{"id":5313,"date":"2021-06-04T08:11:40","date_gmt":"2021-06-04T05:11:40","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=5313"},"modified":"2021-06-04T18:29:15","modified_gmt":"2021-06-04T15:29:15","slug":"guddoomiye-ku-xigeenka-dhallinyarada-g-banaadir-oo-sheegtay-in-ay-aqoon-badan-ka-kororsadaan-warsidaha-aga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-dhallinyarada-g-banaadir-oo-sheegtay-in-ay-aqoon-badan-ka-kororsadaan-warsidaha-aga\/","title":{"rendered":"Guddoomiye Ku-xigeenka Dhallinyarada G\/Banaadir oo Sheegtay in ay Aqoon Badan ka Kororsadaan Warsidaha AGA"},"content":{"rendered":"<h4>Guddoomiye Ku-xigeenka Dhallinyarada G\/Banaadir Seynab Maxamed ayaa shaaca ka qaaday in ay waqti walba la socdaan warsidaha ku hadla codka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA), iyada oo tilmaamtay in uu si joogto ah xaruntooda u soo gaaro cadad walba oo ka mid ah warsidahaas.<\/h4>\n<h4>\u201cAqoon badan oo isugu jirta barashada afkeena hooyo, wanaaga dhaqankeenna, qiimaha suugaanta iyo macluumaad kale oo ka kooban waxbarasho, wargalin iyo madadaalo ayaa ka helnaa warsidaha AGA\u201d ayay tiri Seynab Maxamed oo u warramaysay Degalka (Mareegta) Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga.<\/h4>\n<h4>Guddoomiye Ku-xigeenka Dhallinyarada G\/Banaadir ayaa caddeysay dhallinyarada G\/Banaadir in ay ka heleen tayada iyo hannaanka wanaagsan ee loo soo saaro warsidahaas, waxaana ay intaasi raacisay in Maktabadda Eng. Yariisow ee ku dhex-taallo xarunta dhallinyarada G\/Banaadir in maalin walba ay halkaasi ku akhristaan dhallinyaro aad u fara badan.<\/h4>\n<h4>Warsidaha AGA oo ah wargeys xilliyeed soo baxa dhawrkii biloodba mar ayaa si joogto ah waxaa loo gaarsiiyaa xarumaha waxbarashada, warfaafinta, dhaqanka, dhallinyarada, aqoonyahannada iyo hay\u2019adaha bah-wadaagta la ah Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-5314\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/192013070_496733531378570_8713919067939597511_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/192013070_496733531378570_8713919067939597511_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/192013070_496733531378570_8713919067939597511_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/192013070_496733531378570_8713919067939597511_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/192013070_496733531378570_8713919067939597511_n-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/192013070_496733531378570_8713919067939597511_n-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/192013070_496733531378570_8713919067939597511_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/192013070_496733531378570_8713919067939597511_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-5315\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/193197652_389960235682809_6354932105960424401_n.jpg\" alt=\"\" width=\"600\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/193197652_389960235682809_6354932105960424401_n.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/193197652_389960235682809_6354932105960424401_n-300x206.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/193197652_389960235682809_6354932105960424401_n-150x103.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/193197652_389960235682809_6354932105960424401_n-218x150.jpg 218w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/193197652_389960235682809_6354932105960424401_n-436x300.jpg 436w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/193197652_389960235682809_6354932105960424401_n-100x70.jpg 100w\" sizes=\"(max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/><\/p>\n<h4><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiye Ku-xigeenka Dhallinyarada G\/Banaadir Seynab Maxamed ayaa shaaca ka qaaday in ay waqti walba la socdaan warsidaha ku hadla codka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA), iyada oo tilmaamtay in uu si joogto ah xaruntooda u soo gaaro cadad walba oo ka mid ah warsidahaas. \u201cAqoon badan oo isugu jirta barashada afkeena hooyo, wanaaga dhaqankeenna, qiimaha suugaanta iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":5314,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[32,17,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiye Ku-xigeenka Dhallinyarada G\/Banaadir oo Sheegtay in ay Aqoon Badan ka Kororsadaan Warsidaha AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-dhallinyarada-g-banaadir-oo-sheegtay-in-ay-aqoon-badan-ka-kororsadaan-warsidaha-aga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiye Ku-xigeenka Dhallinyarada G\/Banaadir oo Sheegtay in ay Aqoon Badan ka Kororsadaan Warsidaha AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiye Ku-xigeenka Dhallinyarada G\/Banaadir Seynab Maxamed ayaa shaaca ka qaaday in ay waqti walba la socdaan warsidaha ku hadla codka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA), iyada oo tilmaamtay in uu si joogto ah xaruntooda u soo gaaro cadad walba oo ka mid ah warsidahaas. \u201cAqoon badan oo isugu jirta barashada afkeena hooyo, wanaaga dhaqankeenna, qiimaha suugaanta iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-dhallinyarada-g-banaadir-oo-sheegtay-in-ay-aqoon-badan-ka-kororsadaan-warsidaha-aga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-06-04T05:11:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-06-04T15:29:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/192013070_496733531378570_8713919067939597511_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-dhallinyarada-g-banaadir-oo-sheegtay-in-ay-aqoon-badan-ka-kororsadaan-warsidaha-aga\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-dhallinyarada-g-banaadir-oo-sheegtay-in-ay-aqoon-badan-ka-kororsadaan-warsidaha-aga\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Guddoomiye Ku-xigeenka Dhallinyarada G\/Banaadir oo Sheegtay in ay Aqoon Badan ka Kororsadaan Warsidaha AGA\",\"datePublished\":\"2021-06-04T05:11:40+00:00\",\"dateModified\":\"2021-06-04T15:29:15+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-dhallinyarada-g-banaadir-oo-sheegtay-in-ay-aqoon-badan-ka-kororsadaan-warsidaha-aga\/\"},\"wordCount\":178,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Dhacdooyin Cusub\",\"Featured\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-dhallinyarada-g-banaadir-oo-sheegtay-in-ay-aqoon-badan-ka-kororsadaan-warsidaha-aga\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-dhallinyarada-g-banaadir-oo-sheegtay-in-ay-aqoon-badan-ka-kororsadaan-warsidaha-aga\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-dhallinyarada-g-banaadir-oo-sheegtay-in-ay-aqoon-badan-ka-kororsadaan-warsidaha-aga\/\",\"name\":\"Guddoomiye Ku-xigeenka Dhallinyarada G\/Banaadir oo Sheegtay in ay Aqoon Badan ka Kororsadaan Warsidaha AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2021-06-04T05:11:40+00:00\",\"dateModified\":\"2021-06-04T15:29:15+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-dhallinyarada-g-banaadir-oo-sheegtay-in-ay-aqoon-badan-ka-kororsadaan-warsidaha-aga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-dhallinyarada-g-banaadir-oo-sheegtay-in-ay-aqoon-badan-ka-kororsadaan-warsidaha-aga\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-dhallinyarada-g-banaadir-oo-sheegtay-in-ay-aqoon-badan-ka-kororsadaan-warsidaha-aga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiye Ku-xigeenka Dhallinyarada G\/Banaadir oo Sheegtay in ay Aqoon Badan ka Kororsadaan Warsidaha AGA\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiye Ku-xigeenka Dhallinyarada G\/Banaadir oo Sheegtay in ay Aqoon Badan ka Kororsadaan Warsidaha AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-dhallinyarada-g-banaadir-oo-sheegtay-in-ay-aqoon-badan-ka-kororsadaan-warsidaha-aga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiye Ku-xigeenka Dhallinyarada G\/Banaadir oo Sheegtay in ay Aqoon Badan ka Kororsadaan Warsidaha AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Guddoomiye Ku-xigeenka Dhallinyarada G\/Banaadir Seynab Maxamed ayaa shaaca ka qaaday in ay waqti walba la socdaan warsidaha ku hadla codka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA), iyada oo tilmaamtay in uu si joogto ah xaruntooda u soo gaaro cadad walba oo ka mid ah warsidahaas. \u201cAqoon badan oo isugu jirta barashada afkeena hooyo, wanaaga dhaqankeenna, qiimaha suugaanta iyo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-dhallinyarada-g-banaadir-oo-sheegtay-in-ay-aqoon-badan-ka-kororsadaan-warsidaha-aga\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2021-06-04T05:11:40+00:00","article_modified_time":"2021-06-04T15:29:15+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/192013070_496733531378570_8713919067939597511_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-dhallinyarada-g-banaadir-oo-sheegtay-in-ay-aqoon-badan-ka-kororsadaan-warsidaha-aga\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-dhallinyarada-g-banaadir-oo-sheegtay-in-ay-aqoon-badan-ka-kororsadaan-warsidaha-aga\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Guddoomiye Ku-xigeenka Dhallinyarada G\/Banaadir oo Sheegtay in ay Aqoon Badan ka Kororsadaan Warsidaha AGA","datePublished":"2021-06-04T05:11:40+00:00","dateModified":"2021-06-04T15:29:15+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-dhallinyarada-g-banaadir-oo-sheegtay-in-ay-aqoon-badan-ka-kororsadaan-warsidaha-aga\/"},"wordCount":178,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Dhacdooyin Cusub","Featured","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-dhallinyarada-g-banaadir-oo-sheegtay-in-ay-aqoon-badan-ka-kororsadaan-warsidaha-aga\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-dhallinyarada-g-banaadir-oo-sheegtay-in-ay-aqoon-badan-ka-kororsadaan-warsidaha-aga\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-dhallinyarada-g-banaadir-oo-sheegtay-in-ay-aqoon-badan-ka-kororsadaan-warsidaha-aga\/","name":"Guddoomiye Ku-xigeenka Dhallinyarada G\/Banaadir oo Sheegtay in ay Aqoon Badan ka Kororsadaan Warsidaha AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2021-06-04T05:11:40+00:00","dateModified":"2021-06-04T15:29:15+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-dhallinyarada-g-banaadir-oo-sheegtay-in-ay-aqoon-badan-ka-kororsadaan-warsidaha-aga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-dhallinyarada-g-banaadir-oo-sheegtay-in-ay-aqoon-badan-ka-kororsadaan-warsidaha-aga\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-dhallinyarada-g-banaadir-oo-sheegtay-in-ay-aqoon-badan-ka-kororsadaan-warsidaha-aga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiye Ku-xigeenka Dhallinyarada G\/Banaadir oo Sheegtay in ay Aqoon Badan ka Kororsadaan Warsidaha AGA"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5313"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5313"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5313\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5321,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5313\/revisions\/5321"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5314"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5313"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5313"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5313"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}