{"id":5209,"date":"2021-04-18T20:35:50","date_gmt":"2021-04-18T17:35:50","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=5209"},"modified":"2021-04-18T20:42:46","modified_gmt":"2021-04-18T17:42:46","slug":"guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-bare-sare-maxamed-cabdi-gaandi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-bare-sare-maxamed-cabdi-gaandi\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku timid Bare sare Maxamed Cabdi Gaandi"},"content":{"rendered":"<h4><em>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa tacsi tiiraanyo leh u direy guud ahaan shacbiga Soomaaliyeed, gaar ahaan bahda aqoonta iyo eheladii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee <\/em><strong>Bare sare Maxamed Cabdi Gaandi<\/strong><em> oo maanta ku geeriyooday wadanka Faransiiska.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Dr. Afrax ayaa sheegay geerida Bare sare Gaandi in ay naxdin weyn ku tahay guud ahaan ummadda Soomaaliyeed oo uu ka mid ahaa hormuudka aqoonyahankeeda, waxaana uu caddeeyay in uu Qaranka Soomaaliyeed ka baxay tiir weyn oo aqooneed.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Guddoomiyaha AGA ayaa hoosta ka xariiqay in isaga iyo Gaandi in ay ahaayeen saaxiibbo halgan dheer soo wada galay, waxaana uu xusay in Bare sare Gaandi in uu safka hore kaga jirey xoojinta dhaqanka, afka iyo hal-abuurka Soomaaliyeed, isaga oo Alle uga baryay inuu Jannadiisa ka waraabiyo, qoyskii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Allaha u naxariistee Bare sare Maxamed Cabdi Gaandi waxa uu ahaa aqoonyahan ku takhasusay culuumta Isir-raaca dadka, Taariikhyahan iyo Buuni cilmigiisa ay ka faa\u2019iideysteen dad badan.<\/em><\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-5210\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Prof-Gandi.jpg\" alt=\"\" width=\"645\" height=\"398\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Prof-Gandi.jpg 645w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Prof-Gandi-300x185.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Prof-Gandi-150x93.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Prof-Gandi-600x370.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Prof-Gandi-356x220.jpg 356w\" sizes=\"(max-width: 645px) 100vw, 645px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa tacsi tiiraanyo leh u direy guud ahaan shacbiga Soomaaliyeed, gaar ahaan bahda aqoonta iyo eheladii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Bare sare Maxamed Cabdi Gaandi oo maanta ku geeriyooday wadanka Faransiiska. Dr. Afrax ayaa sheegay geerida Bare sare Gaandi in ay naxdin weyn ku tahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":5210,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[32,17,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku timid Bare sare Maxamed Cabdi Gaandi - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-bare-sare-maxamed-cabdi-gaandi\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku timid Bare sare Maxamed Cabdi Gaandi - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa tacsi tiiraanyo leh u direy guud ahaan shacbiga Soomaaliyeed, gaar ahaan bahda aqoonta iyo eheladii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Bare sare Maxamed Cabdi Gaandi oo maanta ku geeriyooday wadanka Faransiiska. Dr. Afrax ayaa sheegay geerida Bare sare Gaandi in ay naxdin weyn ku tahay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-bare-sare-maxamed-cabdi-gaandi\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-04-18T17:35:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-04-18T17:42:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Prof-Gandi.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"645\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"398\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-bare-sare-maxamed-cabdi-gaandi\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-bare-sare-maxamed-cabdi-gaandi\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku timid Bare sare Maxamed Cabdi Gaandi\",\"datePublished\":\"2021-04-18T17:35:50+00:00\",\"dateModified\":\"2021-04-18T17:42:46+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-bare-sare-maxamed-cabdi-gaandi\/\"},\"wordCount\":175,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Dhacdooyin Cusub\",\"Featured\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-bare-sare-maxamed-cabdi-gaandi\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-bare-sare-maxamed-cabdi-gaandi\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-bare-sare-maxamed-cabdi-gaandi\/\",\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku timid Bare sare Maxamed Cabdi Gaandi - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2021-04-18T17:35:50+00:00\",\"dateModified\":\"2021-04-18T17:42:46+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-bare-sare-maxamed-cabdi-gaandi\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-bare-sare-maxamed-cabdi-gaandi\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-bare-sare-maxamed-cabdi-gaandi\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku timid Bare sare Maxamed Cabdi Gaandi\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku timid Bare sare Maxamed Cabdi Gaandi - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-bare-sare-maxamed-cabdi-gaandi\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku timid Bare sare Maxamed Cabdi Gaandi - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa tacsi tiiraanyo leh u direy guud ahaan shacbiga Soomaaliyeed, gaar ahaan bahda aqoonta iyo eheladii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Bare sare Maxamed Cabdi Gaandi oo maanta ku geeriyooday wadanka Faransiiska. Dr. Afrax ayaa sheegay geerida Bare sare Gaandi in ay naxdin weyn ku tahay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-bare-sare-maxamed-cabdi-gaandi\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2021-04-18T17:35:50+00:00","article_modified_time":"2021-04-18T17:42:46+00:00","og_image":[{"width":645,"height":398,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Prof-Gandi.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-bare-sare-maxamed-cabdi-gaandi\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-bare-sare-maxamed-cabdi-gaandi\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku timid Bare sare Maxamed Cabdi Gaandi","datePublished":"2021-04-18T17:35:50+00:00","dateModified":"2021-04-18T17:42:46+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-bare-sare-maxamed-cabdi-gaandi\/"},"wordCount":175,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Dhacdooyin Cusub","Featured","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-bare-sare-maxamed-cabdi-gaandi\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-bare-sare-maxamed-cabdi-gaandi\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-bare-sare-maxamed-cabdi-gaandi\/","name":"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku timid Bare sare Maxamed Cabdi Gaandi - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2021-04-18T17:35:50+00:00","dateModified":"2021-04-18T17:42:46+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-bare-sare-maxamed-cabdi-gaandi\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-bare-sare-maxamed-cabdi-gaandi\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-bare-sare-maxamed-cabdi-gaandi\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku timid Bare sare Maxamed Cabdi Gaandi"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5209"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5209"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5209\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5215,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5209\/revisions\/5215"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5210"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5209"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5209"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5209"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}