{"id":5222,"date":"2021-04-27T10:05:56","date_gmt":"2021-04-27T07:05:56","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=5222"},"modified":"2021-04-27T10:10:48","modified_gmt":"2021-04-27T07:10:48","slug":"jaamacadda-minnesota-iyo-goosanka-aga-ee-w-ameerika-oo-qabtay-tababbar-ku-saabsan-barashada-afka-suugaanta-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacadda-minnesota-iyo-goosanka-aga-ee-w-ameerika-oo-qabtay-tababbar-ku-saabsan-barashada-afka-suugaanta-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Jaamacadda Minnesota iyo Goosanka AGA ee W\/Ameerika oo qabtay Tababbar ku Saabsan Barashada Afka &#038; Suugaanta Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<h4>Tababbar ku saabsanaa Aqoon gudbinta barashada Af Soomaaliga oo loo qabtay dadka Soomaaliyeed ee Af Soomaaliga u adeegsada shaqooyinkooda, ayna soo qaban-qaabisay jaamacadda Minnesota oo kaashanaysa goosanka AGA ee Waqooyiga Ameerica ayaa 9-10\/4\/2021 waxaa lagu qabtay xarunta jaamacaddaas.<\/h4>\n<h4>Tababbarkaasi oo heerkiisu uu aad u sarreeyay ayaa waxaa ka faa\u2019iidaystay dadka Af Soomaaliga ku shaqeeya oo ay ka mid yihiin Macallimiinta Afka dhiga, turjubaano, bahda saxaafadda, u adeegayaasha Bulshada Soomaaliyeed, Qoraayaal, culimada diinta iyo qaar ka mid ah ardayda Jaamacadda ee Af Soomaaliga ka dhigata.<\/h4>\n<h4>Munaasabaddii furitaanka tababbarkaasi waxaa ka hadlay <em><strong>Professor Yuichi<\/strong> <\/em>oo ah Guddoomiyaha waaxda <em><strong>\u201cAfrican American &amp; African Studies\u201d<\/strong><\/em> ee jaamacadda Minnesota, waxaana uu uu sheegay inuu soo dhaweynayo qabashada tababbarkaasi , isaga oo ka qeyb-galayasha kula dardaarmay inay ka faa\u2019iideystaan aqoonta ay halkaasi ku qaadan doonaan.<\/h4>\n<h4>Wakiilka AGA ee W\/Ameerica <em><strong>Macallin Saciid Saalax Axmed<\/strong> <\/em>oo isna halkaasi ka hadlay ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay suurta-galinta tababbarkaasi, waxaana uu ka warramay hawlaha AGA iyo SSPen ee ku aadan hiilka afka Soomaaliga, isaga oo dhinaca kale u mahad-naqay jaamacadda Minnesota oo tababbarkaasi qabatay.<\/h4>\n<h4>Furitaankii tababbarkaasi kadib, waxaa loo gudbay qaadashada casharadii tababbarka, waxaana daruusta tababbarkaasi bixinayay <em><strong>Macallin Saciid Saalax Axmed, Injineer Cabdi Maxamuud Suleymaan (Aw-cabdi), Shiikh Xasan Xade<\/strong><\/em> iyo macallimiin kale, kuwaasi oo ka qeyb-galayaasha la wadaagay aqoontii loogu talagalay in tababbarkaasi lagu qaato.<\/h4>\n<h4>Qabashada tababbarkaas ayaa qeyb ka ahaa laba hawl-gal oo uu goosanka AGA ee W\/Ameerika uu ku guuleystay qabashadoodu bisha Abriil ee 2021.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-5223\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/176880549_513538789648601_1290349802622873776_n-1024x731.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"497\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/176880549_513538789648601_1290349802622873776_n-1024x731.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/176880549_513538789648601_1290349802622873776_n-300x214.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/176880549_513538789648601_1290349802622873776_n-768x548.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/176880549_513538789648601_1290349802622873776_n-150x107.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/176880549_513538789648601_1290349802622873776_n-600x428.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/176880549_513538789648601_1290349802622873776_n-696x497.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/176880549_513538789648601_1290349802622873776_n-1068x762.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/176880549_513538789648601_1290349802622873776_n-588x420.jpg 588w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/176880549_513538789648601_1290349802622873776_n-100x70.jpg 100w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/176880549_513538789648601_1290349802622873776_n.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tababbar ku saabsanaa Aqoon gudbinta barashada Af Soomaaliga oo loo qabtay dadka Soomaaliyeed ee Af Soomaaliga u adeegsada shaqooyinkooda, ayna soo qaban-qaabisay jaamacadda Minnesota oo kaashanaysa goosanka AGA ee Waqooyiga Ameerica ayaa 9-10\/4\/2021 waxaa lagu qabtay xarunta jaamacaddaas. Tababbarkaasi oo heerkiisu uu aad u sarreeyay ayaa waxaa ka faa\u2019iidaystay dadka Af Soomaaliga ku shaqeeya oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":5223,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[32,17,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Jaamacadda Minnesota iyo Goosanka AGA ee W\/Ameerika oo qabtay Tababbar ku Saabsan Barashada Afka &amp; Suugaanta Soomaaliyeed - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacadda-minnesota-iyo-goosanka-aga-ee-w-ameerika-oo-qabtay-tababbar-ku-saabsan-barashada-afka-suugaanta-soomaaliyeed\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Jaamacadda Minnesota iyo Goosanka AGA ee W\/Ameerika oo qabtay Tababbar ku Saabsan Barashada Afka &amp; Suugaanta Soomaaliyeed - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Tababbar ku saabsanaa Aqoon gudbinta barashada Af Soomaaliga oo loo qabtay dadka Soomaaliyeed ee Af Soomaaliga u adeegsada shaqooyinkooda, ayna soo qaban-qaabisay jaamacadda Minnesota oo kaashanaysa goosanka AGA ee Waqooyiga Ameerica ayaa 9-10\/4\/2021 waxaa lagu qabtay xarunta jaamacaddaas. Tababbarkaasi oo heerkiisu uu aad u sarreeyay ayaa waxaa ka faa\u2019iidaystay dadka Af Soomaaliga ku shaqeeya oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacadda-minnesota-iyo-goosanka-aga-ee-w-ameerika-oo-qabtay-tababbar-ku-saabsan-barashada-afka-suugaanta-soomaaliyeed\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-04-27T07:05:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-04-27T07:10:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/176880549_513538789648601_1290349802622873776_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"771\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacadda-minnesota-iyo-goosanka-aga-ee-w-ameerika-oo-qabtay-tababbar-ku-saabsan-barashada-afka-suugaanta-soomaaliyeed\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacadda-minnesota-iyo-goosanka-aga-ee-w-ameerika-oo-qabtay-tababbar-ku-saabsan-barashada-afka-suugaanta-soomaaliyeed\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Jaamacadda Minnesota iyo Goosanka AGA ee W\/Ameerika oo qabtay Tababbar ku Saabsan Barashada Afka &#038; Suugaanta Soomaaliyeed\",\"datePublished\":\"2021-04-27T07:05:56+00:00\",\"dateModified\":\"2021-04-27T07:10:48+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacadda-minnesota-iyo-goosanka-aga-ee-w-ameerika-oo-qabtay-tababbar-ku-saabsan-barashada-afka-suugaanta-soomaaliyeed\/\"},\"wordCount\":257,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Dhacdooyin Cusub\",\"Featured\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacadda-minnesota-iyo-goosanka-aga-ee-w-ameerika-oo-qabtay-tababbar-ku-saabsan-barashada-afka-suugaanta-soomaaliyeed\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacadda-minnesota-iyo-goosanka-aga-ee-w-ameerika-oo-qabtay-tababbar-ku-saabsan-barashada-afka-suugaanta-soomaaliyeed\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacadda-minnesota-iyo-goosanka-aga-ee-w-ameerika-oo-qabtay-tababbar-ku-saabsan-barashada-afka-suugaanta-soomaaliyeed\/\",\"name\":\"Jaamacadda Minnesota iyo Goosanka AGA ee W\/Ameerika oo qabtay Tababbar ku Saabsan Barashada Afka & Suugaanta Soomaaliyeed - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2021-04-27T07:05:56+00:00\",\"dateModified\":\"2021-04-27T07:10:48+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacadda-minnesota-iyo-goosanka-aga-ee-w-ameerika-oo-qabtay-tababbar-ku-saabsan-barashada-afka-suugaanta-soomaaliyeed\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacadda-minnesota-iyo-goosanka-aga-ee-w-ameerika-oo-qabtay-tababbar-ku-saabsan-barashada-afka-suugaanta-soomaaliyeed\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacadda-minnesota-iyo-goosanka-aga-ee-w-ameerika-oo-qabtay-tababbar-ku-saabsan-barashada-afka-suugaanta-soomaaliyeed\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Jaamacadda Minnesota iyo Goosanka AGA ee W\/Ameerika oo qabtay Tababbar ku Saabsan Barashada Afka &#038; Suugaanta Soomaaliyeed\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Jaamacadda Minnesota iyo Goosanka AGA ee W\/Ameerika oo qabtay Tababbar ku Saabsan Barashada Afka & Suugaanta Soomaaliyeed - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacadda-minnesota-iyo-goosanka-aga-ee-w-ameerika-oo-qabtay-tababbar-ku-saabsan-barashada-afka-suugaanta-soomaaliyeed\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Jaamacadda Minnesota iyo Goosanka AGA ee W\/Ameerika oo qabtay Tababbar ku Saabsan Barashada Afka & Suugaanta Soomaaliyeed - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Tababbar ku saabsanaa Aqoon gudbinta barashada Af Soomaaliga oo loo qabtay dadka Soomaaliyeed ee Af Soomaaliga u adeegsada shaqooyinkooda, ayna soo qaban-qaabisay jaamacadda Minnesota oo kaashanaysa goosanka AGA ee Waqooyiga Ameerica ayaa 9-10\/4\/2021 waxaa lagu qabtay xarunta jaamacaddaas. Tababbarkaasi oo heerkiisu uu aad u sarreeyay ayaa waxaa ka faa\u2019iidaystay dadka Af Soomaaliga ku shaqeeya oo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacadda-minnesota-iyo-goosanka-aga-ee-w-ameerika-oo-qabtay-tababbar-ku-saabsan-barashada-afka-suugaanta-soomaaliyeed\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2021-04-27T07:05:56+00:00","article_modified_time":"2021-04-27T07:10:48+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":771,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/176880549_513538789648601_1290349802622873776_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacadda-minnesota-iyo-goosanka-aga-ee-w-ameerika-oo-qabtay-tababbar-ku-saabsan-barashada-afka-suugaanta-soomaaliyeed\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacadda-minnesota-iyo-goosanka-aga-ee-w-ameerika-oo-qabtay-tababbar-ku-saabsan-barashada-afka-suugaanta-soomaaliyeed\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Jaamacadda Minnesota iyo Goosanka AGA ee W\/Ameerika oo qabtay Tababbar ku Saabsan Barashada Afka &#038; Suugaanta Soomaaliyeed","datePublished":"2021-04-27T07:05:56+00:00","dateModified":"2021-04-27T07:10:48+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacadda-minnesota-iyo-goosanka-aga-ee-w-ameerika-oo-qabtay-tababbar-ku-saabsan-barashada-afka-suugaanta-soomaaliyeed\/"},"wordCount":257,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Dhacdooyin Cusub","Featured","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/jaamacadda-minnesota-iyo-goosanka-aga-ee-w-ameerika-oo-qabtay-tababbar-ku-saabsan-barashada-afka-suugaanta-soomaaliyeed\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacadda-minnesota-iyo-goosanka-aga-ee-w-ameerika-oo-qabtay-tababbar-ku-saabsan-barashada-afka-suugaanta-soomaaliyeed\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacadda-minnesota-iyo-goosanka-aga-ee-w-ameerika-oo-qabtay-tababbar-ku-saabsan-barashada-afka-suugaanta-soomaaliyeed\/","name":"Jaamacadda Minnesota iyo Goosanka AGA ee W\/Ameerika oo qabtay Tababbar ku Saabsan Barashada Afka & Suugaanta Soomaaliyeed - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2021-04-27T07:05:56+00:00","dateModified":"2021-04-27T07:10:48+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacadda-minnesota-iyo-goosanka-aga-ee-w-ameerika-oo-qabtay-tababbar-ku-saabsan-barashada-afka-suugaanta-soomaaliyeed\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/jaamacadda-minnesota-iyo-goosanka-aga-ee-w-ameerika-oo-qabtay-tababbar-ku-saabsan-barashada-afka-suugaanta-soomaaliyeed\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/jaamacadda-minnesota-iyo-goosanka-aga-ee-w-ameerika-oo-qabtay-tababbar-ku-saabsan-barashada-afka-suugaanta-soomaaliyeed\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Jaamacadda Minnesota iyo Goosanka AGA ee W\/Ameerika oo qabtay Tababbar ku Saabsan Barashada Afka &#038; Suugaanta Soomaaliyeed"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5222"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5222"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5222\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5226,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5222\/revisions\/5226"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5223"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5222"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5222"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5222"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}