{"id":4906,"date":"2021-02-24T19:50:25","date_gmt":"2021-02-24T16:50:25","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=4906"},"modified":"2021-02-24T19:54:55","modified_gmt":"2021-02-24T16:54:55","slug":"taariikh-kooban-nagruuma-1944-2021","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/taariikh-kooban-nagruuma-1944-2021\/","title":{"rendered":"Taariikh Kooban: Nagruuma 1944-2021"},"content":{"rendered":"<h4>\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 <em><strong>\u00a0***<\/strong><\/em><br \/>\n<em><strong>Shicibyahow wanaagsani walalayaalow<\/strong><\/em><br \/>\n<em><strong>wadankiisa u shaqeeyaa walaalayaalow<\/strong><\/em><br \/>\n<em><strong>wadajir bey laba gamcood wax ku qaban<\/strong><\/em><br \/>\n<em><strong>karaane, aan is weheshano walaalayaal<\/strong><\/em><br \/>\n<em><strong>aan wada jirno walaalayaal<\/strong><\/em><br \/>\n<em><strong>\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0***<\/strong><\/em><\/h4>\n<h4><em>Faadumo C<\/em>ali Jaamac (Nakruuma) waxay dhalatay qiyaastii 1944-kii, magaalada Dhusamareeb. Waxay sannadkii 1963dii ku biirtay xoogga dalka Soomaliyeed, iyadoo kalkaaliso ah.<\/h4>\n<h4>Fanka waxay soo gashay sannadkii 1964dii. Waxay ka mid ahayd, Faadumo-Nagruuma, laba iyo tobankii gabdhood ee lagu asaasay Kooxda Waabari. Riwaayaddii ugu horraysay ay Faaduumo dhigtay waxay ahayd, &#8220;Maanta iyo Fadhi aa!\u201d.<\/h4>\n<h4>Riwaayadda waxaa lahaa abwaankii weynaa, Rabbi haw naxariistee, Cismaan Aadan Askari. Nagruuma riwaayaddaas waxay ka qaadday laba heesood. Midi waa heesta caanka ah ee \u201cShicibyahow Wanaagsani\u201d. Heestu waxay noqotay, hees caan ah, hees bulsheed, hees ay Faadumo caan ku noqotay. Heesta waxaa laxameeyay Cabdulqaadir Muuse.<\/h4>\n<h4>Faadumo Nagruuma waxay qaadday heesta \u201cDhulka Meesha Doogge leh\u201d ee uu lahaa Maxamuud Cabdullaahi Ciise \u201cSangub\u201d. Waxay kaga tartantay dabbaaldeggii Nayjeeriya, 1977dii. Waxay wada tartameen Miriam Makeba.<\/h4>\n<h4>Riwaayadihii ugu caansanaa ee Faadumo Nagruuma lagu xasuusto, waxaa ka mid ah:<br \/>\n\u2022 Maanta iyo Fadhi aa!, Wed Iyo Wacad. Ama waa lay Dooran ama Daadku i Qaad. Waxaa allifay abwaanka weyn, Alle haw naxariistee, Cismaan Aadan Askari.<br \/>\n\u2022 Gashaanqaad Illaah Ma Xilo. Riwaayadda waxaa ellifay, abwaan Cali Diiriye \u201cCali Gaab\u201d.<br \/>\n\u2022 Ciidanka Illaahay ha Ciseeyo. Waxaa wada allifay Meecaad Miigane iyo Dafe.<br \/>\n\u2022 Dan Layguma Naco. Waxaa allifay abwaan Cismaan Daroog.<br \/>\n\u2022 Aabbahay ka Samree Adiga Awgaa. Waxaa allifay Maxamed Cali Kaariye.<br \/>\n\u2022 Hablayahow Hadmaad Guursan Doontaan. Waxaa allifay, abwaan Maxmuud Cismaan Dukaale.<br \/>\n\u2022 Wiil iyo Waalid kala war la&#8217;. Waxaa allifay abwaan Axmedey Gaashan.<br \/>\n\u2022 Qabyo. Waxaa allifay, Maxamuud Cabdullaahi Ciise \u201cSangub\u201d.<\/h4>\n<h4>Macallinkeeda Masri ahaa, korneel ahaa baa arkay in ay aad u xafidi ogtahay, darsiguu siiyo. Wuxuu ku yiri: \u201chaddaad jaamacad ka bixi lahayd, sida Kiwaama Nagruuma ayaad shahaadooyin badan qaadan lahayd. Halkaas bay naanaysta Nagruuma ka raacday.<\/h4>\n<h4>Faadumo Cali Jaamac \u201cNagruuma\u201d waxay 21\/2\/2021, ku geeriyootay magaalada Muqdisho. Eebbe haw naxariisto, xabaasha haw nuuriyo.<br \/>\n<em><strong>AGA\/Muqdisho<\/strong><\/em><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0*** Shicibyahow wanaagsani walalayaalow wadankiisa u shaqeeyaa walaalayaalow wadajir bey laba gamcood wax ku qaban karaane, aan is weheshano walaalayaal aan wada jirno walaalayaal \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0*** Faadumo Cali Jaamac (Nakruuma) waxay dhalatay qiyaastii 1944-kii, magaalada Dhusamareeb. Waxay sannadkii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":4907,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[32,17,24],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Taariikh Kooban: Nagruuma 1944-2021 - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/taariikh-kooban-nagruuma-1944-2021\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taariikh Kooban: Nagruuma 1944-2021 - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0*** Shicibyahow wanaagsani walalayaalow wadankiisa u shaqeeyaa walaalayaalow wadajir bey laba gamcood wax ku qaban karaane, aan is weheshano walaalayaal aan wada jirno walaalayaal \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0*** Faadumo Cali Jaamac (Nakruuma) waxay dhalatay qiyaastii 1944-kii, magaalada Dhusamareeb. Waxay sannadkii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/taariikh-kooban-nagruuma-1944-2021\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-24T16:50:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-02-24T16:54:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/153854671_739400576970169_7168878007047963321_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"809\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/taariikh-kooban-nagruuma-1944-2021\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/taariikh-kooban-nagruuma-1944-2021\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Taariikh Kooban: Nagruuma 1944-2021\",\"datePublished\":\"2021-02-24T16:50:25+00:00\",\"dateModified\":\"2021-02-24T16:54:55+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/taariikh-kooban-nagruuma-1944-2021\/\"},\"wordCount\":312,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Dhacdooyin Cusub\",\"Featured\",\"Xulka Maqaallada\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/taariikh-kooban-nagruuma-1944-2021\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/taariikh-kooban-nagruuma-1944-2021\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/taariikh-kooban-nagruuma-1944-2021\/\",\"name\":\"Taariikh Kooban: Nagruuma 1944-2021 - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2021-02-24T16:50:25+00:00\",\"dateModified\":\"2021-02-24T16:54:55+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/taariikh-kooban-nagruuma-1944-2021\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/taariikh-kooban-nagruuma-1944-2021\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/taariikh-kooban-nagruuma-1944-2021\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Taariikh Kooban: Nagruuma 1944-2021\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taariikh Kooban: Nagruuma 1944-2021 - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/taariikh-kooban-nagruuma-1944-2021\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Taariikh Kooban: Nagruuma 1944-2021 - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0*** Shicibyahow wanaagsani walalayaalow wadankiisa u shaqeeyaa walaalayaalow wadajir bey laba gamcood wax ku qaban karaane, aan is weheshano walaalayaal aan wada jirno walaalayaal \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0*** Faadumo Cali Jaamac (Nakruuma) waxay dhalatay qiyaastii 1944-kii, magaalada Dhusamareeb. Waxay sannadkii [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/taariikh-kooban-nagruuma-1944-2021\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2021-02-24T16:50:25+00:00","article_modified_time":"2021-02-24T16:54:55+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":809,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/153854671_739400576970169_7168878007047963321_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/taariikh-kooban-nagruuma-1944-2021\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/taariikh-kooban-nagruuma-1944-2021\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Taariikh Kooban: Nagruuma 1944-2021","datePublished":"2021-02-24T16:50:25+00:00","dateModified":"2021-02-24T16:54:55+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/taariikh-kooban-nagruuma-1944-2021\/"},"wordCount":312,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Dhacdooyin Cusub","Featured","Xulka Maqaallada"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/taariikh-kooban-nagruuma-1944-2021\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/taariikh-kooban-nagruuma-1944-2021\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/taariikh-kooban-nagruuma-1944-2021\/","name":"Taariikh Kooban: Nagruuma 1944-2021 - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2021-02-24T16:50:25+00:00","dateModified":"2021-02-24T16:54:55+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/taariikh-kooban-nagruuma-1944-2021\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/taariikh-kooban-nagruuma-1944-2021\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/taariikh-kooban-nagruuma-1944-2021\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Taariikh Kooban: Nagruuma 1944-2021"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4906"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4906"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4906\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4910,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4906\/revisions\/4910"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4907"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4906"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4906"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4906"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}