{"id":5091,"date":"2021-03-25T09:01:43","date_gmt":"2021-03-25T06:01:43","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=5091"},"modified":"2021-03-25T09:14:34","modified_gmt":"2021-03-25T06:14:34","slug":"macallin-saciid-salaax-oo-ku-guuleystay-abaalmarinta-guusha-nolosha-ee-2020-guddoomiyaha-aga-oo-u-hambalyeeyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-salaax-oo-ku-guuleystay-abaalmarinta-guusha-nolosha-ee-2020-guddoomiyaha-aga-oo-u-hambalyeeyay\/","title":{"rendered":"Macallin Saciid Saalax oo ku Guuleystay Abaalmarinta Guusha Nolosha ee 2020 &#038; Guddoomiyaha AGA oo u Hambalyeeyay"},"content":{"rendered":"<h4><em>Macalin Saciid Saalax Axmed oo ah wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ee Waqooyiga America ayaa ku guulaystay abaalmarinta caalamiga ah ee International Somali Award ee 2020.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Macalin Saciid Saalax oo ka hadlayay abaalmarintaas lagu maamuusay ayaa sheegay in uu ururka International Somali Awards (ISA) uu ka guddoomay astaanta abaalmarinta ay u garteen, waxaana uu halkaasi ka tiriyay tix uu ku cabirayo sida uu ugu faraxsan yahay, isaga oo u mahadnaqay ururka ku sharfay abaalmarintaas. <\/em><\/h4>\n<h4><em>Macallin Saciid Saalax waa halyeey xambaarsan shuclada aqoonta iyo xiisaha fanka Soomaaliyeed, isaga oo u maraya waxbarashadiisa aqooneed iyo hal-abuurnimadiisa, waana riwaayad iyo filim sameeye caan ah, 35 sano ayaa laga joogaa markii uu jilay filim sameynta filimkii &#8220;The Somali Derwishes&#8221; oo ka sheekeeynayay mid ka mid ah halgannadii badnaa ee xorriyadda Soomaaliya.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa ugu hambalyeeyay Macallin Saciid Saalax oo ku guulaystay abaalmarinta International Somali Awards, waxaana uu caddeeyay in Macallin Saciid uu u qalmo abaalmarintaasi iyo kuwo kale oo ka badan.<\/em><\/h4>\n<h4><em>\u201cAniga oo ku hadlayo magaca Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga iyo naadiga Somali Pen waxa aan Macallin Saciid Saalax ugu hambalyaynayaa abaalmarintaas uu ku guulaystay, Macallin Saciid waxa uu ka mid yahay tiirarka ugu waaweyn ee labadaas xarumood, waana halyey mudan in la guddoonsiiyo abaalmarintaas\u201d ayuu yiri Dr. Afrax oo u mahad-celiyay masuuliyiintii Macallin Saciid Saalax ku sharfay abaalmarintaas.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Sidoo kale, waxaa Macallin Saciid Saalax u hambalyeey aqoonayahanno badan oo ku bogaadiyay hanashada abaalmarintaas qaaliga ah.<\/em><\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-5092\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/164340240_465094568013503_8955248637139048571_n-1024x812.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"552\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/164340240_465094568013503_8955248637139048571_n-1024x812.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/164340240_465094568013503_8955248637139048571_n-300x238.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/164340240_465094568013503_8955248637139048571_n-768x609.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/164340240_465094568013503_8955248637139048571_n-150x119.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/164340240_465094568013503_8955248637139048571_n-600x476.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/164340240_465094568013503_8955248637139048571_n-696x552.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/164340240_465094568013503_8955248637139048571_n-530x420.jpg 530w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/164340240_465094568013503_8955248637139048571_n.jpg 1039w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Macalin Saciid Saalax Axmed oo ah wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ee Waqooyiga America ayaa ku guulaystay abaalmarinta caalamiga ah ee International Somali Award ee 2020. Macalin Saciid Saalax oo ka hadlayay abaalmarintaas lagu maamuusay ayaa sheegay in uu ururka International Somali Awards (ISA) uu ka guddoomay astaanta abaalmarinta ay u garteen, waxaana uu halkaasi ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":5092,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[32,17,19,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Macallin Saciid Saalax oo ku Guuleystay Abaalmarinta Guusha Nolosha ee 2020 &amp; Guddoomiyaha AGA oo u Hambalyeeyay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-salaax-oo-ku-guuleystay-abaalmarinta-guusha-nolosha-ee-2020-guddoomiyaha-aga-oo-u-hambalyeeyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Macallin Saciid Saalax oo ku Guuleystay Abaalmarinta Guusha Nolosha ee 2020 &amp; Guddoomiyaha AGA oo u Hambalyeeyay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Macalin Saciid Saalax Axmed oo ah wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ee Waqooyiga America ayaa ku guulaystay abaalmarinta caalamiga ah ee International Somali Award ee 2020. Macalin Saciid Saalax oo ka hadlayay abaalmarintaas lagu maamuusay ayaa sheegay in uu ururka International Somali Awards (ISA) uu ka guddoomay astaanta abaalmarinta ay u garteen, waxaana uu halkaasi ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-salaax-oo-ku-guuleystay-abaalmarinta-guusha-nolosha-ee-2020-guddoomiyaha-aga-oo-u-hambalyeeyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-03-25T06:01:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-03-25T06:14:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/164340240_465094568013503_8955248637139048571_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1039\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"824\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-salaax-oo-ku-guuleystay-abaalmarinta-guusha-nolosha-ee-2020-guddoomiyaha-aga-oo-u-hambalyeeyay\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-salaax-oo-ku-guuleystay-abaalmarinta-guusha-nolosha-ee-2020-guddoomiyaha-aga-oo-u-hambalyeeyay\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Macallin Saciid Saalax oo ku Guuleystay Abaalmarinta Guusha Nolosha ee 2020 &#038; Guddoomiyaha AGA oo u Hambalyeeyay\",\"datePublished\":\"2021-03-25T06:01:43+00:00\",\"dateModified\":\"2021-03-25T06:14:34+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-salaax-oo-ku-guuleystay-abaalmarinta-guusha-nolosha-ee-2020-guddoomiyaha-aga-oo-u-hambalyeeyay\/\"},\"wordCount\":249,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Dhacdooyin Cusub\",\"Featured\",\"Hal-abuurka &amp; Suugaanta\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-salaax-oo-ku-guuleystay-abaalmarinta-guusha-nolosha-ee-2020-guddoomiyaha-aga-oo-u-hambalyeeyay\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-salaax-oo-ku-guuleystay-abaalmarinta-guusha-nolosha-ee-2020-guddoomiyaha-aga-oo-u-hambalyeeyay\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-salaax-oo-ku-guuleystay-abaalmarinta-guusha-nolosha-ee-2020-guddoomiyaha-aga-oo-u-hambalyeeyay\/\",\"name\":\"Macallin Saciid Saalax oo ku Guuleystay Abaalmarinta Guusha Nolosha ee 2020 & Guddoomiyaha AGA oo u Hambalyeeyay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2021-03-25T06:01:43+00:00\",\"dateModified\":\"2021-03-25T06:14:34+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-salaax-oo-ku-guuleystay-abaalmarinta-guusha-nolosha-ee-2020-guddoomiyaha-aga-oo-u-hambalyeeyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-salaax-oo-ku-guuleystay-abaalmarinta-guusha-nolosha-ee-2020-guddoomiyaha-aga-oo-u-hambalyeeyay\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-salaax-oo-ku-guuleystay-abaalmarinta-guusha-nolosha-ee-2020-guddoomiyaha-aga-oo-u-hambalyeeyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Macallin Saciid Saalax oo ku Guuleystay Abaalmarinta Guusha Nolosha ee 2020 &#038; Guddoomiyaha AGA oo u Hambalyeeyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Macallin Saciid Saalax oo ku Guuleystay Abaalmarinta Guusha Nolosha ee 2020 & Guddoomiyaha AGA oo u Hambalyeeyay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-salaax-oo-ku-guuleystay-abaalmarinta-guusha-nolosha-ee-2020-guddoomiyaha-aga-oo-u-hambalyeeyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Macallin Saciid Saalax oo ku Guuleystay Abaalmarinta Guusha Nolosha ee 2020 & Guddoomiyaha AGA oo u Hambalyeeyay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Macalin Saciid Saalax Axmed oo ah wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ee Waqooyiga America ayaa ku guulaystay abaalmarinta caalamiga ah ee International Somali Award ee 2020. Macalin Saciid Saalax oo ka hadlayay abaalmarintaas lagu maamuusay ayaa sheegay in uu ururka International Somali Awards (ISA) uu ka guddoomay astaanta abaalmarinta ay u garteen, waxaana uu halkaasi ka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-salaax-oo-ku-guuleystay-abaalmarinta-guusha-nolosha-ee-2020-guddoomiyaha-aga-oo-u-hambalyeeyay\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2021-03-25T06:01:43+00:00","article_modified_time":"2021-03-25T06:14:34+00:00","og_image":[{"width":1039,"height":824,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/164340240_465094568013503_8955248637139048571_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-salaax-oo-ku-guuleystay-abaalmarinta-guusha-nolosha-ee-2020-guddoomiyaha-aga-oo-u-hambalyeeyay\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-salaax-oo-ku-guuleystay-abaalmarinta-guusha-nolosha-ee-2020-guddoomiyaha-aga-oo-u-hambalyeeyay\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Macallin Saciid Saalax oo ku Guuleystay Abaalmarinta Guusha Nolosha ee 2020 &#038; Guddoomiyaha AGA oo u Hambalyeeyay","datePublished":"2021-03-25T06:01:43+00:00","dateModified":"2021-03-25T06:14:34+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-salaax-oo-ku-guuleystay-abaalmarinta-guusha-nolosha-ee-2020-guddoomiyaha-aga-oo-u-hambalyeeyay\/"},"wordCount":249,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Dhacdooyin Cusub","Featured","Hal-abuurka &amp; Suugaanta","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-salaax-oo-ku-guuleystay-abaalmarinta-guusha-nolosha-ee-2020-guddoomiyaha-aga-oo-u-hambalyeeyay\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-salaax-oo-ku-guuleystay-abaalmarinta-guusha-nolosha-ee-2020-guddoomiyaha-aga-oo-u-hambalyeeyay\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-salaax-oo-ku-guuleystay-abaalmarinta-guusha-nolosha-ee-2020-guddoomiyaha-aga-oo-u-hambalyeeyay\/","name":"Macallin Saciid Saalax oo ku Guuleystay Abaalmarinta Guusha Nolosha ee 2020 & Guddoomiyaha AGA oo u Hambalyeeyay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2021-03-25T06:01:43+00:00","dateModified":"2021-03-25T06:14:34+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-salaax-oo-ku-guuleystay-abaalmarinta-guusha-nolosha-ee-2020-guddoomiyaha-aga-oo-u-hambalyeeyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-salaax-oo-ku-guuleystay-abaalmarinta-guusha-nolosha-ee-2020-guddoomiyaha-aga-oo-u-hambalyeeyay\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-salaax-oo-ku-guuleystay-abaalmarinta-guusha-nolosha-ee-2020-guddoomiyaha-aga-oo-u-hambalyeeyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Macallin Saciid Saalax oo ku Guuleystay Abaalmarinta Guusha Nolosha ee 2020 &#038; Guddoomiyaha AGA oo u Hambalyeeyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5091"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5091"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5091\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5099,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5091\/revisions\/5099"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5092"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5091"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5091"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5091"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}