{"id":4917,"date":"2021-02-26T08:04:34","date_gmt":"2021-02-26T05:04:34","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=4917"},"modified":"2021-02-26T08:24:35","modified_gmt":"2021-02-26T05:24:35","slug":"buug-cusub-oo-lagu-soo-bandhigay-magaalada-qaahira","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/buug-cusub-oo-lagu-soo-bandhigay-magaalada-qaahira\/","title":{"rendered":"Buug Cusub oo lagu soo Bandhigay Magaalada Qaahira"},"content":{"rendered":"<h4><em>Buug cusub oo loogu magacdaray \u201cHardanka Garbaha Soomaaliya.\u201d\u00a0ayaa lagu soo bandhigay magaalo-madaxda dalka Masar ee Qaahira. Waxaa munaasabadda bandhigga buugga ka soo qayb-galay Xildhibaan Dalxa, madax ka tirsan safaaradda Soomaaliya ee dalka Masar, Jaaliyadda, ururrada ardeyda, aqoonyahanno, bahda qalinlayda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Masar.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Ugu horrayn waxaa madasha ka hadlay Mudane Cabdicasiis Cartan oo ah qoraa cilmi baare \u201c in buuggu yahay buug muhiim ah marka laga fiiriyo dhinaca mowduucyada uu ka warramayo.\u201d Isagoo hadalkiisa sii wata wuxuu Cartan ku tiraabay \u201c buugga Dr.Ashkir uu daabacay waa mid kugu qasbaya hal fadhi oo qura in aad ku dhamayso akhrintiisa, waa buug uu si farshaxannimo leh uu u qoray.\u201d<\/em><\/h4>\n<h4><em>Waxaa madasha sidoo kale ka hadlay Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ah aqoonyahan si xeeldheernimo ah u yaqaan afka Carabiga. Xildhibaanku wuxuu aad u taageeray in Dr.Ashkir isagoo masuul ah; misana marnaba aanu sii dayn qalinka iyo wax qoriddaba.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Sidoo kale waxaa iyana madasha ka hadlay Maxamuud Gowgole u-qaabilsanaha dhaqanka ee safaaradda Soomaaliya ee Masar, Liibaan Deni, madaxa ururka ardayda Soomaaliyeed ee dalka Masar.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Buugga ayaa waxaa qoray Dr. Cabdifitaax Nuur Axmed (Ashkir) oo ah qoraa Soomaaliyeed. Wuxuuna ku qoran yahay afka Carabiga.\u00a0<\/em><em>Buugga cusub ee uu qoray Dr. Ashkir ayaa ka kooban saddex cutub oo kan ugu horreeya uu yahay faallo-siyaasadeed ku aaddan isbaddallada lixaadka leh ee dalka Soomaaliya iyo geeska Afrikaba ka socda. Halka cutubka labaad ee buuggu uu ka hadlayo dhaqanka.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Qoraagga buugga oo ah aqoonyahan daneeya dhaqanka ayaa kaga warramay buugiisa dhawr mowduuc oo ay ka mid yihiin : Ilaaliyaasha afka Soomaaliga iyo mid kaloo uu ugu magac-daray \u201c Gambool.. halgamaa Soomaaliyeed oo runta sheeg ahaa.\u201d<\/em><\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-4919\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/153145155_482090859485080_8192525606915754796_n-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/153145155_482090859485080_8192525606915754796_n-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/153145155_482090859485080_8192525606915754796_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/153145155_482090859485080_8192525606915754796_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/153145155_482090859485080_8192525606915754796_n-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/153145155_482090859485080_8192525606915754796_n-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/153145155_482090859485080_8192525606915754796_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/153145155_482090859485080_8192525606915754796_n-1068x713.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/153145155_482090859485080_8192525606915754796_n-630x420.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/153145155_482090859485080_8192525606915754796_n-1259x840.jpg 1259w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/153145155_482090859485080_8192525606915754796_n.jpg 1283w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-4918\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152726381_342100473731963_4178748706654414965_n-1024x540.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"367\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152726381_342100473731963_4178748706654414965_n-1024x540.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152726381_342100473731963_4178748706654414965_n-300x158.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152726381_342100473731963_4178748706654414965_n-768x405.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152726381_342100473731963_4178748706654414965_n-150x79.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152726381_342100473731963_4178748706654414965_n-600x317.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152726381_342100473731963_4178748706654414965_n-696x367.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152726381_342100473731963_4178748706654414965_n-1068x564.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152726381_342100473731963_4178748706654414965_n-796x420.jpg 796w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152726381_342100473731963_4178748706654414965_n.jpg 1279w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Buug cusub oo loogu magacdaray \u201cHardanka Garbaha Soomaaliya.\u201d\u00a0ayaa lagu soo bandhigay magaalo-madaxda dalka Masar ee Qaahira. Waxaa munaasabadda bandhigga buugga ka soo qayb-galay Xildhibaan Dalxa, madax ka tirsan safaaradda Soomaaliya ee dalka Masar, Jaaliyadda, ururrada ardeyda, aqoonyahanno, bahda qalinlayda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Masar. Ugu horrayn waxaa madasha ka hadlay Mudane Cabdicasiis Cartan oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":4919,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[32,17,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Buug Cusub oo lagu soo Bandhigay Magaalada Qaahira - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/buug-cusub-oo-lagu-soo-bandhigay-magaalada-qaahira\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Buug Cusub oo lagu soo Bandhigay Magaalada Qaahira - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Buug cusub oo loogu magacdaray \u201cHardanka Garbaha Soomaaliya.\u201d\u00a0ayaa lagu soo bandhigay magaalo-madaxda dalka Masar ee Qaahira. Waxaa munaasabadda bandhigga buugga ka soo qayb-galay Xildhibaan Dalxa, madax ka tirsan safaaradda Soomaaliya ee dalka Masar, Jaaliyadda, ururrada ardeyda, aqoonyahanno, bahda qalinlayda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Masar. Ugu horrayn waxaa madasha ka hadlay Mudane Cabdicasiis Cartan oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/buug-cusub-oo-lagu-soo-bandhigay-magaalada-qaahira\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-26T05:04:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-02-26T05:24:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/153145155_482090859485080_8192525606915754796_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1283\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"856\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/buug-cusub-oo-lagu-soo-bandhigay-magaalada-qaahira\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/buug-cusub-oo-lagu-soo-bandhigay-magaalada-qaahira\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Buug Cusub oo lagu soo Bandhigay Magaalada Qaahira\",\"datePublished\":\"2021-02-26T05:04:34+00:00\",\"dateModified\":\"2021-02-26T05:24:35+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/buug-cusub-oo-lagu-soo-bandhigay-magaalada-qaahira\/\"},\"wordCount\":276,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Dhacdooyin Cusub\",\"Featured\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/buug-cusub-oo-lagu-soo-bandhigay-magaalada-qaahira\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/buug-cusub-oo-lagu-soo-bandhigay-magaalada-qaahira\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/buug-cusub-oo-lagu-soo-bandhigay-magaalada-qaahira\/\",\"name\":\"Buug Cusub oo lagu soo Bandhigay Magaalada Qaahira - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2021-02-26T05:04:34+00:00\",\"dateModified\":\"2021-02-26T05:24:35+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/buug-cusub-oo-lagu-soo-bandhigay-magaalada-qaahira\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/buug-cusub-oo-lagu-soo-bandhigay-magaalada-qaahira\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/buug-cusub-oo-lagu-soo-bandhigay-magaalada-qaahira\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Buug Cusub oo lagu soo Bandhigay Magaalada Qaahira\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Buug Cusub oo lagu soo Bandhigay Magaalada Qaahira - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/buug-cusub-oo-lagu-soo-bandhigay-magaalada-qaahira\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Buug Cusub oo lagu soo Bandhigay Magaalada Qaahira - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Buug cusub oo loogu magacdaray \u201cHardanka Garbaha Soomaaliya.\u201d\u00a0ayaa lagu soo bandhigay magaalo-madaxda dalka Masar ee Qaahira. Waxaa munaasabadda bandhigga buugga ka soo qayb-galay Xildhibaan Dalxa, madax ka tirsan safaaradda Soomaaliya ee dalka Masar, Jaaliyadda, ururrada ardeyda, aqoonyahanno, bahda qalinlayda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Masar. Ugu horrayn waxaa madasha ka hadlay Mudane Cabdicasiis Cartan oo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/buug-cusub-oo-lagu-soo-bandhigay-magaalada-qaahira\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2021-02-26T05:04:34+00:00","article_modified_time":"2021-02-26T05:24:35+00:00","og_image":[{"width":1283,"height":856,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/153145155_482090859485080_8192525606915754796_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/buug-cusub-oo-lagu-soo-bandhigay-magaalada-qaahira\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/buug-cusub-oo-lagu-soo-bandhigay-magaalada-qaahira\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Buug Cusub oo lagu soo Bandhigay Magaalada Qaahira","datePublished":"2021-02-26T05:04:34+00:00","dateModified":"2021-02-26T05:24:35+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/buug-cusub-oo-lagu-soo-bandhigay-magaalada-qaahira\/"},"wordCount":276,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Dhacdooyin Cusub","Featured","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/buug-cusub-oo-lagu-soo-bandhigay-magaalada-qaahira\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/buug-cusub-oo-lagu-soo-bandhigay-magaalada-qaahira\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/buug-cusub-oo-lagu-soo-bandhigay-magaalada-qaahira\/","name":"Buug Cusub oo lagu soo Bandhigay Magaalada Qaahira - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2021-02-26T05:04:34+00:00","dateModified":"2021-02-26T05:24:35+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/buug-cusub-oo-lagu-soo-bandhigay-magaalada-qaahira\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/buug-cusub-oo-lagu-soo-bandhigay-magaalada-qaahira\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/buug-cusub-oo-lagu-soo-bandhigay-magaalada-qaahira\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Buug Cusub oo lagu soo Bandhigay Magaalada Qaahira"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4917"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4917"}],"version-history":[{"count":8,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4917\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4928,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4917\/revisions\/4928"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4919"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4917"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4917"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4917"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}