{"id":5264,"date":"2021-05-20T07:18:50","date_gmt":"2021-05-20T04:18:50","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=5264"},"modified":"2021-05-20T07:24:25","modified_gmt":"2021-05-20T04:24:25","slug":"wasaaradda-warfaafinta-puntland-oo-amartay-in-tabeelayaasha-magaalada-lagu-qoro-af-soomaali","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-warfaafinta-puntland-oo-amartay-in-tabeelayaasha-magaalada-lagu-qoro-af-soomaali\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Warfaafinta Puntland oo Amartay in Tabeellayaasha Magaalada lagu Qoro Af-Soomaali"},"content":{"rendered":"<h4>Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta, Dalxiiska, Hiddaha iyo Dhaqanka Puntland ayaa sheegtay, in ay dib u eegis ku samaynayso magac-bixinta meheradaha iyo qoraallada looxyada, si loo ilaaliyo Af-Soomaaliga.<\/h4>\n<h4>War kooban oo ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Puntland, laguna faafisay boggeeda Faysbuugga ayaa lagu yiri:<\/h4>\n<h4>&#8220;Wasaaradda Warfaafinta Dawladda Puntland waxa ay bulshada ogeysiinaysaa dib u eegis lagu samaynayo magac-bixinta meheradaha iyo qoraallada boorarka, si loo ilaaliyo Afka Soomaaliga.&#8221;<\/h4>\n<h4>Wasaaradda ayaa horay u soo saartay Xeerka Ilaalinta Afka Soomaaliga.<\/h4>\n<h4>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo u xil-saaran daryeelka, nooleynta iyo hiilka afka Soomalaiga ayaa soo dhaweysay talaabadaasi, waxayna Wasaaradda ku bogaadisay dadaalka ay ugu jirto xoojinta afka Soomaaliga, iyada oo tallaabadaas ay Wasaaraddu qaadatay ay horumar iyo horukacba u tahay, halgankii loogu jiray hiilka afka hooyo.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-5265\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Wasaaradda.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"406\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Wasaaradda.jpg 640w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Wasaaradda-300x190.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Wasaaradda-150x95.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Wasaaradda-600x381.jpg 600w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta, Dalxiiska, Hiddaha iyo Dhaqanka Puntland ayaa sheegtay, in ay dib u eegis ku samaynayso magac-bixinta meheradaha iyo qoraallada looxyada, si loo ilaaliyo Af-Soomaaliga. War kooban oo ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Puntland, laguna faafisay boggeeda Faysbuugga ayaa lagu yiri: &#8220;Wasaaradda Warfaafinta Dawladda Puntland waxa ay bulshada ogeysiinaysaa dib u eegis lagu samaynayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":5265,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[32,17,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasaaradda Warfaafinta Puntland oo Amartay in Tabeellayaasha Magaalada lagu Qoro Af-Soomaali - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-warfaafinta-puntland-oo-amartay-in-tabeelayaasha-magaalada-lagu-qoro-af-soomaali\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasaaradda Warfaafinta Puntland oo Amartay in Tabeellayaasha Magaalada lagu Qoro Af-Soomaali - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta, Dalxiiska, Hiddaha iyo Dhaqanka Puntland ayaa sheegtay, in ay dib u eegis ku samaynayso magac-bixinta meheradaha iyo qoraallada looxyada, si loo ilaaliyo Af-Soomaaliga. War kooban oo ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Puntland, laguna faafisay boggeeda Faysbuugga ayaa lagu yiri: &#8220;Wasaaradda Warfaafinta Dawladda Puntland waxa ay bulshada ogeysiinaysaa dib u eegis lagu samaynayo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-warfaafinta-puntland-oo-amartay-in-tabeelayaasha-magaalada-lagu-qoro-af-soomaali\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-05-20T04:18:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-05-20T04:24:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Wasaaradda.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"406\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-warfaafinta-puntland-oo-amartay-in-tabeelayaasha-magaalada-lagu-qoro-af-soomaali\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-warfaafinta-puntland-oo-amartay-in-tabeelayaasha-magaalada-lagu-qoro-af-soomaali\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Wasaaradda Warfaafinta Puntland oo Amartay in Tabeellayaasha Magaalada lagu Qoro Af-Soomaali\",\"datePublished\":\"2021-05-20T04:18:50+00:00\",\"dateModified\":\"2021-05-20T04:24:25+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-warfaafinta-puntland-oo-amartay-in-tabeelayaasha-magaalada-lagu-qoro-af-soomaali\/\"},\"wordCount\":131,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Dhacdooyin Cusub\",\"Featured\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-warfaafinta-puntland-oo-amartay-in-tabeelayaasha-magaalada-lagu-qoro-af-soomaali\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-warfaafinta-puntland-oo-amartay-in-tabeelayaasha-magaalada-lagu-qoro-af-soomaali\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-warfaafinta-puntland-oo-amartay-in-tabeelayaasha-magaalada-lagu-qoro-af-soomaali\/\",\"name\":\"Wasaaradda Warfaafinta Puntland oo Amartay in Tabeellayaasha Magaalada lagu Qoro Af-Soomaali - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2021-05-20T04:18:50+00:00\",\"dateModified\":\"2021-05-20T04:24:25+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-warfaafinta-puntland-oo-amartay-in-tabeelayaasha-magaalada-lagu-qoro-af-soomaali\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-warfaafinta-puntland-oo-amartay-in-tabeelayaasha-magaalada-lagu-qoro-af-soomaali\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-warfaafinta-puntland-oo-amartay-in-tabeelayaasha-magaalada-lagu-qoro-af-soomaali\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasaaradda Warfaafinta Puntland oo Amartay in Tabeellayaasha Magaalada lagu Qoro Af-Soomaali\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasaaradda Warfaafinta Puntland oo Amartay in Tabeellayaasha Magaalada lagu Qoro Af-Soomaali - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-warfaafinta-puntland-oo-amartay-in-tabeelayaasha-magaalada-lagu-qoro-af-soomaali\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasaaradda Warfaafinta Puntland oo Amartay in Tabeellayaasha Magaalada lagu Qoro Af-Soomaali - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta, Dalxiiska, Hiddaha iyo Dhaqanka Puntland ayaa sheegtay, in ay dib u eegis ku samaynayso magac-bixinta meheradaha iyo qoraallada looxyada, si loo ilaaliyo Af-Soomaaliga. War kooban oo ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Puntland, laguna faafisay boggeeda Faysbuugga ayaa lagu yiri: &#8220;Wasaaradda Warfaafinta Dawladda Puntland waxa ay bulshada ogeysiinaysaa dib u eegis lagu samaynayo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-warfaafinta-puntland-oo-amartay-in-tabeelayaasha-magaalada-lagu-qoro-af-soomaali\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2021-05-20T04:18:50+00:00","article_modified_time":"2021-05-20T04:24:25+00:00","og_image":[{"width":640,"height":406,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Wasaaradda.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-warfaafinta-puntland-oo-amartay-in-tabeelayaasha-magaalada-lagu-qoro-af-soomaali\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-warfaafinta-puntland-oo-amartay-in-tabeelayaasha-magaalada-lagu-qoro-af-soomaali\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Wasaaradda Warfaafinta Puntland oo Amartay in Tabeellayaasha Magaalada lagu Qoro Af-Soomaali","datePublished":"2021-05-20T04:18:50+00:00","dateModified":"2021-05-20T04:24:25+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-warfaafinta-puntland-oo-amartay-in-tabeelayaasha-magaalada-lagu-qoro-af-soomaali\/"},"wordCount":131,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Dhacdooyin Cusub","Featured","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-warfaafinta-puntland-oo-amartay-in-tabeelayaasha-magaalada-lagu-qoro-af-soomaali\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-warfaafinta-puntland-oo-amartay-in-tabeelayaasha-magaalada-lagu-qoro-af-soomaali\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-warfaafinta-puntland-oo-amartay-in-tabeelayaasha-magaalada-lagu-qoro-af-soomaali\/","name":"Wasaaradda Warfaafinta Puntland oo Amartay in Tabeellayaasha Magaalada lagu Qoro Af-Soomaali - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2021-05-20T04:18:50+00:00","dateModified":"2021-05-20T04:24:25+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-warfaafinta-puntland-oo-amartay-in-tabeelayaasha-magaalada-lagu-qoro-af-soomaali\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-warfaafinta-puntland-oo-amartay-in-tabeelayaasha-magaalada-lagu-qoro-af-soomaali\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-warfaafinta-puntland-oo-amartay-in-tabeelayaasha-magaalada-lagu-qoro-af-soomaali\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasaaradda Warfaafinta Puntland oo Amartay in Tabeellayaasha Magaalada lagu Qoro Af-Soomaali"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5264"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5264"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5264\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5269,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5264\/revisions\/5269"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5265"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5264"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5264"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5264"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}