{"id":4812,"date":"2021-02-17T23:00:26","date_gmt":"2021-02-17T20:00:26","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=4812"},"modified":"2021-02-17T23:10:01","modified_gmt":"2021-02-17T20:10:01","slug":"dood-cilmiyeed-qayb-ka-ah-taxanaha-xuska-maalinta-afka-hooyo-oo-lagu-qabtay-magaalada-jabuuti","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/dood-cilmiyeed-qayb-ka-ah-taxanaha-xuska-maalinta-afka-hooyo-oo-lagu-qabtay-magaalada-jabuuti\/","title":{"rendered":"Dood-cilmiyeed qayb ka ah Taxanaha Xuska Maalinta Afka Hooyo oo lagu qabtay Magaalada Jabuuti"},"content":{"rendered":"<h4>Maanta oo ku beegan 17\/02\/2021 waxaa magaalada Jabuuti lagu qabtay kulan-aqooneed ku saabsan qiimaha afka hooyo iyo sida ay waajib u tahay in la badbaadiyo. Kulan-aqooneedkaas oo ahaa mid ku salaysan hal-ku-dhegga sannadkan ee ah \u2018<strong><em>Afkaagu waa Aqoonsigaaga iyo ahaantaada\u2019 <\/em><\/strong>qabanqaabadiisa waxaa iska kaashaday Naadiga Pen ee Qalinlyda iyo Hal-abuurka Soomaaliyeed, Akadeemiyada-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) iyo Wasaaradda Arrimaha Islaamka, Dhaqanka iyo Awqaafta ee Jamhuuriyadda Jabuuti.<\/h4>\n<h4>Kulankan oo ay ka soo qayb-galeen qorayaal, aqoonyahanno, suxufiyiin iyo bahda aqoonta waxaa erayo kooban ku furay Guddoomiyaha Naadiga Pen, Xaaji Ismaaciil Xuseen Taani, oo tilmaamay kulankani in uu qayb ka yahay taxanaha barnaamijyada loogu talagalay xuska bisha Afka hooyo.<\/h4>\n<h4>\u00a0Intaa ka dib waxaa hadalka lagu wareejiyey xeeldheereyaashii hormuudka ka ahaa gorfaynta mowduuca dood-cilmiyeedda, kuwaasoo kala ahaa, Dr. Maxamed Daahir Afrax, Danjire Maxamuud Dirir Geeddi, Dr. Aamina Nuux iyo Dr. Nimcaan Cabdillaahi Awrax.<\/h4>\n<h4>Falanqaynta waxaa iba-furay Dr. Maxamed Daahir Afrax, Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga, \u00a0ahna Asaasihii Somali Pen, oo si cilmiyaysan u qeexay ujeedka kulan-cilmiyeedka iyo nuxurka mowduuca ku salaysan hal-ku-dhegga kor ku xusan. Wuxuu ku nuuxnuuxsaday qiimaha afku u leeyahay ummadda iska leh, halista ku soo fool yeelatay AfSoomaaliga iyo baahida loo qabo in loo hawlgalo gurmad ummadeed oo lagu badbaadinayo afkeenna qiimaha badan. \u2018Dhinacyada gurmadkaas xilku ka saaran yahay waxaa kow ka ah dowladaha, maamullada iyo xarumaha waxbarashada ee gayiga Soomaalida guud ahaan\u2019 ayuu yiri Dr. Afrax.<\/h4>\n<h4>Ka dibna waxaa mowduuca si weyn u sii falanqeeyey Danjire Maxamuud Dirir, Dr Amina Nuux iyo Dr Nimccaan Cabdillaahi oo dhammaantood dhinacyo kala duwan ka tilmaamay sida loogu hiillin karo afkeenna hooyo.<\/h4>\n<h4>Ka dib su\u2019aalo iyo jawaabo ay kulanka kaga qayb-galeen dadweynihii madasha fadhiyey, waxaa loo gudbay qaybtii labaad ee kulan-aqooneedka, taasoo ay hormuudka ahaayeen duqey dhaqan-yaqaanno \u00a0ah, kuwaas oo madasha la wadaagey qiimihii afka hooyo ku lahaan jirey bulshada Soomaaliyeed dhaqan-ahaan.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-4818\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/thumbnail_cb4de836-51e4-4580-b148-2e0d8e6340aa-1.jpg\" alt=\"\" width=\"887\" height=\"380\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/thumbnail_cb4de836-51e4-4580-b148-2e0d8e6340aa-1.jpg 887w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/thumbnail_cb4de836-51e4-4580-b148-2e0d8e6340aa-1-300x129.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/thumbnail_cb4de836-51e4-4580-b148-2e0d8e6340aa-1-768x329.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/thumbnail_cb4de836-51e4-4580-b148-2e0d8e6340aa-1-150x64.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/thumbnail_cb4de836-51e4-4580-b148-2e0d8e6340aa-1-600x257.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/thumbnail_cb4de836-51e4-4580-b148-2e0d8e6340aa-1-696x298.jpg 696w\" sizes=\"(max-width: 887px) 100vw, 887px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-4815\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/thumbnail_4f5334c4-7c3b-4a06-bfaf-fb152009789e.jpg\" alt=\"\" width=\"814\" height=\"394\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/thumbnail_4f5334c4-7c3b-4a06-bfaf-fb152009789e.jpg 814w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/thumbnail_4f5334c4-7c3b-4a06-bfaf-fb152009789e-300x145.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/thumbnail_4f5334c4-7c3b-4a06-bfaf-fb152009789e-768x372.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/thumbnail_4f5334c4-7c3b-4a06-bfaf-fb152009789e-150x73.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/thumbnail_4f5334c4-7c3b-4a06-bfaf-fb152009789e-600x290.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/thumbnail_4f5334c4-7c3b-4a06-bfaf-fb152009789e-696x337.jpg 696w\" sizes=\"(max-width: 814px) 100vw, 814px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-4817\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/thumbnail_c6442966-f576-4d97-96a8-d09c53bdd755.jpg\" alt=\"\" width=\"566\" height=\"679\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/thumbnail_c6442966-f576-4d97-96a8-d09c53bdd755.jpg 566w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/thumbnail_c6442966-f576-4d97-96a8-d09c53bdd755-250x300.jpg 250w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/thumbnail_c6442966-f576-4d97-96a8-d09c53bdd755-150x180.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/thumbnail_c6442966-f576-4d97-96a8-d09c53bdd755-300x360.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/thumbnail_c6442966-f576-4d97-96a8-d09c53bdd755-350x420.jpg 350w\" sizes=\"(max-width: 566px) 100vw, 566px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-4814\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/thumbnail_3a62e4ad-1ebd-434f-afb0-7eed9963a686.jpg\" alt=\"\" width=\"462\" height=\"644\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/thumbnail_3a62e4ad-1ebd-434f-afb0-7eed9963a686.jpg 462w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/thumbnail_3a62e4ad-1ebd-434f-afb0-7eed9963a686-215x300.jpg 215w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/thumbnail_3a62e4ad-1ebd-434f-afb0-7eed9963a686-150x209.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/thumbnail_3a62e4ad-1ebd-434f-afb0-7eed9963a686-300x418.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/thumbnail_3a62e4ad-1ebd-434f-afb0-7eed9963a686-301x420.jpg 301w\" sizes=\"(max-width: 462px) 100vw, 462px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-4821\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/thumbnail_90ed89c4-c697-4d39-bf39-ab8287250fc5-1.jpg\" alt=\"\" width=\"587\" height=\"339\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/thumbnail_90ed89c4-c697-4d39-bf39-ab8287250fc5-1.jpg 587w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/thumbnail_90ed89c4-c697-4d39-bf39-ab8287250fc5-1-300x173.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/thumbnail_90ed89c4-c697-4d39-bf39-ab8287250fc5-1-150x87.jpg 150w\" sizes=\"(max-width: 587px) 100vw, 587px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maanta oo ku beegan 17\/02\/2021 waxaa magaalada Jabuuti lagu qabtay kulan-aqooneed ku saabsan qiimaha afka hooyo iyo sida ay waajib u tahay in la badbaadiyo. Kulan-aqooneedkaas oo ahaa mid ku salaysan hal-ku-dhegga sannadkan ee ah \u2018Afkaagu waa Aqoonsigaaga iyo ahaantaada\u2019 qabanqaabadiisa waxaa iska kaashaday Naadiga Pen ee Qalinlyda iyo Hal-abuurka Soomaaliyeed, Akadeemiyada-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":4813,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[32,17,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dood-cilmiyeed qayb ka ah Taxanaha Xuska Maalinta Afka Hooyo oo lagu qabtay Magaalada Jabuuti - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/dood-cilmiyeed-qayb-ka-ah-taxanaha-xuska-maalinta-afka-hooyo-oo-lagu-qabtay-magaalada-jabuuti\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dood-cilmiyeed qayb ka ah Taxanaha Xuska Maalinta Afka Hooyo oo lagu qabtay Magaalada Jabuuti - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maanta oo ku beegan 17\/02\/2021 waxaa magaalada Jabuuti lagu qabtay kulan-aqooneed ku saabsan qiimaha afka hooyo iyo sida ay waajib u tahay in la badbaadiyo. Kulan-aqooneedkaas oo ahaa mid ku salaysan hal-ku-dhegga sannadkan ee ah \u2018Afkaagu waa Aqoonsigaaga iyo ahaantaada\u2019 qabanqaabadiisa waxaa iska kaashaday Naadiga Pen ee Qalinlyda iyo Hal-abuurka Soomaaliyeed, Akadeemiyada-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/dood-cilmiyeed-qayb-ka-ah-taxanaha-xuska-maalinta-afka-hooyo-oo-lagu-qabtay-magaalada-jabuuti\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-17T20:00:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-02-17T20:10:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/thumbnail_cb4de836-51e4-4580-b148-2e0d8e6340aa.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"887\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"380\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dood-cilmiyeed-qayb-ka-ah-taxanaha-xuska-maalinta-afka-hooyo-oo-lagu-qabtay-magaalada-jabuuti\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dood-cilmiyeed-qayb-ka-ah-taxanaha-xuska-maalinta-afka-hooyo-oo-lagu-qabtay-magaalada-jabuuti\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Dood-cilmiyeed qayb ka ah Taxanaha Xuska Maalinta Afka Hooyo oo lagu qabtay Magaalada Jabuuti\",\"datePublished\":\"2021-02-17T20:00:26+00:00\",\"dateModified\":\"2021-02-17T20:10:01+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dood-cilmiyeed-qayb-ka-ah-taxanaha-xuska-maalinta-afka-hooyo-oo-lagu-qabtay-magaalada-jabuuti\/\"},\"wordCount\":308,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Dhacdooyin Cusub\",\"Featured\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/dood-cilmiyeed-qayb-ka-ah-taxanaha-xuska-maalinta-afka-hooyo-oo-lagu-qabtay-magaalada-jabuuti\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dood-cilmiyeed-qayb-ka-ah-taxanaha-xuska-maalinta-afka-hooyo-oo-lagu-qabtay-magaalada-jabuuti\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dood-cilmiyeed-qayb-ka-ah-taxanaha-xuska-maalinta-afka-hooyo-oo-lagu-qabtay-magaalada-jabuuti\/\",\"name\":\"Dood-cilmiyeed qayb ka ah Taxanaha Xuska Maalinta Afka Hooyo oo lagu qabtay Magaalada Jabuuti - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2021-02-17T20:00:26+00:00\",\"dateModified\":\"2021-02-17T20:10:01+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dood-cilmiyeed-qayb-ka-ah-taxanaha-xuska-maalinta-afka-hooyo-oo-lagu-qabtay-magaalada-jabuuti\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/dood-cilmiyeed-qayb-ka-ah-taxanaha-xuska-maalinta-afka-hooyo-oo-lagu-qabtay-magaalada-jabuuti\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dood-cilmiyeed-qayb-ka-ah-taxanaha-xuska-maalinta-afka-hooyo-oo-lagu-qabtay-magaalada-jabuuti\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dood-cilmiyeed qayb ka ah Taxanaha Xuska Maalinta Afka Hooyo oo lagu qabtay Magaalada Jabuuti\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dood-cilmiyeed qayb ka ah Taxanaha Xuska Maalinta Afka Hooyo oo lagu qabtay Magaalada Jabuuti - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/dood-cilmiyeed-qayb-ka-ah-taxanaha-xuska-maalinta-afka-hooyo-oo-lagu-qabtay-magaalada-jabuuti\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dood-cilmiyeed qayb ka ah Taxanaha Xuska Maalinta Afka Hooyo oo lagu qabtay Magaalada Jabuuti - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Maanta oo ku beegan 17\/02\/2021 waxaa magaalada Jabuuti lagu qabtay kulan-aqooneed ku saabsan qiimaha afka hooyo iyo sida ay waajib u tahay in la badbaadiyo. Kulan-aqooneedkaas oo ahaa mid ku salaysan hal-ku-dhegga sannadkan ee ah \u2018Afkaagu waa Aqoonsigaaga iyo ahaantaada\u2019 qabanqaabadiisa waxaa iska kaashaday Naadiga Pen ee Qalinlyda iyo Hal-abuurka Soomaaliyeed, Akadeemiyada-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) iyo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/dood-cilmiyeed-qayb-ka-ah-taxanaha-xuska-maalinta-afka-hooyo-oo-lagu-qabtay-magaalada-jabuuti\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2021-02-17T20:00:26+00:00","article_modified_time":"2021-02-17T20:10:01+00:00","og_image":[{"width":887,"height":380,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/thumbnail_cb4de836-51e4-4580-b148-2e0d8e6340aa.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/dood-cilmiyeed-qayb-ka-ah-taxanaha-xuska-maalinta-afka-hooyo-oo-lagu-qabtay-magaalada-jabuuti\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/dood-cilmiyeed-qayb-ka-ah-taxanaha-xuska-maalinta-afka-hooyo-oo-lagu-qabtay-magaalada-jabuuti\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Dood-cilmiyeed qayb ka ah Taxanaha Xuska Maalinta Afka Hooyo oo lagu qabtay Magaalada Jabuuti","datePublished":"2021-02-17T20:00:26+00:00","dateModified":"2021-02-17T20:10:01+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/dood-cilmiyeed-qayb-ka-ah-taxanaha-xuska-maalinta-afka-hooyo-oo-lagu-qabtay-magaalada-jabuuti\/"},"wordCount":308,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Dhacdooyin Cusub","Featured","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/dood-cilmiyeed-qayb-ka-ah-taxanaha-xuska-maalinta-afka-hooyo-oo-lagu-qabtay-magaalada-jabuuti\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/dood-cilmiyeed-qayb-ka-ah-taxanaha-xuska-maalinta-afka-hooyo-oo-lagu-qabtay-magaalada-jabuuti\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/dood-cilmiyeed-qayb-ka-ah-taxanaha-xuska-maalinta-afka-hooyo-oo-lagu-qabtay-magaalada-jabuuti\/","name":"Dood-cilmiyeed qayb ka ah Taxanaha Xuska Maalinta Afka Hooyo oo lagu qabtay Magaalada Jabuuti - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2021-02-17T20:00:26+00:00","dateModified":"2021-02-17T20:10:01+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/dood-cilmiyeed-qayb-ka-ah-taxanaha-xuska-maalinta-afka-hooyo-oo-lagu-qabtay-magaalada-jabuuti\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/dood-cilmiyeed-qayb-ka-ah-taxanaha-xuska-maalinta-afka-hooyo-oo-lagu-qabtay-magaalada-jabuuti\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/dood-cilmiyeed-qayb-ka-ah-taxanaha-xuska-maalinta-afka-hooyo-oo-lagu-qabtay-magaalada-jabuuti\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dood-cilmiyeed qayb ka ah Taxanaha Xuska Maalinta Afka Hooyo oo lagu qabtay Magaalada Jabuuti"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4812"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4812"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4812\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4823,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4812\/revisions\/4823"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4813"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4812"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4812"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4812"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}