{"id":5322,"date":"2021-06-06T10:37:23","date_gmt":"2021-06-06T07:37:23","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=5322"},"modified":"2021-06-06T11:05:47","modified_gmt":"2021-06-06T08:05:47","slug":"madaxda-aga-iyoturkish-maarif-foundation-oo-yeeshay-kulan-wada-xaajood-abaal-marin-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxda-aga-iyoturkish-maarif-foundation-oo-yeeshay-kulan-wada-xaajood-abaal-marin-ah\/","title":{"rendered":"Madaxda AGA iyo Turkish Ma\u2019arif Foundation oo yeeshay kulan wada-xaajood &#038; Abaal-marin ah"},"content":{"rendered":"<h4>Wafdi uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa shalay oo taariikhdu ahayd 5\/6\/2021 waxay kulan muhiim ah la yeesheen madaxda haya\u2019dda Turkish Ma\u2019arif Foundation qaybteeda Soomaaliya oo uu hormuud u ahaa Maareeyaha haya\u2019ddaas, Mudane Ihsan Cerrah.<\/h4>\n<h4>Kulankaas oo ka dhacay xarunta ay magaalada Muqdisho ku leedahay Ma\u2019arif Foundation, oo ah haya\u2019d weyn oo ka shaqaysa arrimaha waxbarashada iyo guud ahaan aqoon-faafinta, waxaa guddoomiyaha iyo wafdigiisa si diirran ugu soo dhaweeyey Maareeye Cerrah.<\/h4>\n<h4>Kadibna Guddoomiye Afrax ayaa magaca AGA wuxuu Ma\u2019arif Foundation oo uu matalayey Maareeyaheeda, Ihsan Cerrah, wuxuu guddoonsiiyey Shahaado-sharaf ay ku qoran tahay in ay ku mutaysatay taageerada ay haya\u2019ddaasi AGA ugu deeqday xafiis ku-meel-gaar ah oo ay ku shqayso inta laga dhisayo xarunteeda rasmiga ah.<\/h4>\n<h4>Intaaska dib waxaa la guda galay wada-xaajoodkii ay labada dhinac kaga wada-hadlayeen iskaashiga kadhexeeya.<\/h4>\n<h4>Guddoomiyaha AGA, Dr. Maxamed Daahir Afrax, ugu horrayntii waxa uu sheegay in uu ku faraxsan yahay booqashada Xarunta Ma\u2019aarif Foundation iyo guddoonsiinta shahaado-sharafta, taas oo uu sheegay in ay astaan u tahay abaalka AGA u hayso, Ma\u2019arif iyo qiimaynta sare ee ay qaddarinayso dadaalka weyn ee ay ugu jirto horumarinta aqoonta iyo waxbaridda da\u2019yarta Soomaaliyeed.<\/h4>\n<h4>Guddoomiyuhu wuxuu tilmaamay baahida loo qabo in la sii xoojiyo iskaashiga labada haya\u2019dood, kaas oo qayb ka ah iskaashiga baaxadda weyn ee ka dhexeeya Somaaliya iyo Turkiga. Wuxuu tilmaamay in loo baahan yahay in sida uu u xooggan yahay iskaashiga dhinacyada dhaqaalaha, siyaasadda iyo amniga si la mid ah loo xoojiyo iskaashiga dhinaca afka iyo dhaqanka.<\/h4>\n<h4>\u201cWaxaan u baahan nahay inaan wax badan ka baranno khibraddiinna hodanka ah\u201d ayuu yiri Dr. Afrax \u201csidoo kalena waxaan diyaar u nahay inaan gacan idinka siinno wax kasta oo awoodayada ah\u201d ayuu intaasi raaciyay.<\/h4>\n<h4>Maareeyaha hay\u2019adda Turkish Ma\u2019arif, Ihsan Cerrah, oo isna halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in AGA hawlo muhiim ah u hayso ummadda Soomaaliyeed, wuxuu ku nuux-nuuxsaday in ay ka go\u2019an tahay garab-istaaga Akadeemiye-Goboleedka, isaga oo balanqaaday\u00a0 in uu u hawl-gali doono sidii ay wada-shaqeyn u yeelan lahaayeen AGA iyo xarumha waxbarshada, afka iyo dhaqanka eeTurkiga.<\/h4>\n<h4>Ihsan Cerrah oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in ay u baahan yihiin dad Turki ah oo yaqaanno afka Soomaaliga, waxaana uu tibaaxay in ay diyaar la yihiin fasaladii lagu baran lahaa afka Soomaaliga iyo agabkii fududeyn lahaa waxbarashadaasi, isaga oo dhinaca kale balanqaaday in uu ka shaqeyn doono sidii jaamacadahaTurkiga ay afka Soomaaliga ugu dari lahaayeen luqadaha lagu barto jaamacadahaas, kaas oo ahaa qodobka mid ahaa soojeedintii Dr. Afrax.<\/h4>\n<h4>Gaba-gabadii kulankaas waxa ay labada dhinac isla garteen in ay kala qortaan heshiis wada-shaqayn (MoU) qeexaya fulinta qoddobadii la isla meel dhigay.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-5329\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/195555525_307382561053355_2499247728350354799_n.jpg\" alt=\"\" width=\"512\" height=\"341\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/195555525_307382561053355_2499247728350354799_n.jpg 512w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/195555525_307382561053355_2499247728350354799_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/195555525_307382561053355_2499247728350354799_n-150x100.jpg 150w\" sizes=\"(max-width: 512px) 100vw, 512px\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-5335\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/188912165_796908411199405_699920489726528641_n-1024x767.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"521\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/188912165_796908411199405_699920489726528641_n-1024x767.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/188912165_796908411199405_699920489726528641_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/188912165_796908411199405_699920489726528641_n-768x575.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/188912165_796908411199405_699920489726528641_n-150x112.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/188912165_796908411199405_699920489726528641_n-600x450.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/188912165_796908411199405_699920489726528641_n-696x521.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/188912165_796908411199405_699920489726528641_n-1068x800.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/188912165_796908411199405_699920489726528641_n-561x420.jpg 561w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/188912165_796908411199405_699920489726528641_n-1121x840.jpg 1121w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/188912165_796908411199405_699920489726528641_n-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/188912165_796908411199405_699920489726528641_n-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/188912165_796908411199405_699920489726528641_n-265x198.jpg 265w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/188912165_796908411199405_699920489726528641_n-530x396.jpg 530w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/188912165_796908411199405_699920489726528641_n.jpg 1284w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-5323\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/189169435_321174842793539_1394248165100815869_n.jpg\" alt=\"\" width=\"512\" height=\"341\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/189169435_321174842793539_1394248165100815869_n.jpg 512w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/189169435_321174842793539_1394248165100815869_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/189169435_321174842793539_1394248165100815869_n-150x100.jpg 150w\" sizes=\"(max-width: 512px) 100vw, 512px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-5325\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/192240800_1064627963945783_20217845090667764_n.jpg\" alt=\"\" width=\"512\" height=\"341\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/192240800_1064627963945783_20217845090667764_n.jpg 512w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/192240800_1064627963945783_20217845090667764_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/192240800_1064627963945783_20217845090667764_n-150x100.jpg 150w\" sizes=\"(max-width: 512px) 100vw, 512px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-5324\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/190083308_532050717980191_7353102621399677524_n.jpg\" alt=\"\" width=\"512\" height=\"341\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/190083308_532050717980191_7353102621399677524_n.jpg 512w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/190083308_532050717980191_7353102621399677524_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/190083308_532050717980191_7353102621399677524_n-150x100.jpg 150w\" sizes=\"(max-width: 512px) 100vw, 512px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-5338\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/193636975_926240684620806_670583047175390143_n.jpg\" alt=\"\" width=\"512\" height=\"341\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/193636975_926240684620806_670583047175390143_n.jpg 512w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/193636975_926240684620806_670583047175390143_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/193636975_926240684620806_670583047175390143_n-150x100.jpg 150w\" sizes=\"(max-width: 512px) 100vw, 512px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-5336\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/189038787_288565892945881_9051915656003436093_n-1024x767.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"521\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/189038787_288565892945881_9051915656003436093_n-1024x767.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/189038787_288565892945881_9051915656003436093_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/189038787_288565892945881_9051915656003436093_n-768x575.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/189038787_288565892945881_9051915656003436093_n-150x112.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/189038787_288565892945881_9051915656003436093_n-600x450.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/189038787_288565892945881_9051915656003436093_n-696x521.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/189038787_288565892945881_9051915656003436093_n-1068x800.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/189038787_288565892945881_9051915656003436093_n-561x420.jpg 561w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/189038787_288565892945881_9051915656003436093_n-1121x840.jpg 1121w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/189038787_288565892945881_9051915656003436093_n-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/189038787_288565892945881_9051915656003436093_n-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/189038787_288565892945881_9051915656003436093_n-265x198.jpg 265w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/189038787_288565892945881_9051915656003436093_n-530x396.jpg 530w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/189038787_288565892945881_9051915656003436093_n.jpg 1284w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-5327\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/195078964_341526947402092_5339387496037071013_n.jpg\" alt=\"\" width=\"512\" height=\"341\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/195078964_341526947402092_5339387496037071013_n.jpg 512w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/195078964_341526947402092_5339387496037071013_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/195078964_341526947402092_5339387496037071013_n-150x100.jpg 150w\" sizes=\"(max-width: 512px) 100vw, 512px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafdi uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa shalay oo taariikhdu ahayd 5\/6\/2021 waxay kulan muhiim ah la yeesheen madaxda haya\u2019dda Turkish Ma\u2019arif Foundation qaybteeda Soomaaliya oo uu hormuud u ahaa Maareeyaha haya\u2019ddaas, Mudane Ihsan Cerrah. Kulankaas oo ka dhacay xarunta ay magaalada Muqdisho ku leedahay Ma\u2019arif Foundation, oo ah haya\u2019d [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":5337,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[32,17,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxda AGA iyo Turkish Ma\u2019arif Foundation oo yeeshay kulan wada-xaajood &amp; Abaal-marin ah - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxda-aga-iyoturkish-maarif-foundation-oo-yeeshay-kulan-wada-xaajood-abaal-marin-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxda AGA iyo Turkish Ma\u2019arif Foundation oo yeeshay kulan wada-xaajood &amp; Abaal-marin ah - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wafdi uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa shalay oo taariikhdu ahayd 5\/6\/2021 waxay kulan muhiim ah la yeesheen madaxda haya\u2019dda Turkish Ma\u2019arif Foundation qaybteeda Soomaaliya oo uu hormuud u ahaa Maareeyaha haya\u2019ddaas, Mudane Ihsan Cerrah. Kulankaas oo ka dhacay xarunta ay magaalada Muqdisho ku leedahay Ma\u2019arif Foundation, oo ah haya\u2019d [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxda-aga-iyoturkish-maarif-foundation-oo-yeeshay-kulan-wada-xaajood-abaal-marin-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-06-06T07:37:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-06-06T08:05:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/190330807_959564924798605_1874266859763550794_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"323\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxda-aga-iyoturkish-maarif-foundation-oo-yeeshay-kulan-wada-xaajood-abaal-marin-ah\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxda-aga-iyoturkish-maarif-foundation-oo-yeeshay-kulan-wada-xaajood-abaal-marin-ah\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Madaxda AGA iyo Turkish Ma\u2019arif Foundation oo yeeshay kulan wada-xaajood &#038; Abaal-marin ah\",\"datePublished\":\"2021-06-06T07:37:23+00:00\",\"dateModified\":\"2021-06-06T08:05:47+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxda-aga-iyoturkish-maarif-foundation-oo-yeeshay-kulan-wada-xaajood-abaal-marin-ah\/\"},\"wordCount\":452,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Dhacdooyin Cusub\",\"Featured\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxda-aga-iyoturkish-maarif-foundation-oo-yeeshay-kulan-wada-xaajood-abaal-marin-ah\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxda-aga-iyoturkish-maarif-foundation-oo-yeeshay-kulan-wada-xaajood-abaal-marin-ah\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxda-aga-iyoturkish-maarif-foundation-oo-yeeshay-kulan-wada-xaajood-abaal-marin-ah\/\",\"name\":\"Madaxda AGA iyo Turkish Ma\u2019arif Foundation oo yeeshay kulan wada-xaajood & Abaal-marin ah - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2021-06-06T07:37:23+00:00\",\"dateModified\":\"2021-06-06T08:05:47+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxda-aga-iyoturkish-maarif-foundation-oo-yeeshay-kulan-wada-xaajood-abaal-marin-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxda-aga-iyoturkish-maarif-foundation-oo-yeeshay-kulan-wada-xaajood-abaal-marin-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxda-aga-iyoturkish-maarif-foundation-oo-yeeshay-kulan-wada-xaajood-abaal-marin-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxda AGA iyo Turkish Ma\u2019arif Foundation oo yeeshay kulan wada-xaajood &#038; Abaal-marin ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxda AGA iyo Turkish Ma\u2019arif Foundation oo yeeshay kulan wada-xaajood & Abaal-marin ah - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxda-aga-iyoturkish-maarif-foundation-oo-yeeshay-kulan-wada-xaajood-abaal-marin-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxda AGA iyo Turkish Ma\u2019arif Foundation oo yeeshay kulan wada-xaajood & Abaal-marin ah - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Wafdi uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa shalay oo taariikhdu ahayd 5\/6\/2021 waxay kulan muhiim ah la yeesheen madaxda haya\u2019dda Turkish Ma\u2019arif Foundation qaybteeda Soomaaliya oo uu hormuud u ahaa Maareeyaha haya\u2019ddaas, Mudane Ihsan Cerrah. Kulankaas oo ka dhacay xarunta ay magaalada Muqdisho ku leedahay Ma\u2019arif Foundation, oo ah haya\u2019d [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxda-aga-iyoturkish-maarif-foundation-oo-yeeshay-kulan-wada-xaajood-abaal-marin-ah\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2021-06-06T07:37:23+00:00","article_modified_time":"2021-06-06T08:05:47+00:00","og_image":[{"width":512,"height":323,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/190330807_959564924798605_1874266859763550794_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxda-aga-iyoturkish-maarif-foundation-oo-yeeshay-kulan-wada-xaajood-abaal-marin-ah\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxda-aga-iyoturkish-maarif-foundation-oo-yeeshay-kulan-wada-xaajood-abaal-marin-ah\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Madaxda AGA iyo Turkish Ma\u2019arif Foundation oo yeeshay kulan wada-xaajood &#038; Abaal-marin ah","datePublished":"2021-06-06T07:37:23+00:00","dateModified":"2021-06-06T08:05:47+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxda-aga-iyoturkish-maarif-foundation-oo-yeeshay-kulan-wada-xaajood-abaal-marin-ah\/"},"wordCount":452,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Dhacdooyin Cusub","Featured","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/madaxda-aga-iyoturkish-maarif-foundation-oo-yeeshay-kulan-wada-xaajood-abaal-marin-ah\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxda-aga-iyoturkish-maarif-foundation-oo-yeeshay-kulan-wada-xaajood-abaal-marin-ah\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxda-aga-iyoturkish-maarif-foundation-oo-yeeshay-kulan-wada-xaajood-abaal-marin-ah\/","name":"Madaxda AGA iyo Turkish Ma\u2019arif Foundation oo yeeshay kulan wada-xaajood & Abaal-marin ah - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2021-06-06T07:37:23+00:00","dateModified":"2021-06-06T08:05:47+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxda-aga-iyoturkish-maarif-foundation-oo-yeeshay-kulan-wada-xaajood-abaal-marin-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/madaxda-aga-iyoturkish-maarif-foundation-oo-yeeshay-kulan-wada-xaajood-abaal-marin-ah\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxda-aga-iyoturkish-maarif-foundation-oo-yeeshay-kulan-wada-xaajood-abaal-marin-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxda AGA iyo Turkish Ma\u2019arif Foundation oo yeeshay kulan wada-xaajood &#038; Abaal-marin ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5322"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5322"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5322\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5340,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5322\/revisions\/5340"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5337"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5322"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5322"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5322"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}