{"id":5047,"date":"2021-03-23T01:51:21","date_gmt":"2021-03-22T22:51:21","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=5047"},"modified":"2021-03-24T08:25:13","modified_gmt":"2021-03-24T05:25:13","slug":"dalka-jabuuti-oo-lagu-qabtay-munaasabad-baaxad-weyn-oo-lagu-daahfuray-buugga-cusub-ee-dr-afrax","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/dalka-jabuuti-oo-lagu-qabtay-munaasabad-baaxad-weyn-oo-lagu-daahfuray-buugga-cusub-ee-dr-afrax\/","title":{"rendered":"Dalka Jabuuti oo lagu qabtay Munaasabad Baaxad weyn oo lagu Daahfuray Buugga Cusub ee Dr. Afrax"},"content":{"rendered":"<h4>Maanta oo ku beegan 22\/3\/2021 Naadiga Pen ee Qalinleyda iyo Hal-abuurka Soomaaliyeed iyo Wasaaradda Dhaqanka ee Dawladda Jabuuti waxa ay\u00a0magaalada Jabuuti\u00a0ku qabteen munaasabad ballaaran oo loogu talagalay soo bandhiggida buugga cusub ee Dr. Maxamed Daahir Afrax ee magaciisu yahay\u00a0<strong> \u062f\u0631\u0627\u0633\u0627\u062a \u0641\u064a \u0627\u0644\u062b\u0642\u0627\u0641\u0629 \u0648\u0627\u0644\u0641\u0646 \u0641\u0649 \u0627\u0644\u064a\u0645\u0646 \u0648\u0627\u0644\u0635\u0648\u0645\u0627\u0644 \u0648\u062c\u064a\u0628\u0648\u062a\u064a (Darsidda Dhaqanka iyo Suugaanta Soomaaliya, Jabuut iiyo Yaman).<\/strong><\/h4>\n<h4>Munaasabaddaas oo si qurux badan loo soo agaasimay waxaa ka soo qeyb-galay boqollaal maskax-maal ah oo ay ka mid ahaayeen macallimiinta iyo ardayda Jaamacadda Jabuuti, waxgaradka kala socdey xarumaha aqoonta, qaybaha bulshada, aqoonyahanno caan ah iyo madax sare oo ay ka mid ahaayeen Wasiirro iyo Guddoonka Somali Pen, abwaanno, saxafiyiin, iyo marti-sharaf kale.<\/h4>\n<h4>Furitaankii bandhiggaas ugu horrayntii waxaa ka hadlay Guddoomiyaha Naadiga Pen, Xaaji Ismaaciil Xuseen Taani, oo si faah-faahsan uga hadlay qiimaha buugga cusub iyo taariikhda dheer ee waxqabadka iyo dadaalka qoraaga buugga Dr. Afrax. Wuxuu ku ammmaanay qoraaga sida hagar la\u2019aanta ah ee uu had iyo goor ugu taagan yahay daryeelka iyo horumarinta afka, dhaqanka iyo hal-abuurka ummadda Soomaaliyeed.<\/h4>\n<h4>Wasiirka Arrimaha Islaamka, Awqaafta iyo Dhaqanka ee Jamhuuriyadda Jabuuti Md. Muumin Xasan Barre oo si rasmi ah u furay munaasabaddaas ayaa sheegay inuu soo akhriyey buugga kana faai\u2019deystay wax aad u qiima badan. Dhanka kale wasiirku qoraaga buugga Dr. Afrax wuxuu ku tilmaamay halyey naftiisa iyo waqtigiisa u hibeeyay sidii uu ummaddiisa uga dhisi lahaa dhinacyada aqoonta, dhaqanka iyo hal-abuurka, waxaana uu iftiimiyay in buuggiisa cusub uu yimid xilli loo baahnaa, isaga oo bulshada ku guubaabiyay inay ka faa\u2019iidaystaan aqoonta cusub ee qotada-dheer ee uu xambaarsan yahay buugaasi.<\/h4>\n<h4>Intaas kadib, waxaa cod-baahiyaha lagu soo dhaweeyay qoraaga buugga Dr. Maxamed Daahir Afrax oo laga codsaday inuu sharraxaad ka bixiyo sababihii ku dhaliyay iyo xogta kale ee ku saabsan buuggiisa, waxaana uu hadalkiisa ku bilaabay afeefta ah:<\/h4>\n<h4>\u201cMa jecli in aan ka hadlo waxa ku qoran buugaagtayda; waayo waxaan u arkaa cidda ku habboon inay ka faallooto in ay tahay dadkii akhristay. Sidaas daraaddeed, waxaan ku soo koobayaa hadalkayga in aan wax ka taabto duruufaha ku xeeran buugga iyo sababihii igu dhaliyay in aan soo saaro.\u201d ayuu yiri Dr. Maxamed Daahir Afrax.<\/h4>\n<h4>Qoraaga oo hadalkiisa sii wata wuxuu tilmaamay sababaha ku kallifay soo saaridda buugga in ay ka mid tahay qiimaha dhaqanka, afka iyo hal-abuurka fan iyo suugaaneed ay ugu fadhiyaan nolosha dadyowga ku nool dadlalka buuggu ka hadayo, kuwaasoo kala ah Soomaaliya, Jabuuti iyo Yaman. Sababta labaadna waa la\u2019aanta qoraallo si cilmi ah uga hadlaya arrimahaas iyo sida ay u yihiin halbowlaha xiriirka soo jireenka ah ee dalalkaas walaalaha ah. Sabab kale wuxuu sheegay inay tahay in guud ahaan adduun-weynaha gaar ahaanna dadyowga Af-Carabiga ku hadla tuso dhinaca wanaagsan ee dadka Soomaaliyeed, dhankaas oo ah dhanka iyo hal-abuurka suugaaneed, taas oo wax ka baddali karta fikradda xun ee ay ka haystaan Soomaalida, fikraddaas oo ay ka qaateen sawirka foosha xun ee warbaahinta dibaddu ka bixiso dadkeenna.<\/h4>\n<h4>Ka dib waxaa hadalka lagu wareejiyey aqoonyahannadii buugga soo akhriyey, si ay uga bixiyaan faallo iyo qiimayn. Aqoonyahannadaas oo u badnaa barfasoorro jaamacadaha ka dhiga suugaanta iyo culuunta bulshada, waxaa ka mid ahaa Dr. Cabdil-waarith Cali Aadan, Prof. Cilmi Good, Dr. Cabdi Faarax xasan (Shucayb), Prof. Cabdullaahi Cumar Buraale, Cawo Cabdi ooah saxafiyad ka hawlgasha Al-Jaziira iyo Ismaaciil Cabdi Axmed, Xoghayaha Somali Pen. Xeeldheerayaashaas dhammaantood waxay si cilmi ah uga faalloodeen qiimaha buugga iyo aqoonta uu xambaarsan yahay, waxayna qoraaag Dr. Afrax ku ammaaneen sida farshaxannimada leh ee uuu qoray, iyaga oo caddeeyay in ay buugaas wax badan ka kororsadeen intii ay soo akhrinayeen.<\/h4>\n<h4>Aqoonyahannadaasi waxay wada qireen in uu yahay buug laga heli karo aqoon mug weyn, dhaqan fac-weyn iyo taariikhda xiriirka soo jireenka ah ee ka dhaxeeya seddexda waddan ee kulaala Gacanka Cadmeed. Xeeldheerayaasha qaarkood waxay soo jeediyeen in buugaas lagu daro manhajka waxbarashada, isla markaana la dhigo maktabadaha iyo goobaha aqoon-faafinta.<\/h4>\n<h4>Gaba-gabadii munaasabaddaasi ayaa qaar ka mid ah ka qeyb-galayaashii bandhiggaasi waxa ay su\u2019aalo weydiiyeen qoraha buugga, iyada oo uu uga jawaabay si waafi ah.<\/h4>\n<h4>Munaasabaddaasi ayaa ku soo dhammaatay jawi aad u xiisa badan iyo saxiix qoraagu buuggiisa u saxiixay dad fara badan oo iibsaday iyo qaar uu hadiyad u siiyey.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-5065\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/162888396_233749075164121_530301396135135174_n.jpg\" alt=\"\" width=\"895\" height=\"388\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/162888396_233749075164121_530301396135135174_n.jpg 895w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/162888396_233749075164121_530301396135135174_n-300x130.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/162888396_233749075164121_530301396135135174_n-768x333.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/162888396_233749075164121_530301396135135174_n-150x65.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/162888396_233749075164121_530301396135135174_n-600x260.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/162888396_233749075164121_530301396135135174_n-696x302.jpg 696w\" sizes=\"(max-width: 895px) 100vw, 895px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-5066\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163568380_2559085104385493_8852018488493675656_n-1.jpg\" alt=\"\" width=\"489\" height=\"489\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163568380_2559085104385493_8852018488493675656_n-1.jpg 489w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163568380_2559085104385493_8852018488493675656_n-1-300x300.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163568380_2559085104385493_8852018488493675656_n-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163568380_2559085104385493_8852018488493675656_n-1-420x420.jpg 420w\" sizes=\"(max-width: 489px) 100vw, 489px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-5055\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163136943_279351380375019_7809182048783477837_n.jpg\" alt=\"\" width=\"978\" height=\"489\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163136943_279351380375019_7809182048783477837_n.jpg 978w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163136943_279351380375019_7809182048783477837_n-300x150.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163136943_279351380375019_7809182048783477837_n-768x384.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163136943_279351380375019_7809182048783477837_n-150x75.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163136943_279351380375019_7809182048783477837_n-600x300.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163136943_279351380375019_7809182048783477837_n-696x348.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163136943_279351380375019_7809182048783477837_n-840x420.jpg 840w\" sizes=\"(max-width: 978px) 100vw, 978px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-5052\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/162430079_449337119459786_7718972710374775136_n.jpg\" alt=\"\" width=\"471\" height=\"715\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/162430079_449337119459786_7718972710374775136_n.jpg 471w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/162430079_449337119459786_7718972710374775136_n-198x300.jpg 198w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/162430079_449337119459786_7718972710374775136_n-150x228.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/162430079_449337119459786_7718972710374775136_n-300x455.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/162430079_449337119459786_7718972710374775136_n-277x420.jpg 277w\" sizes=\"(max-width: 471px) 100vw, 471px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-5067\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163612992_495193308282113_8393662757166216128_n-761x1024.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"937\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163612992_495193308282113_8393662757166216128_n-761x1024.jpg 761w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163612992_495193308282113_8393662757166216128_n-223x300.jpg 223w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163612992_495193308282113_8393662757166216128_n-768x1034.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163612992_495193308282113_8393662757166216128_n-150x202.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163612992_495193308282113_8393662757166216128_n-300x404.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163612992_495193308282113_8393662757166216128_n-600x808.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163612992_495193308282113_8393662757166216128_n-696x937.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163612992_495193308282113_8393662757166216128_n-312x420.jpg 312w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163612992_495193308282113_8393662757166216128_n-624x840.jpg 624w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163612992_495193308282113_8393662757166216128_n.jpg 919w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-5064\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/162516582_410293100345795_5630482015331723385_n.jpg\" alt=\"\" width=\"488\" height=\"529\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/162516582_410293100345795_5630482015331723385_n.jpg 488w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/162516582_410293100345795_5630482015331723385_n-277x300.jpg 277w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/162516582_410293100345795_5630482015331723385_n-150x163.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/162516582_410293100345795_5630482015331723385_n-300x325.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/162516582_410293100345795_5630482015331723385_n-387x420.jpg 387w\" sizes=\"(max-width: 488px) 100vw, 488px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-5063\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/162189773_155194599808544_1335566509444972025_n-485x1024.jpg\" alt=\"\" width=\"485\" height=\"1024\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/162189773_155194599808544_1335566509444972025_n-485x1024.jpg 485w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/162189773_155194599808544_1335566509444972025_n-142x300.jpg 142w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/162189773_155194599808544_1335566509444972025_n-150x317.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/162189773_155194599808544_1335566509444972025_n-300x633.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/162189773_155194599808544_1335566509444972025_n-199x420.jpg 199w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/162189773_155194599808544_1335566509444972025_n-398x840.jpg 398w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/162189773_155194599808544_1335566509444972025_n.jpg 489w\" sizes=\"(max-width: 485px) 100vw, 485px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-5062\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/162040252_909639746516176_4901282505568200321_n.jpg\" alt=\"\" width=\"489\" height=\"646\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/162040252_909639746516176_4901282505568200321_n.jpg 489w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/162040252_909639746516176_4901282505568200321_n-227x300.jpg 227w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/162040252_909639746516176_4901282505568200321_n-150x198.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/162040252_909639746516176_4901282505568200321_n-300x396.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/162040252_909639746516176_4901282505568200321_n-318x420.jpg 318w\" sizes=\"(max-width: 489px) 100vw, 489px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-5060\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163580111_1142472899556964_3910548421190289338_n.jpg\" alt=\"\" width=\"540\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163580111_1142472899556964_3910548421190289338_n.jpg 540w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163580111_1142472899556964_3910548421190289338_n-169x300.jpg 169w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163580111_1142472899556964_3910548421190289338_n-150x267.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163580111_1142472899556964_3910548421190289338_n-300x533.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163580111_1142472899556964_3910548421190289338_n-236x420.jpg 236w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163580111_1142472899556964_3910548421190289338_n-473x840.jpg 473w\" sizes=\"(max-width: 540px) 100vw, 540px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-5050\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/162057463_493245565021152_5369831265914828005_n-1024x486.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"330\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/162057463_493245565021152_5369831265914828005_n-1024x486.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/162057463_493245565021152_5369831265914828005_n-300x142.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/162057463_493245565021152_5369831265914828005_n-768x364.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/162057463_493245565021152_5369831265914828005_n-150x71.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/162057463_493245565021152_5369831265914828005_n-600x285.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/162057463_493245565021152_5369831265914828005_n-696x330.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/162057463_493245565021152_5369831265914828005_n-1068x507.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/162057463_493245565021152_5369831265914828005_n-886x420.jpg 886w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/162057463_493245565021152_5369831265914828005_n.jpg 1282w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-5048\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/161666275_617936842516339_8733052032565210438_n.jpg\" alt=\"\" width=\"865\" height=\"489\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/161666275_617936842516339_8733052032565210438_n.jpg 865w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/161666275_617936842516339_8733052032565210438_n-300x170.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/161666275_617936842516339_8733052032565210438_n-768x434.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/161666275_617936842516339_8733052032565210438_n-150x85.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/161666275_617936842516339_8733052032565210438_n-600x339.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/161666275_617936842516339_8733052032565210438_n-696x393.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/161666275_617936842516339_8733052032565210438_n-743x420.jpg 743w\" sizes=\"(max-width: 865px) 100vw, 865px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-5057\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163285437_491478075214337_1313454296631358886_n.jpg\" alt=\"\" width=\"923\" height=\"489\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163285437_491478075214337_1313454296631358886_n.jpg 923w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163285437_491478075214337_1313454296631358886_n-300x159.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163285437_491478075214337_1313454296631358886_n-768x407.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163285437_491478075214337_1313454296631358886_n-150x79.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163285437_491478075214337_1313454296631358886_n-600x318.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163285437_491478075214337_1313454296631358886_n-696x369.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163285437_491478075214337_1313454296631358886_n-793x420.jpg 793w\" sizes=\"(max-width: 923px) 100vw, 923px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-5061\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163728303_891149208108294_2919303696786490538_n.jpg\" alt=\"\" width=\"489\" height=\"639\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163728303_891149208108294_2919303696786490538_n.jpg 489w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163728303_891149208108294_2919303696786490538_n-230x300.jpg 230w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163728303_891149208108294_2919303696786490538_n-150x196.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163728303_891149208108294_2919303696786490538_n-300x392.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163728303_891149208108294_2919303696786490538_n-321x420.jpg 321w\" sizes=\"(max-width: 489px) 100vw, 489px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-5049\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/161942563_466235481165499_2771831492826504076_n-1024x485.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"330\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/161942563_466235481165499_2771831492826504076_n-1024x485.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/161942563_466235481165499_2771831492826504076_n-300x142.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/161942563_466235481165499_2771831492826504076_n-768x364.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/161942563_466235481165499_2771831492826504076_n-150x71.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/161942563_466235481165499_2771831492826504076_n-600x284.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/161942563_466235481165499_2771831492826504076_n-696x330.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/161942563_466235481165499_2771831492826504076_n-886x420.jpg 886w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/161942563_466235481165499_2771831492826504076_n.jpg 1032w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-5056\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163187317_248049583665242_7607465217873287227_n-1024x485.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"330\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163187317_248049583665242_7607465217873287227_n-1024x485.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163187317_248049583665242_7607465217873287227_n-300x142.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163187317_248049583665242_7607465217873287227_n-768x364.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163187317_248049583665242_7607465217873287227_n-150x71.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163187317_248049583665242_7607465217873287227_n-600x284.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163187317_248049583665242_7607465217873287227_n-696x330.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163187317_248049583665242_7607465217873287227_n-886x420.jpg 886w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163187317_248049583665242_7607465217873287227_n.jpg 1032w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-5058\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163555172_169405641680939_7922899085182593038_n.jpg\" alt=\"\" width=\"635\" height=\"444\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163555172_169405641680939_7922899085182593038_n.jpg 635w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163555172_169405641680939_7922899085182593038_n-300x210.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163555172_169405641680939_7922899085182593038_n-150x105.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163555172_169405641680939_7922899085182593038_n-600x420.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163555172_169405641680939_7922899085182593038_n-601x420.jpg 601w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163555172_169405641680939_7922899085182593038_n-100x70.jpg 100w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163555172_169405641680939_7922899085182593038_n-200x140.jpg 200w\" sizes=\"(max-width: 635px) 100vw, 635px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-5053\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/162526428_362156015154092_8340752818735380687_n.jpg\" alt=\"\" width=\"448\" height=\"767\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/162526428_362156015154092_8340752818735380687_n.jpg 448w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/162526428_362156015154092_8340752818735380687_n-175x300.jpg 175w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/162526428_362156015154092_8340752818735380687_n-150x257.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/162526428_362156015154092_8340752818735380687_n-300x514.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/162526428_362156015154092_8340752818735380687_n-245x420.jpg 245w\" sizes=\"(max-width: 448px) 100vw, 448px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maanta oo ku beegan 22\/3\/2021 Naadiga Pen ee Qalinleyda iyo Hal-abuurka Soomaaliyeed iyo Wasaaradda Dhaqanka ee Dawladda Jabuuti waxa ay\u00a0magaalada Jabuuti\u00a0ku qabteen munaasabad ballaaran oo loogu talagalay soo bandhiggida buugga cusub ee Dr. Maxamed Daahir Afrax ee magaciisu yahay\u00a0 \u062f\u0631\u0627\u0633\u0627\u062a \u0641\u064a \u0627\u0644\u062b\u0642\u0627\u0641\u0629 \u0648\u0627\u0644\u0641\u0646 \u0641\u0649 \u0627\u0644\u064a\u0645\u0646 \u0648\u0627\u0644\u0635\u0648\u0645\u0627\u0644 \u0648\u062c\u064a\u0628\u0648\u062a\u064a (Darsidda Dhaqanka iyo Suugaanta Soomaaliya, Jabuut iiyo Yaman). [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":5081,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[10,32,17,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dalka Jabuuti oo lagu qabtay Munaasabad Baaxad weyn oo lagu Daahfuray Buugga Cusub ee Dr. Afrax - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/dalka-jabuuti-oo-lagu-qabtay-munaasabad-baaxad-weyn-oo-lagu-daahfuray-buugga-cusub-ee-dr-afrax\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dalka Jabuuti oo lagu qabtay Munaasabad Baaxad weyn oo lagu Daahfuray Buugga Cusub ee Dr. Afrax - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maanta oo ku beegan 22\/3\/2021 Naadiga Pen ee Qalinleyda iyo Hal-abuurka Soomaaliyeed iyo Wasaaradda Dhaqanka ee Dawladda Jabuuti waxa ay\u00a0magaalada Jabuuti\u00a0ku qabteen munaasabad ballaaran oo loogu talagalay soo bandhiggida buugga cusub ee Dr. Maxamed Daahir Afrax ee magaciisu yahay\u00a0 \u062f\u0631\u0627\u0633\u0627\u062a \u0641\u064a \u0627\u0644\u062b\u0642\u0627\u0641\u0629 \u0648\u0627\u0644\u0641\u0646 \u0641\u0649 \u0627\u0644\u064a\u0645\u0646 \u0648\u0627\u0644\u0635\u0648\u0645\u0627\u0644 \u0648\u062c\u064a\u0628\u0648\u062a\u064a (Darsidda Dhaqanka iyo Suugaanta Soomaaliya, Jabuut iiyo Yaman). [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/dalka-jabuuti-oo-lagu-qabtay-munaasabad-baaxad-weyn-oo-lagu-daahfuray-buugga-cusub-ee-dr-afrax\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-03-22T22:51:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-03-24T05:25:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163089453_619566235669917_6881621112153710650_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"714\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"415\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dalka-jabuuti-oo-lagu-qabtay-munaasabad-baaxad-weyn-oo-lagu-daahfuray-buugga-cusub-ee-dr-afrax\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dalka-jabuuti-oo-lagu-qabtay-munaasabad-baaxad-weyn-oo-lagu-daahfuray-buugga-cusub-ee-dr-afrax\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Dalka Jabuuti oo lagu qabtay Munaasabad Baaxad weyn oo lagu Daahfuray Buugga Cusub ee Dr. Afrax\",\"datePublished\":\"2021-03-22T22:51:21+00:00\",\"dateModified\":\"2021-03-24T05:25:13+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dalka-jabuuti-oo-lagu-qabtay-munaasabad-baaxad-weyn-oo-lagu-daahfuray-buugga-cusub-ee-dr-afrax\/\"},\"wordCount\":690,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Buugaag\",\"Dhacdooyin Cusub\",\"Featured\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/dalka-jabuuti-oo-lagu-qabtay-munaasabad-baaxad-weyn-oo-lagu-daahfuray-buugga-cusub-ee-dr-afrax\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dalka-jabuuti-oo-lagu-qabtay-munaasabad-baaxad-weyn-oo-lagu-daahfuray-buugga-cusub-ee-dr-afrax\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dalka-jabuuti-oo-lagu-qabtay-munaasabad-baaxad-weyn-oo-lagu-daahfuray-buugga-cusub-ee-dr-afrax\/\",\"name\":\"Dalka Jabuuti oo lagu qabtay Munaasabad Baaxad weyn oo lagu Daahfuray Buugga Cusub ee Dr. Afrax - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2021-03-22T22:51:21+00:00\",\"dateModified\":\"2021-03-24T05:25:13+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dalka-jabuuti-oo-lagu-qabtay-munaasabad-baaxad-weyn-oo-lagu-daahfuray-buugga-cusub-ee-dr-afrax\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/dalka-jabuuti-oo-lagu-qabtay-munaasabad-baaxad-weyn-oo-lagu-daahfuray-buugga-cusub-ee-dr-afrax\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dalka-jabuuti-oo-lagu-qabtay-munaasabad-baaxad-weyn-oo-lagu-daahfuray-buugga-cusub-ee-dr-afrax\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dalka Jabuuti oo lagu qabtay Munaasabad Baaxad weyn oo lagu Daahfuray Buugga Cusub ee Dr. Afrax\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dalka Jabuuti oo lagu qabtay Munaasabad Baaxad weyn oo lagu Daahfuray Buugga Cusub ee Dr. Afrax - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/dalka-jabuuti-oo-lagu-qabtay-munaasabad-baaxad-weyn-oo-lagu-daahfuray-buugga-cusub-ee-dr-afrax\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dalka Jabuuti oo lagu qabtay Munaasabad Baaxad weyn oo lagu Daahfuray Buugga Cusub ee Dr. Afrax - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Maanta oo ku beegan 22\/3\/2021 Naadiga Pen ee Qalinleyda iyo Hal-abuurka Soomaaliyeed iyo Wasaaradda Dhaqanka ee Dawladda Jabuuti waxa ay\u00a0magaalada Jabuuti\u00a0ku qabteen munaasabad ballaaran oo loogu talagalay soo bandhiggida buugga cusub ee Dr. Maxamed Daahir Afrax ee magaciisu yahay\u00a0 \u062f\u0631\u0627\u0633\u0627\u062a \u0641\u064a \u0627\u0644\u062b\u0642\u0627\u0641\u0629 \u0648\u0627\u0644\u0641\u0646 \u0641\u0649 \u0627\u0644\u064a\u0645\u0646 \u0648\u0627\u0644\u0635\u0648\u0645\u0627\u0644 \u0648\u062c\u064a\u0628\u0648\u062a\u064a (Darsidda Dhaqanka iyo Suugaanta Soomaaliya, Jabuut iiyo Yaman). [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/dalka-jabuuti-oo-lagu-qabtay-munaasabad-baaxad-weyn-oo-lagu-daahfuray-buugga-cusub-ee-dr-afrax\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2021-03-22T22:51:21+00:00","article_modified_time":"2021-03-24T05:25:13+00:00","og_image":[{"width":714,"height":415,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/163089453_619566235669917_6881621112153710650_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/dalka-jabuuti-oo-lagu-qabtay-munaasabad-baaxad-weyn-oo-lagu-daahfuray-buugga-cusub-ee-dr-afrax\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/dalka-jabuuti-oo-lagu-qabtay-munaasabad-baaxad-weyn-oo-lagu-daahfuray-buugga-cusub-ee-dr-afrax\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Dalka Jabuuti oo lagu qabtay Munaasabad Baaxad weyn oo lagu Daahfuray Buugga Cusub ee Dr. Afrax","datePublished":"2021-03-22T22:51:21+00:00","dateModified":"2021-03-24T05:25:13+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/dalka-jabuuti-oo-lagu-qabtay-munaasabad-baaxad-weyn-oo-lagu-daahfuray-buugga-cusub-ee-dr-afrax\/"},"wordCount":690,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Buugaag","Dhacdooyin Cusub","Featured","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/dalka-jabuuti-oo-lagu-qabtay-munaasabad-baaxad-weyn-oo-lagu-daahfuray-buugga-cusub-ee-dr-afrax\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/dalka-jabuuti-oo-lagu-qabtay-munaasabad-baaxad-weyn-oo-lagu-daahfuray-buugga-cusub-ee-dr-afrax\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/dalka-jabuuti-oo-lagu-qabtay-munaasabad-baaxad-weyn-oo-lagu-daahfuray-buugga-cusub-ee-dr-afrax\/","name":"Dalka Jabuuti oo lagu qabtay Munaasabad Baaxad weyn oo lagu Daahfuray Buugga Cusub ee Dr. Afrax - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2021-03-22T22:51:21+00:00","dateModified":"2021-03-24T05:25:13+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/dalka-jabuuti-oo-lagu-qabtay-munaasabad-baaxad-weyn-oo-lagu-daahfuray-buugga-cusub-ee-dr-afrax\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/dalka-jabuuti-oo-lagu-qabtay-munaasabad-baaxad-weyn-oo-lagu-daahfuray-buugga-cusub-ee-dr-afrax\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/dalka-jabuuti-oo-lagu-qabtay-munaasabad-baaxad-weyn-oo-lagu-daahfuray-buugga-cusub-ee-dr-afrax\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dalka Jabuuti oo lagu qabtay Munaasabad Baaxad weyn oo lagu Daahfuray Buugga Cusub ee Dr. Afrax"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5047"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5047"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5047\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5072,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5047\/revisions\/5072"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5081"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5047"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5047"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5047"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}