{"id":509,"date":"2018-06-15T06:49:00","date_gmt":"2018-06-15T06:49:00","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=509"},"modified":"2018-06-15T06:50:26","modified_gmt":"2018-06-15T06:50:26","slug":"gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-ooshacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-munaasabadda-ciidul-fidriga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-ooshacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-munaasabadda-ciidul-fidriga\/","title":{"rendered":"GUDOOMIYAHA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA (AGA) OO SHACBIGA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEYAY MUNAASABADDA CIIDUL-FIDRIGA"},"content":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax \u00a0ayaa guud ahaan shucuubta \u00a0Islaamka gaar ahaan\u00a0 ummadda Soomaaliyeed u direy dhambaal hambalyo ah oo ku aadan munaasabadda Ciidul-fidriga, waxaana uu dhambaalkiisa ku sheegay inuu shacabka u rajaynayo\u00a0 inay ku ciidaan jawi farxadeed oo uu weheliyo caafimaad qab iyo rayn-rayn.<\/p>\n<p>Prof. Afrax ayaa qoraalkiisa ku sheegay inuu ugu duceynayo dadka oo dhan inuu Alle sannadkan sannadkiisa kale ku gaarsiiyo nabad,\u00a0 barraare iyo horumar, isagoo dhinaca kalana Alle ka baryay inuu muslimiinta caalamka ka aqbalo waajibaadkii bishii Ramadaan oo ay soo guteen.<\/p>\n<p>Sannad walba marka la gaaro ciidda loo yaqanao Ciiddul-fidriga oo ka mid ah labadda ciiddood ee uu \u00a0Alle siiyay \u00a0addoomadiisa \u00a0ayaa\u00a0 dunida islaamka waxaa looga dabaal degaa farxadda ay leeyihiin maalmahaasi ciidda.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-510\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/vlcsnap-2017-05-28-01h04m23s44-1024x576.png\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"348\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/vlcsnap-2017-05-28-01h04m23s44-1024x576.png 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/vlcsnap-2017-05-28-01h04m23s44-300x169.png 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/vlcsnap-2017-05-28-01h04m23s44-768x432.png 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/vlcsnap-2017-05-28-01h04m23s44.png 1920w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax \u00a0ayaa guud ahaan shucuubta \u00a0Islaamka gaar ahaan\u00a0 ummadda Soomaaliyeed u direy dhambaal hambalyo ah oo ku aadan munaasabadda Ciidul-fidriga, waxaana uu dhambaalkiisa ku sheegay inuu shacabka u rajaynayo\u00a0 inay ku ciidaan jawi farxadeed oo uu weheliyo caafimaad qab iyo rayn-rayn. Prof. Afrax ayaa qoraalkiisa ku sheegay inuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":510,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>GUDOOMIYAHA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA (AGA) OO SHACBIGA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEYAY MUNAASABADDA CIIDUL-FIDRIGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-ooshacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-munaasabadda-ciidul-fidriga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"GUDOOMIYAHA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA (AGA) OO SHACBIGA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEYAY MUNAASABADDA CIIDUL-FIDRIGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Gudoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax \u00a0ayaa guud ahaan shucuubta \u00a0Islaamka gaar ahaan\u00a0 ummadda Soomaaliyeed u direy dhambaal hambalyo ah oo ku aadan munaasabadda Ciidul-fidriga, waxaana uu dhambaalkiisa ku sheegay inuu shacabka u rajaynayo\u00a0 inay ku ciidaan jawi farxadeed oo uu weheliyo caafimaad qab iyo rayn-rayn. Prof. Afrax ayaa qoraalkiisa ku sheegay inuu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-ooshacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-munaasabadda-ciidul-fidriga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-06-15T06:49:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2018-06-15T06:50:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/vlcsnap-2017-05-28-01h04m23s44-1024x576.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"576\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-ooshacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-munaasabadda-ciidul-fidriga\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-ooshacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-munaasabadda-ciidul-fidriga\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"GUDOOMIYAHA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA (AGA) OO SHACBIGA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEYAY MUNAASABADDA CIIDUL-FIDRIGA\",\"datePublished\":\"2018-06-15T06:49:00+00:00\",\"dateModified\":\"2018-06-15T06:50:26+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-ooshacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-munaasabadda-ciidul-fidriga\/\"},\"wordCount\":132,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-ooshacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-munaasabadda-ciidul-fidriga\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-ooshacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-munaasabadda-ciidul-fidriga\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-ooshacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-munaasabadda-ciidul-fidriga\/\",\"name\":\"GUDOOMIYAHA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA (AGA) OO SHACBIGA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEYAY MUNAASABADDA CIIDUL-FIDRIGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-06-15T06:49:00+00:00\",\"dateModified\":\"2018-06-15T06:50:26+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-ooshacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-munaasabadda-ciidul-fidriga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-ooshacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-munaasabadda-ciidul-fidriga\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-ooshacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-munaasabadda-ciidul-fidriga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"GUDOOMIYAHA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA (AGA) OO SHACBIGA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEYAY MUNAASABADDA CIIDUL-FIDRIGA\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"GUDOOMIYAHA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA (AGA) OO SHACBIGA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEYAY MUNAASABADDA CIIDUL-FIDRIGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-ooshacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-munaasabadda-ciidul-fidriga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"GUDOOMIYAHA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA (AGA) OO SHACBIGA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEYAY MUNAASABADDA CIIDUL-FIDRIGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Gudoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax \u00a0ayaa guud ahaan shucuubta \u00a0Islaamka gaar ahaan\u00a0 ummadda Soomaaliyeed u direy dhambaal hambalyo ah oo ku aadan munaasabadda Ciidul-fidriga, waxaana uu dhambaalkiisa ku sheegay inuu shacabka u rajaynayo\u00a0 inay ku ciidaan jawi farxadeed oo uu weheliyo caafimaad qab iyo rayn-rayn. Prof. Afrax ayaa qoraalkiisa ku sheegay inuu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-ooshacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-munaasabadda-ciidul-fidriga\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-06-15T06:49:00+00:00","article_modified_time":"2018-06-15T06:50:26+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":576,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/vlcsnap-2017-05-28-01h04m23s44-1024x576.png","type":"image\/png"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-ooshacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-munaasabadda-ciidul-fidriga\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-ooshacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-munaasabadda-ciidul-fidriga\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"GUDOOMIYAHA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA (AGA) OO SHACBIGA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEYAY MUNAASABADDA CIIDUL-FIDRIGA","datePublished":"2018-06-15T06:49:00+00:00","dateModified":"2018-06-15T06:50:26+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-ooshacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-munaasabadda-ciidul-fidriga\/"},"wordCount":132,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-ooshacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-munaasabadda-ciidul-fidriga\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-ooshacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-munaasabadda-ciidul-fidriga\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-ooshacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-munaasabadda-ciidul-fidriga\/","name":"GUDOOMIYAHA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA (AGA) OO SHACBIGA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEYAY MUNAASABADDA CIIDUL-FIDRIGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-06-15T06:49:00+00:00","dateModified":"2018-06-15T06:50:26+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-ooshacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-munaasabadda-ciidul-fidriga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-ooshacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-munaasabadda-ciidul-fidriga\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-ooshacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-munaasabadda-ciidul-fidriga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"GUDOOMIYAHA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA (AGA) OO SHACBIGA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEYAY MUNAASABADDA CIIDUL-FIDRIGA"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=509"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":512,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509\/revisions\/512"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/510"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=509"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=509"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=509"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}