{"id":5286,"date":"2021-05-27T10:03:32","date_gmt":"2021-05-27T07:03:32","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=5286"},"modified":"2021-05-27T10:07:14","modified_gmt":"2021-05-27T07:07:14","slug":"prof-afarx-geerida-fannaan-sooraan-waa-tiir-kale-oo-ka-baxay-bahda-fanka-iyo-suugaanta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/prof-afarx-geerida-fannaan-sooraan-waa-tiir-kale-oo-ka-baxay-bahda-fanka-iyo-suugaanta\/","title":{"rendered":"Prof. Afrax \u201cGeerida Fannaan Sooraan waa Tiir kale oo ka Baxay Bahda Fanka iyo Suugaanta\u201d"},"content":{"rendered":"<h4><em>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa tacsi tiiraanyo leh u direy guud ahaan bahda fanka iyo suugaanta, gaar ahaan eheladii uu ka geeriyooday <strong>Alle ha u naxariistee Abwaan Ibraahim Ismaaciil Sugulle &#8220;Sooraan&#8221;<\/strong> oo 26\/5\/2021 ku geeriyootay magaalada Burco ee gobolka Togdheer!<\/em><\/h4>\n<h4><em>Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa sheegay in Marxuum Sooraan uu kaalin muuqata ka soo qaatey kor u qaadida fanka iyo wacyigilinta bulshada, iyada oo uu xusay in abwaanku uu ka mid ahaa tiirarkii \u00a0safka hore kaga jirey xoojinta dhaqanka, afka iyo hal-abuurka.<\/em><\/h4>\n<h4><em>\u201cGeerida fannaan Sooraan waa tiir kaloo ka baxay bahda fanka iyo suugaanta,\u00a0 siiba fanka jilitaanka&#8221; ayuu yiri Dr. Afrax oo wax laga naxo ku tilmaamay in xiddigihii majaajilada Soomaaliyeed in ay sii gurmayaan.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Guddoomiyaha AGA ayaa hoosta ka xariiqay in geerida abwaankaas ay wada taabatay ummadda oo dhan, waxaana uu Alle uga baryay inuu Jannadiisa ka waraabiyo, qoyskii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.<\/em><\/h4>\n<h4><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa tacsi tiiraanyo leh u direy guud ahaan bahda fanka iyo suugaanta, gaar ahaan eheladii uu ka geeriyooday Alle ha u naxariistee Abwaan Ibraahim Ismaaciil Sugulle &#8220;Sooraan&#8221; oo 26\/5\/2021 ku geeriyootay magaalada Burco ee gobolka Togdheer! Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa sheegay in Marxuum Sooraan uu kaalin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":5287,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[32,17,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Prof. Afrax \u201cGeerida Fannaan Sooraan waa Tiir kale oo ka Baxay Bahda Fanka iyo Suugaanta\u201d - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/prof-afarx-geerida-fannaan-sooraan-waa-tiir-kale-oo-ka-baxay-bahda-fanka-iyo-suugaanta\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Prof. Afrax \u201cGeerida Fannaan Sooraan waa Tiir kale oo ka Baxay Bahda Fanka iyo Suugaanta\u201d - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa tacsi tiiraanyo leh u direy guud ahaan bahda fanka iyo suugaanta, gaar ahaan eheladii uu ka geeriyooday Alle ha u naxariistee Abwaan Ibraahim Ismaaciil Sugulle &#8220;Sooraan&#8221; oo 26\/5\/2021 ku geeriyootay magaalada Burco ee gobolka Togdheer! Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa sheegay in Marxuum Sooraan uu kaalin [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/prof-afarx-geerida-fannaan-sooraan-waa-tiir-kale-oo-ka-baxay-bahda-fanka-iyo-suugaanta\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-05-27T07:03:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-05-27T07:07:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/118681717_cc4d6fb1-4cd2-4c4a-a060-bf083055e8d2-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/prof-afarx-geerida-fannaan-sooraan-waa-tiir-kale-oo-ka-baxay-bahda-fanka-iyo-suugaanta\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/prof-afarx-geerida-fannaan-sooraan-waa-tiir-kale-oo-ka-baxay-bahda-fanka-iyo-suugaanta\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Prof. Afrax \u201cGeerida Fannaan Sooraan waa Tiir kale oo ka Baxay Bahda Fanka iyo Suugaanta\u201d\",\"datePublished\":\"2021-05-27T07:03:32+00:00\",\"dateModified\":\"2021-05-27T07:07:14+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/prof-afarx-geerida-fannaan-sooraan-waa-tiir-kale-oo-ka-baxay-bahda-fanka-iyo-suugaanta\/\"},\"wordCount\":166,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Dhacdooyin Cusub\",\"Featured\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/prof-afarx-geerida-fannaan-sooraan-waa-tiir-kale-oo-ka-baxay-bahda-fanka-iyo-suugaanta\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/prof-afarx-geerida-fannaan-sooraan-waa-tiir-kale-oo-ka-baxay-bahda-fanka-iyo-suugaanta\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/prof-afarx-geerida-fannaan-sooraan-waa-tiir-kale-oo-ka-baxay-bahda-fanka-iyo-suugaanta\/\",\"name\":\"Prof. Afrax \u201cGeerida Fannaan Sooraan waa Tiir kale oo ka Baxay Bahda Fanka iyo Suugaanta\u201d - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2021-05-27T07:03:32+00:00\",\"dateModified\":\"2021-05-27T07:07:14+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/prof-afarx-geerida-fannaan-sooraan-waa-tiir-kale-oo-ka-baxay-bahda-fanka-iyo-suugaanta\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/prof-afarx-geerida-fannaan-sooraan-waa-tiir-kale-oo-ka-baxay-bahda-fanka-iyo-suugaanta\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/prof-afarx-geerida-fannaan-sooraan-waa-tiir-kale-oo-ka-baxay-bahda-fanka-iyo-suugaanta\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Prof. Afrax \u201cGeerida Fannaan Sooraan waa Tiir kale oo ka Baxay Bahda Fanka iyo Suugaanta\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Prof. Afrax \u201cGeerida Fannaan Sooraan waa Tiir kale oo ka Baxay Bahda Fanka iyo Suugaanta\u201d - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/prof-afarx-geerida-fannaan-sooraan-waa-tiir-kale-oo-ka-baxay-bahda-fanka-iyo-suugaanta\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Prof. Afrax \u201cGeerida Fannaan Sooraan waa Tiir kale oo ka Baxay Bahda Fanka iyo Suugaanta\u201d - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa tacsi tiiraanyo leh u direy guud ahaan bahda fanka iyo suugaanta, gaar ahaan eheladii uu ka geeriyooday Alle ha u naxariistee Abwaan Ibraahim Ismaaciil Sugulle &#8220;Sooraan&#8221; oo 26\/5\/2021 ku geeriyootay magaalada Burco ee gobolka Togdheer! Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa sheegay in Marxuum Sooraan uu kaalin [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/prof-afarx-geerida-fannaan-sooraan-waa-tiir-kale-oo-ka-baxay-bahda-fanka-iyo-suugaanta\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2021-05-27T07:03:32+00:00","article_modified_time":"2021-05-27T07:07:14+00:00","og_image":[{"width":640,"height":360,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/118681717_cc4d6fb1-4cd2-4c4a-a060-bf083055e8d2-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/prof-afarx-geerida-fannaan-sooraan-waa-tiir-kale-oo-ka-baxay-bahda-fanka-iyo-suugaanta\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/prof-afarx-geerida-fannaan-sooraan-waa-tiir-kale-oo-ka-baxay-bahda-fanka-iyo-suugaanta\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Prof. Afrax \u201cGeerida Fannaan Sooraan waa Tiir kale oo ka Baxay Bahda Fanka iyo Suugaanta\u201d","datePublished":"2021-05-27T07:03:32+00:00","dateModified":"2021-05-27T07:07:14+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/prof-afarx-geerida-fannaan-sooraan-waa-tiir-kale-oo-ka-baxay-bahda-fanka-iyo-suugaanta\/"},"wordCount":166,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Dhacdooyin Cusub","Featured","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/prof-afarx-geerida-fannaan-sooraan-waa-tiir-kale-oo-ka-baxay-bahda-fanka-iyo-suugaanta\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/prof-afarx-geerida-fannaan-sooraan-waa-tiir-kale-oo-ka-baxay-bahda-fanka-iyo-suugaanta\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/prof-afarx-geerida-fannaan-sooraan-waa-tiir-kale-oo-ka-baxay-bahda-fanka-iyo-suugaanta\/","name":"Prof. Afrax \u201cGeerida Fannaan Sooraan waa Tiir kale oo ka Baxay Bahda Fanka iyo Suugaanta\u201d - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2021-05-27T07:03:32+00:00","dateModified":"2021-05-27T07:07:14+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/prof-afarx-geerida-fannaan-sooraan-waa-tiir-kale-oo-ka-baxay-bahda-fanka-iyo-suugaanta\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/prof-afarx-geerida-fannaan-sooraan-waa-tiir-kale-oo-ka-baxay-bahda-fanka-iyo-suugaanta\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/prof-afarx-geerida-fannaan-sooraan-waa-tiir-kale-oo-ka-baxay-bahda-fanka-iyo-suugaanta\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Prof. Afrax \u201cGeerida Fannaan Sooraan waa Tiir kale oo ka Baxay Bahda Fanka iyo Suugaanta\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5286"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5286"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5286\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5290,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5286\/revisions\/5290"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5287"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5286"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5286"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5286"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}