{"id":4998,"date":"2021-03-03T23:12:39","date_gmt":"2021-03-03T20:12:39","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=4998"},"modified":"2021-03-03T23:34:47","modified_gmt":"2021-03-03T20:34:47","slug":"guddoomiyaha-aga-iyo-maareeyaha-idaacadda-iyo-taleefishinka-jabuuti-rtd-oo-isku-af-gartay-heshiis-iskaashi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maareeyaha-idaacadda-iyo-taleefishinka-jabuuti-rtd-oo-isku-af-gartay-heshiis-iskaashi\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha AGA iyo Maareeyaha Idaacadda iyo Taleefishinka Jabuuti (RTD) oo isku Af-gartay Heshiis Iskaashi"},"content":{"rendered":"<h4>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax iyo Maareeyaha Idaacadda iyo Taleefishinka Jamhuuriyadda Jabuuti (RTD) Md,\u00a0Maxamuud Saleemaan Xareed ayaa maanta oo ku beegan 3\/3\/2021 waxa ay kulan muhiim ah ku yeesheen xafiiska Maareeyaha RTD ee magaalada Jabuuti.<\/h4>\n<h4>Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa booqashada uu ku tagay xarunta idaacadda iyo taleefishinka Jabuuti waxa ay ka dambaysay martiqaad rasmi ah oo uu ka helay Maareyaha warbaahinta wadankaas, iyada oo Guddoomiyaha AGA si hab-maamuus sare leh loogu soo dhaweeyay xaruntaasi.<\/h4>\n<h4>Guddoomiyaha AGA iyo Maareeyaha xarunta warbaahinta RTD ayaa si qoto dheer uga wada-hadlay sidii ay labada dhinac u yeelan lahaayeen iskaashi iyo wada shaqeyn ku saabsan dhinacyada <em><strong>afka, dhaqanka, hal-abuurka, qoraalka iyo aqoon faafinta.<\/strong><\/em><\/h4>\n<h4>Ugu dambayntii Guddoomiyaha AGA iyo Maareeyaha RTD ayaa waxa ay ku heshiiyeen in ay labada hay\u2019adood iska-kaashaadan dhinacyada <em><strong>Barnaamijyada, Tababbarada, Tayaynta Adeegsiga Af-Soomaaliga, Xoojinta Hal-abuurka, Iwm.<\/strong><\/em><\/h4>\n<h4>Munaasabaddii kulankaasi oo ku dhacday jawi aad u wanaagsan ayaa waxaa goob-joog ka ahaa Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ee wadanka Jabuuti Dr. Nimcaan Cabdillaahi Qawrax iyo masuuliyiin ka socotay dhanka warbaahinta RTD.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-5000\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/153138776_3548601058572047_9189362697868369663_n.jpg\" alt=\"\" width=\"949\" height=\"489\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/153138776_3548601058572047_9189362697868369663_n.jpg 949w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/153138776_3548601058572047_9189362697868369663_n-300x155.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/153138776_3548601058572047_9189362697868369663_n-768x396.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/153138776_3548601058572047_9189362697868369663_n-150x77.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/153138776_3548601058572047_9189362697868369663_n-600x309.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/153138776_3548601058572047_9189362697868369663_n-696x359.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/153138776_3548601058572047_9189362697868369663_n-815x420.jpg 815w\" sizes=\"(max-width: 949px) 100vw, 949px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-4999\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/151778146_2741287152787044_2737953693029910704_n.jpg\" alt=\"\" width=\"948\" height=\"487\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/151778146_2741287152787044_2737953693029910704_n.jpg 948w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/151778146_2741287152787044_2737953693029910704_n-300x154.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/151778146_2741287152787044_2737953693029910704_n-768x395.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/151778146_2741287152787044_2737953693029910704_n-150x77.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/151778146_2741287152787044_2737953693029910704_n-600x308.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/151778146_2741287152787044_2737953693029910704_n-696x358.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/151778146_2741287152787044_2737953693029910704_n-818x420.jpg 818w\" sizes=\"(max-width: 948px) 100vw, 948px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-5001\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/155096020_799855724265773_5667686881035310786_n.jpg\" alt=\"\" width=\"916\" height=\"489\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/155096020_799855724265773_5667686881035310786_n.jpg 916w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/155096020_799855724265773_5667686881035310786_n-300x160.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/155096020_799855724265773_5667686881035310786_n-768x410.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/155096020_799855724265773_5667686881035310786_n-150x80.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/155096020_799855724265773_5667686881035310786_n-600x320.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/155096020_799855724265773_5667686881035310786_n-696x372.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/155096020_799855724265773_5667686881035310786_n-787x420.jpg 787w\" sizes=\"(max-width: 916px) 100vw, 916px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-5005\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/153318579_2872598132998865_7414629387532796705_n.jpg\" alt=\"\" width=\"479\" height=\"731\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/153318579_2872598132998865_7414629387532796705_n.jpg 479w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/153318579_2872598132998865_7414629387532796705_n-197x300.jpg 197w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/153318579_2872598132998865_7414629387532796705_n-150x229.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/153318579_2872598132998865_7414629387532796705_n-300x458.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/153318579_2872598132998865_7414629387532796705_n-275x420.jpg 275w\" sizes=\"(max-width: 479px) 100vw, 479px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax iyo Maareeyaha Idaacadda iyo Taleefishinka Jamhuuriyadda Jabuuti (RTD) Md,\u00a0Maxamuud Saleemaan Xareed ayaa maanta oo ku beegan 3\/3\/2021 waxa ay kulan muhiim ah ku yeesheen xafiiska Maareeyaha RTD ee magaalada Jabuuti. Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa booqashada uu ku tagay xarunta idaacadda iyo taleefishinka Jabuuti waxa ay ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":5008,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[32,17,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyaha AGA iyo Maareeyaha Idaacadda iyo Taleefishinka Jabuuti (RTD) oo isku Af-gartay Heshiis Iskaashi - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maareeyaha-idaacadda-iyo-taleefishinka-jabuuti-rtd-oo-isku-af-gartay-heshiis-iskaashi\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyaha AGA iyo Maareeyaha Idaacadda iyo Taleefishinka Jabuuti (RTD) oo isku Af-gartay Heshiis Iskaashi - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax iyo Maareeyaha Idaacadda iyo Taleefishinka Jamhuuriyadda Jabuuti (RTD) Md,\u00a0Maxamuud Saleemaan Xareed ayaa maanta oo ku beegan 3\/3\/2021 waxa ay kulan muhiim ah ku yeesheen xafiiska Maareeyaha RTD ee magaalada Jabuuti. Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa booqashada uu ku tagay xarunta idaacadda iyo taleefishinka Jabuuti waxa ay ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maareeyaha-idaacadda-iyo-taleefishinka-jabuuti-rtd-oo-isku-af-gartay-heshiis-iskaashi\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-03-03T20:12:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-03-03T20:34:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/155307781_501266934196400_7749526353839255275_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"746\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"416\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maareeyaha-idaacadda-iyo-taleefishinka-jabuuti-rtd-oo-isku-af-gartay-heshiis-iskaashi\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maareeyaha-idaacadda-iyo-taleefishinka-jabuuti-rtd-oo-isku-af-gartay-heshiis-iskaashi\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Guddoomiyaha AGA iyo Maareeyaha Idaacadda iyo Taleefishinka Jabuuti (RTD) oo isku Af-gartay Heshiis Iskaashi\",\"datePublished\":\"2021-03-03T20:12:39+00:00\",\"dateModified\":\"2021-03-03T20:34:47+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maareeyaha-idaacadda-iyo-taleefishinka-jabuuti-rtd-oo-isku-af-gartay-heshiis-iskaashi\/\"},\"wordCount\":184,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Dhacdooyin Cusub\",\"Featured\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maareeyaha-idaacadda-iyo-taleefishinka-jabuuti-rtd-oo-isku-af-gartay-heshiis-iskaashi\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maareeyaha-idaacadda-iyo-taleefishinka-jabuuti-rtd-oo-isku-af-gartay-heshiis-iskaashi\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maareeyaha-idaacadda-iyo-taleefishinka-jabuuti-rtd-oo-isku-af-gartay-heshiis-iskaashi\/\",\"name\":\"Guddoomiyaha AGA iyo Maareeyaha Idaacadda iyo Taleefishinka Jabuuti (RTD) oo isku Af-gartay Heshiis Iskaashi - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2021-03-03T20:12:39+00:00\",\"dateModified\":\"2021-03-03T20:34:47+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maareeyaha-idaacadda-iyo-taleefishinka-jabuuti-rtd-oo-isku-af-gartay-heshiis-iskaashi\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maareeyaha-idaacadda-iyo-taleefishinka-jabuuti-rtd-oo-isku-af-gartay-heshiis-iskaashi\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maareeyaha-idaacadda-iyo-taleefishinka-jabuuti-rtd-oo-isku-af-gartay-heshiis-iskaashi\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyaha AGA iyo Maareeyaha Idaacadda iyo Taleefishinka Jabuuti (RTD) oo isku Af-gartay Heshiis Iskaashi\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyaha AGA iyo Maareeyaha Idaacadda iyo Taleefishinka Jabuuti (RTD) oo isku Af-gartay Heshiis Iskaashi - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maareeyaha-idaacadda-iyo-taleefishinka-jabuuti-rtd-oo-isku-af-gartay-heshiis-iskaashi\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyaha AGA iyo Maareeyaha Idaacadda iyo Taleefishinka Jabuuti (RTD) oo isku Af-gartay Heshiis Iskaashi - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax iyo Maareeyaha Idaacadda iyo Taleefishinka Jamhuuriyadda Jabuuti (RTD) Md,\u00a0Maxamuud Saleemaan Xareed ayaa maanta oo ku beegan 3\/3\/2021 waxa ay kulan muhiim ah ku yeesheen xafiiska Maareeyaha RTD ee magaalada Jabuuti. Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa booqashada uu ku tagay xarunta idaacadda iyo taleefishinka Jabuuti waxa ay ka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maareeyaha-idaacadda-iyo-taleefishinka-jabuuti-rtd-oo-isku-af-gartay-heshiis-iskaashi\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2021-03-03T20:12:39+00:00","article_modified_time":"2021-03-03T20:34:47+00:00","og_image":[{"width":746,"height":416,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/155307781_501266934196400_7749526353839255275_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maareeyaha-idaacadda-iyo-taleefishinka-jabuuti-rtd-oo-isku-af-gartay-heshiis-iskaashi\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maareeyaha-idaacadda-iyo-taleefishinka-jabuuti-rtd-oo-isku-af-gartay-heshiis-iskaashi\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Guddoomiyaha AGA iyo Maareeyaha Idaacadda iyo Taleefishinka Jabuuti (RTD) oo isku Af-gartay Heshiis Iskaashi","datePublished":"2021-03-03T20:12:39+00:00","dateModified":"2021-03-03T20:34:47+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maareeyaha-idaacadda-iyo-taleefishinka-jabuuti-rtd-oo-isku-af-gartay-heshiis-iskaashi\/"},"wordCount":184,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Dhacdooyin Cusub","Featured","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maareeyaha-idaacadda-iyo-taleefishinka-jabuuti-rtd-oo-isku-af-gartay-heshiis-iskaashi\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maareeyaha-idaacadda-iyo-taleefishinka-jabuuti-rtd-oo-isku-af-gartay-heshiis-iskaashi\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maareeyaha-idaacadda-iyo-taleefishinka-jabuuti-rtd-oo-isku-af-gartay-heshiis-iskaashi\/","name":"Guddoomiyaha AGA iyo Maareeyaha Idaacadda iyo Taleefishinka Jabuuti (RTD) oo isku Af-gartay Heshiis Iskaashi - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2021-03-03T20:12:39+00:00","dateModified":"2021-03-03T20:34:47+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maareeyaha-idaacadda-iyo-taleefishinka-jabuuti-rtd-oo-isku-af-gartay-heshiis-iskaashi\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maareeyaha-idaacadda-iyo-taleefishinka-jabuuti-rtd-oo-isku-af-gartay-heshiis-iskaashi\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maareeyaha-idaacadda-iyo-taleefishinka-jabuuti-rtd-oo-isku-af-gartay-heshiis-iskaashi\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyaha AGA iyo Maareeyaha Idaacadda iyo Taleefishinka Jabuuti (RTD) oo isku Af-gartay Heshiis Iskaashi"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4998"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4998"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4998\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5010,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4998\/revisions\/5010"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5008"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4998"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4998"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4998"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}