{"id":4835,"date":"2021-02-22T15:26:18","date_gmt":"2021-02-22T12:26:18","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=4835"},"modified":"2021-02-23T12:20:37","modified_gmt":"2021-02-23T09:20:37","slug":"madaxweyne-ismaaciil-cumar-geelle-oo-khudbad-taariikhi-ah-ka-jeediyay-xuskii-maalinta-afka-hooyo-ee-ka-dhacay-jabuuti","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweyne-ismaaciil-cumar-geelle-oo-khudbad-taariikhi-ah-ka-jeediyay-xuskii-maalinta-afka-hooyo-ee-ka-dhacay-jabuuti\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo Khudbad Taariikhi ah ka Jeediyay Xuskii Maalinta Afka Hooyo ee lagu qabtay Jabuuti"},"content":{"rendered":"<h4>Xaflad aad u ballaaran oo lagu maamuusayay xuska maalinta caalamiga ah ee afka hooyo, ayna si wadajir ah u qaban-qaabiyen Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) iyo naadiga Somali Pen oo kaashanaya Wasaaradda Dhaqanka ee dalka Jabuuti ayaa shalay oo ku beegneyd 21\/2\/2021 waxaa lagu qabtay qasriga dadweynaha ee wadanka Jabuuti.<\/h4>\n<h4>Munaasabaddii xafladdaasi oo si ballaaran loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qeyb-galay Madaxweynaha Jabuuti, Ra\u2019iisul Wasaaraha, Guddoomiyaha Baarlamaanka, Wasiirro, Xildhibaanno, Safiiirro, Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AGA, madaxda Somali Pen, aqoonyahanno, ehelada afka iyo dhaqanka, qorayaal iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay munaasabaddaasi.<\/h4>\n<h4>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax oo khudabad qimo badan ka soo jeediyay munaasabaddaasi ayaa si cilmiyaysan uga hadlay sida uu ku yimid xuska maalinta afka hooyo, waxaana uu caddeeyay in maalintaan ay tahay maalin caalami ah oo Qaramada Midoobay ay u aqoonsatay sannad walba marka la gaaro 21 Febraayo in la xuso maalin u gaar ah Afka Hooyo.<\/h4>\n<h4>\u201cXafladda aan halkaan u joogno ka sakow, waxaa kuwo la mid ah ay ka socdaan magaalooyinka Geeska Afrika iyo wadamada ay ku nool yihiin Soomaalida qurbaha ku dhaqan, waxaana xusaskaasi hogaaminaya wakiilada Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga iyo Somali Pen oo iskaashanaya, sannad walba waxaa caado ah in la qaato hal-ku-dheg midaysan, sidaasi daraadeed waxaa sannadkaan la doortay in la isla qaato<strong> \u201cAfkaagu waa Aqoonsigaaga iyo Astaantaada\u201d<\/strong>, kaasi oo gudaha iyo dibadda si isku mid ah looga qaatay\u201d ayuu yir Dr. Afrax oo sheegay intii ay suuxsaneyd Somali Pen in ay hawshaasi calankeeda ay soo wadey Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga.<\/h4>\n<h4>Guddoomiyaha AGA oo hadalkiisa sii wata ayaa iftiimiayay AGA iyo Somali Pen in ay ka go\u2019an tahay daryeelka, ilaalinta iyo hiilka Afka Soomaaliga iyo hal-abuurkiisa, waxaana uu si mug leh ugu mahad-celiyay Madaxweynaha Jabuuti oo har iyo habeen hiil u ah afka, dhaqanka, aqoonta iyo horumarka bulshada, isaga oo hoosta ka xariiqay iftiinkii 15 sanno ka hor ka siraadmay Jabuuti in aanu marnaba dib u noqon doonin, isla markaana aaney jirin cid celin karta.<\/h4>\n<h4>Wasiirka Diinta, Awqaafta iyo Dhaqanka Jabuuti Md, Muumin Xasan Barre oo xafladdaasi ka hadlay ayaa sheegay in Madaxweynaha Jabuuti uu wax badan oo aan la iloobi karin uu ka qabtay arimaha afka iyo dhaqanka, waxaana uu tibaaxay in ay taasi marqaati u tahay sida ay Jabuuti xarun ugu noqtay dhaqanka wadamada Bariga Afrika, isaga oo ku cel-celiyay Wasaaradiisu in ay mudnaanta koowaad siinayso horumarinta Afka hooyo.<\/h4>\n<h4>Madaxweynaha Jabuuti Md, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa gaba-gabadii xafladdaasi ka soo jeediyay khudbad dhinacyo kala duwan taabanaysay, waxaana uu ugu horeyntii sheegay in uu soo dhaweynayo martida ka qeyb-galaysa xuskaas ee ku taqasustay afka, dhaqanka iyo hal-abuurka, isaga oo intaasi ku darey in uu ummadda oo dhan uu ugu hambalyeynayo xuska 21 Febraayo oo ku astaysan maalinta caalamiga ah ee afka hooyo.<\/h4>\n<h4>\u201cAfka hooyo waxa uu ka tarjumaa jiritaanka qofka, xaqiiqdana waxaa sharaf ugu filan in lagu magac darey afkii hooyo, afku waa astaanteena, sidaasi daraadeed waa in aan siinaa qiimaha iyo muhiimdda uu leeyahay\u201d ayuu yiri Madaxweyne Geelle oo ku boorriyay ummadda reer Jabuuti in ay kordhiyaan xoojinta afafkooda hooyo.<\/h4>\n<h4>\u00a0Munaasabaddaasi ayaa intii ay socotay waxaa lagu soo bandhiggay suugaan kala duwan iyo bandhig buugeed aad u soo jiitay dadkii ka qeyb-galay xafladdaasi, iyada oo gaba-gabadii xafladdaasi abaal-marinno kala duwan lagu guddoonsiiyay dhallinyaro ku tartamayay muhiimada uu leeyahay afka hooyo.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-4859\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/153837036_263418288708818_1850868868177512613_n-1024x593.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"403\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/153837036_263418288708818_1850868868177512613_n-1024x593.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/153837036_263418288708818_1850868868177512613_n-300x174.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/153837036_263418288708818_1850868868177512613_n-768x444.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/153837036_263418288708818_1850868868177512613_n-150x87.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/153837036_263418288708818_1850868868177512613_n-600x347.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/153837036_263418288708818_1850868868177512613_n-696x403.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/153837036_263418288708818_1850868868177512613_n-1068x618.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/153837036_263418288708818_1850868868177512613_n-726x420.jpg 726w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/153837036_263418288708818_1850868868177512613_n.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-4850\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152204978_134369175226728_2294319179147687681_n-1024x605.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"411\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152204978_134369175226728_2294319179147687681_n-1024x605.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152204978_134369175226728_2294319179147687681_n-300x177.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152204978_134369175226728_2294319179147687681_n-768x454.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152204978_134369175226728_2294319179147687681_n-150x89.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152204978_134369175226728_2294319179147687681_n-600x355.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152204978_134369175226728_2294319179147687681_n-696x411.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152204978_134369175226728_2294319179147687681_n-1068x631.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152204978_134369175226728_2294319179147687681_n-711x420.jpg 711w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152204978_134369175226728_2294319179147687681_n.jpg 1284w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-4852\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152414874_193121802604979_7101143807865678219_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"540\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152414874_193121802604979_7101143807865678219_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152414874_193121802604979_7101143807865678219_n-300x169.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152414874_193121802604979_7101143807865678219_n-768x432.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152414874_193121802604979_7101143807865678219_n-150x84.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152414874_193121802604979_7101143807865678219_n-600x338.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152414874_193121802604979_7101143807865678219_n-696x392.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152414874_193121802604979_7101143807865678219_n-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-4839\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152888768_738333896868655_7717292999585296423_n-1024x589.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"400\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152888768_738333896868655_7717292999585296423_n-1024x589.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152888768_738333896868655_7717292999585296423_n-300x173.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152888768_738333896868655_7717292999585296423_n-768x442.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152888768_738333896868655_7717292999585296423_n-150x86.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152888768_738333896868655_7717292999585296423_n-600x345.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152888768_738333896868655_7717292999585296423_n-696x401.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152888768_738333896868655_7717292999585296423_n-1068x615.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152888768_738333896868655_7717292999585296423_n-730x420.jpg 730w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152888768_738333896868655_7717292999585296423_n.jpg 1284w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-4848\" style=\"line-height: 1.74;\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/151779018_135221701731691_9161509692886941210_n.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"284\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/151779018_135221701731691_9161509692886941210_n.jpg 618w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/151779018_135221701731691_9161509692886941210_n-300x138.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/151779018_135221701731691_9161509692886941210_n-150x69.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/151779018_135221701731691_9161509692886941210_n-600x276.jpg 600w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-4847\" style=\"line-height: 1.74;\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/151662500_1346013505753648_6996397630631039255_n.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"515\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/151662500_1346013505753648_6996397630631039255_n.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/151662500_1346013505753648_6996397630631039255_n-300x222.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/151662500_1346013505753648_6996397630631039255_n-150x111.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/151662500_1346013505753648_6996397630631039255_n-600x444.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/151662500_1346013505753648_6996397630631039255_n-485x360.jpg 485w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/151662500_1346013505753648_6996397630631039255_n-568x420.jpg 568w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/151662500_1346013505753648_6996397630631039255_n-80x60.jpg 80w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-4841\" style=\"line-height: 1.74;\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/153742948_907345156690522_3653735672127315776_n-1024x637.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"433\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/153742948_907345156690522_3653735672127315776_n-1024x637.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/153742948_907345156690522_3653735672127315776_n-300x187.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/153742948_907345156690522_3653735672127315776_n-768x478.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/153742948_907345156690522_3653735672127315776_n-150x93.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/153742948_907345156690522_3653735672127315776_n-600x373.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/153742948_907345156690522_3653735672127315776_n-696x433.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/153742948_907345156690522_3653735672127315776_n-1068x664.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/153742948_907345156690522_3653735672127315776_n-675x420.jpg 675w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/153742948_907345156690522_3653735672127315776_n-356x220.jpg 356w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/153742948_907345156690522_3653735672127315776_n.jpg 1143w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-4845\" style=\"line-height: 1.74;\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/151608445_131525892197439_8755299124748916685_n.jpg\" alt=\"\" width=\"951\" height=\"577\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/151608445_131525892197439_8755299124748916685_n.jpg 951w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/151608445_131525892197439_8755299124748916685_n-300x182.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/151608445_131525892197439_8755299124748916685_n-768x466.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/151608445_131525892197439_8755299124748916685_n-150x91.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/151608445_131525892197439_8755299124748916685_n-600x364.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/151608445_131525892197439_8755299124748916685_n-696x422.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/151608445_131525892197439_8755299124748916685_n-692x420.jpg 692w\" sizes=\"(max-width: 951px) 100vw, 951px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-4846\" style=\"line-height: 1.74;\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/151622988_425201838555757_2322258927076298237_n-1024x621.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"422\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/151622988_425201838555757_2322258927076298237_n-1024x621.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/151622988_425201838555757_2322258927076298237_n-300x182.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/151622988_425201838555757_2322258927076298237_n-768x466.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/151622988_425201838555757_2322258927076298237_n-150x91.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/151622988_425201838555757_2322258927076298237_n-600x364.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/151622988_425201838555757_2322258927076298237_n-696x422.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/151622988_425201838555757_2322258927076298237_n-1068x648.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/151622988_425201838555757_2322258927076298237_n-692x420.jpg 692w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/151622988_425201838555757_2322258927076298237_n.jpg 1282w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-4844\" style=\"line-height: 1.74;\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/151512315_915786069180662_6083713658388591802_n-1024x636.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"432\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/151512315_915786069180662_6083713658388591802_n-1024x636.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/151512315_915786069180662_6083713658388591802_n-300x186.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/151512315_915786069180662_6083713658388591802_n-768x477.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/151512315_915786069180662_6083713658388591802_n-150x93.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/151512315_915786069180662_6083713658388591802_n-600x373.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/151512315_915786069180662_6083713658388591802_n-696x432.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/151512315_915786069180662_6083713658388591802_n-1068x664.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/151512315_915786069180662_6083713658388591802_n-676x420.jpg 676w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/151512315_915786069180662_6083713658388591802_n-356x220.jpg 356w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/151512315_915786069180662_6083713658388591802_n.jpg 1178w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-4840\" style=\"line-height: 1.74;\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152988044_2915585455426058_9096056366312197653_n-1024x591.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"402\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152988044_2915585455426058_9096056366312197653_n-1024x591.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152988044_2915585455426058_9096056366312197653_n-300x173.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152988044_2915585455426058_9096056366312197653_n-768x443.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152988044_2915585455426058_9096056366312197653_n-150x87.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152988044_2915585455426058_9096056366312197653_n-600x346.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152988044_2915585455426058_9096056366312197653_n-696x402.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152988044_2915585455426058_9096056366312197653_n-1068x616.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152988044_2915585455426058_9096056366312197653_n-728x420.jpg 728w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152988044_2915585455426058_9096056366312197653_n.jpg 1282w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-4838\" style=\"line-height: 1.74;\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152863895_892694688189877_1777647870591834875_n-1024x622.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"423\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152863895_892694688189877_1777647870591834875_n-1024x622.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152863895_892694688189877_1777647870591834875_n-300x182.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152863895_892694688189877_1777647870591834875_n-768x467.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152863895_892694688189877_1777647870591834875_n-150x91.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152863895_892694688189877_1777647870591834875_n-600x364.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152863895_892694688189877_1777647870591834875_n-696x423.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152863895_892694688189877_1777647870591834875_n-1068x649.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152863895_892694688189877_1777647870591834875_n-691x420.jpg 691w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152863895_892694688189877_1777647870591834875_n.jpg 1284w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-4836\" style=\"line-height: 1.74;\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152698471_1362336207433168_4282026147635587629_n-1024x467.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"317\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152698471_1362336207433168_4282026147635587629_n-1024x467.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152698471_1362336207433168_4282026147635587629_n-300x137.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152698471_1362336207433168_4282026147635587629_n-768x351.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152698471_1362336207433168_4282026147635587629_n-150x68.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152698471_1362336207433168_4282026147635587629_n-600x274.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152698471_1362336207433168_4282026147635587629_n-696x318.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152698471_1362336207433168_4282026147635587629_n-1068x487.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152698471_1362336207433168_4282026147635587629_n-920x420.jpg 920w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152698471_1362336207433168_4282026147635587629_n.jpg 1284w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xaflad aad u ballaaran oo lagu maamuusayay xuska maalinta caalamiga ah ee afka hooyo, ayna si wadajir ah u qaban-qaabiyen Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) iyo naadiga Somali Pen oo kaashanaya Wasaaradda Dhaqanka ee dalka Jabuuti ayaa shalay oo ku beegneyd 21\/2\/2021 waxaa lagu qabtay qasriga dadweynaha ee wadanka Jabuuti. Munaasabaddii xafladdaasi oo si ballaaran loo soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":4850,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[32,17,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo Khudbad Taariikhi ah ka Jeediyay Xuskii Maalinta Afka Hooyo ee lagu qabtay Jabuuti - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweyne-ismaaciil-cumar-geelle-oo-khudbad-taariikhi-ah-ka-jeediyay-xuskii-maalinta-afka-hooyo-ee-ka-dhacay-jabuuti\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo Khudbad Taariikhi ah ka Jeediyay Xuskii Maalinta Afka Hooyo ee lagu qabtay Jabuuti - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xaflad aad u ballaaran oo lagu maamuusayay xuska maalinta caalamiga ah ee afka hooyo, ayna si wadajir ah u qaban-qaabiyen Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) iyo naadiga Somali Pen oo kaashanaya Wasaaradda Dhaqanka ee dalka Jabuuti ayaa shalay oo ku beegneyd 21\/2\/2021 waxaa lagu qabtay qasriga dadweynaha ee wadanka Jabuuti. Munaasabaddii xafladdaasi oo si ballaaran loo soo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweyne-ismaaciil-cumar-geelle-oo-khudbad-taariikhi-ah-ka-jeediyay-xuskii-maalinta-afka-hooyo-ee-ka-dhacay-jabuuti\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-22T12:26:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-02-23T09:20:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152204978_134369175226728_2294319179147687681_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1284\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"759\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweyne-ismaaciil-cumar-geelle-oo-khudbad-taariikhi-ah-ka-jeediyay-xuskii-maalinta-afka-hooyo-ee-ka-dhacay-jabuuti\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweyne-ismaaciil-cumar-geelle-oo-khudbad-taariikhi-ah-ka-jeediyay-xuskii-maalinta-afka-hooyo-ee-ka-dhacay-jabuuti\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo Khudbad Taariikhi ah ka Jeediyay Xuskii Maalinta Afka Hooyo ee lagu qabtay Jabuuti\",\"datePublished\":\"2021-02-22T12:26:18+00:00\",\"dateModified\":\"2021-02-23T09:20:37+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweyne-ismaaciil-cumar-geelle-oo-khudbad-taariikhi-ah-ka-jeediyay-xuskii-maalinta-afka-hooyo-ee-ka-dhacay-jabuuti\/\"},\"wordCount\":553,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Dhacdooyin Cusub\",\"Featured\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweyne-ismaaciil-cumar-geelle-oo-khudbad-taariikhi-ah-ka-jeediyay-xuskii-maalinta-afka-hooyo-ee-ka-dhacay-jabuuti\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweyne-ismaaciil-cumar-geelle-oo-khudbad-taariikhi-ah-ka-jeediyay-xuskii-maalinta-afka-hooyo-ee-ka-dhacay-jabuuti\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweyne-ismaaciil-cumar-geelle-oo-khudbad-taariikhi-ah-ka-jeediyay-xuskii-maalinta-afka-hooyo-ee-ka-dhacay-jabuuti\/\",\"name\":\"Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo Khudbad Taariikhi ah ka Jeediyay Xuskii Maalinta Afka Hooyo ee lagu qabtay Jabuuti - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2021-02-22T12:26:18+00:00\",\"dateModified\":\"2021-02-23T09:20:37+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweyne-ismaaciil-cumar-geelle-oo-khudbad-taariikhi-ah-ka-jeediyay-xuskii-maalinta-afka-hooyo-ee-ka-dhacay-jabuuti\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweyne-ismaaciil-cumar-geelle-oo-khudbad-taariikhi-ah-ka-jeediyay-xuskii-maalinta-afka-hooyo-ee-ka-dhacay-jabuuti\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweyne-ismaaciil-cumar-geelle-oo-khudbad-taariikhi-ah-ka-jeediyay-xuskii-maalinta-afka-hooyo-ee-ka-dhacay-jabuuti\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo Khudbad Taariikhi ah ka Jeediyay Xuskii Maalinta Afka Hooyo ee lagu qabtay Jabuuti\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo Khudbad Taariikhi ah ka Jeediyay Xuskii Maalinta Afka Hooyo ee lagu qabtay Jabuuti - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweyne-ismaaciil-cumar-geelle-oo-khudbad-taariikhi-ah-ka-jeediyay-xuskii-maalinta-afka-hooyo-ee-ka-dhacay-jabuuti\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo Khudbad Taariikhi ah ka Jeediyay Xuskii Maalinta Afka Hooyo ee lagu qabtay Jabuuti - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Xaflad aad u ballaaran oo lagu maamuusayay xuska maalinta caalamiga ah ee afka hooyo, ayna si wadajir ah u qaban-qaabiyen Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) iyo naadiga Somali Pen oo kaashanaya Wasaaradda Dhaqanka ee dalka Jabuuti ayaa shalay oo ku beegneyd 21\/2\/2021 waxaa lagu qabtay qasriga dadweynaha ee wadanka Jabuuti. Munaasabaddii xafladdaasi oo si ballaaran loo soo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweyne-ismaaciil-cumar-geelle-oo-khudbad-taariikhi-ah-ka-jeediyay-xuskii-maalinta-afka-hooyo-ee-ka-dhacay-jabuuti\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2021-02-22T12:26:18+00:00","article_modified_time":"2021-02-23T09:20:37+00:00","og_image":[{"width":1284,"height":759,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152204978_134369175226728_2294319179147687681_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweyne-ismaaciil-cumar-geelle-oo-khudbad-taariikhi-ah-ka-jeediyay-xuskii-maalinta-afka-hooyo-ee-ka-dhacay-jabuuti\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweyne-ismaaciil-cumar-geelle-oo-khudbad-taariikhi-ah-ka-jeediyay-xuskii-maalinta-afka-hooyo-ee-ka-dhacay-jabuuti\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo Khudbad Taariikhi ah ka Jeediyay Xuskii Maalinta Afka Hooyo ee lagu qabtay Jabuuti","datePublished":"2021-02-22T12:26:18+00:00","dateModified":"2021-02-23T09:20:37+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweyne-ismaaciil-cumar-geelle-oo-khudbad-taariikhi-ah-ka-jeediyay-xuskii-maalinta-afka-hooyo-ee-ka-dhacay-jabuuti\/"},"wordCount":553,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Dhacdooyin Cusub","Featured","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/madaxweyne-ismaaciil-cumar-geelle-oo-khudbad-taariikhi-ah-ka-jeediyay-xuskii-maalinta-afka-hooyo-ee-ka-dhacay-jabuuti\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweyne-ismaaciil-cumar-geelle-oo-khudbad-taariikhi-ah-ka-jeediyay-xuskii-maalinta-afka-hooyo-ee-ka-dhacay-jabuuti\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweyne-ismaaciil-cumar-geelle-oo-khudbad-taariikhi-ah-ka-jeediyay-xuskii-maalinta-afka-hooyo-ee-ka-dhacay-jabuuti\/","name":"Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo Khudbad Taariikhi ah ka Jeediyay Xuskii Maalinta Afka Hooyo ee lagu qabtay Jabuuti - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2021-02-22T12:26:18+00:00","dateModified":"2021-02-23T09:20:37+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweyne-ismaaciil-cumar-geelle-oo-khudbad-taariikhi-ah-ka-jeediyay-xuskii-maalinta-afka-hooyo-ee-ka-dhacay-jabuuti\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/madaxweyne-ismaaciil-cumar-geelle-oo-khudbad-taariikhi-ah-ka-jeediyay-xuskii-maalinta-afka-hooyo-ee-ka-dhacay-jabuuti\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweyne-ismaaciil-cumar-geelle-oo-khudbad-taariikhi-ah-ka-jeediyay-xuskii-maalinta-afka-hooyo-ee-ka-dhacay-jabuuti\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo Khudbad Taariikhi ah ka Jeediyay Xuskii Maalinta Afka Hooyo ee lagu qabtay Jabuuti"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4835"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4835"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4835\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4861,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4835\/revisions\/4861"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4850"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4835"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4835"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4835"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}