu intaasi raaciyay inay Akadeemiyadu ka go\u2019an tahay qaabkii afka hooyo loogu soo celin lahaa maqaamkii uu ku lahaa qaranka Soomaaliyeed, isagoo soo jeediyay in loo hawl-galo sidii afkeena halista looga badbaadin lahaa.<\/p>\n<p>Madaxa Horumarinta Xarunta Ifiye Sakariye Cali Gureey \u00a0oo isna halkaasi ka hadlay ayaa soo dhaweeyay tababbarka ay Aga \u00a0siinayso hawl-wadeenada iyo dhallinyarda ku xeran xaruntooda, waxaan uu tibaaxay in wax badan laga faa\u2019iidaysan doono tababbarkaasi, isagoo dhinaca kale u mahad celiyay Akadeemiyada \u00a0oo isku soo duwday tababarkaasi.<\/p>\n<p>Furitaankii munasabadaasi kadib waxaa halkaasi ka bilowday casharo ay bixinayeen Macalimiiin ka tirsan Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga, kuwaasi kala ahaa Prof. Mustafa C\/laahi Feyrus iyo C\/laahi Sheikh (Gacanka),\u00a0 duruustaasi oo aad loola dhacay ayaa ku kala saabsanaa Daleynta Qoraalka iyo Habeynta Qoraalka Hadalka.<\/p>\n<p>Gunaanadkii \u00a0tababbarkaasi waxaa ka hadlay Ku-simaha Gudoomiayaha Golaha Abwaanada Soomaaliyeed Abwaan Xersi Dhuux Maxamed oo sheegay inuu la dhacsan yahay is xilqaanka ay Aga\u00a0 samaynayso, waxaana \u00a0uu codsadey in la joogteeyo tababbarada noocaan oo kale ah, isagoo u mahad celiyay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga oo saminraakaasi soo qaban qaabisay.<img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-538\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/thumbnail_14-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/thumbnail_14-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/thumbnail_14-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/thumbnail_14-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/thumbnail_14.jpg 1037w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-534\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/20180709_092658-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/20180709_092658-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/20180709_092658-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/20180709_092658-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-535\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/thumbnail_2-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/thumbnail_2-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/thumbnail_2-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/thumbnail_2-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/thumbnail_2.jpg 1037w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-536\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/20180709_094902-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/20180709_094902-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/20180709_094902-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/20180709_094902-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-537\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/thumbnail_10-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/thumbnail_10-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/thumbnail_10-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/thumbnail_10-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/thumbnail_10.jpg 1037w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-539\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/thumbnail_7-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/thumbnail_7-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/thumbnail_7-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/thumbnail_7-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/thumbnail_7.jpg 1037w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-541\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/thumbnail_12-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/thumbnail_12-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/thumbnail_12-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/thumbnail_12-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/thumbnail_12.jpg 1037w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-540\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/thumbnail_4-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/thumbnail_4-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/thumbnail_4-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/thumbnail_4-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/thumbnail_4.jpg 1037w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-542\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/thumbnail_5-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/thumbnail_5-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/thumbnail_5-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/thumbnail_5-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/thumbnail_5.jpg 1037w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-543\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/thumbnail_9-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/thumbnail_9-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/thumbnail_9-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/thumbnail_9-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/thumbnail_9.jpg 1037w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-544\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/thumbnail_Aga-2-x-120-Banner-ino-No-1024x593.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"358\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/thumbnail_Aga-2-x-120-Banner-ino-No-1024x593.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/thumbnail_Aga-2-x-120-Banner-ino-No-300x174.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/thumbnail_Aga-2-x-120-Banner-ino-No-768x445.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/thumbnail_Aga-2-x-120-Banner-ino-No.jpg 1280w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa maanta oo ku beegan 9-Luulyo 2018-ka\u00a0 waxa ay tababbar ku saabsan Habaynta Qoraalka u qabatay Konton xubnood\u00a0\u00a0 oo ka tirsan dhallinyarada Soomaaliyeed ee jecel \u00a0akhriska iyo qoraalka afka Soomaaliga Gudoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomalaiga Prof. Maxam,ed Daahir Afrax oo khudbad ka soo jeediyay furitaankii tababbarkaasi ayaa sheegay inuu tababbarkaan ka mid yahay tababbarro [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":538,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA (AGA) OO KONTON DHALLINYARO AH U QABATEY TABABBAR KU SAABSAN HABEYNTA QORAALKA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-konton-dhallinyaro-ah-u-qabatey-tababbar-ku-saabsan-habeynta-qoraalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA (AGA) OO KONTON DHALLINYARO AH U QABATEY TABABBAR KU SAABSAN HABEYNTA QORAALKA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa maanta oo ku beegan 9-Luulyo 2018-ka\u00a0 waxa ay tababbar ku saabsan Habaynta Qoraalka u qabatay Konton xubnood\u00a0\u00a0 oo ka tirsan dhallinyarada Soomaaliyeed ee jecel \u00a0akhriska iyo qoraalka afka Soomaaliga Gudoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomalaiga Prof. Maxam,ed Daahir Afrax oo khudbad ka soo jeediyay furitaankii tababbarkaasi ayaa sheegay inuu tababbarkaan ka mid yahay tababbarro [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-konton-dhallinyaro-ah-u-qabatey-tababbar-ku-saabsan-habeynta-qoraalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-07-09T15:39:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/thumbnail_14.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1037\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"778\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-konton-dhallinyaro-ah-u-qabatey-tababbar-ku-saabsan-habeynta-qoraalka\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-konton-dhallinyaro-ah-u-qabatey-tababbar-ku-saabsan-habeynta-qoraalka\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA (AGA) OO KONTON DHALLINYARO AH U QABATEY TABABBAR KU SAABSAN HABEYNTA QORAALKA\",\"datePublished\":\"2018-07-09T15:39:50+00:00\",\"dateModified\":\"2018-07-09T15:39:50+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-konton-dhallinyaro-ah-u-qabatey-tababbar-ku-saabsan-habeynta-qoraalka\/\"},\"wordCount\":364,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-konton-dhallinyaro-ah-u-qabatey-tababbar-ku-saabsan-habeynta-qoraalka\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-konton-dhallinyaro-ah-u-qabatey-tababbar-ku-saabsan-habeynta-qoraalka\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-konton-dhallinyaro-ah-u-qabatey-tababbar-ku-saabsan-habeynta-qoraalka\/\",\"name\":\"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA (AGA) OO KONTON DHALLINYARO AH U QABATEY TABABBAR KU SAABSAN HABEYNTA QORAALKA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-07-09T15:39:50+00:00\",\"dateModified\":\"2018-07-09T15:39:50+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-konton-dhallinyaro-ah-u-qabatey-tababbar-ku-saabsan-habeynta-qoraalka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-konton-dhallinyaro-ah-u-qabatey-tababbar-ku-saabsan-habeynta-qoraalka\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-konton-dhallinyaro-ah-u-qabatey-tababbar-ku-saabsan-habeynta-qoraalka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA (AGA) OO KONTON DHALLINYARO AH U QABATEY TABABBAR KU SAABSAN HABEYNTA QORAALKA\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA (AGA) OO KONTON DHALLINYARO AH U QABATEY TABABBAR KU SAABSAN HABEYNTA QORAALKA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-konton-dhallinyaro-ah-u-qabatey-tababbar-ku-saabsan-habeynta-qoraalka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA (AGA) OO KONTON DHALLINYARO AH U QABATEY TABABBAR KU SAABSAN HABEYNTA QORAALKA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa maanta oo ku beegan 9-Luulyo 2018-ka\u00a0 waxa ay tababbar ku saabsan Habaynta Qoraalka u qabatay Konton xubnood\u00a0\u00a0 oo ka tirsan dhallinyarada Soomaaliyeed ee jecel \u00a0akhriska iyo qoraalka afka Soomaaliga Gudoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomalaiga Prof. Maxam,ed Daahir Afrax oo khudbad ka soo jeediyay furitaankii tababbarkaasi ayaa sheegay inuu tababbarkaan ka mid yahay tababbarro [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-konton-dhallinyaro-ah-u-qabatey-tababbar-ku-saabsan-habeynta-qoraalka\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-07-09T15:39:50+00:00","og_image":[{"width":1037,"height":778,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/thumbnail_14.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-konton-dhallinyaro-ah-u-qabatey-tababbar-ku-saabsan-habeynta-qoraalka\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-konton-dhallinyaro-ah-u-qabatey-tababbar-ku-saabsan-habeynta-qoraalka\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA (AGA) OO KONTON DHALLINYARO AH U QABATEY TABABBAR KU SAABSAN HABEYNTA QORAALKA","datePublished":"2018-07-09T15:39:50+00:00","dateModified":"2018-07-09T15:39:50+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-konton-dhallinyaro-ah-u-qabatey-tababbar-ku-saabsan-habeynta-qoraalka\/"},"wordCount":364,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-konton-dhallinyaro-ah-u-qabatey-tababbar-ku-saabsan-habeynta-qoraalka\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-konton-dhallinyaro-ah-u-qabatey-tababbar-ku-saabsan-habeynta-qoraalka\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-konton-dhallinyaro-ah-u-qabatey-tababbar-ku-saabsan-habeynta-qoraalka\/","name":"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA (AGA) OO KONTON DHALLINYARO AH U QABATEY TABABBAR KU SAABSAN HABEYNTA QORAALKA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-07-09T15:39:50+00:00","dateModified":"2018-07-09T15:39:50+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-konton-dhallinyaro-ah-u-qabatey-tababbar-ku-saabsan-habeynta-qoraalka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-konton-dhallinyaro-ah-u-qabatey-tababbar-ku-saabsan-habeynta-qoraalka\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-konton-dhallinyaro-ah-u-qabatey-tababbar-ku-saabsan-habeynta-qoraalka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA (AGA) OO KONTON DHALLINYARO AH U QABATEY TABABBAR KU SAABSAN HABEYNTA QORAALKA"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=533"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":545,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533\/revisions\/545"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/538"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=533"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=533"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=533"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}