{"id":5181,"date":"2021-04-11T22:44:20","date_gmt":"2021-04-11T19:44:20","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=5181"},"modified":"2021-04-11T23:05:52","modified_gmt":"2021-04-11T20:05:52","slug":"guddoomiyaha-aga-iyo-maareeyaha-guudee-mac-hadka-adeegga-dibadda-igad-oo-ku-heshiiyey-iskaashiga-labada-dhinac","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maareeyaha-guudee-mac-hadka-adeegga-dibadda-igad-oo-ku-heshiiyey-iskaashiga-labada-dhinac\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha AGA iyo Maareeyaha Guud ee Mac-hadka Adeegga Dibadda IGAD oo ku Heshiiyey Iskaashiga Labada Dhinac"},"content":{"rendered":"<h4>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga, Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa maanta oo ku beegneyd 11\/4\/2021 waxa uu kulan-shaqo la yeeshay Maareeyaha Guud ee Mac-hadka Arrimaha Dibadda ee Urur-goboleedka IGAD. Shirkaas oo ka dhacay xarunta Mac-hadkaas ee magaalada Jabuuti, labada masuul waxay isku weydaarsadeen xog-warran mid kastaa kan kale uga xog-warramay haya\u2019dda uu masuulka ka yahay.<\/h4>\n<h4>Dr. Afrax wuxuu Maareeyaha fikrad ka siiyey AGA taariikhdeeda, himiladeeda iyo waxqabadkeeda. Wuxuu hoosta ka xarriiqay ahmiyadda afka hooyo iyo hal-abuurkiisa iyo xilka ka saaran dhinacyada uu ka mid ka yahay Urur-goboleedka IGAD ee uu ka tirsan yahay mac-hadku.<\/h4>\n<h4>Wuxuu farta ku fiiqay heshiiskii iskaashiga ee ay hore u kala saxeexdeen AGA iyo IGAD iyo tallaabooyinka loo baahan yahay in hore loo qaado si loo fuliyo heshiiskaas. Wuxuu masuulka IGAD ku boorriyey in AfSoomaaliga lagu daro afafka lagu barto Mac-hadka kor ku xusan, asagoo balllan-qaaday in ay AGA mac-hadka gacan ka siinayso hirgalinta fikraddaas.<\/h4>\n<h4>Maareeye Muuse aad ayuu u soo dhaweeyey fikraddaas, waxaana la isla meel-dhigay in loo hawlgalo meel-marinta arrinkaas.\u00a0Falanqayn dheer kadib labada masuul waxay isku afgarteen in lagu tallaabsado dhawr hawlgal oo la iska-kaashado, kuwaasoo ku salaysan ama looga tilmaan-qaadanayo heshiiskii iskaashiga (MoU) ee ay kala saxiixdeen AGA iyo IGAD.<\/h4>\n<h4>Tallabadaas Guddoomiye Afrax ku booqday Mac-hadka Adeegga Dibadda IGAD waxay qayb ka tahay dadaallo muddooyinkaan dambe AGA ugu jirtey ballaarinta xiriirrada iskaashiga iyo wada-shaqaynta dhinacyada ku habboon.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-5182\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/170993146_1375756046135102_7621414868646637922_n.jpg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"635\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/170993146_1375756046135102_7621414868646637922_n.jpg 750w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/170993146_1375756046135102_7621414868646637922_n-300x254.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/170993146_1375756046135102_7621414868646637922_n-150x127.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/170993146_1375756046135102_7621414868646637922_n-600x508.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/170993146_1375756046135102_7621414868646637922_n-696x589.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/170993146_1375756046135102_7621414868646637922_n-496x420.jpg 496w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-5184\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/171989893_1038841606943294_7292379307650138792_n.jpg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"1000\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/171989893_1038841606943294_7292379307650138792_n.jpg 750w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/171989893_1038841606943294_7292379307650138792_n-225x300.jpg 225w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/171989893_1038841606943294_7292379307650138792_n-150x200.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/171989893_1038841606943294_7292379307650138792_n-300x400.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/171989893_1038841606943294_7292379307650138792_n-600x800.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/171989893_1038841606943294_7292379307650138792_n-696x928.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/171989893_1038841606943294_7292379307650138792_n-315x420.jpg 315w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/171989893_1038841606943294_7292379307650138792_n-630x840.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-5183\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/171753354_274196807578455_5556420207421487439_n.jpg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"1000\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/171753354_274196807578455_5556420207421487439_n.jpg 750w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/171753354_274196807578455_5556420207421487439_n-225x300.jpg 225w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/171753354_274196807578455_5556420207421487439_n-150x200.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/171753354_274196807578455_5556420207421487439_n-300x400.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/171753354_274196807578455_5556420207421487439_n-600x800.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/171753354_274196807578455_5556420207421487439_n-696x928.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/171753354_274196807578455_5556420207421487439_n-315x420.jpg 315w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/171753354_274196807578455_5556420207421487439_n-630x840.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga, Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa maanta oo ku beegneyd 11\/4\/2021 waxa uu kulan-shaqo la yeeshay Maareeyaha Guud ee Mac-hadka Arrimaha Dibadda ee Urur-goboleedka IGAD. Shirkaas oo ka dhacay xarunta Mac-hadkaas ee magaalada Jabuuti, labada masuul waxay isku weydaarsadeen xog-warran mid kastaa kan kale uga xog-warramay haya\u2019dda uu masuulka ka yahay. Dr. Afrax [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":5189,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[32,17,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyaha AGA iyo Maareeyaha Guud ee Mac-hadka Adeegga Dibadda IGAD oo ku Heshiiyey Iskaashiga Labada Dhinac - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maareeyaha-guudee-mac-hadka-adeegga-dibadda-igad-oo-ku-heshiiyey-iskaashiga-labada-dhinac\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyaha AGA iyo Maareeyaha Guud ee Mac-hadka Adeegga Dibadda IGAD oo ku Heshiiyey Iskaashiga Labada Dhinac - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga, Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa maanta oo ku beegneyd 11\/4\/2021 waxa uu kulan-shaqo la yeeshay Maareeyaha Guud ee Mac-hadka Arrimaha Dibadda ee Urur-goboleedka IGAD. Shirkaas oo ka dhacay xarunta Mac-hadkaas ee magaalada Jabuuti, labada masuul waxay isku weydaarsadeen xog-warran mid kastaa kan kale uga xog-warramay haya\u2019dda uu masuulka ka yahay. Dr. Afrax [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maareeyaha-guudee-mac-hadka-adeegga-dibadda-igad-oo-ku-heshiiyey-iskaashiga-labada-dhinac\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-04-11T19:44:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-04-11T20:05:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/afrax-2-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"651\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"487\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maareeyaha-guudee-mac-hadka-adeegga-dibadda-igad-oo-ku-heshiiyey-iskaashiga-labada-dhinac\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maareeyaha-guudee-mac-hadka-adeegga-dibadda-igad-oo-ku-heshiiyey-iskaashiga-labada-dhinac\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Guddoomiyaha AGA iyo Maareeyaha Guud ee Mac-hadka Adeegga Dibadda IGAD oo ku Heshiiyey Iskaashiga Labada Dhinac\",\"datePublished\":\"2021-04-11T19:44:20+00:00\",\"dateModified\":\"2021-04-11T20:05:52+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maareeyaha-guudee-mac-hadka-adeegga-dibadda-igad-oo-ku-heshiiyey-iskaashiga-labada-dhinac\/\"},\"wordCount\":239,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Dhacdooyin Cusub\",\"Featured\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maareeyaha-guudee-mac-hadka-adeegga-dibadda-igad-oo-ku-heshiiyey-iskaashiga-labada-dhinac\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maareeyaha-guudee-mac-hadka-adeegga-dibadda-igad-oo-ku-heshiiyey-iskaashiga-labada-dhinac\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maareeyaha-guudee-mac-hadka-adeegga-dibadda-igad-oo-ku-heshiiyey-iskaashiga-labada-dhinac\/\",\"name\":\"Guddoomiyaha AGA iyo Maareeyaha Guud ee Mac-hadka Adeegga Dibadda IGAD oo ku Heshiiyey Iskaashiga Labada Dhinac - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2021-04-11T19:44:20+00:00\",\"dateModified\":\"2021-04-11T20:05:52+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maareeyaha-guudee-mac-hadka-adeegga-dibadda-igad-oo-ku-heshiiyey-iskaashiga-labada-dhinac\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maareeyaha-guudee-mac-hadka-adeegga-dibadda-igad-oo-ku-heshiiyey-iskaashiga-labada-dhinac\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maareeyaha-guudee-mac-hadka-adeegga-dibadda-igad-oo-ku-heshiiyey-iskaashiga-labada-dhinac\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyaha AGA iyo Maareeyaha Guud ee Mac-hadka Adeegga Dibadda IGAD oo ku Heshiiyey Iskaashiga Labada Dhinac\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyaha AGA iyo Maareeyaha Guud ee Mac-hadka Adeegga Dibadda IGAD oo ku Heshiiyey Iskaashiga Labada Dhinac - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maareeyaha-guudee-mac-hadka-adeegga-dibadda-igad-oo-ku-heshiiyey-iskaashiga-labada-dhinac\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyaha AGA iyo Maareeyaha Guud ee Mac-hadka Adeegga Dibadda IGAD oo ku Heshiiyey Iskaashiga Labada Dhinac - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga, Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa maanta oo ku beegneyd 11\/4\/2021 waxa uu kulan-shaqo la yeeshay Maareeyaha Guud ee Mac-hadka Arrimaha Dibadda ee Urur-goboleedka IGAD. Shirkaas oo ka dhacay xarunta Mac-hadkaas ee magaalada Jabuuti, labada masuul waxay isku weydaarsadeen xog-warran mid kastaa kan kale uga xog-warramay haya\u2019dda uu masuulka ka yahay. Dr. Afrax [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maareeyaha-guudee-mac-hadka-adeegga-dibadda-igad-oo-ku-heshiiyey-iskaashiga-labada-dhinac\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2021-04-11T19:44:20+00:00","article_modified_time":"2021-04-11T20:05:52+00:00","og_image":[{"width":651,"height":487,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/afrax-2-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maareeyaha-guudee-mac-hadka-adeegga-dibadda-igad-oo-ku-heshiiyey-iskaashiga-labada-dhinac\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maareeyaha-guudee-mac-hadka-adeegga-dibadda-igad-oo-ku-heshiiyey-iskaashiga-labada-dhinac\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Guddoomiyaha AGA iyo Maareeyaha Guud ee Mac-hadka Adeegga Dibadda IGAD oo ku Heshiiyey Iskaashiga Labada Dhinac","datePublished":"2021-04-11T19:44:20+00:00","dateModified":"2021-04-11T20:05:52+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maareeyaha-guudee-mac-hadka-adeegga-dibadda-igad-oo-ku-heshiiyey-iskaashiga-labada-dhinac\/"},"wordCount":239,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Dhacdooyin Cusub","Featured","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maareeyaha-guudee-mac-hadka-adeegga-dibadda-igad-oo-ku-heshiiyey-iskaashiga-labada-dhinac\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maareeyaha-guudee-mac-hadka-adeegga-dibadda-igad-oo-ku-heshiiyey-iskaashiga-labada-dhinac\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maareeyaha-guudee-mac-hadka-adeegga-dibadda-igad-oo-ku-heshiiyey-iskaashiga-labada-dhinac\/","name":"Guddoomiyaha AGA iyo Maareeyaha Guud ee Mac-hadka Adeegga Dibadda IGAD oo ku Heshiiyey Iskaashiga Labada Dhinac - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2021-04-11T19:44:20+00:00","dateModified":"2021-04-11T20:05:52+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maareeyaha-guudee-mac-hadka-adeegga-dibadda-igad-oo-ku-heshiiyey-iskaashiga-labada-dhinac\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maareeyaha-guudee-mac-hadka-adeegga-dibadda-igad-oo-ku-heshiiyey-iskaashiga-labada-dhinac\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maareeyaha-guudee-mac-hadka-adeegga-dibadda-igad-oo-ku-heshiiyey-iskaashiga-labada-dhinac\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyaha AGA iyo Maareeyaha Guud ee Mac-hadka Adeegga Dibadda IGAD oo ku Heshiiyey Iskaashiga Labada Dhinac"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5181"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5181"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5181\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5192,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5181\/revisions\/5192"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5189"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5181"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5181"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5181"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}