{"id":5169,"date":"2021-04-08T21:49:05","date_gmt":"2021-04-08T18:49:05","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=5169"},"modified":"2021-04-08T23:22:37","modified_gmt":"2021-04-08T20:22:37","slug":"gunaanadkii-shir-cilmiyeedka-dowladaha-igad-oo-lagu-asaasay-gole-cilmiyeed-ay-xubin-ka-tahay-aga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/gunaanadkii-shir-cilmiyeedka-dowladaha-igad-oo-lagu-asaasay-gole-cilmiyeed-ay-xubin-ka-tahay-aga\/","title":{"rendered":"Gunaanadkii Shir-cilmiyeedka Dowladaha IGAD oo lagu asaasay Gole-cilmiyeed ay xubin ka tahay AGA"},"content":{"rendered":"<h4>Shir-cilmiyeedkii Urur-goboleedka IGAD ee Jigjiga uga furmay maalinimadii Isniinta, wuxuu ku dhammaaday guul iyo jawi wanaagsan. Shirkaas, oo uu furay Madaxweynaha Dowlad-degaanka Somaalida, Md. Mustafa Cumar ee martida loo ahaa, go\u2019aannadii ka soo baxay kuwa ugu waaweyn waxaa ka mid ahaa in la asaasay urur-cilmiyeed lagu magacaabo <strong>\u2018Golaha Xarumaha aqoon-faafinta IGAD\u2019.<\/strong><\/h4>\n<h4>Xubnaha Golahaas, oo u badan Jaamacadaha waaweyn ee gayiga Geeska Afrika, ayna ka mid yihiin Jaamacadda Ummadda Soomaaliya, Jaamacadda Jabuuti iyo Jaamacadda Jigjiga, Waxaa nasiib-wanaag ah in ay Iyana xubin ka noqotay <strong>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA)<\/strong>.<\/h4>\n<h4>Kulan-aqooneedkaas oo si xiiso badan u socday intii u dhaxaysay 5-6\/4\/2021 ayaa waxaa si aad ah loogu gorfeeyay xaaladda aqoon-faafinta iyo cilmi-baarista Gayiga IGAD iyo sidii ay bahda aqoon-faafinta ee Geeska Afrika ay iskaashi uga wada-yeelan lahaayeen dhinacyada cilmi-baarista, tayaynta waxbarashada, iyo higsiga hurumarinta guud.<\/h4>\n<h4>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax, oo kulankaas ku matalayey AGA ayaa hadalkiisii wuxuu ka-qayb-galayaasha shirka ku baraarujiyey qiimaha afka hooyo, dhaqanka iyo hal-abuurka iyo sida ay u yihiin tiir-dhexaadka dhammaan dhinacyada nolosha bulshada, sida siyaasadda, dhaqaalaha, nabadda iwm. Sidaa awgeed wuxuu hoosta ka xarriiqay, haddii la doonayo waxbarashadu in ay noqoto mid tayo leh oo miro-dhal ah inay lagama maarmaan tahay in lagu saleeyo sooyaalka ummadda oo saldhiggoodu yahay dhaqanka iyo afka hooyo.<\/h4>\n<h4>Guddoomiyuhu wuxuu shirka uga warramay taariikhda, wax-qabadka iyo himilooyinka ay higsanayso Akadeemiye-Goboleedka AGA, isagaoo u soo jeediyay madaxdii ka soo qeyb-gashay shirkaasi in ay ka qeyb-qaadaan hiilka afafka hooyo ee looga hadlo arlada Geeska Afrika.<\/h4>\n<h4>Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga Dr. Cabdi-naasir Axmed Ibraahim oo isna shirkaasi ka qeyb-galay ayaa madaxda Igad iyo ka qeyb-galayaashii dood cilmiyeedkaasi waxa uu ku boorriyay in ay siiyaan afka iyo suugaantiisa qiimaha ay mudan yihiin. Wuxuuna la socodsiiyay\u00a0 sida ay Akadeemiyada afafka Qaaradda Afrika ee <strong>(Acalan)<\/strong> ay u qiimaysay afka Soomaaliga, iyada oo u qirtay inuu ka mid yahay labada af ee hormuudka u ah afafka Geeska Afrika, halka kan labaad uu yahay afka Sawaaxiliga<\/h4>\n<h4>AGA oo horey uga mid aheyd golayaal kala duwan, ayaa golahaan cusub oo ay haatan ka mid noqotay waxa uu uga dhigan yahay guul iyo horumar, maadaama ay bah-wadaagtaan cusub iska-kaashan doonaan dhinacyada aqoon-faafinta, afka, dhaqanka iyo hal-abuurka iyo sidii loogu adeegsan lahaa nabadaynta iyo horumarinta Geeska Afrika iyo walaalaynta dadyowga ku dhaqan.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-5173\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/170013217_494385984933120_288203218645351687_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/170013217_494385984933120_288203218645351687_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/170013217_494385984933120_288203218645351687_n-300x145.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/170013217_494385984933120_288203218645351687_n-768x371.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/170013217_494385984933120_288203218645351687_n-150x73.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/170013217_494385984933120_288203218645351687_n-600x290.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/170013217_494385984933120_288203218645351687_n-696x336.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/170013217_494385984933120_288203218645351687_n-869x420.jpg 869w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-5172\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/169885561_1407097376291363_6184843485830724969_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/169885561_1407097376291363_6184843485830724969_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/169885561_1407097376291363_6184843485830724969_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/169885561_1407097376291363_6184843485830724969_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/169885561_1407097376291363_6184843485830724969_n-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/169885561_1407097376291363_6184843485830724969_n-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/169885561_1407097376291363_6184843485830724969_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/169885561_1407097376291363_6184843485830724969_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-5171\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/169534768_463390068258227_3298647735192051439_n.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"768\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/169534768_463390068258227_3298647735192051439_n.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/169534768_463390068258227_3298647735192051439_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/169534768_463390068258227_3298647735192051439_n-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/169534768_463390068258227_3298647735192051439_n-150x113.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/169534768_463390068258227_3298647735192051439_n-600x450.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/169534768_463390068258227_3298647735192051439_n-696x522.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/169534768_463390068258227_3298647735192051439_n-560x420.jpg 560w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/169534768_463390068258227_3298647735192051439_n-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/169534768_463390068258227_3298647735192051439_n-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/169534768_463390068258227_3298647735192051439_n-265x198.jpg 265w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-5170\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/169498051_2579632575667271_7397500245949400192_n-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"522\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/169498051_2579632575667271_7397500245949400192_n-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/169498051_2579632575667271_7397500245949400192_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/169498051_2579632575667271_7397500245949400192_n-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/169498051_2579632575667271_7397500245949400192_n-150x113.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/169498051_2579632575667271_7397500245949400192_n-600x450.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/169498051_2579632575667271_7397500245949400192_n-696x522.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/169498051_2579632575667271_7397500245949400192_n-1068x801.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/169498051_2579632575667271_7397500245949400192_n-560x420.jpg 560w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/169498051_2579632575667271_7397500245949400192_n-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/169498051_2579632575667271_7397500245949400192_n-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/169498051_2579632575667271_7397500245949400192_n-265x198.jpg 265w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/169498051_2579632575667271_7397500245949400192_n.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-5174\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/170998973_882324692325901_401815398827460582_n.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"768\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/170998973_882324692325901_401815398827460582_n.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/170998973_882324692325901_401815398827460582_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/170998973_882324692325901_401815398827460582_n-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/170998973_882324692325901_401815398827460582_n-150x113.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/170998973_882324692325901_401815398827460582_n-600x450.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/170998973_882324692325901_401815398827460582_n-696x522.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/170998973_882324692325901_401815398827460582_n-560x420.jpg 560w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/170998973_882324692325901_401815398827460582_n-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/170998973_882324692325901_401815398827460582_n-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/170998973_882324692325901_401815398827460582_n-265x198.jpg 265w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shir-cilmiyeedkii Urur-goboleedka IGAD ee Jigjiga uga furmay maalinimadii Isniinta, wuxuu ku dhammaaday guul iyo jawi wanaagsan. Shirkaas, oo uu furay Madaxweynaha Dowlad-degaanka Somaalida, Md. Mustafa Cumar ee martida loo ahaa, go\u2019aannadii ka soo baxay kuwa ugu waaweyn waxaa ka mid ahaa in la asaasay urur-cilmiyeed lagu magacaabo \u2018Golaha Xarumaha aqoon-faafinta IGAD\u2019. Xubnaha Golahaas, oo u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":5171,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[32,17,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Gunaanadkii Shir-cilmiyeedka Dowladaha IGAD oo lagu asaasay Gole-cilmiyeed ay xubin ka tahay AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/gunaanadkii-shir-cilmiyeedka-dowladaha-igad-oo-lagu-asaasay-gole-cilmiyeed-ay-xubin-ka-tahay-aga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Gunaanadkii Shir-cilmiyeedka Dowladaha IGAD oo lagu asaasay Gole-cilmiyeed ay xubin ka tahay AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Shir-cilmiyeedkii Urur-goboleedka IGAD ee Jigjiga uga furmay maalinimadii Isniinta, wuxuu ku dhammaaday guul iyo jawi wanaagsan. Shirkaas, oo uu furay Madaxweynaha Dowlad-degaanka Somaalida, Md. Mustafa Cumar ee martida loo ahaa, go\u2019aannadii ka soo baxay kuwa ugu waaweyn waxaa ka mid ahaa in la asaasay urur-cilmiyeed lagu magacaabo \u2018Golaha Xarumaha aqoon-faafinta IGAD\u2019. Xubnaha Golahaas, oo u [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/gunaanadkii-shir-cilmiyeedka-dowladaha-igad-oo-lagu-asaasay-gole-cilmiyeed-ay-xubin-ka-tahay-aga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-04-08T18:49:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-04-08T20:22:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/169534768_463390068258227_3298647735192051439_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gunaanadkii-shir-cilmiyeedka-dowladaha-igad-oo-lagu-asaasay-gole-cilmiyeed-ay-xubin-ka-tahay-aga\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gunaanadkii-shir-cilmiyeedka-dowladaha-igad-oo-lagu-asaasay-gole-cilmiyeed-ay-xubin-ka-tahay-aga\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Gunaanadkii Shir-cilmiyeedka Dowladaha IGAD oo lagu asaasay Gole-cilmiyeed ay xubin ka tahay AGA\",\"datePublished\":\"2021-04-08T18:49:05+00:00\",\"dateModified\":\"2021-04-08T20:22:37+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gunaanadkii-shir-cilmiyeedka-dowladaha-igad-oo-lagu-asaasay-gole-cilmiyeed-ay-xubin-ka-tahay-aga\/\"},\"wordCount\":386,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Dhacdooyin Cusub\",\"Featured\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/gunaanadkii-shir-cilmiyeedka-dowladaha-igad-oo-lagu-asaasay-gole-cilmiyeed-ay-xubin-ka-tahay-aga\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gunaanadkii-shir-cilmiyeedka-dowladaha-igad-oo-lagu-asaasay-gole-cilmiyeed-ay-xubin-ka-tahay-aga\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gunaanadkii-shir-cilmiyeedka-dowladaha-igad-oo-lagu-asaasay-gole-cilmiyeed-ay-xubin-ka-tahay-aga\/\",\"name\":\"Gunaanadkii Shir-cilmiyeedka Dowladaha IGAD oo lagu asaasay Gole-cilmiyeed ay xubin ka tahay AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2021-04-08T18:49:05+00:00\",\"dateModified\":\"2021-04-08T20:22:37+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gunaanadkii-shir-cilmiyeedka-dowladaha-igad-oo-lagu-asaasay-gole-cilmiyeed-ay-xubin-ka-tahay-aga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/gunaanadkii-shir-cilmiyeedka-dowladaha-igad-oo-lagu-asaasay-gole-cilmiyeed-ay-xubin-ka-tahay-aga\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gunaanadkii-shir-cilmiyeedka-dowladaha-igad-oo-lagu-asaasay-gole-cilmiyeed-ay-xubin-ka-tahay-aga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Gunaanadkii Shir-cilmiyeedka Dowladaha IGAD oo lagu asaasay Gole-cilmiyeed ay xubin ka tahay AGA\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Gunaanadkii Shir-cilmiyeedka Dowladaha IGAD oo lagu asaasay Gole-cilmiyeed ay xubin ka tahay AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/gunaanadkii-shir-cilmiyeedka-dowladaha-igad-oo-lagu-asaasay-gole-cilmiyeed-ay-xubin-ka-tahay-aga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Gunaanadkii Shir-cilmiyeedka Dowladaha IGAD oo lagu asaasay Gole-cilmiyeed ay xubin ka tahay AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Shir-cilmiyeedkii Urur-goboleedka IGAD ee Jigjiga uga furmay maalinimadii Isniinta, wuxuu ku dhammaaday guul iyo jawi wanaagsan. Shirkaas, oo uu furay Madaxweynaha Dowlad-degaanka Somaalida, Md. Mustafa Cumar ee martida loo ahaa, go\u2019aannadii ka soo baxay kuwa ugu waaweyn waxaa ka mid ahaa in la asaasay urur-cilmiyeed lagu magacaabo \u2018Golaha Xarumaha aqoon-faafinta IGAD\u2019. Xubnaha Golahaas, oo u [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/gunaanadkii-shir-cilmiyeedka-dowladaha-igad-oo-lagu-asaasay-gole-cilmiyeed-ay-xubin-ka-tahay-aga\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2021-04-08T18:49:05+00:00","article_modified_time":"2021-04-08T20:22:37+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":768,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/169534768_463390068258227_3298647735192051439_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/gunaanadkii-shir-cilmiyeedka-dowladaha-igad-oo-lagu-asaasay-gole-cilmiyeed-ay-xubin-ka-tahay-aga\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/gunaanadkii-shir-cilmiyeedka-dowladaha-igad-oo-lagu-asaasay-gole-cilmiyeed-ay-xubin-ka-tahay-aga\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Gunaanadkii Shir-cilmiyeedka Dowladaha IGAD oo lagu asaasay Gole-cilmiyeed ay xubin ka tahay AGA","datePublished":"2021-04-08T18:49:05+00:00","dateModified":"2021-04-08T20:22:37+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/gunaanadkii-shir-cilmiyeedka-dowladaha-igad-oo-lagu-asaasay-gole-cilmiyeed-ay-xubin-ka-tahay-aga\/"},"wordCount":386,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Dhacdooyin Cusub","Featured","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/gunaanadkii-shir-cilmiyeedka-dowladaha-igad-oo-lagu-asaasay-gole-cilmiyeed-ay-xubin-ka-tahay-aga\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/gunaanadkii-shir-cilmiyeedka-dowladaha-igad-oo-lagu-asaasay-gole-cilmiyeed-ay-xubin-ka-tahay-aga\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/gunaanadkii-shir-cilmiyeedka-dowladaha-igad-oo-lagu-asaasay-gole-cilmiyeed-ay-xubin-ka-tahay-aga\/","name":"Gunaanadkii Shir-cilmiyeedka Dowladaha IGAD oo lagu asaasay Gole-cilmiyeed ay xubin ka tahay AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2021-04-08T18:49:05+00:00","dateModified":"2021-04-08T20:22:37+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/gunaanadkii-shir-cilmiyeedka-dowladaha-igad-oo-lagu-asaasay-gole-cilmiyeed-ay-xubin-ka-tahay-aga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/gunaanadkii-shir-cilmiyeedka-dowladaha-igad-oo-lagu-asaasay-gole-cilmiyeed-ay-xubin-ka-tahay-aga\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/gunaanadkii-shir-cilmiyeedka-dowladaha-igad-oo-lagu-asaasay-gole-cilmiyeed-ay-xubin-ka-tahay-aga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Gunaanadkii Shir-cilmiyeedka Dowladaha IGAD oo lagu asaasay Gole-cilmiyeed ay xubin ka tahay AGA"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5169"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5169"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5169\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5180,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5169\/revisions\/5180"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5171"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5169"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5169"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5169"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}