{"id":4945,"date":"2021-02-28T11:26:34","date_gmt":"2021-02-28T08:26:34","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=4945"},"modified":"2021-02-28T11:39:08","modified_gmt":"2021-02-28T08:39:08","slug":"madashii-aga-ee-bisha-febraayo-2021-oo-laga-gorfeeyay-xuska-maalinta-afka-hooyo-xaaladda-afka-soomaaliga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-febraayo-2021-oo-laga-gorfeeyay-xuska-maalinta-afka-hooyo-xaaladda-afka-soomaaliga\/","title":{"rendered":"Madashii AGA ee Bisha Febraayo 2021 oo lagu Gorfeeyay Xuska Maalinta Afka Hooyo &#038; Xaaladda Afka Soomaaliga"},"content":{"rendered":"<h4>Madashii horumarinta iyo hal-abuurka Soomaaliyeed ee (AGA) oo bishiiba hal mar la qabto ayaa xalay oo ku beegneyd 27\/2\/2021, waxa ay ka qabsoontay aaladda fogaan aragga ee loo yaqaanno Zoom-ka.<\/h4>\n<h4>Madashaasi oo aad u xiiso badneyd ayaa waxaa lagu gorfeeyay mowduuc uu hal-ku-dheggiisu yahay <em><strong>\u201cXuska Maalinta Afka Hooyo iyo Xaaladda Afka Soomaaliga\u201d<\/strong><\/em> waxaana ka soo qeyb-galay madaxda iyo maqaawiirta AGA, danjirayaal, xeel dheerayaal ku taqasusay afka iyo dhaqanka, macallimiin, aqoonyahanno iyo marti sharaf kale oo jecel horumarinta afka Soomaaliga.<\/h4>\n<h4>Furitaankii madashaasi kadib, waxaa cod-baahiyaha lagu soo dhaweeyay Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga Dr. Maxamed Daahir Afrax oo si qoto dheer uga hadlay sida uu ku yimid xuska maalinta caalamiga ah ee afka hooyo, waxaana uu caddeeyay in xuskaasi la bilaabatay sannadkii 2000, isaga oo iftiimiyay in xuskaasi lagu go\u2019aamiyay shirkii <em><strong>Unecso<\/strong><\/em> ee la qabtay 1999, iyada oo la isla qaatay in sannad walba marka la gaaro 21 Febraayo in la xuso maalinta afka hooyo.<\/h4>\n<h4>\u201cXuska caalamiga ah ee afka hooyo waa 22 jirsaday, annagana waxaa xuskaasi soo wadnay 15 sanno, sannadkii 2006 ayaa ka billownay dalka Jabuuti, mahadi ha ka gaartee <em><strong>Madaxweyne Ismaaciil<\/strong> <\/em>ayaa horseed ka ahaa xuskaasi, laga soo bilaabo maalintaas ilaa haatan waxaa si firfircoon oo wax ku ool ah u wadnaa xuskaasi, nasiib wanaag sannadkaan waxaa xuskaasi laga dhigay dhammaan maagaalooyinka Geeska Afrika iyo inta badan magaalooyinka Yurub iyo America oo ay ku nooshahay Soomaalida qurbaha ku dhaqan\u201d ayuu yiri Dr. Afrax oo dhinaca kale sheegay taariikh-ahaan xuska 21 Febraayo in uu ka soo jeedo markii 1952 dalka Bangaladesh lagu laayay arday u bannaan-baxaysay sidii wax loogu bari lahaa afkooda hooyo ee la yiraahdo Bangaali.<\/h4>\n<h4>Guddoomiyaha AGA oo hadalkiisa sii wata ayaa hoosta ka xariiqay wacyigalintii ku aadaneyd sidii afka loo bad-baadin lahaa in ay meel sare gaartay laakiin ku dhaqankii iyo hirgalintii ay wali dhimman tahay, waxaana uu sheegay bahda afka iyo hal-abuurkiisa in uu kula dardaarmayo sdii sannadkan looga dhigi lahaa sannadkii <strong>\u201cTayaynta af Soomaaliga iyo Balaarinta Adeegsigiisa\u201d<\/strong> iyada oo loo hawl-galayo hannaankii looga taaba-galin lahaa goobaha waxbarashada, maamulka iyo dhanka bulshada.<\/h4>\n<h4>Guddoomiyaha AGA kadib, waxaa madashaasi mowduucyo kala duwan ka soo jeediyay Wakiilka AGA ee dalka Ingiriiska Prof. C\/qaadir Ruumi, Wakiilka AGA ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Macallin Maxamuud Maxamed Cabdullaahi, Bare Sare Cabdalla Mansuur oo ka mid maqaawiirta Akadeemiyada iyo macallimad Nimco Nuur oo ku nool Finland, kuwaasi oo si faah-faahsan uga war-bixiyay arimo muhiim ah oo ku saabsanaa af Soomaaliga iyo sida loo horumarin karo.<\/h4>\n<h4>Gababa-gabdii madashaasi waxaa su\u2019aallo iyo tallooyin ku soo gudbiyay Danjiryaal iyo qaar ka mid ah aqoonyahannadii ka soo qeyb-galay, waxaana su\u2019aalihii halkaasi lagu soo bandhiggay si saraaxad leh uga jawaabay Guddoomiyaha AGA iyo xeel-dheerayaashii martida ku ahaa madashaasi qiimaha badneyd.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-4952\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/154437697_420616989038629_7665354457679524267_n.jpg\" alt=\"\" width=\"829\" height=\"601\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/154437697_420616989038629_7665354457679524267_n.jpg 829w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/154437697_420616989038629_7665354457679524267_n-300x217.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/154437697_420616989038629_7665354457679524267_n-768x557.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/154437697_420616989038629_7665354457679524267_n-150x109.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/154437697_420616989038629_7665354457679524267_n-600x435.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/154437697_420616989038629_7665354457679524267_n-696x505.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/154437697_420616989038629_7665354457679524267_n-579x420.jpg 579w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/154437697_420616989038629_7665354457679524267_n-324x235.jpg 324w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/154437697_420616989038629_7665354457679524267_n-648x470.jpg 648w\" sizes=\"(max-width: 829px) 100vw, 829px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-4953\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/155061340_259581952324499_6549416233773469893_n.jpg\" alt=\"\" width=\"881\" height=\"760\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/155061340_259581952324499_6549416233773469893_n.jpg 881w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/155061340_259581952324499_6549416233773469893_n-300x259.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/155061340_259581952324499_6549416233773469893_n-768x663.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/155061340_259581952324499_6549416233773469893_n-150x129.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/155061340_259581952324499_6549416233773469893_n-600x518.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/155061340_259581952324499_6549416233773469893_n-696x600.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/155061340_259581952324499_6549416233773469893_n-487x420.jpg 487w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/155061340_259581952324499_6549416233773469893_n-534x462.jpg 534w\" sizes=\"(max-width: 881px) 100vw, 881px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-4951\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/153015970_183436939894846_6659126491310678353_n.jpg\" alt=\"\" width=\"763\" height=\"691\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/153015970_183436939894846_6659126491310678353_n.jpg 763w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/153015970_183436939894846_6659126491310678353_n-300x272.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/153015970_183436939894846_6659126491310678353_n-150x136.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/153015970_183436939894846_6659126491310678353_n-600x543.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/153015970_183436939894846_6659126491310678353_n-696x630.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/153015970_183436939894846_6659126491310678353_n-464x420.jpg 464w\" sizes=\"(max-width: 763px) 100vw, 763px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-3413\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/117301104_2696954113861684_4656543284235938597_n.jpg\" alt=\"\" width=\"680\" height=\"416\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/117301104_2696954113861684_4656543284235938597_n.jpg 680w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/117301104_2696954113861684_4656543284235938597_n-300x184.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 680px) 100vw, 680px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-4950\" style=\"line-height: 1.74;\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152908011_846166995965864_3200674962904312810_n.jpg\" alt=\"\" width=\"857\" height=\"541\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152908011_846166995965864_3200674962904312810_n.jpg 857w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152908011_846166995965864_3200674962904312810_n-300x189.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152908011_846166995965864_3200674962904312810_n-768x485.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152908011_846166995965864_3200674962904312810_n-150x95.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152908011_846166995965864_3200674962904312810_n-600x379.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152908011_846166995965864_3200674962904312810_n-696x439.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152908011_846166995965864_3200674962904312810_n-665x420.jpg 665w\" sizes=\"(max-width: 857px) 100vw, 857px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-4947\" style=\"line-height: 1.74;\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/150154049_259140105833746_4538704529334000751_n.jpg\" alt=\"\" width=\"907\" height=\"741\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/150154049_259140105833746_4538704529334000751_n.jpg 907w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/150154049_259140105833746_4538704529334000751_n-300x245.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/150154049_259140105833746_4538704529334000751_n-768x627.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/150154049_259140105833746_4538704529334000751_n-150x123.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/150154049_259140105833746_4538704529334000751_n-600x490.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/150154049_259140105833746_4538704529334000751_n-696x569.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/150154049_259140105833746_4538704529334000751_n-514x420.jpg 514w\" sizes=\"(max-width: 907px) 100vw, 907px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-4946\" style=\"line-height: 1.74;\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/148993943_339039717463411_7798537344235265696_n-1024x664.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"451\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/148993943_339039717463411_7798537344235265696_n-1024x664.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/148993943_339039717463411_7798537344235265696_n-300x194.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/148993943_339039717463411_7798537344235265696_n-768x498.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/148993943_339039717463411_7798537344235265696_n-150x97.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/148993943_339039717463411_7798537344235265696_n-600x389.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/148993943_339039717463411_7798537344235265696_n-696x451.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/148993943_339039717463411_7798537344235265696_n-648x420.jpg 648w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/148993943_339039717463411_7798537344235265696_n.jpg 1032w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-4913\" style=\"line-height: 1.74;\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/154376204_3954247937971887_926151513155060589_o-1024x853.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"580\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/154376204_3954247937971887_926151513155060589_o-1024x853.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/154376204_3954247937971887_926151513155060589_o-300x250.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/154376204_3954247937971887_926151513155060589_o-768x640.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/154376204_3954247937971887_926151513155060589_o-150x125.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/154376204_3954247937971887_926151513155060589_o-600x500.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/154376204_3954247937971887_926151513155060589_o-696x580.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/154376204_3954247937971887_926151513155060589_o-1068x890.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/154376204_3954247937971887_926151513155060589_o-504x420.jpg 504w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/154376204_3954247937971887_926151513155060589_o-1008x840.jpg 1008w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/154376204_3954247937971887_926151513155060589_o.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madashii horumarinta iyo hal-abuurka Soomaaliyeed ee (AGA) oo bishiiba hal mar la qabto ayaa xalay oo ku beegneyd 27\/2\/2021, waxa ay ka qabsoontay aaladda fogaan aragga ee loo yaqaanno Zoom-ka. Madashaasi oo aad u xiiso badneyd ayaa waxaa lagu gorfeeyay mowduuc uu hal-ku-dheggiisu yahay \u201cXuska Maalinta Afka Hooyo iyo Xaaladda Afka Soomaaliga\u201d waxaana ka soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":4950,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[32,17,44,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madashii AGA ee Bisha Febraayo 2021 oo lagu Gorfeeyay Xuska Maalinta Afka Hooyo &amp; Xaaladda Afka Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-febraayo-2021-oo-laga-gorfeeyay-xuska-maalinta-afka-hooyo-xaaladda-afka-soomaaliga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madashii AGA ee Bisha Febraayo 2021 oo lagu Gorfeeyay Xuska Maalinta Afka Hooyo &amp; Xaaladda Afka Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madashii horumarinta iyo hal-abuurka Soomaaliyeed ee (AGA) oo bishiiba hal mar la qabto ayaa xalay oo ku beegneyd 27\/2\/2021, waxa ay ka qabsoontay aaladda fogaan aragga ee loo yaqaanno Zoom-ka. Madashaasi oo aad u xiiso badneyd ayaa waxaa lagu gorfeeyay mowduuc uu hal-ku-dheggiisu yahay \u201cXuska Maalinta Afka Hooyo iyo Xaaladda Afka Soomaaliga\u201d waxaana ka soo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-febraayo-2021-oo-laga-gorfeeyay-xuska-maalinta-afka-hooyo-xaaladda-afka-soomaaliga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-28T08:26:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-02-28T08:39:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152908011_846166995965864_3200674962904312810_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"857\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"541\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-febraayo-2021-oo-laga-gorfeeyay-xuska-maalinta-afka-hooyo-xaaladda-afka-soomaaliga\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-febraayo-2021-oo-laga-gorfeeyay-xuska-maalinta-afka-hooyo-xaaladda-afka-soomaaliga\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Madashii AGA ee Bisha Febraayo 2021 oo lagu Gorfeeyay Xuska Maalinta Afka Hooyo &#038; Xaaladda Afka Soomaaliga\",\"datePublished\":\"2021-02-28T08:26:34+00:00\",\"dateModified\":\"2021-02-28T08:39:08+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-febraayo-2021-oo-laga-gorfeeyay-xuska-maalinta-afka-hooyo-xaaladda-afka-soomaaliga\/\"},\"wordCount\":450,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Dhacdooyin Cusub\",\"Featured\",\"Madasha AGA\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-febraayo-2021-oo-laga-gorfeeyay-xuska-maalinta-afka-hooyo-xaaladda-afka-soomaaliga\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-febraayo-2021-oo-laga-gorfeeyay-xuska-maalinta-afka-hooyo-xaaladda-afka-soomaaliga\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-febraayo-2021-oo-laga-gorfeeyay-xuska-maalinta-afka-hooyo-xaaladda-afka-soomaaliga\/\",\"name\":\"Madashii AGA ee Bisha Febraayo 2021 oo lagu Gorfeeyay Xuska Maalinta Afka Hooyo & Xaaladda Afka Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2021-02-28T08:26:34+00:00\",\"dateModified\":\"2021-02-28T08:39:08+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-febraayo-2021-oo-laga-gorfeeyay-xuska-maalinta-afka-hooyo-xaaladda-afka-soomaaliga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-febraayo-2021-oo-laga-gorfeeyay-xuska-maalinta-afka-hooyo-xaaladda-afka-soomaaliga\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-febraayo-2021-oo-laga-gorfeeyay-xuska-maalinta-afka-hooyo-xaaladda-afka-soomaaliga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madashii AGA ee Bisha Febraayo 2021 oo lagu Gorfeeyay Xuska Maalinta Afka Hooyo &#038; Xaaladda Afka Soomaaliga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madashii AGA ee Bisha Febraayo 2021 oo lagu Gorfeeyay Xuska Maalinta Afka Hooyo & Xaaladda Afka Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-febraayo-2021-oo-laga-gorfeeyay-xuska-maalinta-afka-hooyo-xaaladda-afka-soomaaliga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madashii AGA ee Bisha Febraayo 2021 oo lagu Gorfeeyay Xuska Maalinta Afka Hooyo & Xaaladda Afka Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Madashii horumarinta iyo hal-abuurka Soomaaliyeed ee (AGA) oo bishiiba hal mar la qabto ayaa xalay oo ku beegneyd 27\/2\/2021, waxa ay ka qabsoontay aaladda fogaan aragga ee loo yaqaanno Zoom-ka. Madashaasi oo aad u xiiso badneyd ayaa waxaa lagu gorfeeyay mowduuc uu hal-ku-dheggiisu yahay \u201cXuska Maalinta Afka Hooyo iyo Xaaladda Afka Soomaaliga\u201d waxaana ka soo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-febraayo-2021-oo-laga-gorfeeyay-xuska-maalinta-afka-hooyo-xaaladda-afka-soomaaliga\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2021-02-28T08:26:34+00:00","article_modified_time":"2021-02-28T08:39:08+00:00","og_image":[{"width":857,"height":541,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152908011_846166995965864_3200674962904312810_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-febraayo-2021-oo-laga-gorfeeyay-xuska-maalinta-afka-hooyo-xaaladda-afka-soomaaliga\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-febraayo-2021-oo-laga-gorfeeyay-xuska-maalinta-afka-hooyo-xaaladda-afka-soomaaliga\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Madashii AGA ee Bisha Febraayo 2021 oo lagu Gorfeeyay Xuska Maalinta Afka Hooyo &#038; Xaaladda Afka Soomaaliga","datePublished":"2021-02-28T08:26:34+00:00","dateModified":"2021-02-28T08:39:08+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-febraayo-2021-oo-laga-gorfeeyay-xuska-maalinta-afka-hooyo-xaaladda-afka-soomaaliga\/"},"wordCount":450,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Dhacdooyin Cusub","Featured","Madasha AGA","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-febraayo-2021-oo-laga-gorfeeyay-xuska-maalinta-afka-hooyo-xaaladda-afka-soomaaliga\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-febraayo-2021-oo-laga-gorfeeyay-xuska-maalinta-afka-hooyo-xaaladda-afka-soomaaliga\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-febraayo-2021-oo-laga-gorfeeyay-xuska-maalinta-afka-hooyo-xaaladda-afka-soomaaliga\/","name":"Madashii AGA ee Bisha Febraayo 2021 oo lagu Gorfeeyay Xuska Maalinta Afka Hooyo & Xaaladda Afka Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2021-02-28T08:26:34+00:00","dateModified":"2021-02-28T08:39:08+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-febraayo-2021-oo-laga-gorfeeyay-xuska-maalinta-afka-hooyo-xaaladda-afka-soomaaliga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-febraayo-2021-oo-laga-gorfeeyay-xuska-maalinta-afka-hooyo-xaaladda-afka-soomaaliga\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madashii-aga-ee-bisha-febraayo-2021-oo-laga-gorfeeyay-xuska-maalinta-afka-hooyo-xaaladda-afka-soomaaliga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madashii AGA ee Bisha Febraayo 2021 oo lagu Gorfeeyay Xuska Maalinta Afka Hooyo &#038; Xaaladda Afka Soomaaliga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4945"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4945"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4945\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4957,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4945\/revisions\/4957"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4950"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4945"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4945"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4945"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}