{"id":492,"date":"2018-06-11T09:48:48","date_gmt":"2018-06-11T09:48:48","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=492"},"modified":"2018-06-11T10:19:57","modified_gmt":"2018-06-11T10:19:57","slug":"wasiir-ka-tirsan-dawladda-jabuuti-oo-bogaadiyay-akdeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiir-ka-tirsan-dawladda-jabuuti-oo-bogaadiyay-akdeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/","title":{"rendered":"WASIIRKA DHAQANKA JABUUTI OO SHEEGAY INAY KA GO&#8217;AN TAHAY TAAGEERIDA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA"},"content":{"rendered":"<p><em>Wasiirka Diinta iyo Dhaqanka dalka Jabuuti Muumin Xasan Barre oo dhawaan Magaalada Paris ee dalka Faransiiska \u00a0kaga soo \u00a0qeyb galay shirweynihii dhaqanka adduunka oo ay soo qaban-qaabisay\u00a0 Hay\u2019adda UNESCO ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo dadaalka ay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ay ugu jirto daryeelka, illaalinta iyo nooleynta afka Soomaaliga.<\/em><\/p>\n<p><em>Md, Muumin Xasan Barre oo u warramay Idddaacadda VOA-da laanteeda afka Soomaaliga ayaa carrabka ku dhuftay in Dawladda \u00a0Jabuuti ay mar walba diyaar u tahay sidii ay kaalinteeda wax ku oolka ah uga qaadan laheyd waxaqabadka iyo dhismaha Akadeemiyada Aga, waxaana uu caddeeyay inuu Aga \u00a0hogaamiyo Dr. Maxamed Daahir Afrax oo uu ku \u00a0tilmaamay inuu yahay masuul xilkas ah oo ay isku fiican yihiin.<\/em><\/p>\n<p><em>Dalka Jabuuti ayaa tan iyo intii la doortay 1999-kii Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle waxaa dar-dar la galiyay kor u qaadida afka Soomaaliga, dhinaca kale waxaa 03-May ee sannadkan isla wadankaasi lagu soo bandhigay buuggaag\u00a0 badan oo ku qoran afka Soomaaliga, kuwaasi oo qeyb ka ahaa xuska maalinta qoraalka iyo xuquuqda fekerka ee dalka Jabuuti.<\/em><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-493\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/Wasiirka-diinta-ee-Jabuuti.png\" alt=\"\" width=\"210\" height=\"210\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/Wasiirka-diinta-ee-Jabuuti.png 210w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/Wasiirka-diinta-ee-Jabuuti-150x150.png 150w\" sizes=\"(max-width: 210px) 100vw, 210px\" \/><\/p>\n<p>Waxaa Diyaariayay:<\/p>\n<p>Cabdi-naasir Yuusuf Macallin<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Diinta iyo Dhaqanka dalka Jabuuti Muumin Xasan Barre oo dhawaan Magaalada Paris ee dalka Faransiiska \u00a0kaga soo \u00a0qeyb galay shirweynihii dhaqanka adduunka oo ay soo qaban-qaabisay\u00a0 Hay\u2019adda UNESCO ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo dadaalka ay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ay ugu jirto daryeelka, illaalinta iyo nooleynta afka Soomaaliga. Md, Muumin Xasan Barre [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":493,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>WASIIRKA DHAQANKA JABUUTI OO SHEEGAY INAY KA GO&#039;AN TAHAY TAAGEERIDA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiir-ka-tirsan-dawladda-jabuuti-oo-bogaadiyay-akdeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"WASIIRKA DHAQANKA JABUUTI OO SHEEGAY INAY KA GO&#039;AN TAHAY TAAGEERIDA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Diinta iyo Dhaqanka dalka Jabuuti Muumin Xasan Barre oo dhawaan Magaalada Paris ee dalka Faransiiska \u00a0kaga soo \u00a0qeyb galay shirweynihii dhaqanka adduunka oo ay soo qaban-qaabisay\u00a0 Hay\u2019adda UNESCO ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo dadaalka ay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ay ugu jirto daryeelka, illaalinta iyo nooleynta afka Soomaaliga. Md, Muumin Xasan Barre [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiir-ka-tirsan-dawladda-jabuuti-oo-bogaadiyay-akdeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-06-11T09:48:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2018-06-11T10:19:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/Wasiirka-diinta-ee-Jabuuti.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"210\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"210\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiir-ka-tirsan-dawladda-jabuuti-oo-bogaadiyay-akdeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiir-ka-tirsan-dawladda-jabuuti-oo-bogaadiyay-akdeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"WASIIRKA DHAQANKA JABUUTI OO SHEEGAY INAY KA GO&#8217;AN TAHAY TAAGEERIDA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA\",\"datePublished\":\"2018-06-11T09:48:48+00:00\",\"dateModified\":\"2018-06-11T10:19:57+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiir-ka-tirsan-dawladda-jabuuti-oo-bogaadiyay-akdeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/\"},\"wordCount\":187,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiir-ka-tirsan-dawladda-jabuuti-oo-bogaadiyay-akdeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiir-ka-tirsan-dawladda-jabuuti-oo-bogaadiyay-akdeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiir-ka-tirsan-dawladda-jabuuti-oo-bogaadiyay-akdeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/\",\"name\":\"WASIIRKA DHAQANKA JABUUTI OO SHEEGAY INAY KA GO'AN TAHAY TAAGEERIDA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-06-11T09:48:48+00:00\",\"dateModified\":\"2018-06-11T10:19:57+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiir-ka-tirsan-dawladda-jabuuti-oo-bogaadiyay-akdeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiir-ka-tirsan-dawladda-jabuuti-oo-bogaadiyay-akdeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiir-ka-tirsan-dawladda-jabuuti-oo-bogaadiyay-akdeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"WASIIRKA DHAQANKA JABUUTI OO SHEEGAY INAY KA GO&#8217;AN TAHAY TAAGEERIDA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"WASIIRKA DHAQANKA JABUUTI OO SHEEGAY INAY KA GO'AN TAHAY TAAGEERIDA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiir-ka-tirsan-dawladda-jabuuti-oo-bogaadiyay-akdeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"WASIIRKA DHAQANKA JABUUTI OO SHEEGAY INAY KA GO'AN TAHAY TAAGEERIDA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Wasiirka Diinta iyo Dhaqanka dalka Jabuuti Muumin Xasan Barre oo dhawaan Magaalada Paris ee dalka Faransiiska \u00a0kaga soo \u00a0qeyb galay shirweynihii dhaqanka adduunka oo ay soo qaban-qaabisay\u00a0 Hay\u2019adda UNESCO ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo dadaalka ay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ay ugu jirto daryeelka, illaalinta iyo nooleynta afka Soomaaliga. Md, Muumin Xasan Barre [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiir-ka-tirsan-dawladda-jabuuti-oo-bogaadiyay-akdeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-06-11T09:48:48+00:00","article_modified_time":"2018-06-11T10:19:57+00:00","og_image":[{"width":210,"height":210,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/Wasiirka-diinta-ee-Jabuuti.png","type":"image\/png"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiir-ka-tirsan-dawladda-jabuuti-oo-bogaadiyay-akdeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiir-ka-tirsan-dawladda-jabuuti-oo-bogaadiyay-akdeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"WASIIRKA DHAQANKA JABUUTI OO SHEEGAY INAY KA GO&#8217;AN TAHAY TAAGEERIDA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA","datePublished":"2018-06-11T09:48:48+00:00","dateModified":"2018-06-11T10:19:57+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiir-ka-tirsan-dawladda-jabuuti-oo-bogaadiyay-akdeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/"},"wordCount":187,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/wasiir-ka-tirsan-dawladda-jabuuti-oo-bogaadiyay-akdeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiir-ka-tirsan-dawladda-jabuuti-oo-bogaadiyay-akdeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiir-ka-tirsan-dawladda-jabuuti-oo-bogaadiyay-akdeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/","name":"WASIIRKA DHAQANKA JABUUTI OO SHEEGAY INAY KA GO'AN TAHAY TAAGEERIDA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-06-11T09:48:48+00:00","dateModified":"2018-06-11T10:19:57+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiir-ka-tirsan-dawladda-jabuuti-oo-bogaadiyay-akdeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/wasiir-ka-tirsan-dawladda-jabuuti-oo-bogaadiyay-akdeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiir-ka-tirsan-dawladda-jabuuti-oo-bogaadiyay-akdeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"WASIIRKA DHAQANKA JABUUTI OO SHEEGAY INAY KA GO&#8217;AN TAHAY TAAGEERIDA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/492"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=492"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/492\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":497,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/492\/revisions\/497"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/493"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=492"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=492"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=492"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}