{"id":5194,"date":"2021-04-12T22:16:34","date_gmt":"2021-04-12T19:16:34","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=5194"},"modified":"2021-04-12T22:40:29","modified_gmt":"2021-04-12T19:40:29","slug":"guddoomiyaha-aga-oo-bilashada-bisha-ramadaan-ugu-hambalyeeyay-ummadda-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-bilashada-bisha-ramadaan-ugu-hambalyeeyay-ummadda-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha AGA oo Bilashada Bisha Ramadaan ugu Hambalyeeyay Ummadda Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<h4><em>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa ugu hambalyeeyay guud ahaan muslimiinta caalamka, gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Dr. Afrax ayaa iftiimiyay kheyrka iyo fadliga ay leedahay bisha Ramadaan, waxaana uu Alle ka baryey in uu naxariis iyo nimco ku manneysto shacbiga Soomaaliyeed.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ayaa ku guubaabiyay dadka Soomaaliyeed in ay is-cafiyaan oo ay u kaalmeeyaan walalaahooda dan-yarta ah, maadaama ay jiraan dad badan oo tabar yar ah, una baahan in la caawiyo.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Berri oo ku beegan 13-ka Abriil 2021 ayaa nooqnaysa maalintii koowaad ee bisha Ramadaan ee sannadka 1442 ee Hijriyadda Islaamka.<\/em><\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-5195\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/AGA-2-1.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"351\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/AGA-2-1.jpg 660w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/AGA-2-1-300x160.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/AGA-2-1-150x80.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/AGA-2-1-600x319.jpg 600w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa ugu hambalyeeyay guud ahaan muslimiinta caalamka, gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan. Dr. Afrax ayaa iftiimiyay kheyrka iyo fadliga ay leedahay bisha Ramadaan, waxaana uu Alle ka baryey in uu naxariis iyo nimco ku manneysto shacbiga Soomaaliyeed. Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ayaa ku guubaabiyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":5195,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[32,17,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyaha AGA oo Bilashada Bisha Ramadaan ugu Hambalyeeyay Ummadda Soomaaliyeed - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-bilashada-bisha-ramadaan-ugu-hambalyeeyay-ummadda-soomaaliyeed\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyaha AGA oo Bilashada Bisha Ramadaan ugu Hambalyeeyay Ummadda Soomaaliyeed - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa ugu hambalyeeyay guud ahaan muslimiinta caalamka, gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan. Dr. Afrax ayaa iftiimiyay kheyrka iyo fadliga ay leedahay bisha Ramadaan, waxaana uu Alle ka baryey in uu naxariis iyo nimco ku manneysto shacbiga Soomaaliyeed. Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ayaa ku guubaabiyay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-bilashada-bisha-ramadaan-ugu-hambalyeeyay-ummadda-soomaaliyeed\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-04-12T19:16:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-04-12T19:40:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/AGA-2-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"351\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-bilashada-bisha-ramadaan-ugu-hambalyeeyay-ummadda-soomaaliyeed\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-bilashada-bisha-ramadaan-ugu-hambalyeeyay-ummadda-soomaaliyeed\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Guddoomiyaha AGA oo Bilashada Bisha Ramadaan ugu Hambalyeeyay Ummadda Soomaaliyeed\",\"datePublished\":\"2021-04-12T19:16:34+00:00\",\"dateModified\":\"2021-04-12T19:40:29+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-bilashada-bisha-ramadaan-ugu-hambalyeeyay-ummadda-soomaaliyeed\/\"},\"wordCount\":109,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Dhacdooyin Cusub\",\"Featured\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-bilashada-bisha-ramadaan-ugu-hambalyeeyay-ummadda-soomaaliyeed\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-bilashada-bisha-ramadaan-ugu-hambalyeeyay-ummadda-soomaaliyeed\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-bilashada-bisha-ramadaan-ugu-hambalyeeyay-ummadda-soomaaliyeed\/\",\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo Bilashada Bisha Ramadaan ugu Hambalyeeyay Ummadda Soomaaliyeed - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2021-04-12T19:16:34+00:00\",\"dateModified\":\"2021-04-12T19:40:29+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-bilashada-bisha-ramadaan-ugu-hambalyeeyay-ummadda-soomaaliyeed\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-bilashada-bisha-ramadaan-ugu-hambalyeeyay-ummadda-soomaaliyeed\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-bilashada-bisha-ramadaan-ugu-hambalyeeyay-ummadda-soomaaliyeed\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo Bilashada Bisha Ramadaan ugu Hambalyeeyay Ummadda Soomaaliyeed\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyaha AGA oo Bilashada Bisha Ramadaan ugu Hambalyeeyay Ummadda Soomaaliyeed - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-bilashada-bisha-ramadaan-ugu-hambalyeeyay-ummadda-soomaaliyeed\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyaha AGA oo Bilashada Bisha Ramadaan ugu Hambalyeeyay Ummadda Soomaaliyeed - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa ugu hambalyeeyay guud ahaan muslimiinta caalamka, gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan. Dr. Afrax ayaa iftiimiyay kheyrka iyo fadliga ay leedahay bisha Ramadaan, waxaana uu Alle ka baryey in uu naxariis iyo nimco ku manneysto shacbiga Soomaaliyeed. Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ayaa ku guubaabiyay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-bilashada-bisha-ramadaan-ugu-hambalyeeyay-ummadda-soomaaliyeed\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2021-04-12T19:16:34+00:00","article_modified_time":"2021-04-12T19:40:29+00:00","og_image":[{"width":660,"height":351,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/AGA-2-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-bilashada-bisha-ramadaan-ugu-hambalyeeyay-ummadda-soomaaliyeed\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-bilashada-bisha-ramadaan-ugu-hambalyeeyay-ummadda-soomaaliyeed\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Guddoomiyaha AGA oo Bilashada Bisha Ramadaan ugu Hambalyeeyay Ummadda Soomaaliyeed","datePublished":"2021-04-12T19:16:34+00:00","dateModified":"2021-04-12T19:40:29+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-bilashada-bisha-ramadaan-ugu-hambalyeeyay-ummadda-soomaaliyeed\/"},"wordCount":109,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Dhacdooyin Cusub","Featured","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-bilashada-bisha-ramadaan-ugu-hambalyeeyay-ummadda-soomaaliyeed\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-bilashada-bisha-ramadaan-ugu-hambalyeeyay-ummadda-soomaaliyeed\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-bilashada-bisha-ramadaan-ugu-hambalyeeyay-ummadda-soomaaliyeed\/","name":"Guddoomiyaha AGA oo Bilashada Bisha Ramadaan ugu Hambalyeeyay Ummadda Soomaaliyeed - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2021-04-12T19:16:34+00:00","dateModified":"2021-04-12T19:40:29+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-bilashada-bisha-ramadaan-ugu-hambalyeeyay-ummadda-soomaaliyeed\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-bilashada-bisha-ramadaan-ugu-hambalyeeyay-ummadda-soomaaliyeed\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-bilashada-bisha-ramadaan-ugu-hambalyeeyay-ummadda-soomaaliyeed\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyaha AGA oo Bilashada Bisha Ramadaan ugu Hambalyeeyay Ummadda Soomaaliyeed"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5194"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5194"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5194\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5201,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5194\/revisions\/5201"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5195"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5194"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5194"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5194"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}