{"id":4802,"date":"2021-02-15T19:14:12","date_gmt":"2021-02-15T16:14:12","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=4802"},"modified":"2021-02-15T19:27:06","modified_gmt":"2021-02-15T16:27:06","slug":"guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-aga-wakiilka-akadeemiyada-ee-jabuuti-oo-taleefishinka-rtd-uu-ka-wareystay-waxqabadka-aga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-aga-wakiilka-akadeemiyada-ee-jabuuti-oo-taleefishinka-rtd-uu-ka-wareystay-waxqabadka-aga\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AGA &#038; Wakiilka Akadeemiyada ee Jabuuti oo Taleefishinka RTD uu ka Wareystay Waxqabadka AGA"},"content":{"rendered":"<h4>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax iyo Wakiilka AGA ee dalka Jabuuti Dr. Nimcaan Cabdillaahi Qawrax ayaa 10\/2\/2021, waxaa wareysi gaar ah la yeeshay taleefishinka Jabuuti ee RTD, iyaga oo\u00a0si faah-faahsan uga warbixyay taariikhda iyo horumraka la taaban karo oo ay samaysay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga<\/h4>\n<h4>Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa si qoto dheer uga hadlay taariikhda Akadeemiyada, waxaana uu sheegay in ay AGA tahay xarun aqooneed loo abuuray daryeelka iyo horumarinta AfSoomaaliga iyo hal-abuurkiisa suugaaneed, isaga oo intaasi raaciyay in ay AGA tahay \u00a0madal ay si madax bannaan u maamulaan gole ka kooban aqoonyahanno loo xulay ku xeeldheeridooda dhinacyada kala duwan ee AfSoomaaliga iyo suugaantiisa, kuna shaqeeya naf-hur ay ummadda si mutadawacnimo ah heegan ugu yihiin hiilka iyo horumarinta AfSoomaaliga.<\/h4>\n<h4>\u201cAkadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga waxaa lagu asaasay magaalada Jabuuti bishii Juun 2013. Aasaaskeeda waxaa keenay baraarug lagu baraarugay halis weyn oo ku soo fool yeelatay AfSoomaaliga oo ah astaanta jiritaanka ummadda Soomaaliyeed iyo haybta Soomaalinnimo\u201d ayuu yiri Dr. Afrax oo dhanka kale sheegay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga in ay sannad walba abaabusho xuska 21 Febraayo oo ku astaysan maalinta caalamiga ah ee afka hooyo.<\/h4>\n<h4>Guddoomiyaha AGA ayaa iftiimiyay muddadii ay jirtay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga \u00a0in ay ku guuleysatey waxqabad la taaban karo oo isugu jirey wacyigalin, baraarujin, tababbaro, jiheyn, qabashada muxaadarooyin iyo dood cilmiyeedyo, ballaarinta madasha AGA, qabashada xafladdo lagu maamusayay xuska maalinta caalamiga ah ee afka hooyo iyo daah-furka buugaag kala duwan, abuuritaanka warbaahinta ku hadasha codka \u00a0AGA, isku-xirka bahda afka iyo hal-abuurkiisa iyo shaqooyin kale oo waxtar weyn u leh horey u socodka hawlaha ay u xil saaran tahay Akadeemiyada.<\/h4>\n<h4>Sidoo kale, Wakiilka AGA ee dalka Jabuuti oo qeyb ka ahaa wareysigaasi Dr.\u00a0 Nimcaan Cabdillaahi Qawrax ayaa ka sheekeeyay waxqabadka Akadeemiyada ee dhanka Jabuuti, waxaana uu tilmaamay in ay qabteen hawlo lagu faani karo, isaga oo carrabka ku dhuftay inay ka go\u2019an tahay fulinta waajibaadka ay u xil saaran tahay AGA.<\/h4>\n<h4>Wareysigaan ay bixiyeen Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) iyo Wakiilka AGA ee dalka Jabuuti \u00a0ayaa ku soo beegmay xilli adduunka oo dhan looga diyaar-garoobayo xuska 21 Febraayo oo ku astaysan maalinta caalamiga ah ee Afka Hooyo.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-4805\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/thumbnail_d6b470b1-9067-40dd-ac72-7545a437df28.jpg\" alt=\"\" width=\"584\" height=\"426\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/thumbnail_d6b470b1-9067-40dd-ac72-7545a437df28.jpg 584w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/thumbnail_d6b470b1-9067-40dd-ac72-7545a437df28-300x219.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/thumbnail_d6b470b1-9067-40dd-ac72-7545a437df28-150x109.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/thumbnail_d6b470b1-9067-40dd-ac72-7545a437df28-576x420.jpg 576w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/thumbnail_d6b470b1-9067-40dd-ac72-7545a437df28-324x235.jpg 324w\" sizes=\"(max-width: 584px) 100vw, 584px\" \/><\/p>\n<h4><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax iyo Wakiilka AGA ee dalka Jabuuti Dr. Nimcaan Cabdillaahi Qawrax ayaa 10\/2\/2021, waxaa wareysi gaar ah la yeeshay taleefishinka Jabuuti ee RTD, iyaga oo\u00a0si faah-faahsan uga warbixyay taariikhda iyo horumraka la taaban karo oo ay samaysay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa si qoto dheer uga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":4805,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[32,17,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AGA &amp; Wakiilka Akadeemiyada ee Jabuuti oo Taleefishinka RTD uu ka Wareystay Waxqabadka AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-aga-wakiilka-akadeemiyada-ee-jabuuti-oo-taleefishinka-rtd-uu-ka-wareystay-waxqabadka-aga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AGA &amp; Wakiilka Akadeemiyada ee Jabuuti oo Taleefishinka RTD uu ka Wareystay Waxqabadka AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax iyo Wakiilka AGA ee dalka Jabuuti Dr. Nimcaan Cabdillaahi Qawrax ayaa 10\/2\/2021, waxaa wareysi gaar ah la yeeshay taleefishinka Jabuuti ee RTD, iyaga oo\u00a0si faah-faahsan uga warbixyay taariikhda iyo horumraka la taaban karo oo ay samaysay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa si qoto dheer uga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-aga-wakiilka-akadeemiyada-ee-jabuuti-oo-taleefishinka-rtd-uu-ka-wareystay-waxqabadka-aga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-15T16:14:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-02-15T16:27:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/thumbnail_d6b470b1-9067-40dd-ac72-7545a437df28.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"584\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"426\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-aga-wakiilka-akadeemiyada-ee-jabuuti-oo-taleefishinka-rtd-uu-ka-wareystay-waxqabadka-aga\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-aga-wakiilka-akadeemiyada-ee-jabuuti-oo-taleefishinka-rtd-uu-ka-wareystay-waxqabadka-aga\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AGA &#038; Wakiilka Akadeemiyada ee Jabuuti oo Taleefishinka RTD uu ka Wareystay Waxqabadka AGA\",\"datePublished\":\"2021-02-15T16:14:12+00:00\",\"dateModified\":\"2021-02-15T16:27:06+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-aga-wakiilka-akadeemiyada-ee-jabuuti-oo-taleefishinka-rtd-uu-ka-wareystay-waxqabadka-aga\/\"},\"wordCount\":357,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Dhacdooyin Cusub\",\"Featured\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-aga-wakiilka-akadeemiyada-ee-jabuuti-oo-taleefishinka-rtd-uu-ka-wareystay-waxqabadka-aga\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-aga-wakiilka-akadeemiyada-ee-jabuuti-oo-taleefishinka-rtd-uu-ka-wareystay-waxqabadka-aga\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-aga-wakiilka-akadeemiyada-ee-jabuuti-oo-taleefishinka-rtd-uu-ka-wareystay-waxqabadka-aga\/\",\"name\":\"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AGA & Wakiilka Akadeemiyada ee Jabuuti oo Taleefishinka RTD uu ka Wareystay Waxqabadka AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2021-02-15T16:14:12+00:00\",\"dateModified\":\"2021-02-15T16:27:06+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-aga-wakiilka-akadeemiyada-ee-jabuuti-oo-taleefishinka-rtd-uu-ka-wareystay-waxqabadka-aga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-aga-wakiilka-akadeemiyada-ee-jabuuti-oo-taleefishinka-rtd-uu-ka-wareystay-waxqabadka-aga\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-aga-wakiilka-akadeemiyada-ee-jabuuti-oo-taleefishinka-rtd-uu-ka-wareystay-waxqabadka-aga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AGA &#038; Wakiilka Akadeemiyada ee Jabuuti oo Taleefishinka RTD uu ka Wareystay Waxqabadka AGA\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AGA & Wakiilka Akadeemiyada ee Jabuuti oo Taleefishinka RTD uu ka Wareystay Waxqabadka AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-aga-wakiilka-akadeemiyada-ee-jabuuti-oo-taleefishinka-rtd-uu-ka-wareystay-waxqabadka-aga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AGA & Wakiilka Akadeemiyada ee Jabuuti oo Taleefishinka RTD uu ka Wareystay Waxqabadka AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax iyo Wakiilka AGA ee dalka Jabuuti Dr. Nimcaan Cabdillaahi Qawrax ayaa 10\/2\/2021, waxaa wareysi gaar ah la yeeshay taleefishinka Jabuuti ee RTD, iyaga oo\u00a0si faah-faahsan uga warbixyay taariikhda iyo horumraka la taaban karo oo ay samaysay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa si qoto dheer uga [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-aga-wakiilka-akadeemiyada-ee-jabuuti-oo-taleefishinka-rtd-uu-ka-wareystay-waxqabadka-aga\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2021-02-15T16:14:12+00:00","article_modified_time":"2021-02-15T16:27:06+00:00","og_image":[{"width":584,"height":426,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/thumbnail_d6b470b1-9067-40dd-ac72-7545a437df28.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-aga-wakiilka-akadeemiyada-ee-jabuuti-oo-taleefishinka-rtd-uu-ka-wareystay-waxqabadka-aga\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-aga-wakiilka-akadeemiyada-ee-jabuuti-oo-taleefishinka-rtd-uu-ka-wareystay-waxqabadka-aga\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AGA &#038; Wakiilka Akadeemiyada ee Jabuuti oo Taleefishinka RTD uu ka Wareystay Waxqabadka AGA","datePublished":"2021-02-15T16:14:12+00:00","dateModified":"2021-02-15T16:27:06+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-aga-wakiilka-akadeemiyada-ee-jabuuti-oo-taleefishinka-rtd-uu-ka-wareystay-waxqabadka-aga\/"},"wordCount":357,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Dhacdooyin Cusub","Featured","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-aga-wakiilka-akadeemiyada-ee-jabuuti-oo-taleefishinka-rtd-uu-ka-wareystay-waxqabadka-aga\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-aga-wakiilka-akadeemiyada-ee-jabuuti-oo-taleefishinka-rtd-uu-ka-wareystay-waxqabadka-aga\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-aga-wakiilka-akadeemiyada-ee-jabuuti-oo-taleefishinka-rtd-uu-ka-wareystay-waxqabadka-aga\/","name":"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AGA & Wakiilka Akadeemiyada ee Jabuuti oo Taleefishinka RTD uu ka Wareystay Waxqabadka AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2021-02-15T16:14:12+00:00","dateModified":"2021-02-15T16:27:06+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-aga-wakiilka-akadeemiyada-ee-jabuuti-oo-taleefishinka-rtd-uu-ka-wareystay-waxqabadka-aga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-aga-wakiilka-akadeemiyada-ee-jabuuti-oo-taleefishinka-rtd-uu-ka-wareystay-waxqabadka-aga\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-aga-wakiilka-akadeemiyada-ee-jabuuti-oo-taleefishinka-rtd-uu-ka-wareystay-waxqabadka-aga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AGA &#038; Wakiilka Akadeemiyada ee Jabuuti oo Taleefishinka RTD uu ka Wareystay Waxqabadka AGA"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4802"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4802"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4802\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4810,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4802\/revisions\/4810"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4805"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4802"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4802"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4802"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}