{"id":5202,"date":"2021-04-12T15:20:33","date_gmt":"2021-04-12T12:20:33","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=5202"},"modified":"2021-04-13T15:31:46","modified_gmt":"2021-04-13T12:31:46","slug":"golaha-kasmo-oo-falaqeyn-ku-sameeyay-buugga-jidkii-loo-soo-maray-falsafadda-runta-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-kasmo-oo-falaqeyn-ku-sameeyay-buugga-jidkii-loo-soo-maray-falsafadda-runta-ah\/","title":{"rendered":"Golaha KASMO oo Falanqeyn ku Sameeyay Buugga Jidkii Loo Soo Maray Falsafadda Runta Ah"},"content":{"rendered":"<h4><em>Muqdisho, caasimadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxa 10-kii Abriil lagu daahfuray, falanqaynna loogu sameeyay buugga, Jidkii Loo Soo Maray Falsafadda Runta Ah, oo sannadkii hore mar labaad ka soo baxay shirkadda Hiil Press, Hargeysa.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Buuggan oo markii kowaad soo baxay 1977kii waxa qoray Maxamuud Cabdi Dhunkaal, haddana waxa dib u soo saaray, hubiyay oo habeeyay naska hore, hordhacyo u sameeyay, sharraxaadna ku daray Cabdillaahi Raage oo ku magacdheer Sayidka.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Kulanka oo uu soo agaasimay Golaha KASMO, kana qabsoomay xarunta Maktabadda Raagsan waxa goobjoog ka ahaa Cabdillaahi Raage (Sayidka) oo ka falcelinayay weydiimaha daadiyaha, Cumar Cali Baashe, iyo ka sooqeybgalayaashaba.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Cumar ayaa ku furay kulanka soo koobid iyo falanqayn uu buugga ku sameeyay. Ka dib waxa loo gudbay qeybta weydiimaha oo daadihiyaha iyo dadweynuhuba u jeedinayeen Cabdillaahi Raage (Sayidka).<\/em><\/h4>\n<h4><em>Gabagadii, munaasabaddu waxa ay ku soo xirantay buug saxiixid uu Sayidku ugu saxiixayay dadweynaha ka gatay buugga goobta iyo kuwa soo qaatay nuqulladooda ay maktabadaha kale ka gateenba.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Waxa lagu sifeeyay buuggan midka ugu caansan buugaagta af Soomaaliga ku qoran ee ka hadla falsafadda iyo hordhaca ugu fudud ee qof falsafadda ka akhriyi karo, sida uu Sayidku hadalka u dhigay.<\/em><\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-5204\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/173185890_505957160413188_7268941174594392457_n-1024x766.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"521\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/173185890_505957160413188_7268941174594392457_n-1024x766.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/173185890_505957160413188_7268941174594392457_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/173185890_505957160413188_7268941174594392457_n-768x575.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/173185890_505957160413188_7268941174594392457_n-150x112.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/173185890_505957160413188_7268941174594392457_n-600x449.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/173185890_505957160413188_7268941174594392457_n-696x521.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/173185890_505957160413188_7268941174594392457_n-1068x799.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/173185890_505957160413188_7268941174594392457_n-561x420.jpg 561w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/173185890_505957160413188_7268941174594392457_n-1122x840.jpg 1122w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/173185890_505957160413188_7268941174594392457_n-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/173185890_505957160413188_7268941174594392457_n-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/173185890_505957160413188_7268941174594392457_n-265x198.jpg 265w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/173185890_505957160413188_7268941174594392457_n-530x396.jpg 530w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/173185890_505957160413188_7268941174594392457_n.jpg 1280w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-5203\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/172582433_471981310670502_1939100050384142618_n-1024x766.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"521\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/172582433_471981310670502_1939100050384142618_n-1024x766.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/172582433_471981310670502_1939100050384142618_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/172582433_471981310670502_1939100050384142618_n-768x575.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/172582433_471981310670502_1939100050384142618_n-150x112.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/172582433_471981310670502_1939100050384142618_n-600x449.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/172582433_471981310670502_1939100050384142618_n-696x521.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/172582433_471981310670502_1939100050384142618_n-1068x799.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/172582433_471981310670502_1939100050384142618_n-561x420.jpg 561w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/172582433_471981310670502_1939100050384142618_n-1122x840.jpg 1122w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/172582433_471981310670502_1939100050384142618_n-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/172582433_471981310670502_1939100050384142618_n-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/172582433_471981310670502_1939100050384142618_n-265x198.jpg 265w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/172582433_471981310670502_1939100050384142618_n-530x396.jpg 530w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/172582433_471981310670502_1939100050384142618_n.jpg 1280w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, caasimadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxa 10-kii Abriil lagu daahfuray, falanqaynna loogu sameeyay buugga, Jidkii Loo Soo Maray Falsafadda Runta Ah, oo sannadkii hore mar labaad ka soo baxay shirkadda Hiil Press, Hargeysa. Buuggan oo markii kowaad soo baxay 1977kii waxa qoray Maxamuud Cabdi Dhunkaal, haddana waxa dib u soo saaray, hubiyay oo habeeyay naska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":5204,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[32,17,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Golaha KASMO oo Falanqeyn ku Sameeyay Buugga Jidkii Loo Soo Maray Falsafadda Runta Ah - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-kasmo-oo-falaqeyn-ku-sameeyay-buugga-jidkii-loo-soo-maray-falsafadda-runta-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Golaha KASMO oo Falanqeyn ku Sameeyay Buugga Jidkii Loo Soo Maray Falsafadda Runta Ah - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Muqdisho, caasimadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxa 10-kii Abriil lagu daahfuray, falanqaynna loogu sameeyay buugga, Jidkii Loo Soo Maray Falsafadda Runta Ah, oo sannadkii hore mar labaad ka soo baxay shirkadda Hiil Press, Hargeysa. Buuggan oo markii kowaad soo baxay 1977kii waxa qoray Maxamuud Cabdi Dhunkaal, haddana waxa dib u soo saaray, hubiyay oo habeeyay naska [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-kasmo-oo-falaqeyn-ku-sameeyay-buugga-jidkii-loo-soo-maray-falsafadda-runta-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-04-12T12:20:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-04-13T12:31:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/173185890_505957160413188_7268941174594392457_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"958\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-kasmo-oo-falaqeyn-ku-sameeyay-buugga-jidkii-loo-soo-maray-falsafadda-runta-ah\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-kasmo-oo-falaqeyn-ku-sameeyay-buugga-jidkii-loo-soo-maray-falsafadda-runta-ah\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Golaha KASMO oo Falanqeyn ku Sameeyay Buugga Jidkii Loo Soo Maray Falsafadda Runta Ah\",\"datePublished\":\"2021-04-12T12:20:33+00:00\",\"dateModified\":\"2021-04-13T12:31:46+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-kasmo-oo-falaqeyn-ku-sameeyay-buugga-jidkii-loo-soo-maray-falsafadda-runta-ah\/\"},\"wordCount\":201,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Dhacdooyin Cusub\",\"Featured\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-kasmo-oo-falaqeyn-ku-sameeyay-buugga-jidkii-loo-soo-maray-falsafadda-runta-ah\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-kasmo-oo-falaqeyn-ku-sameeyay-buugga-jidkii-loo-soo-maray-falsafadda-runta-ah\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-kasmo-oo-falaqeyn-ku-sameeyay-buugga-jidkii-loo-soo-maray-falsafadda-runta-ah\/\",\"name\":\"Golaha KASMO oo Falanqeyn ku Sameeyay Buugga Jidkii Loo Soo Maray Falsafadda Runta Ah - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2021-04-12T12:20:33+00:00\",\"dateModified\":\"2021-04-13T12:31:46+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-kasmo-oo-falaqeyn-ku-sameeyay-buugga-jidkii-loo-soo-maray-falsafadda-runta-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-kasmo-oo-falaqeyn-ku-sameeyay-buugga-jidkii-loo-soo-maray-falsafadda-runta-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-kasmo-oo-falaqeyn-ku-sameeyay-buugga-jidkii-loo-soo-maray-falsafadda-runta-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Golaha KASMO oo Falanqeyn ku Sameeyay Buugga Jidkii Loo Soo Maray Falsafadda Runta Ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Golaha KASMO oo Falanqeyn ku Sameeyay Buugga Jidkii Loo Soo Maray Falsafadda Runta Ah - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-kasmo-oo-falaqeyn-ku-sameeyay-buugga-jidkii-loo-soo-maray-falsafadda-runta-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Golaha KASMO oo Falanqeyn ku Sameeyay Buugga Jidkii Loo Soo Maray Falsafadda Runta Ah - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Muqdisho, caasimadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxa 10-kii Abriil lagu daahfuray, falanqaynna loogu sameeyay buugga, Jidkii Loo Soo Maray Falsafadda Runta Ah, oo sannadkii hore mar labaad ka soo baxay shirkadda Hiil Press, Hargeysa. Buuggan oo markii kowaad soo baxay 1977kii waxa qoray Maxamuud Cabdi Dhunkaal, haddana waxa dib u soo saaray, hubiyay oo habeeyay naska [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-kasmo-oo-falaqeyn-ku-sameeyay-buugga-jidkii-loo-soo-maray-falsafadda-runta-ah\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2021-04-12T12:20:33+00:00","article_modified_time":"2021-04-13T12:31:46+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":958,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/173185890_505957160413188_7268941174594392457_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-kasmo-oo-falaqeyn-ku-sameeyay-buugga-jidkii-loo-soo-maray-falsafadda-runta-ah\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-kasmo-oo-falaqeyn-ku-sameeyay-buugga-jidkii-loo-soo-maray-falsafadda-runta-ah\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Golaha KASMO oo Falanqeyn ku Sameeyay Buugga Jidkii Loo Soo Maray Falsafadda Runta Ah","datePublished":"2021-04-12T12:20:33+00:00","dateModified":"2021-04-13T12:31:46+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-kasmo-oo-falaqeyn-ku-sameeyay-buugga-jidkii-loo-soo-maray-falsafadda-runta-ah\/"},"wordCount":201,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Dhacdooyin Cusub","Featured","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/golaha-kasmo-oo-falaqeyn-ku-sameeyay-buugga-jidkii-loo-soo-maray-falsafadda-runta-ah\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-kasmo-oo-falaqeyn-ku-sameeyay-buugga-jidkii-loo-soo-maray-falsafadda-runta-ah\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-kasmo-oo-falaqeyn-ku-sameeyay-buugga-jidkii-loo-soo-maray-falsafadda-runta-ah\/","name":"Golaha KASMO oo Falanqeyn ku Sameeyay Buugga Jidkii Loo Soo Maray Falsafadda Runta Ah - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2021-04-12T12:20:33+00:00","dateModified":"2021-04-13T12:31:46+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-kasmo-oo-falaqeyn-ku-sameeyay-buugga-jidkii-loo-soo-maray-falsafadda-runta-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/golaha-kasmo-oo-falaqeyn-ku-sameeyay-buugga-jidkii-loo-soo-maray-falsafadda-runta-ah\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-kasmo-oo-falaqeyn-ku-sameeyay-buugga-jidkii-loo-soo-maray-falsafadda-runta-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Golaha KASMO oo Falanqeyn ku Sameeyay Buugga Jidkii Loo Soo Maray Falsafadda Runta Ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5202"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5202"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5202\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5208,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5202\/revisions\/5208"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5204"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5202"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5202"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5202"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}