{"id":5253,"date":"2021-05-12T19:58:40","date_gmt":"2021-05-12T16:58:40","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=5253"},"modified":"2021-05-12T20:01:34","modified_gmt":"2021-05-12T17:01:34","slug":"guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciiddul-fidriga-awgeed-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciiddul-fidriga-awgeed-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha AGA oo Munaasabadda Ciidul Fidriga Awgeed ugu Hambalyeeyay Shacbiga Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<h4><em>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa ugu hambalyeeyay guud ahaan ummaddaha islaamka ah, gaar ahaan shacbiga Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga awgeed, taasi oo dunida muslimka oo dhan si isku mid ah looga wada dabaal-deggayo farxadda ciiddaas.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Dr. Maxamed Daahir \u00a0ayaa Alle uga baryey ummadda Soomaaliyeed in uu ka aqbalo soonkii iyo cibaadadii wanaagsanayd oo ay soo guteen intii lagu guda jiray bishii barakaysnayd ee Ramadaan, isaga oo u rajeeyay in sannadkaan, kiisa kale uu ku gaarsiiyo nabad iyo horumar.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Guddoomiyaha AGA ayaa kula dardaarmay dadka Soomaaliyeed farxadda Ciidul Fidriga darteed in uu qof kasta gacan ka geysto farxad-gelinta dadka tabarta-yar.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Ciidda loo yaqaanno Ciidul Fitriga ayaa waxay ka mid tahay labada ciiddood ee uu Alle siiyay ummaddaha Islaamka ah.<\/em><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa ugu hambalyeeyay guud ahaan ummaddaha islaamka ah, gaar ahaan shacbiga Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga awgeed, taasi oo dunida muslimka oo dhan si isku mid ah looga wada dabaal-deggayo farxadda ciiddaas. Dr. Maxamed Daahir \u00a0ayaa Alle uga baryey ummadda Soomaaliyeed in uu ka aqbalo soonkii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":5081,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[32,17,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyaha AGA oo Munaasabadda Ciidul Fidriga Awgeed ugu Hambalyeeyay Shacbiga Soomaaliyeed - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciiddul-fidriga-awgeed-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyaha AGA oo Munaasabadda Ciidul Fidriga Awgeed ugu Hambalyeeyay Shacbiga Soomaaliyeed - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa ugu hambalyeeyay guud ahaan ummaddaha islaamka ah, gaar ahaan shacbiga Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga awgeed, taasi oo dunida muslimka oo dhan si isku mid ah looga wada dabaal-deggayo farxadda ciiddaas. Dr. Maxamed Daahir \u00a0ayaa Alle uga baryey ummadda Soomaaliyeed in uu ka aqbalo soonkii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciiddul-fidriga-awgeed-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-05-12T16:58:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-05-12T17:01:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163089453_619566235669917_6881621112153710650_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"714\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"415\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciiddul-fidriga-awgeed-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciiddul-fidriga-awgeed-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Guddoomiyaha AGA oo Munaasabadda Ciidul Fidriga Awgeed ugu Hambalyeeyay Shacbiga Soomaaliyeed\",\"datePublished\":\"2021-05-12T16:58:40+00:00\",\"dateModified\":\"2021-05-12T17:01:34+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciiddul-fidriga-awgeed-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/\"},\"wordCount\":135,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Dhacdooyin Cusub\",\"Featured\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciiddul-fidriga-awgeed-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciiddul-fidriga-awgeed-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciiddul-fidriga-awgeed-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/\",\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo Munaasabadda Ciidul Fidriga Awgeed ugu Hambalyeeyay Shacbiga Soomaaliyeed - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2021-05-12T16:58:40+00:00\",\"dateModified\":\"2021-05-12T17:01:34+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciiddul-fidriga-awgeed-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciiddul-fidriga-awgeed-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciiddul-fidriga-awgeed-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo Munaasabadda Ciidul Fidriga Awgeed ugu Hambalyeeyay Shacbiga Soomaaliyeed\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyaha AGA oo Munaasabadda Ciidul Fidriga Awgeed ugu Hambalyeeyay Shacbiga Soomaaliyeed - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciiddul-fidriga-awgeed-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyaha AGA oo Munaasabadda Ciidul Fidriga Awgeed ugu Hambalyeeyay Shacbiga Soomaaliyeed - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa ugu hambalyeeyay guud ahaan ummaddaha islaamka ah, gaar ahaan shacbiga Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga awgeed, taasi oo dunida muslimka oo dhan si isku mid ah looga wada dabaal-deggayo farxadda ciiddaas. Dr. Maxamed Daahir \u00a0ayaa Alle uga baryey ummadda Soomaaliyeed in uu ka aqbalo soonkii [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciiddul-fidriga-awgeed-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2021-05-12T16:58:40+00:00","article_modified_time":"2021-05-12T17:01:34+00:00","og_image":[{"width":714,"height":415,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163089453_619566235669917_6881621112153710650_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciiddul-fidriga-awgeed-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciiddul-fidriga-awgeed-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Guddoomiyaha AGA oo Munaasabadda Ciidul Fidriga Awgeed ugu Hambalyeeyay Shacbiga Soomaaliyeed","datePublished":"2021-05-12T16:58:40+00:00","dateModified":"2021-05-12T17:01:34+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciiddul-fidriga-awgeed-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/"},"wordCount":135,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Dhacdooyin Cusub","Featured","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciiddul-fidriga-awgeed-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciiddul-fidriga-awgeed-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciiddul-fidriga-awgeed-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/","name":"Guddoomiyaha AGA oo Munaasabadda Ciidul Fidriga Awgeed ugu Hambalyeeyay Shacbiga Soomaaliyeed - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2021-05-12T16:58:40+00:00","dateModified":"2021-05-12T17:01:34+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciiddul-fidriga-awgeed-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciiddul-fidriga-awgeed-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciiddul-fidriga-awgeed-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyaha AGA oo Munaasabadda Ciidul Fidriga Awgeed ugu Hambalyeeyay Shacbiga Soomaaliyeed"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5253"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5253"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5253\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5255,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5253\/revisions\/5255"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5081"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5253"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5253"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5253"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}