{"id":4776,"date":"2021-02-10T17:56:05","date_gmt":"2021-02-10T14:56:05","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=4776"},"modified":"2021-02-10T17:58:44","modified_gmt":"2021-02-10T14:58:44","slug":"akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-jabuuti-oo-kala-saxiixday-heshiis-ku-saabsan-iskaashi-iyo-wada-shaqeyn-mou","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-jabuuti-oo-kala-saxiixday-heshiis-ku-saabsan-iskaashi-iyo-wada-shaqeyn-mou\/","title":{"rendered":"Akadeemiye-Goboleedka AGA iyo Jaamacadda Jabuuti oo kala Saxiixday Heshiis ku Saabsan Iskaashi iyo Wada-shaqeyn (MoU)"},"content":{"rendered":"<h4><em>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) iyo Jaamacadda Jabuuti oo ka mid ah jaamacaddaha ugu caansan Geeska Afrika ayaa 8\/2\/2021, waxa ay kala saxiixdeen heshiis ku saabsan Iskaashi iyo Wada-shaqeyn (MoU), iyada oo munaasabaddii saxiixa heshiiskaasi uu ka dhacay xarunta jaamacadda Jabuuti ee magaalada Jabuuti.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Heshiiskaas taariikhiga ah, waxaa dhinaca Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) u saxiixay Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AGA Dr. Maxamed Daahir Afrax, halka uu jaamacadda Jabuuti u saxiixay Guddoomiyaha Jaamacaddaasi Dr. Jaamac Xasan Maxamed.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Heshiiskaas laba geesoodka ah ayaa waxa uu ku qotomaa sidii ay labada dhinac isaga-kaashan lahaayeen afka, dhaqanka, aqoon faafinta iyo hal-abuurka, iyada oo saxiixa heshiiskaasi uu ku soo beegmay xuska 20-guurada jaamacadda Jabuuti.<\/em><\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-4778\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/147373485_736109060438803_9072303716436700125_n-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/147373485_736109060438803_9072303716436700125_n-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/147373485_736109060438803_9072303716436700125_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/147373485_736109060438803_9072303716436700125_n-768x513.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/147373485_736109060438803_9072303716436700125_n-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/147373485_736109060438803_9072303716436700125_n-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/147373485_736109060438803_9072303716436700125_n-696x465.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/147373485_736109060438803_9072303716436700125_n-1068x713.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/147373485_736109060438803_9072303716436700125_n-629x420.jpg 629w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/147373485_736109060438803_9072303716436700125_n-1259x840.jpg 1259w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/147373485_736109060438803_9072303716436700125_n.jpg 1284w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-4777\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/148640504_2786728511590564_3536760762504474107_n-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/148640504_2786728511590564_3536760762504474107_n-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/148640504_2786728511590564_3536760762504474107_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/148640504_2786728511590564_3536760762504474107_n-768x513.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/148640504_2786728511590564_3536760762504474107_n-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/148640504_2786728511590564_3536760762504474107_n-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/148640504_2786728511590564_3536760762504474107_n-696x465.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/148640504_2786728511590564_3536760762504474107_n-1068x713.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/148640504_2786728511590564_3536760762504474107_n-629x420.jpg 629w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/148640504_2786728511590564_3536760762504474107_n-1259x840.jpg 1259w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/148640504_2786728511590564_3536760762504474107_n.jpg 1284w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) iyo Jaamacadda Jabuuti oo ka mid ah jaamacaddaha ugu caansan Geeska Afrika ayaa 8\/2\/2021, waxa ay kala saxiixdeen heshiis ku saabsan Iskaashi iyo Wada-shaqeyn (MoU), iyada oo munaasabaddii saxiixa heshiiskaasi uu ka dhacay xarunta jaamacadda Jabuuti ee magaalada Jabuuti. Heshiiskaas taariikhiga ah, waxaa dhinaca Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) u saxiixay Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AGA [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":4777,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[32,17,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akadeemiye-Goboleedka AGA iyo Jaamacadda Jabuuti oo kala Saxiixday Heshiis ku Saabsan Iskaashi iyo Wada-shaqeyn (MoU) - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-jabuuti-oo-kala-saxiixday-heshiis-ku-saabsan-iskaashi-iyo-wada-shaqeyn-mou\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akadeemiye-Goboleedka AGA iyo Jaamacadda Jabuuti oo kala Saxiixday Heshiis ku Saabsan Iskaashi iyo Wada-shaqeyn (MoU) - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) iyo Jaamacadda Jabuuti oo ka mid ah jaamacaddaha ugu caansan Geeska Afrika ayaa 8\/2\/2021, waxa ay kala saxiixdeen heshiis ku saabsan Iskaashi iyo Wada-shaqeyn (MoU), iyada oo munaasabaddii saxiixa heshiiskaasi uu ka dhacay xarunta jaamacadda Jabuuti ee magaalada Jabuuti. Heshiiskaas taariikhiga ah, waxaa dhinaca Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) u saxiixay Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AGA [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-jabuuti-oo-kala-saxiixday-heshiis-ku-saabsan-iskaashi-iyo-wada-shaqeyn-mou\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-10T14:56:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-02-10T14:58:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/148640504_2786728511590564_3536760762504474107_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1284\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"857\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-jabuuti-oo-kala-saxiixday-heshiis-ku-saabsan-iskaashi-iyo-wada-shaqeyn-mou\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-jabuuti-oo-kala-saxiixday-heshiis-ku-saabsan-iskaashi-iyo-wada-shaqeyn-mou\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Akadeemiye-Goboleedka AGA iyo Jaamacadda Jabuuti oo kala Saxiixday Heshiis ku Saabsan Iskaashi iyo Wada-shaqeyn (MoU)\",\"datePublished\":\"2021-02-10T14:56:05+00:00\",\"dateModified\":\"2021-02-10T14:58:44+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-jabuuti-oo-kala-saxiixday-heshiis-ku-saabsan-iskaashi-iyo-wada-shaqeyn-mou\/\"},\"wordCount\":118,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Dhacdooyin Cusub\",\"Featured\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-jabuuti-oo-kala-saxiixday-heshiis-ku-saabsan-iskaashi-iyo-wada-shaqeyn-mou\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-jabuuti-oo-kala-saxiixday-heshiis-ku-saabsan-iskaashi-iyo-wada-shaqeyn-mou\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-jabuuti-oo-kala-saxiixday-heshiis-ku-saabsan-iskaashi-iyo-wada-shaqeyn-mou\/\",\"name\":\"Akadeemiye-Goboleedka AGA iyo Jaamacadda Jabuuti oo kala Saxiixday Heshiis ku Saabsan Iskaashi iyo Wada-shaqeyn (MoU) - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2021-02-10T14:56:05+00:00\",\"dateModified\":\"2021-02-10T14:58:44+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-jabuuti-oo-kala-saxiixday-heshiis-ku-saabsan-iskaashi-iyo-wada-shaqeyn-mou\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-jabuuti-oo-kala-saxiixday-heshiis-ku-saabsan-iskaashi-iyo-wada-shaqeyn-mou\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-jabuuti-oo-kala-saxiixday-heshiis-ku-saabsan-iskaashi-iyo-wada-shaqeyn-mou\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akadeemiye-Goboleedka AGA iyo Jaamacadda Jabuuti oo kala Saxiixday Heshiis ku Saabsan Iskaashi iyo Wada-shaqeyn (MoU)\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akadeemiye-Goboleedka AGA iyo Jaamacadda Jabuuti oo kala Saxiixday Heshiis ku Saabsan Iskaashi iyo Wada-shaqeyn (MoU) - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-jabuuti-oo-kala-saxiixday-heshiis-ku-saabsan-iskaashi-iyo-wada-shaqeyn-mou\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akadeemiye-Goboleedka AGA iyo Jaamacadda Jabuuti oo kala Saxiixday Heshiis ku Saabsan Iskaashi iyo Wada-shaqeyn (MoU) - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) iyo Jaamacadda Jabuuti oo ka mid ah jaamacaddaha ugu caansan Geeska Afrika ayaa 8\/2\/2021, waxa ay kala saxiixdeen heshiis ku saabsan Iskaashi iyo Wada-shaqeyn (MoU), iyada oo munaasabaddii saxiixa heshiiskaasi uu ka dhacay xarunta jaamacadda Jabuuti ee magaalada Jabuuti. Heshiiskaas taariikhiga ah, waxaa dhinaca Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) u saxiixay Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AGA [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-jabuuti-oo-kala-saxiixday-heshiis-ku-saabsan-iskaashi-iyo-wada-shaqeyn-mou\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2021-02-10T14:56:05+00:00","article_modified_time":"2021-02-10T14:58:44+00:00","og_image":[{"width":1284,"height":857,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/148640504_2786728511590564_3536760762504474107_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-jabuuti-oo-kala-saxiixday-heshiis-ku-saabsan-iskaashi-iyo-wada-shaqeyn-mou\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-jabuuti-oo-kala-saxiixday-heshiis-ku-saabsan-iskaashi-iyo-wada-shaqeyn-mou\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Akadeemiye-Goboleedka AGA iyo Jaamacadda Jabuuti oo kala Saxiixday Heshiis ku Saabsan Iskaashi iyo Wada-shaqeyn (MoU)","datePublished":"2021-02-10T14:56:05+00:00","dateModified":"2021-02-10T14:58:44+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-jabuuti-oo-kala-saxiixday-heshiis-ku-saabsan-iskaashi-iyo-wada-shaqeyn-mou\/"},"wordCount":118,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Dhacdooyin Cusub","Featured","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-jabuuti-oo-kala-saxiixday-heshiis-ku-saabsan-iskaashi-iyo-wada-shaqeyn-mou\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-jabuuti-oo-kala-saxiixday-heshiis-ku-saabsan-iskaashi-iyo-wada-shaqeyn-mou\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-jabuuti-oo-kala-saxiixday-heshiis-ku-saabsan-iskaashi-iyo-wada-shaqeyn-mou\/","name":"Akadeemiye-Goboleedka AGA iyo Jaamacadda Jabuuti oo kala Saxiixday Heshiis ku Saabsan Iskaashi iyo Wada-shaqeyn (MoU) - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2021-02-10T14:56:05+00:00","dateModified":"2021-02-10T14:58:44+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-jabuuti-oo-kala-saxiixday-heshiis-ku-saabsan-iskaashi-iyo-wada-shaqeyn-mou\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-jabuuti-oo-kala-saxiixday-heshiis-ku-saabsan-iskaashi-iyo-wada-shaqeyn-mou\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-jabuuti-oo-kala-saxiixday-heshiis-ku-saabsan-iskaashi-iyo-wada-shaqeyn-mou\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akadeemiye-Goboleedka AGA iyo Jaamacadda Jabuuti oo kala Saxiixday Heshiis ku Saabsan Iskaashi iyo Wada-shaqeyn (MoU)"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4776"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4776"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4776\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4781,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4776\/revisions\/4781"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4777"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4776"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4776"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4776"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}