{"id":5035,"date":"2021-02-28T18:13:17","date_gmt":"2021-02-28T15:13:17","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=5035"},"modified":"2021-03-19T18:35:08","modified_gmt":"2021-03-19T15:35:08","slug":"midowga-qorayaasha-oo-buugaag-gaarsiiyay-maktabadda-diri-dhabe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-buugaag-gaarsiiyay-maktabadda-diri-dhabe\/","title":{"rendered":"Midowga Qorayaasha oo Buugaag Gaarsiiyay Maktabadda Diri-dhabe"},"content":{"rendered":"<h4><em>Midowga Qorayaasha ayaa 50 buug oo horudhac ah waxa ay gaarsiiyeen Maktabadda guud ee Diri-dhabe ee Soomaali-galbeed, ayada oo uu guddoonsiiyay madaxa Xiriirka Bulshada Iyo Horumarinta Aqris-qoraalka ahna agaasimaha Bandhigga Buugta Banaadir\u00a0Yaxye Daahir Colow.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Buug-gaarsiinta Maktabadda Diri-dhabe waxa ay qeyb ka tahay qorshaha MQS ee ku aaddan howlaha horumarinra aqris-qoraalka iyo sidii bulshada Soomaaliyeed looga rari lahaa fadhi-ku-dirirka, looguna baddeli lahaa fadhi-ku-aqris, taasi oo door wanaagsan ka qaadanaysa sidii loo heli lahaa bulsho leh dabeecad aqris-qoraal, kana dhisan xagga aqoonta iyo garaadka.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Midowga Qorayaasha Soomaaliyeed waxa ay hiigsanayaan in gobol, degmo iyo tuulo guud ahaan dalka Soomaaliya laga helo Maktabado guud oo ay dadku wax ku aqristaan. Waxaana uu Midowga u mahad-celinaynaa dhallinyarada aqoonyahanka ah ee isku howlay buug u aruurinta Maktabadda Diri-dhabe, arrintaasi oo ah mid mudan in dhallinyarada garab lagu siiyo.<\/em><\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-5036\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/156135188_266493614990769_1723653996087046904_o.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"526\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/156135188_266493614990769_1723653996087046904_o.jpg 720w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/156135188_266493614990769_1723653996087046904_o-300x219.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/156135188_266493614990769_1723653996087046904_o-150x110.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/156135188_266493614990769_1723653996087046904_o-600x438.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/156135188_266493614990769_1723653996087046904_o-696x508.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/156135188_266493614990769_1723653996087046904_o-575x420.jpg 575w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Midowga Qorayaasha ayaa 50 buug oo horudhac ah waxa ay gaarsiiyeen Maktabadda guud ee Diri-dhabe ee Soomaali-galbeed, ayada oo uu guddoonsiiyay madaxa Xiriirka Bulshada Iyo Horumarinta Aqris-qoraalka ahna agaasimaha Bandhigga Buugta Banaadir\u00a0Yaxye Daahir Colow. Buug-gaarsiinta Maktabadda Diri-dhabe waxa ay qeyb ka tahay qorshaha MQS ee ku aaddan howlaha horumarinra aqris-qoraalka iyo sidii bulshada Soomaaliyeed looga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":5036,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[10,17],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Midowga Qorayaasha oo Buugaag Gaarsiiyay Maktabadda Diri-dhabe - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-buugaag-gaarsiiyay-maktabadda-diri-dhabe\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Midowga Qorayaasha oo Buugaag Gaarsiiyay Maktabadda Diri-dhabe - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Midowga Qorayaasha ayaa 50 buug oo horudhac ah waxa ay gaarsiiyeen Maktabadda guud ee Diri-dhabe ee Soomaali-galbeed, ayada oo uu guddoonsiiyay madaxa Xiriirka Bulshada Iyo Horumarinta Aqris-qoraalka ahna agaasimaha Bandhigga Buugta Banaadir\u00a0Yaxye Daahir Colow. Buug-gaarsiinta Maktabadda Diri-dhabe waxa ay qeyb ka tahay qorshaha MQS ee ku aaddan howlaha horumarinra aqris-qoraalka iyo sidii bulshada Soomaaliyeed looga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-buugaag-gaarsiiyay-maktabadda-diri-dhabe\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-28T15:13:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-03-19T15:35:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/156135188_266493614990769_1723653996087046904_o.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"526\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-buugaag-gaarsiiyay-maktabadda-diri-dhabe\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-buugaag-gaarsiiyay-maktabadda-diri-dhabe\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Midowga Qorayaasha oo Buugaag Gaarsiiyay Maktabadda Diri-dhabe\",\"datePublished\":\"2021-02-28T15:13:17+00:00\",\"dateModified\":\"2021-03-19T15:35:08+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-buugaag-gaarsiiyay-maktabadda-diri-dhabe\/\"},\"wordCount\":140,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Buugaag\",\"Featured\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-buugaag-gaarsiiyay-maktabadda-diri-dhabe\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-buugaag-gaarsiiyay-maktabadda-diri-dhabe\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-buugaag-gaarsiiyay-maktabadda-diri-dhabe\/\",\"name\":\"Midowga Qorayaasha oo Buugaag Gaarsiiyay Maktabadda Diri-dhabe - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2021-02-28T15:13:17+00:00\",\"dateModified\":\"2021-03-19T15:35:08+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-buugaag-gaarsiiyay-maktabadda-diri-dhabe\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-buugaag-gaarsiiyay-maktabadda-diri-dhabe\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-buugaag-gaarsiiyay-maktabadda-diri-dhabe\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Midowga Qorayaasha oo Buugaag Gaarsiiyay Maktabadda Diri-dhabe\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Midowga Qorayaasha oo Buugaag Gaarsiiyay Maktabadda Diri-dhabe - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-buugaag-gaarsiiyay-maktabadda-diri-dhabe\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Midowga Qorayaasha oo Buugaag Gaarsiiyay Maktabadda Diri-dhabe - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Midowga Qorayaasha ayaa 50 buug oo horudhac ah waxa ay gaarsiiyeen Maktabadda guud ee Diri-dhabe ee Soomaali-galbeed, ayada oo uu guddoonsiiyay madaxa Xiriirka Bulshada Iyo Horumarinta Aqris-qoraalka ahna agaasimaha Bandhigga Buugta Banaadir\u00a0Yaxye Daahir Colow. Buug-gaarsiinta Maktabadda Diri-dhabe waxa ay qeyb ka tahay qorshaha MQS ee ku aaddan howlaha horumarinra aqris-qoraalka iyo sidii bulshada Soomaaliyeed looga [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-buugaag-gaarsiiyay-maktabadda-diri-dhabe\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2021-02-28T15:13:17+00:00","article_modified_time":"2021-03-19T15:35:08+00:00","og_image":[{"width":720,"height":526,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/156135188_266493614990769_1723653996087046904_o.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-buugaag-gaarsiiyay-maktabadda-diri-dhabe\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-buugaag-gaarsiiyay-maktabadda-diri-dhabe\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Midowga Qorayaasha oo Buugaag Gaarsiiyay Maktabadda Diri-dhabe","datePublished":"2021-02-28T15:13:17+00:00","dateModified":"2021-03-19T15:35:08+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-buugaag-gaarsiiyay-maktabadda-diri-dhabe\/"},"wordCount":140,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Buugaag","Featured"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-buugaag-gaarsiiyay-maktabadda-diri-dhabe\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-buugaag-gaarsiiyay-maktabadda-diri-dhabe\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-buugaag-gaarsiiyay-maktabadda-diri-dhabe\/","name":"Midowga Qorayaasha oo Buugaag Gaarsiiyay Maktabadda Diri-dhabe - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2021-02-28T15:13:17+00:00","dateModified":"2021-03-19T15:35:08+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-buugaag-gaarsiiyay-maktabadda-diri-dhabe\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-buugaag-gaarsiiyay-maktabadda-diri-dhabe\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/midowga-qorayaasha-oo-buugaag-gaarsiiyay-maktabadda-diri-dhabe\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Midowga Qorayaasha oo Buugaag Gaarsiiyay Maktabadda Diri-dhabe"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5035"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5035"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5035\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5038,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5035\/revisions\/5038"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5036"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5035"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5035"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5035"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}