{"id":520,"date":"2018-06-25T17:04:23","date_gmt":"2018-06-25T17:04:23","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=520"},"modified":"2018-06-25T17:10:28","modified_gmt":"2018-06-25T17:10:28","slug":"gudoomiyaha-aga-oo-ka-war-bixiyay-safaro-uu-ku-tagey-waddamo-ka-mid-yurub-iyo-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aga-oo-ka-war-bixiyay-safaro-uu-ku-tagey-waddamo-ka-mid-yurub-iyo-afrika\/","title":{"rendered":"GUDOOMIYAHA AGA OO KA WAR-BIXIYAY SAFARO UU KU TAGEY WADDAMO KA MID YURUB IYO AFRIKA"},"content":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax oo toddobaadyadii la\u00a0 soo dhaafay \u00a0hawlo shaqo u joogay waddamada Ingiriiska iyo Jabuuti ayaa maanta oo ku beegan 25-ka Juun 2018-ka\u00a0 waxa uu si faah-faahsan uga war-bixiyay socdaaladii uu ku soo kala bixiyay dalalkaasi.<\/p>\n<p>Prof. Afrax oo la hadlayay xubnaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ee fadhigoodu uu yahay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa sheegay intii uu joogay wadanka Ingiriiska inuu halkaasi kulan balaraan kula yeeshay wakiilada Akadeemiyada \u00a0Aga \u00a0ee ku sugan wadankaasi, waxaana uu caddeeyay inay ku balameen sidii loo dar-dar galin ahaa hawlaha Aga ee ka socda wadankaasi.<\/p>\n<p>\u201cRuntii Aga Uk iyo Aga Scandinavian-ka oo aan qadka taleefanka ku wada xiriirnay aad bay u \u00a0shaqeynayaan, waxaana isku afagaranay inay la yimadaan\u00a0 naf-hurnimo ku aadan daryeelka afka Soomaaliga\u201d ayuu yiri Prof. Afrax oo sheegay inuu xubnahaasi kula soo dar-daarmay sidii ay u\u00a0 labba jibaari lahaayeen hawlahooda.<\/p>\n<p>Mar uu ka hadlayay Gudoomiyaha Afrax \u00a0socdaalkii uu ku tagey wadanka \u00a0Jabuuti ayaa \u00a0hoosta ka xariiqay inay arimo aad u badan oo ku saabsan horumarinta afka Soomaaliga ay dalkaasi ugu soo qabsoomeen, isagoo intaasi ku darrey in socdaalkiisii dhinaca dibadda uu ugu soo dhamaadey si guul leh.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Aga \u00a0ka hor waxaa kulankaasi ka hadlay Prof Mustafa C\/llaahi Feyruus oo ka mid ah masuulyiinta Akadeemiyadaasi, waxaana uu si mug leh uga hadlay \u00a0arimihi u qabsoomay xubnaha Aga ee ku sugan magaalada Muqdisho muddadii koobneyd ee uu\u00a0 Gudoomiyaha Aga ku maqnaa safarada hawleed.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-521\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/20180625_1548170-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/20180625_1548170-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/20180625_1548170-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/20180625_1548170-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-522\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/20180625_160734-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/20180625_160734-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/20180625_160734-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/20180625_160734-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-523\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/20180625_154747-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/20180625_154747-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/20180625_154747-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/20180625_154747-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax oo toddobaadyadii la\u00a0 soo dhaafay \u00a0hawlo shaqo u joogay waddamada Ingiriiska iyo Jabuuti ayaa maanta oo ku beegan 25-ka Juun 2018-ka\u00a0 waxa uu si faah-faahsan uga war-bixiyay socdaaladii uu ku soo kala bixiyay dalalkaasi. Prof. Afrax oo la hadlayay xubnaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ee fadhigoodu uu yahay caasimadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":521,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>GUDOOMIYAHA AGA OO KA WAR-BIXIYAY SAFARO UU KU TAGEY WADDAMO KA MID YURUB IYO AFRIKA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aga-oo-ka-war-bixiyay-safaro-uu-ku-tagey-waddamo-ka-mid-yurub-iyo-afrika\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"GUDOOMIYAHA AGA OO KA WAR-BIXIYAY SAFARO UU KU TAGEY WADDAMO KA MID YURUB IYO AFRIKA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Gudoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax oo toddobaadyadii la\u00a0 soo dhaafay \u00a0hawlo shaqo u joogay waddamada Ingiriiska iyo Jabuuti ayaa maanta oo ku beegan 25-ka Juun 2018-ka\u00a0 waxa uu si faah-faahsan uga war-bixiyay socdaaladii uu ku soo kala bixiyay dalalkaasi. Prof. Afrax oo la hadlayay xubnaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ee fadhigoodu uu yahay caasimadda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aga-oo-ka-war-bixiyay-safaro-uu-ku-tagey-waddamo-ka-mid-yurub-iyo-afrika\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-06-25T17:04:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2018-06-25T17:10:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/20180625_1548170-1024x768.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aga-oo-ka-war-bixiyay-safaro-uu-ku-tagey-waddamo-ka-mid-yurub-iyo-afrika\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aga-oo-ka-war-bixiyay-safaro-uu-ku-tagey-waddamo-ka-mid-yurub-iyo-afrika\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"GUDOOMIYAHA AGA OO KA WAR-BIXIYAY SAFARO UU KU TAGEY WADDAMO KA MID YURUB IYO AFRIKA\",\"datePublished\":\"2018-06-25T17:04:23+00:00\",\"dateModified\":\"2018-06-25T17:10:28+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aga-oo-ka-war-bixiyay-safaro-uu-ku-tagey-waddamo-ka-mid-yurub-iyo-afrika\/\"},\"wordCount\":250,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aga-oo-ka-war-bixiyay-safaro-uu-ku-tagey-waddamo-ka-mid-yurub-iyo-afrika\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aga-oo-ka-war-bixiyay-safaro-uu-ku-tagey-waddamo-ka-mid-yurub-iyo-afrika\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aga-oo-ka-war-bixiyay-safaro-uu-ku-tagey-waddamo-ka-mid-yurub-iyo-afrika\/\",\"name\":\"GUDOOMIYAHA AGA OO KA WAR-BIXIYAY SAFARO UU KU TAGEY WADDAMO KA MID YURUB IYO AFRIKA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-06-25T17:04:23+00:00\",\"dateModified\":\"2018-06-25T17:10:28+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aga-oo-ka-war-bixiyay-safaro-uu-ku-tagey-waddamo-ka-mid-yurub-iyo-afrika\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aga-oo-ka-war-bixiyay-safaro-uu-ku-tagey-waddamo-ka-mid-yurub-iyo-afrika\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aga-oo-ka-war-bixiyay-safaro-uu-ku-tagey-waddamo-ka-mid-yurub-iyo-afrika\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"GUDOOMIYAHA AGA OO KA WAR-BIXIYAY SAFARO UU KU TAGEY WADDAMO KA MID YURUB IYO AFRIKA\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"GUDOOMIYAHA AGA OO KA WAR-BIXIYAY SAFARO UU KU TAGEY WADDAMO KA MID YURUB IYO AFRIKA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aga-oo-ka-war-bixiyay-safaro-uu-ku-tagey-waddamo-ka-mid-yurub-iyo-afrika\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"GUDOOMIYAHA AGA OO KA WAR-BIXIYAY SAFARO UU KU TAGEY WADDAMO KA MID YURUB IYO AFRIKA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Gudoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax oo toddobaadyadii la\u00a0 soo dhaafay \u00a0hawlo shaqo u joogay waddamada Ingiriiska iyo Jabuuti ayaa maanta oo ku beegan 25-ka Juun 2018-ka\u00a0 waxa uu si faah-faahsan uga war-bixiyay socdaaladii uu ku soo kala bixiyay dalalkaasi. Prof. Afrax oo la hadlayay xubnaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ee fadhigoodu uu yahay caasimadda [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aga-oo-ka-war-bixiyay-safaro-uu-ku-tagey-waddamo-ka-mid-yurub-iyo-afrika\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-06-25T17:04:23+00:00","article_modified_time":"2018-06-25T17:10:28+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":768,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/20180625_1548170-1024x768.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aga-oo-ka-war-bixiyay-safaro-uu-ku-tagey-waddamo-ka-mid-yurub-iyo-afrika\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aga-oo-ka-war-bixiyay-safaro-uu-ku-tagey-waddamo-ka-mid-yurub-iyo-afrika\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"GUDOOMIYAHA AGA OO KA WAR-BIXIYAY SAFARO UU KU TAGEY WADDAMO KA MID YURUB IYO AFRIKA","datePublished":"2018-06-25T17:04:23+00:00","dateModified":"2018-06-25T17:10:28+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aga-oo-ka-war-bixiyay-safaro-uu-ku-tagey-waddamo-ka-mid-yurub-iyo-afrika\/"},"wordCount":250,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aga-oo-ka-war-bixiyay-safaro-uu-ku-tagey-waddamo-ka-mid-yurub-iyo-afrika\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aga-oo-ka-war-bixiyay-safaro-uu-ku-tagey-waddamo-ka-mid-yurub-iyo-afrika\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aga-oo-ka-war-bixiyay-safaro-uu-ku-tagey-waddamo-ka-mid-yurub-iyo-afrika\/","name":"GUDOOMIYAHA AGA OO KA WAR-BIXIYAY SAFARO UU KU TAGEY WADDAMO KA MID YURUB IYO AFRIKA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-06-25T17:04:23+00:00","dateModified":"2018-06-25T17:10:28+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aga-oo-ka-war-bixiyay-safaro-uu-ku-tagey-waddamo-ka-mid-yurub-iyo-afrika\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aga-oo-ka-war-bixiyay-safaro-uu-ku-tagey-waddamo-ka-mid-yurub-iyo-afrika\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aga-oo-ka-war-bixiyay-safaro-uu-ku-tagey-waddamo-ka-mid-yurub-iyo-afrika\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"GUDOOMIYAHA AGA OO KA WAR-BIXIYAY SAFARO UU KU TAGEY WADDAMO KA MID YURUB IYO AFRIKA"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=520"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":524,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/520\/revisions\/524"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/521"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=520"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=520"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=520"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}